POPULARITY
Key topics in today's conversation include:Wreaths Across America Overview (1:13)Growth of the Program (2:46)Impact on Trucking Industry (4:05)Wreath Placement Ceremony Date (5:56)Wreath Production Process (8:07)Driver Experience at Wreaths (9:57)The Remembrance Tree Program (14:26)Continued Growth of the Program (16:37)Courtney's Background and Journey to WAA (20:13)Engagement with Veterans (23:21)Opportunities for Participation with Wreaths Across America (25:18)Final Thoughts and Takeaways (26:30)Oakley Trucking is a family-owned and operated trucking company headquartered in North Little Rock, Arkansas. For more information, check out our show website: podcast.bruceoakley.com.
Waa sax in bugaagta si lacag la'aan ah looga amaahdo, laakiin waxaa kaloo laga helaa adeegyo iyo barnaamujyo aad u badan oo sidoo kale lacag la'aan ah. Maanta waxaan barnaamujkan ku eegaynaa adeegyada kala duwan ee libreeriyada dadweynuhu bixiyaan.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa riyooyinkeena qaar ka mid ah oo aan rumeynay. Waxaan muddo sameeyneynay coaching anagoo isticmaaleynaa xirfadeena caafimaad. Laakiinse waxaan si rasmi u sameeynay diblooma coaching.Haddaba ka dhageyso xalaqadaan howlaha uu coach ka qabto, sababta loo doonan karo iyo waxa laga faaiidi karo. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
In this episode, we learn five useful Somali phrases.Waa caadi meaning it's alright .Dhib maleh - no problem.Waa shaqadaada - it's up to you, it's your jobMaxaa kaa galay - why do you care?Yaan lagu maqlin- don't let anyone heard you.Thank your for listening and until next time, take care!
Waa idaacadii SBS Somali 26 febaraayo.
Waa qayb kale oo ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Explained oo aan ku eegayno waxyaalha caruurta iyo dhalinyaradu sameeyaan marka ay galabkii iskuulka ka soo baxaan.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan ka hadleynaa sida aan ku qaabileyno bisha Ramadaan. Waxaan isweeydiinay sedex su'aalo oo aad idinkana isweydiin kartaa.1. Ramadaankaan muxuu kaaga gedisnaan doonaa Ramadanada kale?2. Waa sidee jadwalkaaga Ramadaanka?3. Waa maxay hadafka ugu weyn oo aad jeceshahay in bisha Ramadan ay kuu hirgasho?Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Dhamaan dhageystayaasheena waan idin salaameynaa. Ilaaheyna waxaan ka baryeynaa inuu nooga dhigo sanad wanaagsan. Xalaqadaan waxaan ka hadleynaa siduu noo ahaa sanadkii tagat 2024. Waxaan kaloo ka hadleynaa sida aan ugu diyaar garoownay sanadkan bilowday 2025. Su'aalaha aan isweydiinday iyo kuwa maalmeed aad isticmaali kartaan waan idinla wadaageynaa. Nagala soo xiriira emailkeena: ladnaanpodcast@gmail.comHeesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Waa qayb kale oo ka mid ah warbixinihii Australia Expalined oo aan kaga hadlayno guryo la'aanta ku dhacda dad badan oo Australian ah oo sababo kala duwan awgood hoy la'aani ku dhacdo.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida waalidka uu ilmihiisa u xoojin lahaa kalsoonidiisa iyo siduu isku dabiri lahaa keligii. Waa xalqadii noogu dambeysay ee taxanaheena caruurta leh neurodivergent condition. Waa xalqad xiiso badan aanu rajeyneyno in waalid badan ay ka faaideysan doonaan. Xataa haddii uusan ilmahaagu qabin xaaladaan waxaad caawini kartaa waalidka kale ee haysa ama waxeey kuu noqoneysaa aqoon un kuu koradhay. Introduction music is from josephmcdade.com/musicLogo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Tonight on a special episode of WHOSE ARGUMENT IS IT ANYWAYS!!! That's right, we're knocking the dust of WAA and bringing you guys a Nonsensical Network exclusive, IS LUIGI MANGIONE A FOLK HERO? This an open door panel discussion, and anyone is invited up to share their perspective, argument, or opinion. Hope you enjoy! #LuigiMangione #media #conversation #podcast #discussion #nonsensenetwork #fyp #justice #debate #journalism
In this episode Genevieve Keeney-Vazquez hosts Karen Worcester, Executive Director of Wreaths Across America (WAA). They delve into honoring fallen veterans, exploring WAA's inception, and its diverse initiatives, including educational programs. The conversation emphasizes the significance of commemorating our heroes and the profound impact of WAA's efforts. For more on this cause, visit Wreaths Across America's website, engaging in honoring and learning about our nation's heroes. Please consider sharing this episode with family and friends. And schedule your tour of The National Museum of Funeral History at nmfh.org.See omnystudio.com/listener for privacy information.
En el consultorio de esta semana, respondo a las siguientes cuestiones que propone la audiencia: -1. JOMA Sima y zapatillas de 90-95€ (2:35) -2. Mochila WAA Ultra y alternativas. (7:51) -3. ASICS Trabuco 12 Vs. SAUCONY Xodus Ultra 3. (11:56) - 4. Zapatillas para CSP 106kms. de Castellón. (15:52) - 5. Calcetines LURBEL, rotación zapatillas SUB-3h. en maratón de asfalto (19:04) - 6. Comparativa: Long Sky 2 Matryx, Kjerag, Fuji Lite 5 y Fuji Speed 3. (21:39) - 7. Alternativas 'rácing' de SALOMON Sense Ride. Contacto: juan@ellaboratoriodejuan.com
Jeff Pierce, Wreaths Across America (WAA), Director of Broadcasts and Media Partnerships tells us WAA is much more than their name implies. Sooner or later they will probably have to change the name to Wreaths Across the World, as they ensure that the graves of our fallen service men and women all over the world get the wreath signifying the love we have for them and they are not forgotten. Tune in to hear more about the organization and how you can participate in this magnificent program.Our library of shows can be found at www.veteranscornerradio.comJoin us on Facebook at the page Veterans Corner RadioYou can contact our host William (Bill) Hodges at bill@billhodges.com
Don't put Maye on too much of a pedestal too early. Mayo said team let Drake Maye down. The guys thought this was a strange answer. Keefe raises a point that Maye stands out from the rest of the team. Where are the people crying about Drake playing too soon? WAA the Texans defense was too good. Well well well, Maye was not perfect, but he looked solid, even with the pass rush in his face.
Ep 102: We ❤️ Conferences! The Pod Squad has finished the sprint that is the start of conference season and we're pausing to reflect on our time at the 2024 Western Arts Alliance Conference and Midwest Arts Xpo. We discuss our differing experiences of conferencing over the course of our careers, what we love about evolving conference models and what is going well, and consider how conferences can shift to meet the current needs of our industry and look to the future. What is certain is that conference planning and execution is a big job, so we encourage you to serve on a committee or offer your expertise to help build our conference ecosystem! Josh will still be attending IEBA October 5 - 8, If you are attending, stop him and say hello. To learn more about some of the conferences we discuss in this episode you can visit: APAP: https://apap365.org/conference/ IEBA: https://www.ieba.org/conference-info-1 MAX: https://midwestartsxpo.org/ WAA: https://www.westarts.org/conference Follow us on social media and let us know your thoughts and questions - https://linktr.ee/nobusinesslikepod Our theme song is composed by Vic Davi (@VicDaviMusic).
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida loo daboolayo baahida shucuureed iyo bulshadeed oo ay leeyihiin caruurta autism ka iyo ADHD-ga leh. Waxaan kaloo ka hadalnay sida loo taageerayo si ay u maareeyaan nolol maalmeedkooda.Ogow in caruurta leh autism ama ADHD aysan isku wada mid aheeyn. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Nathan Schuettpelz is an ASCA Registered Consulting Arborist, ASCA Tree and Plant Appraisal Qualified, ISA Certified Arborist Municipal Specialist, and ISA Tree Risk Assessment Qualified professional with 20 years of industry experience. His primary focus is consulting arboriculture, serving as a contract municipal forester and expert witness in litigation and insurance matters. Nathan has a passion for sharing his love of urban trees with others, providing speaking engagements with the WAA, ISA, WIDNR, and municipalities across the States of Wisconsin and Illinois. He has additionally served as the ISA WAA Chapter President and Tree Fund Liaison.________________________________________________________________________Patreon: http://patreon.com/TheMunicipalArboristInstagram: https://www.instagram.com/the_municipal_arborist/Questions or comments?themunicipalarborist@gmail.comThank you to our sponsors:Davey Resource GroupArbsessionWinkler Tree & Lawn Care
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan xalqadaan idinku haynaa wareeysi xiiso leh. Waxaan wareeysanay Zeynab oo ah cilmi nafsi ka shaqeeysa Xarunta caruura baahida gaarka leh - Autism Somali Center ee ku taal Garowe. Dhageystayaasheena waxaan ka codsaneeynaa haddii ay jiraan dad jecel ineey cilmigooda ama si kale ku caawin kara nala soo xiriiraan ama toos xarunta ula xiriiraan. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Fasaxeena kuleelaha kadib waxaan idiin soo gudbineynaa taxano ku saabsan xaaladaha ama dabeecadaha neurodiverse ka ah. Waa maxay, maxaa sababa, sideen ku ogaan karaa inuu ilmaheeyga leeyahay. Intaasba waa su'aalo aan ka wada hadleyno. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Amilynne is a remarkable human being who has survived more than most (one example alone is her Stage 4 cancer that she overcame!) and who is thriving helping others navigate life and spirituality! She is a powerful speaker, as well as a divine being here on Earth demonstrating to all of the rest of us the way to live life with grace! She is also quadriplegic, but guess what? That doesn't slow her down, not one whit! For one example of her amazingness please watch her TEDtalk "Reclaiming Command With Quadriplegia" here. We had a seriously groovy conversation and I for one am grateful that I get to share my time here on this planet with her! To check out her website click here! Thanks to all those who listen to this podcast...please remember to share the heck out of it with others, as well as to subscribe to this little pod of mine! Ratings and reviews are the bees knees, you all, so please consider doing one, or, if you're feeling especially generous, both! Please check out my YouTube channel...where you can check out my guests in real life! Waa hoo...they actually do exist you all!! Your bit of beauty this week is this sweet video, from Dodo Kids! Cuddly little Turbo, a dog born without his front legs, is struggling to get around in the world. And then? An angel stepped in to give little Turbo just what he needed! If you're not misty eyed by the end of this video...you might be an alien! see you all next week for the very next episode of the pod!
Amilynne is a remarkable human being who has survived more than most (one example alone is her Stage 4 cancer that she overcame!) and who is thriving helping others navigate life and spirituality! She is a powerful speaker, as well as a divine being here on Earth demonstrating to all of the rest of us the way to live life with grace! She is also quadriplegic, but guess what? That doesn't slow her down, not one whit! For one example of her amazingness please watch her TEDtalk "Reclaiming Command With Quadriplegia" here. We had a seriously groovy conversation and I for one am grateful that I get to share my time here on this planet with her! To check out her website click here! Thanks to all those who listen to this podcast...please remember to share the heck out of it with others, as well as to subscribe to this little pod of mine! Ratings and reviews are the bees knees, you all, so please consider doing one, or, if you're feeling especially generous, both! Please check out my YouTube channel...where you can check out my guests in real life! Waa hoo...they actually do exist you all!! Your bit of beauty this week is this sweet video, from Dodo Kids! Cuddly little Turbo, a dog born without his front legs, is struggling to get around in the world. And then? An angel stepped in to give little Turbo just what he needed! If you're not misty eyed by the end of this video...you might be an alien! see you all next week for the very next episode of the pod!
Fariin ii reeb :)Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan.Dhagaysi Wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Taxanaha ii jawaab Waa taxane cusub oo aan jawaabo koban kaga bixin doono waydiimo ay ila soo wadageen walalaha igaga xidhan dhanka facbook iyo instagram waan rajayanayaa inaad ka faa'idaysan doontaaan Taxanuhu wuxuu noqon doona mid jawaabihisu aad ukooban yihiin oo toos u abaarayaan mushkilada xalkeeda ee dhagaysi wanaagsan Amal abdilaaahi badde .
Fariin ii reeb :)Q-2aad|| Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecadan xalqada isbuucan oo la wadaag asxaabtaada. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Fariin ii reeb :)Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecadan xalqada isbuucan oo la wadaag asxaabtaada. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Episode 247 of Talk Ultra and we catch up with competitors from the 2024 MDS The Legendary for thoughts and feedback with Cecilie Lehmann Gianneri, Natalya Platanova and Nicki Marsh.
Arzu Forough, President and CEO of Washington Autism Alliance, is our guest discussing crisis care for severe/profound autism. She discusses medical necessity, governing policies such as Medicaid, mental health parity, navigating insurance, types of placements, and the systemwide deficiencies in serving the population with severe and challenging behaviors. Washington Autism Alliance works to expand access to healthcare, education and services for people with Intellectual Developmental Disabilities including Autism. WAA provides legal services, individual case management and multi system navigation for individuals and families. www.WashingtonAutismAlliance.org
Xasuusinta xalqadan Bani aadamka awoodiisa waa la xadiday, waala xadeeyay waana la xakameeyay. Wixii se aad iinsaan ka heli waydo ilaahay xagiisa ka doono, ilaahay xagiisa ka raadso, ilaahayna xagiisana ka baadi doono.Waa ilaaha iska leh sifada kamaalka, dhamaystirnaanta, iyo isleekaanshiyaha.Waa rabiga aan agtiisa waxba laga waayin, agtiisa waxba laynagu yeelin. Talo saarashadiisana badbaada aynu bidno oo aynaan ku hungoobin.Ugu dambaynWaxkaste aynu kala doono oo aynu hadana kala wayno ee wanaag ah, rabbi baa leh oo awoodooda bixiya, ee xasuuso.
Episode 245 of Talk Ultra is with Ferdinand Charriau, head of communications for Marathon des Sable - The Legendary. In this podcast we discuss the final details as the 2024 edition is just weeks away.
Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay? Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaado noloshiisa u fiican ama aqbalo waxyabaha fiican ee noloshiisa kusoo biira. Jawaabta su'aashan iyo faahfaahin dheeraada waxaad ka helaysaa xalqada isbuucan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Waa 12 qodob oo aydun intiina badan garanaysaan laakiin aan jeclaaday in aan idin xasuusiyo si aydun ugu diyaar noqotaan gudo ahaan, dibad ahaan, iyo guri ahaanba bisha barakaysan ee ramadaan. Waa xalqad dhalinyarta aad u quseysa iyo sidoo kale cidkaste oo danayneysaba.
Waa 6 baja West Ham ramasse. United ressi bat Aston Villa dan so stad, mo sir pa bokou dimoun ti pou koir sa.
Waa xalqad aan ku falanqeynayo naf jaceylka iyo siinta mudnanta aay leedahay naftu sidoo kale waxaan ku eegi doona buuga la magac baxay naftaydaay gacalo.Instagram: abdikarem_ak
In this last episode of BARRACKS TALK the Crew gets with Alice The Amazon, a longtime listener, friend and sister of DV Radio! What is Wreaths Across America? Why is it important that WAA does what they do for the community? How can you help and get involved? Find out in this episode right now! Wreaths Across America Website: https://www.wreathsacrossamerica.org/ - INERT Mugs Website: https://www.inertmugs.com/products/20oz-burn-it-down-thermite-tumbler Do you want Betsy Ross's FIGHT? Email chris@affinityinc.tech; first come, first serve! Guests/Hosts: Oink, Joaquin Juatai, SGT WarDawg, Joel (MBR Radio), Tyler (TPain) and Bo [NOTE: Click these links!] ---------- DV Farm Septic System Fundraiser https://donorbox.org/dv-farm-septic-system ---------- Parental Control Apps https://bit.ly/ChildSafeInternet ---------- Backpacks For Life https://backpacksforlife.org/ ---------- Wah-Tie Woodturning https://wahtiewoodturning.com/ ---------- Affinity Innovations, Inc. https://affinitybsc.com/ ---------- Backpacks For Life Fundraiser https://ko-fi.com/dvradio/goal?g=1 ---------- Edited by Munkee Bawlz Media https://www.munkeebawlzmedia.com/ ---------- Are you a Veteran Owned Business? Have unique, handmade items that we can buy and review on a show? Contact us, show us what you have, and we'll (at least Bo) will spend up to $50 per month and speak openly about your product(s)!! ---------- Find Out More About Betsy Ross At Her Website https://bit.ly/Fight-With-Betsy-Ross ---------- SGT WarDawg http://sgtwardawgtv.fans.link/ ---------- *Got an idea for BARRACKS TALK or any other show? Want to be a guest? Then please feel free to contact us by sending an email to info@dvradio.net, oink@dvradio.net, ptsdog@dvradio.net.* ---------- **LINKS TO CHECK OUT** EVERYTHING DYSFUNCTIONAL VETERANS https://whereisdv.carrd.co ---------- Grab DV Radio's Battlegrounds From Ubora Coffee At: http://bit.ly/DVR-BattlegroundCoffee ---------- DV RADIO PARTNERS, SPONSORS, and AFFILIATES https://dvr-listen-support.carrd.co
On today's episode of Dab, Shod, Los, Doggy & Kutt are joined by Barrettone (Sam). They open the podcast with a discussion about food & later dive into new music; Joey Origami's 'Swag Surfin' freestyle, 21 Savage's new album, etc. Shod declares he's the best performer from WAA & calls Ell Sev for his input + more! Strain of the week: Wedding Crasher [Hybrid]
Waa maxay talaabooyinka (hab-dhaqano) ay tahay qofku inuu sameeyo si uu kalsoonida uu naftiisa kuqabo ay kor u kacdo? Xalqadan waxaad ku baran doontaa dhowr qodob oo kala duwan oo la xidhiidha qaybaha kala duwan ee nolosha iyo sidaad u noqon lahayd qof ku kalsoon awoodihiisa wakhtiyada adag iyo wakhtiyada fududba. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan!Support the show
Kalsoonidu ma wax lagusoo dhashaa mise waa wax la baran karo? Qof ka kalsoonida lihi astaamo noocma ah ayuu leeyahay. Waa maxay qeexida saxda ah ee ay leedahay kalmada 'Kalsooni' khubarada cilmi nafsiga bartayna sidee ayay u qeexaan kalmadan. Jawaabaha su'aalahan waxaad ka helaysaa xalqadan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
In this episode Genevieve Keeney-Vazquez hosts Karen Worcester, Executive Director of Wreaths Across America (WAA). They delve into honoring fallen veterans, exploring WAA's inception, and its diverse initiatives, including educational programs. The conversation emphasizes the significance of commemorating our heroes and the profound impact of WAA's efforts. For more on this cause, visit Wreaths Across America's website, engaging in honoring and learning about our nation's heroes. Please consider sharing this episode with family and friends. And schedule your tour of The National Museum of Funeral History at nmfh.org.See omnystudio.com/listener for privacy information.
Waa qaybtii 15 aad barashada Af-Ingiriiska
Waa maxay filashada fayow iyo filashada aan fayoobayn? Saamayn noocma ah ayay filashadu ku leedahay xidhiidhka ad dadka kale la leedahay?Waa maxay se talaabooyinka aad qaadi kartid si aad filashooyinka aan fayoobayn ee aad leedahay aad wax uga badali kartid. Jawaabaha su'aalahan waxad ka helaysaa xalqadan. Dhagaysi wacan.Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Waa qaybtii 12 aad ee barnaamujkii barashada Af-ingiriiska
Waa qaybtii 10 aad ee barnaamujka barashada Af-Englishka.
Each December on National Wreaths Across America Day, it is WAA mission to Remember, Honor and Teach and its carried out by coordinating wreath-laying ceremonies at more than 4,000+ locations in all 50 U.S. states, at sea and abroad.
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaatid dabeecadan iyo waxa ku kalifa qofku inuu yeesho dhagayso xalqadan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaatid dabeecadan iyo waxa ku kalifa qofku inuu yeesho dhagayso xalqadan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 12-aad. Dhegaysi wacan!Support the show