Asalaamu Caleykum. Ku soo dhawaada podcast Ubad-Bila. Halkan waxaan idinku soo gudbini sheekooyinka carruurta, xanaaneynta carruurta, dhiirigelinta waalidinta iyo buugaag aan qornay oo ku saabsan dhiirigelinta hooyada iyo caqliga koraya. Waxaana idin soo gudbinaya Daania Dunia. Halkan podcasts iyo Spotify ayaad nagala socon kartaan. Jazakallah Khayr.
In Ilaahay loo mahadnaqo oo loogu xamdiyo nimco kasta oo ikaahay ina soisay ayay sheekadani ina baraysa. Dhageysi wacan
Qiso kooban oo ku saabsan boqor raba inuu wadankiisa wanaajiyo ka hor intaanu naftiisa wanaajin.
Dhageysi wacan!
Cutubkan 2aad wuxuu ku saabsan yahay shanta ee dareen ee caruurtu ay leeyihiin markay ka yar yihiin hal sanno iyo qaabka ay u shaqeeyaan dareemada carruurta.
Cutubkan waxaan kaga hadlayna daryeelka ay hooyadu u baahan tahay inay aqoon u lahaato kadib markay umusho.
Waxyaabaha uu podcast-kan ubad-bila uu ka hadli doono ayaan halkan idinku sharaxaya.