Madasha Baraarug waxa ay agaasimtaa bandhigyo buugeed hadafkoodu yahay buugaag tayo leh in uu ka helo akhristaha Soomaaliyeed. Bandhigyadan oo si joogto ah u qabsooma, waxa ka baxa cashirro/muxaadarooyin aqooneed oo muq leh. Halkan ayaadna ka dhagaysan kartaa cashirradaas.
Ayaanle Hoorri waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda, Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daaw
Cabdillaahi Raage iyo Suhayb Cabdiraxmaan waxa uu kulan kaa jeediyeen bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda, Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daawo
Cabdirashiid Jeeni waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda, Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daawo
Dr. Maxamad Jaamac Madar waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda, Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daawo: https://www.youtube.com/watch?v=TVgXeAOqFk0&list=PLAo8C7v1VHrWFECwj9sgQ_j62Dl3IvEz5&index=4&t=2s
Cabdicasiis Guudcadde waxa uu kulankan kaga hadlayaa mudnaata ay akhriska iyo baadhistu u leeyihiin aqoondhiska qof iyo bulsho. Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018. Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso. Halkan ka daawasho: https://www.youtube.com/watch?v=AACzITFR5hM&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=2&t=1s
Maxamad Xirsi kulankan waxa uu akhris guud ku dulmarayaa Isku-Socodka Afkraata iyo Ilbaxnimooyinka, oo uu hordhac fahnkeenna mawduuca ku aadan u samaynayaa. Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018. Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso. Halkan ka daawo: https://www.youtube.com/watch?v=vQ3mXVrgOas&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=4&t=3s
Maxamuud Maxamad Xasan kulankan waxa uu kaga hadlayaa aragtiyaha kala duwan ee taariikhda fog ee Soomaalida laga kala qabo, waxa uu niqaashayaa farsamooyinka, dariiqyada iyo aaladaha loo adeegsado darsidda taariikhda duugga ah. Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018. Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso. Halkan Ka Daawo: https://www.youtube.com/watch?v=jf5Q4W8dmW4&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=3&t=0s
Xamda Cigaal waxa ay qaynta hore ee muxaadaradan ku falanqaynaysaa arimaha la xidhiidha qoraalka afka Soomaaliga ee hadda taagan iyo doodeheega kala duwan, Liibaan M. Ciisena waxa uu si ballaadhan ugaga hadlayaa qaybta danbe ee muxaadarada baahida turjumidda iyo hawsha turjumidda, dugsiyada kala duwan ee aragatiyaha turjumidda ku sahabsan. Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018. Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso. Halkan ka daawo: https://www.youtube.com/watch?v=kLa36JPxnCw&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=5&t=31s
Mukhtaar Xassan Maydhane muxaadaradan waxa uu ku lafagurayaa doodda ku sahabsan waydiinta uu ciwaanku soo gudbinayo oo ah dawladnimada casruga ah iyo hab-noloeedka beeleed ma la is waafajin karaa? Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018. Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso. Halkan ka daawo https://www.youtube.com/watch?v=4Au97-49msA&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=6&t=0s