Kusoo dhowoow Ardaa podcast oo Aad kala socon doonto barnaamij kala duwan oo ku saabsaan dhamaan qeybaha kala duwan ee arrimaha bulshada.
Waa xalqad aan ku falanqeynayo naf jaceylka iyo siinta mudnanta aay leedahay naftu sidoo kale waxaan ku eegi doona buuga la magac baxay naftaydaay gacalo.Instagram: abdikarem_ak