village in Lorestan, Iran
POPULARITY
Categories
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 3 September 2026
Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 2 September 2026.
Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee Talaado 01 September 2026
Halkan ka dhegeyso qodobbo ka mid ah wararka Australia iyo Caalamka ee Isniin 31 August 2026
Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 28 August 2026.
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 27 August 2026
Halkan ka dhegeyso Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 26 August 2026
Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 24 August 2026.
Warka Soomaaliya ee Jimice 21 August 2026 waxaa ka mid ah culumo soomaaliyeed oo ku baaqay in la joojiyo dhul-boobka laga sheego Muqdisho. Halkan ka dhegeyso.
Madaxweynah Maraykanka Donald Trump ayaa Iran ugu hanjebey dagaal dhaqaale. Dowladda dhexe ee Australia-na waxaa loogu baaqay inay xuquuqda Aadamaha ka dhigto xuddunta sharciyada dalka. Halkan ka dhegeyso warka maantan.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo ka qudbeeyey Gaal-kacyo iyo mucaaradka oo mar kale ku eedeeyey dhul-boob. Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah.
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Talaado 18 August 2026
Wax-ka-beddelkii xeerarka xayaysiinta khammaarka ayaa la filayaa in la meel-mariyo ka dib markii ay dowladda iyo xisbiga Coalition-ku heshiis ka gaareen. Dhinaca NDIS-na hoggaaamiyaha mucaaradka Angus Taylor ayaa shuruud ku xidhay si ay u taageeraan. Halkan ka dhegeyso.
Qiimaha dheemanka dabiiciga ah ayaa hoos u dhacay, halka dhinac kalena dheemanka shaybaarka lagu sameeyo uu si weyn u soo caanbaxay. Toddoobaadyo gudohood ayaa lagu soo saari karaa dheemman waaweyn oo tayo leh. Xitaa qofkii khabiir ahi indhihiisa kuma kala garan karo dheemanka dabiiciga ah iyo kan shaybaarka lagu sameeyey. Halkan ka dhegeyso.
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 14 August 2026 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiisyadii.
Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee Jimce 14 August 2026.
Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 14 August 2026.
Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 13 August 2026.
Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 7 August 2026 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiisyadii.
Halkan ka dhegeyso qodobbo ka mid ah wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Isniin ah 10 Ausgust 2026.
Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 7 August 2026
Police officers have a range of operational powers they can exercise under legislation, including to ask questions, give ‘move on' directions and conduct searches. Here's what you need to know about your basic rights and obligations in a police interaction. - Booliiska Australia waxay leeyihiin awoodo kala duwan oo sharcigu u oggol yahay inay isticmaalaan, sida inay su'aalo ku weydiiyaan, inay kugu amraan inaad goob ka dhaqaaqdo, ama inay ku baaraan. Halkan waxaannu kuugu sharraxaynaa xuquuqdaada aasaasiga ah iyo waajibaadka ku saaran marka aad boolis la macaamilayso.
Waxaa hadda la marayaa kala badhka muddadii la rabey in lagu dhammeeyo heshiiska 'Glosing the Gap'. Laakiin hal keliya oo ka mid ay 19-kii yool ee lagu dejijey heshiiska ayaa u socda sidii loo qorsheeyey. Maxaa dhacay? Halkan ka ogow.
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Talaado 4 August 2026
Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 31 July 2026 oo dhammaystiran. Warar iyo warbixinno muhiim ah ayaad ka helaytsaa.
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Isniin 3 August 2026
How do you choose between "not well", "well" and "very well" when the Census asks about your English? Honorary Professor Lynda Yates explains what these answers mean in everyday life, why perfect grammar isn't the goal, and how to assess your English with confidence. - Marka Tirakoobka Dadweynaha ee 2026 uu ku weydiiyo heerka aqoontaada Ingiriisiga, sidee ku dooranaysaa jawaabaha "not well", "well" ama "very well"? Halkan ka ogow sida saxda ah ee looga jawaabo.Keep practising the phrases from this episode and test what you've learned with our quiz here. - Ku tabo-baro weedhaha ku jira casharkan, Wixii aad ka baratay casharkana ku tijaabi halkan.
The Garma Festival is Australia's largest Indigenous cultural gathering where thousands of people travel to a remote town in Nhulunbuy on northeast Arnhem Land in the Northern Territory. Here's what happens at Garma and who can attend. - Garma Festival waa kulan-dhaqameedka ugu weyn ee Australia ee dadka dhulka loogu yimid. Kumannaan dad ah ayaa sannadikiiba mar u socdaala tuulo fog oo la yiraahdo Nhulunboy oo ku taalla gobolka Northeast Arnhem Land ee Northern Territory. Halkan ka baro waxa halkaa ka dhaca iyo cidda ka soo qayb gasha.
Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 24 July 2026 oo dhammaystiran. Wararkii Australia, Caalamka iyo Soomaaliya ayaa ka mid ah waxyaabaha kuugu diyaar ah.
Waxaa si xiiso leh loo sugayaa bilowga labada cayaarood ee ugu dambeeya tartanka koobka adduunka. Halkan ka dhegeyso koobiddii cayaarahaya ee maalinka 36aad ii koobka aduunka.
Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee Jimce 17 July 2026
Halkan ka dhegeyso wararkii maanta oo Jimce ah naga soo gaarey magaalada Muqdisho.
Maalinkii 29aad ee koobka FIFA World Cup 2026, kooxda France ayaa u gudubtey Semi-finalka ka dib markii ay Morocco kaga badiyeen 2-0. Xiddiga France, Kylian Mbappe ayaa Lionel Messi la sinmay iyado uu midkoodba 8 gool ka dhaliyey tartankan. Goolka guushana waxaa France u dhaliyey Ousmane Dembele. Halkan ka dhegeyso warbixinta oo dhan.
Halkan dib uga dhegeyso barnaamijkii Jimce 3 July 2026 oo dhammasytiran, lagana reebay xayaysiikii.
Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee aannu Muqdisho ka helnay maanta oo jimce ah 3 July 2026.
1-dii July 2026, waxaa doobta calamada ee Federation Sqauare oo Melbourne ku taalla laga taagey Calanka Qaranka Soomaaliyeed. Xuska toddobaadka qarannimada Soomaalyeed ayay ka mid ahayd. Guddoomiyha Somali Community Inc. Australia, Faarax Warsame ayaa soo abaabuley xafladda calan saarka. Halkan ka dhegeyso Faarah oo ka warramaya:
Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka - Arbaco 24 June 2026
Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey Australia iyo caalamka qaar ka mid ah.
Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee aannu maanta oo Jimce ah ka helnay Muqdisho
Halkan ka dhegeyso, wararkii caalamaka iyo Australia ee maanta oo Jimce ah 19 June 2026
What are the rules around raising money and charities? How can you ensure you don't get scammed? Here is what you need to know if you're donating, raising money yourself or launching an online crowdfunding appeal. - Waa maxay xeerarka lagu maamulo deeqo-ururinta iyo hay'adaha samafalka? Sideese u hubsan kartaa inaan lagu khiyaamin? Halkan ka dhegeyso wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ogaato haddii aad tahay deeq-bixiye, deeq-uruuriye, ama aad bilaabayso olole deeq-ururin internet-ka ah.
Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee Khamiis 11 June 2026
Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimce 5 June 2026 oo dhammays tiran
Wararkii maanta oo Isniin ah ee Australia iyo caalamka. Halkan ka dhegeyso
Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Jimce ah 22 May 2026.
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 15 May 2026 oo dhammays tiran oo laga reebay xayaysiisyadii.
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Talaado ah 12 May 2026
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 8 May 2026 oo dhammaystiran
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Isniin ah 11 May 2026
Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka - Jimce 8 May 2026