Halkani waa Somali scholars Podcast waxaad ka heli doontaa muxaadarooyin,duruus,dhiiragelin,iwm kuwaas oo ku baxaya afka soomaaliga. Ku soo dhawoow Somali Scholars Podcast.

MUXAADARO CUSUB - Noqo Mu'min Xoogan, Hana Caajisin - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Sh. Mustafe xaaji ismaaciil oo ka waramaya insaanku haduu garan waayo qiimaihiisa.