Podcasts about soomaalida

  • 22PODCASTS
  • 128EPISODES
  • 17mAVG DURATION
  • 1MONTHLY NEW EPISODE
  • Apr 11, 2025LATEST

POPULARITY

20172018201920202021202220232024


Best podcasts about soomaalida

Latest podcast episodes about soomaalida

SBS Somali - SBS Afomali
Aragtida shacabka iyo doorashada federalka

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Apr 11, 2025 18:55


Ahmed Nur iyo Abdullahi garfiiq oo ka waramaya arimaha ugu waaweyn ee doorashada federalka la isku hayo iyo sida ay u saamayn karaan bulshada Soomaalida ah.

abdullahi soomaalida
SBS Somali - SBS Afomali
Kulanka Ganacsatada Soomaalidda Melbourne

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jan 27, 2025 16:53


Waxaa magaalada melbourne lagu qabtay kulan ay isugu yimaadeen ganacsato iyo xubno kale oo ka tirsan bulshada. Waxaa kulanka looga arinsaday sidii loo abuuri lahaa urur matala ganacsatada Soomaalida melbourne.

melbourne soomaalida
SBS Somali - SBS Afomali
Abdibasid Ali iyo xanuunka dhimirka dhalinta

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Nov 26, 2024 19:45


Abdibasid Ali oo fadhigiisu yahay Norway ahna dhaqtar bartay xanuunada dhimirka ayaa booqasho ku yimid magaaladan melbourne, isagoo qudbooyin ku saabsan xanuunada dhimirka gaar ahaan kuwa ku dhaca dhalinyarta u jeedinaya waalidiinta Soomaalida.

norway soomaalida
SBS Somali - SBS Afomali
Wararka SBS Somali 19 June

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jun 19, 2024 11:27


Soomaalida dhawaan soo galay Australia, ma ku noqon doonaan dalkii? Cabdullahi oo ah nin dhalinayaro ah dhawaana yimid Australia ayaan waydiiyay su'aashaas.

Inclusion Matters
Muhiimadda Ciyaarta ee Goobaha Daryeelka Hore iyo Waxbarashada ee Soomaalida (The Importance of Play in Somali Early Care and Education Settings)

Inclusion Matters

Play Episode Listen Later May 31, 2024 21:01


Qaybtan, Bureeqo Dahir, Tababaraha CICC, iyo martida khaaska ah Marian Hassan ayaa ka wada hadlaya muhiimadda ay ciyaartu u leedahay carruurta yaryar. In this episode, Bureeqo Dahir, CICC Coach, and special guest Marian Hassan discuss the importance of play for young children. 

Inclusion Matters
https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Muhiimadda Ciyaarta ee Goobaha Daryeelka Hore iyo Waxbarashada ee Soomaalida (The Importance of Play in Somali Early Care and Education Settings)

Inclusion Matters

Play Episode Listen Later May 31, 2024 21:01


SBS Somali - SBS Afomali
International Women's Day with Saado Abdikarim

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 6, 2024 16:20


Maxay yihiin caqabadaha haysta haweenka Soomaalida qurbaha?

SBS Somali - SBS Afomali
Xaflada abaalmarinta Soomaalida

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jan 30, 2024 8:41


Xaflada abaalmarinta Soomaalida oo lagu qabtay melbourne

soomaalida
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Dec 7, 2023 2:33


Amaanka Iswiidhen ayaa aad u xumaaday xiliga dayrta. Dhaqtar ku dhaqan degmada Kronoberg ayaa la sheegay in uusan u helin waqti uu ku maareeyo natiijooyinka baaritaanka. Maalinta Jimcaha ee beri ah waxa magaalada Stockholm laga furayaa bandhiga dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida

SBS Somali - SBS Afomali
Ma loo darsaday xukunkii milatariga ee Soomaaliya?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Oct 25, 2023 11:20


Dawladii kacaanka ee Soomaaliya ka talinaysay oo mudo 20 sano ka badan xukunka haysay ayaa dhacday 1991. Dawladaaas miltariga ahayd oo dalka cinqilaab ku qabsatay ayay dadka Soomaalida ah taariiqda meesha ay kaga jirto ku kala duwan yihiin. Waxaan kulan ka dhacay Melbourne waydiinay aqoon yahano in dawladii Maxamed Siyad barre loo darsaday ama laga raystay.

melbourne soomaalida soomaaliya
Gorfeyn Podcast
Gorfeyn Podcast - Taariikhda Af-Soomaaliga - Prof. Cabdalla Mansuur

Gorfeyn Podcast

Play Episode Listen Later Oct 17, 2023 55:55


Gorfeyn Podcast - Taariikhda Af-Soomaaliga - Prof. Cabdalla Mansuur oo ah guddoomiyaha akadeemiyad goboleedka AGA, qoraa ku xeel dheer af cilmi-yeedka iyo taariikhda, wax badanna ku biiriyay keydka cilmi-baarista Soomaalida.See omnystudio.com/listener for privacy information.

prof aga soomaalida
Gorfeyn Podcast
Gorfeyn Podcast – Soomaalida iyo Isqurxinta - Naciima Cali Nuur (Umu Fu'aad )

Gorfeyn Podcast

Play Episode Listen Later Oct 12, 2023 34:41


Gorfeyn Podcast – Soomaalida iyo Isqurxinta - Naciima Cali Nuur (Umu Fu'aad ) oo muddo 20 sano ah ka shaqeynsay isqurxinta dumarka.See omnystudio.com/listener for privacy information.

soomaalida
Muqdisho Podcast
xuska Bisha Mawliid ayaa si wayn looga dareeemaya guud ahaan aduunka iyo gayiga soomaalida

Muqdisho Podcast

Play Episode Listen Later Sep 27, 2023 19:25


Support the show

bisha wayn soomaalida
Tubta Nabaada
Path to Peace (Episode 355): #CelebratingSomaliCulture - Somalia's Goldsmith: The Qalin Shube

Tubta Nabaada "Path to Peace"

Play Episode Listen Later Aug 25, 2023 16:49


[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan ku xuseynaa dhaqanka Soomaaliyeed iyadoo aan ku eegeyno xirfadda dahabka iyo qalin-sameeyayaasha. Waxaan u kuur galaynaa doorka beesha Qalin Shube oo dhaqan ahaan lagu tiriyaa qaar ka mid ah xirfadlayaasha dahab-sameynta. Waxaa noo ah Cumar Bashaarax oo ka mid ah bahda Qalin Shube kana warramaya hiddaha iyo dhaqanka farshaxanka dahabka iyo qalinka, gaar ahaan xilliyaada munaasabadaha iyo xusaska gaarka ah ee dhaqanka Soomaaliyeed. Waxa kale oo uu nala wadaagaya sida colaadda Soomaaliya ay u saamaysay bulshadiisa iyo farsamadooda, iyo welwelka uu ka qabo mustaqbalka dhaqanka beeshiisa. Waxaa kaloo marti noogu ah, Cabdiraxmaan Macow oo ka socda hay'adda Weliterate, oo ah urur maxalli ah oo aan dowli ahayn, oo ka hadlaya muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo hidaha farsamada gacanta ee bulshooyinka Soomaaliyeed. Barnaamijka waxaa noo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed. Nala wadaag aragtidaada ku aaddan muhiimadda ay farsamooyinka qalinka iyo dahabka u leeyihiin dhaqanka Soomaalida iyo in la ilaaliyo hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed adiga oo wacaya idaacadda aad ugu jeceshahay inta uu socdo barnaamijka maanta: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----- ----- This week on #TubtaNabadda, we celebrate Somali culture with a look at the art of gold and silversmithing. We explore the role of the Qalin Shube community, who have been traditionally considered some of the country's master goldsmiths. Our first guest, Omar Basharah from the Qalin Shube, talks about the tradition and values of silver and gold jewellery making, especially for special occasions and ceremonies in Somali culture. He also shares how the conflict in Somalia affected his community and their craft, and his concerns for the future of his community's traditions. Our second guest, Abdirahman Macow from Weliterate, a local non-governmental organisation, discusses the importance of preserving the heritage of such artisanal crafts among Somalia's communities. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your views on the significance of silver and gold jewellery making in Somali culture and the importance of preserving Somalia's cultural heritage by calling your favourite radio station during the show today.

Gorfeyn Podcast
Gorfeyn Podcast - Fanka Soomaalida - Cumar Seerbiya

Gorfeyn Podcast

Play Episode Listen Later Aug 22, 2023 48:28


Gorfeyn Podcast - Fanka Soomaalida - Waxaa marti ku ah Cumar Seerbiya oo muddo 10 sano ka badan aruurinayay xogaha Ku saabsan Fanka Soomaalida.See omnystudio.com/listener for privacy information.

ku soomaalida
Tubta Nabaada
Path to Peace (Episode 352): Somali journalists - Balancing professionalism and personal well-being

Tubta Nabaada "Path to Peace"

Play Episode Listen Later Aug 4, 2023 15:51


[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan ku eegaynaa sida warbaahinta Soomaalida ay ula tacaalaan caqabadaha maskaxiyeed, jireed iyo kuwa xirfadeed ee ka soo gaara tebinta dhacdooyinka naxdinta leh. Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Haweenka Soomaaliyeed (SWJO), Farhia Maxamed Kheyre, ayan ka wareysanay dhibaatooyinka gaarka ah ee haweenka saxafiyiinta ah ay kala kulmaan shaqadooda, sida ay uga faa'ideysan karaan tababarrada si ay ula tacaalaan culaysyada iyo naxdinta, iyo waxa ay SWJO ku taageerto. Waxa kaloo aan wareysanay Cabdiraxmaan Guutaale oo ah wariye ka tirsan warbaahinta Astan, waxa uu nala wadaagayaa talooyinka iyo farsamooyinka wax ku oolka ah ee uu ku maaraynayo saamaynta ay ku leeyihiin tebinta wararka colaadaha iyo dhibaatooyinka bani'aadamka iyo sida uu isugu dheelli tirayo waajibaadkiisa shaqo iyo daryeelkiisa shakhsi ahaaneed. Barnaamijka waxaa soo jeedinayo Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed. Waxaan rabnaa in aan maqalno aragtidaada: sidee kula tahay in xirfadlayaashu ay u maarayn karaan badqabkooda qof ahaaneed iyo waajibaadka shaqadooda? Wac raadiyaha aad jeceshahay inta barnaamijka uu socdo maanta: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----- ----- This week on #TubtaNabadda, we explore how the Somali media deals with the psychological, physical and professional challenges of covering traumatic events. We speak to the chairperson of the Somali Women Journalist Organisation (SWJO), Farhia Mohamed Kheyre, about the specific difficulties that women journalists face in their work, how they can benefit from training to cope with the stress and trauma, and what the SWJO does to support them. Our second guest is a journalist from Astan Media, Abdirahman Gutale, and he shares with us his practical tips and techniques for managing the impact of reporting on violence, conflict and human suffering and how he balances his professional duty and his personal well-being. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. We want to hear from you: how do you think professionals can manage their personal well-being and the duties of their profession? Call in your favourite radio station during the show today:

Tubta Nabaada
Path to Peace (Episode 351): World Day Against Trafficking in Persons

Tubta Nabaada "Path to Peace"

Play Episode Listen Later Jul 28, 2023 15:40


[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan #TubtaNabadda waxaan ku soo qaadaneynaa arrinta tahriibinta dadka iyo saameynta ay ku leedahay Soomaalida. Waxaan wareysanay Madaxa Xafiiska Hay'adda Socdaalka Adduunka (IOM ) ee Soomaaliya, Franz Celestin, si aan u ogaano sababaha asaasiga ah iyo dadaalka ay mas'uuliyiinta dowladda ugu jiraan wax ka qabashada tahriibinta dadka ee Soomaaliya. Waxaa kaloo marti noogu ah Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ee Arrimaha Socdaalka, dadka dib usoo laabta iyo Xuquuqda Carruurta, Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, Danjire Mariam Yassin Hagi Yusuf oo nala wadaageysa sida ay dowladda Soomaaliya uga shaqeyneyso ka hortagga tahriibka, wacyigelinta dhalinyarada, ilaalinta haweenka iyo carruurta, iyo kaalmeynta kuwa ka samatabaxay si ay dib ugu dhistan noloshooda. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed. Nala wadaag aragtidaada ku saabsan saameynta tahriibinta dadka ay ku leedahay bulshadaada adiga oo wacaya raadiyaha aad jeceshahay inta uu sodca barnaamijka maanta: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ------ ------ This week on #TubtaNabadda, we highlight the issue of human trafficking and its impact on Somalis. We speak with the Chief of Mission at the International Organisation for Migration (IOM) in Somalia, Franz Celestin, to hear about the root causes and efforts by the authorities to address human trafficking in Somalia. Our second guest is the Special Presidential Envoy for Migration, Returns and Children's Rights, office of the President, Somalia, Amb. Mariam Yassin Hagi Yussuf, who shares how the Somali government is working to prevent trafficking, raise awareness among young people, protect women and children, and assist survivors to rebuild their lives. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your views on the impact of human trafficking on your community by calling your favourite radio station during the show today.

Gorfeyn Podcast
Gorfeyn Podcast - Ammintirsiga ama Sanad Dhaqameedka Soomaalida - Mustafa Fayruus.

Gorfeyn Podcast

Play Episode Listen Later Jul 25, 2023 36:39


Gorfeyn Podcast - Todobaadkan Waxaan uga hadleyna Ammintirsiga ama Sanad Dhaqameedka Soomaalida. Waxaa marti ku ah Mustafa Fayruus Waa bare jaamacadeed Iyo cilmibaare.See omnystudio.com/listener for privacy information.

iyo soomaalida
Muqdisho Podcast
XAALADA GUUD EE SOOMAALIDA KU NOOL MAGAALADA SALZBURG EE DALKA AUSTRIA.

Muqdisho Podcast

Play Episode Listen Later Jul 22, 2023 12:22


Abdirahman Siyaasi oo kamida xibnaha jaaliyada Salzburg ee dalka Austria ayaan ka waraystay xaalada magaalada iyo soomaalida Support the show

austria salzburg nool soomaalida dalka
Gorfeyn Podcast
Gorfeyn Podcast | Hab dhaqanka Shaqada Soomaalida | Cabdirahman Maxamed Daahiye.

Gorfeyn Podcast

Play Episode Listen Later Jun 12, 2023 60:31


Gorfeyn Podcast | Todobaadkan Hab dhaqanka Shaqada Soomaalida.Waxaa marti ku ah Cabdirahman Maxamed Daahiye - Waa Macalin, tababare iyo La taliye. 10 Sano ku shaqeynaayay Maamulka iyo HRM-ka.See omnystudio.com/listener for privacy information.

Codka Ubax
SE07EP05 Halista Qaabnololeedka Soomaalida

Codka Ubax

Play Episode Listen Later Jun 1, 2023 27:04


Maxaa iska beddelay qaabnololeeda Soomaalida? Mustafe Maxamed Cali waxa uu ku takhasusay daawooyinka. Dhegaysi wacan!Support the show

maxaa soomaalida
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Apr 26, 2023 3:14


Seddex qof oo xabsi daa'in loogu xukumay dilkii loo gaystay gabadhii 12 jirka ahayd, Adriana ee degmedda Botkyrka oo dhacda koonfurta magaalada Stockholm bishii Agoosto ee sannadkii 2020. Cillad ku timid korontada oo saameeyn weeyn ku yeellatay Stockholm sakay aabaraa 7-dii subaxnimo. Waxaa si weyn hoos ugu dhacay tiradda Soomaalida magan gelyo doonka ee soo gaara Sweden.

Shamac Podcast
Soo Koobid I Buugga Dirkii Sacmaallada

Shamac Podcast

Play Episode Listen Later Apr 24, 2023 9:53


Dirkii Sacmaallada , waxa qorey Axmed Ibraahin Cawaale, waxa uuna kaga hadlayaa si hufan sooyaalka iyo ilbaxnimadii Soomaalida , sida oo kale waxa uu kaga jawaabay buuggan weydiimaha ay ka mid yihiin halka ay Soomaalidu ka soo jeedo asal ahaan iyo badhxanka isirka Soomaaliyeed , gaar ahaan waxa ka jira Carabnimada Soomaalida. 

soomaalida soomaaliyeed
SBS Somali - SBS Afomali
Fariinta ciida ee madaxda Soomaalida

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Apr 21, 2023 9:35


Madaxda Soomaaliya oo qudbad u jeediyay umadda Soomaaliyeed xiliga ciidda.

soomaalida soomaaliyeed
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Apr 14, 2023 3:28


19 qof oo gacansaar la leh kooxaha dembiyada iskubaheysta ee dalka Litawen oo aad uga shaqeeyn jirey ganacsiga maandooriya la isaga waarido dalalka Isbayn iyo Iswiidhen ayaa gacanta lagu dhigay. Sannadguuradii ka soo wareegtay rabshadii ciidul fusxiga (påsk-iga). Geeddisocodka aan kala istaagin ee Soomaalida. Professor Cali Nuur oo ka mid ah Soomaalida muddada dheer ku nool Sweden ayaa sheegay in geediga joogtada ahi uusan wanaagsaneen gaar ahaan qoysaska caruurta leh.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Iswiidhan

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Apr 12, 2023 2:34


Soomaalida ku dhaqan magaaladda Umeå oo bilaabay mashruuc caawinaya waalidiinta.

SBS Somali - SBS Afomali
Afur uu ururka Huddle u sameeyay Jaaliyadda Soomaalida ee North Melbourne

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 31, 2023 14:06


Garabka kooxda North Melbourne u qaabilsan arimaha jaaliyadaha oo la yiraahdo Huddle ayaa xarunta kooxda ee Arden st North Melbourne ugu samaysay afur Jaaliyada Soomaalida.

SBS Somali - SBS Afomali
Muumino Caynab: sicir bararka iyo qiimaha maciishada oo sii kordhaya

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 14, 2023 10:38


Sida sicir bararka iyo maciishada oo sii kacaysay ay u saamayso qoysaska Soomaalida ee Australia ayaa waxaa nooga waramaysa Muumino Caynab.

australia sida soomaalida qiimaha
Muqdisho Podcast
Waraysi arimaha qaxootiga soomaalida ee jarmalka degan , Bidhaan Xaaji dahir ayaa qaaday

Muqdisho Podcast

Play Episode Listen Later Feb 27, 2023 5:44


Support the show

degan soomaalida
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Jan 24, 2023 3:00


Shirkadaha korontada oo u dira macaamiisha xoggo kala duwan. Hoggaamiyaha xisbiyada mucaaradka Magdalena Andersson oo ka hadashay arrinka ka taagan codsiga Nato ee Turkiga. Soomaalida iyo barashada xirfadaha

SBS Somali - SBS Afomali
Jibril Ibrahim "70 dhalinyaro ah ayaa lagu dilay Edmonton"

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jan 2, 2023 13:57


Jibril Ibrahim, madaxa Somali Canadian Cultural Society of Edmonton oo ka waramay dhibaatooyinka haysta dhalinyarada Soomaalida ee magaalada Edmonton.

SBS Somali - SBS Afomali
Xaflada dhaqaale aruurinta xarunta Ilays Centre oo lagu qabtay Melbourne

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Nov 9, 2022 13:07


Waxaa magaalada Melbourne lagu qabtay xaflad dhaqaale loogu aruurinayay xarun ka shaqayndoonta ilaalinta iyo xafidida dhaqanka iyo hidaha Soomaalida.

melbourne lagu soomaalida
Codka Ubax
SE06EP08 Filmmaking: Soomaalida & Tebinta Sheekada

Codka Ubax

Play Episode Listen Later Nov 4, 2022 45:53


Hababka ugu saamaynta badan ee sheekooyinka loo tebiyo waxa ka mid ah samaynta filimada. Soomaalida iyo adeegsiga filimaanta ayaynu kala sheekaysanaynaa labada Soosaare ee Maan Yuusuf iyo Khaalid Siciid. Dhegaysi wacan!Support the show

filmmaking soomaalida
SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa ka dhalan kara Soomaalida lagu eedeeyay inay lunsadeen $250 milyan?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Sep 23, 2022 17:18


Xubno ka tirsan Soomaalida degan dalka Maraykanka ayaa lagu soo eedeeyay inay lunsadeen lacag gaaraysa 250 milyan oo doolar. 47 qof oo Soomaali u badan ayaa dacwado arintan la xariira lagu soo oogay. Mohamed Wardheere oo ah suxufi fadhigiisu yahay Magaalada Minneapolis ayaa nooga waramay.

lagu maxaa soomaalida
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Sep 9, 2022 3:27


Shanta makhribnimo ee maalinta axadda 11-ka septeember illaa iyo 01:00 habeenimada 12-ka septeembar waxay laanta idaacaddu idiin soo gudbin doontaa tirada codadka doorashada ee dalka. Maxkamadda racfaanka oo markii ugu horreeysay go'aan ka gaartay rabshadihii ciidul-fusxigii ka dhacay magaalada Örebro. Soomaalida oo tirada ugu badan ee ajaaniibtu ka codeeyeen doorashooyinkii golaha deegaannada iyo gobollada sannadkii 2018. 70,1% ragga, halka haweenka soomaalida reer Iswiidhen-na codeeyeen 78,0%.

Tubta Nabaada
Path to Peace (Episode 300): Developing youth talents in football

Tubta Nabaada "Path to Peace"

Play Episode Listen Later Aug 5, 2022 16:21


[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan uga hadleynaa kubadda cagta iyo gacansiinta ciyaartoyda Soomaalida. Waxaan wareysanay Aweysa Xaaji Nuur, aasaasaha xarunta kubadda cagta ee ITAAL, waxaana weydiinay waxa ku dhaliyey in uu xaruntaan u aasaaso wiilasha Soomaaliyeed. Mr. Nuur oo aabe ah, ayaa nala wadaagaya sheekada, wuxuuna ka hadlayaa macnaha kubadda cagta iyo waxa ay uga dhigan tahay wiilasha dhalinyarada ahin ay xubno ka yihiin xaruntiisa ciyaaraha. Waxaan sidoo kale wareysanay Cawil Ismaciil Max'ed, agaasimaha farsamada ee xariirka kubadda cagta Soomaaliya. Waxa uu ka hadlayaa howlaha xiriirka ee taageeridda ciyaartooyda yaryar ee kubadda cagta iyo guulaha ilaa hadda laga gaaray arrinkaas. Barnaamijka waxaa daadihinaaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed. Nala wadaag aragtidaada adiga oo wacaya idaacadda aad ugu jeceshahay xilliyadaan: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye KNN (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgadud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Dhageyso Podcastiga barnaamijkaan iyo kuwii ka horeeyeyba. iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ----------------------------------------------------------------- Si aad wax badan uga wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya ee Soomaaliya: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----------------------------------------------------------------- ----------------------------------------------------------------- This week on #TubtaNabadda, we talk about football and budding footballers in Somalia. We interview Aweis Haji Nur, the founder of the ITAAL Football Academy, and we ask what inspired him to create the football club for Somali boys. Mr. Nur, a father himself, shares his story and speaks about the meaning of football and what it can mean for a young boy to be a member of a sports club. We also speak to Awil Ismail Mohamed, the Technical Director at the Somali Football Federation. He talks about the Federation's work in supporting young football talent and their achievements so far. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your views by calling in your favourite radio station during the show today: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye KNN (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgadud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)

Maamul Wanaag
Raadka uu Talyaaniga ku leeyahay dowladnimada Soomaaliya (Qeybta 1-aad)

Maamul Wanaag

Play Episode Listen Later Jul 20, 2022 42:41


Soomaaliya waxa ay Qaramada Midoobay u xilsaartay in ay Maxmiyad/Trusteeship muddo toban sano ah ku heyso dowladda Talyaaniga oo aan markaas xubin ka ahayn Qaramada Midoobay. Muddadii uu Talyaaniga maamulayay Soomaaliya waxa uu qaabeeyay nidaamka dowladnimada Soomaaliya. Qeybtan 1-aad ee wareysiga aan la yeelannay taariikhyahan Dr Maxamed Xaaji Mukhtaar waxa aan ku falanqeyneynaa sida uu Talyaaniga ku yimid Soomaaliya iyo sidii uu ugu fiday dhulka Soomaalida.Contact Somali Public Agenda's Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!

italy spa somalia soomaalida soomaaliya
Codka Ubax
SE05EP12 Fan iyo Fannaan

Codka Ubax

Play Episode Listen Later Jun 18, 2022 59:41


Cumar Seerbiya waa weriye wakhti badan geliyey baadhista fanka iyo fannaanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay waxa loogu yeedho fanka reer magaalka, bilowgiisii, aragtida bulshada iyo maanta halka uu marayo. Dhegaysi wacan!Support the show

soomaalida
SBS Somali - SBS Afomali
Dr Aweys Omar "cudurka Soomaalida haya illaahay waa iiga gargaaray, oo ah qabyaalada"

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jun 10, 2022 22:47


Dr Aweys Omar waa dhaqtarka kaliya ee Soomaliya ee Australia ka ah General Practitioner (GP).Waxaan ku booqonay xafiiskiisa oo ku yaala Magaalada Perth, WA.

australia wa haya general practitioner gp soomaalida
SBS Somali - SBS Afomali
Asad N Giire oo ka waramaya xaalada Gobalka Siti ee DDS.

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jun 8, 2022 9:54


Gobalka Sitti ee Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa laga sheegayaa xaalad colaadeed oo mudaba jirtay. Asad Nuur Giire, oo ka mida dadka degaanka gobalka ayaa Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada SBS uga waramay xaaladaha ka jira.

siti soomaalida
SBS Somali - SBS Afomali
Faysal Roble " Xalane in la xiro ayay Soomaalida dantu ugu jirtaa"

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later May 3, 2022 20:22


Aqoonyahan Faysal Roble ayaa ka hadlay doorashada dalka ka socota iyo doorka beesha caalamka.

roble faysal soomaalida xiro
Codka Ubax
SE05EP02 Jilaaga Filinka Xaaska Xabaalqodaha

Codka Ubax

Play Episode Listen Later Apr 15, 2022 53:50


Cumar Cabdi Nuux waa jilaaga filinka caanka ah ee sannadkii u dambeeyay adduunka qabsaday. Waxa aannu kala sheekaysannay hayaankiisa jilaanimo, dariiqii loo maray filinkan u dambeeyay iyo guud ahaan waayaha ku gedaaman curinta filimaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

soomaalida
SBS Somali - SBS Afomali
Bandhiga dhaqanka Soomaalida

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 28, 2022 7:49


Ururka African Australian women and youth Community Services ayaa soo bandhigay dhaqanka iyo Hidaha Soomaalida.

SBS Somali - SBS Afomali
Ismaaciil "waxyaabo badan baan ka tabanaynaa community ga Soomaalida"

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 17, 2022 11:43


Ismaaciil Xuseen waxaa 7 sano lagu hayay xerada qaxootiga ee Manus Island ee dalka PNG. Labo sano oo kale ayaa lagu hayay hoteelo ku yaal Melbourne oo qaxootiga lagu hayo. 9 sano kadib ayuu ugu danbayntii xoriyadiisii dib u helay laakiin mustaqbalkiisa Australia wali ma ah mid cad.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka raadiyaha Sweden

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Mar 10, 2022 2:56


Ruushka iyo Yukreyn oo aanan wali xal gaarin, L oo soo jeediyay in la dhimo canshuurta shidaalka iyo Soomaalida oo ka walaacsan dagaalka Yukreyn

SBS Somali - SBS Afomali
Xiisada siyaasadeed ee gobolka Soomaalida Ethiopia.

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 7, 2022 20:39


Arimaha gobolka Soomaalida waxaa nooga waramay gudoomiyaha garabka sixidda xisbiga PP Mubaarak Sheekh Cumar.

ethiopia soomaalida
SBS Somali - SBS Afomali
Daadadka Queensland iyo saamaynta jaaliyada

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 4, 2022 12:32


Roobab mahiigaan oo ka dhacay Queensland ayaa keenay daadad gaystay qasaaro naf iyo maal ah.Haddaba sida daadadkan ay u saameeyeen jaaliyada Soomaalida ee Brisbane ayaan ka waraystay Feysal Ahmed Selat oo ka mid ah madaxda jaaliyada Soomaalida Queensland.

Somali Book review
Book 8 - Shan Sheeko by Axmed F. Cali (Idaajaa)

Somali Book review

Play Episode Listen Later Oct 12, 2021 21:27


Waa buug kooban oo lagu soo aruuriyay shan sheeko oo Soomaaliyeed oo caan baxay. Waxa qoray suugaan-ruugga Axmed F Cali (Idaajaa). Shoutout to Simaneey Podcast oo dhawaan nagu daray liiska podcast-yada Soomaalida. kala xidhiidh

shoutouts shan waa soomaalida axmed soomaaliyeed
Somali Book review
Book 7 - Dirkii Sacmaallada by Axmed Ibrahim Cawaale

Somali Book review

Play Episode Listen Later Feb 20, 2021 19:20


Dirkii Sacmaallada waa buug kooban oo qoraagu ugu kuur galay ka warcelinta soojireenka Soomaalinimada? xagee bay ka yimaadeen? ereyga Soomaali xagee buu ka yimid? Masaaridii hore iyo Soomaalida iwm.

soomaalida axmed
Somali Book review
Book 2 - First footsteps in East Africa , Richard Burton, 1856

Somali Book review

Play Episode Listen Later Dec 23, 2020 6:02


Buuga kani waa mid af ingiriisi ku qoran oo laga qoray Soomaalida. la daabacay badhtankii qarnigii sagaal iyo tobnaad.