TOGANE

Follow TOGANE
Share on
Copy link to clipboard

Wada-hadal Xiiso leh Iyo Aragti Dhif Ah.

Togane


    • Sep 8, 2021 LATEST EPISODE
    • infrequent NEW EPISODES
    • 1h 27m AVG DURATION
    • 2 EPISODES


    Search for episodes from TOGANE with a specific topic:

    Latest episodes from TOGANE

    2.TOGANE EP002 Isuhur Caafimaadka Maskaxda Iyo Wacyiga Bulshada.

    Play Episode Listen Later Sep 8, 2021 90:43


    Qeybtii Labaad ee Togane waxa wada Hadal xiise leh na dhex marey Isuhur podcast host-kii ugu horeeyay ee soomaali ah ee aan arko. waxa aan soo hadal qaadney waaanagii podcast "kitchenchat" sidii uu ku bilowdey iyo qeybihiisa dar-darta leh ee soo socda mustaqblka dhow. Caafimaadka maskaxda oo hadalka xoogiisa ahaa ayaan aad ugu sii tiigaalney waxa aaney war bixin fiican iga siisey xaalka dadka dhimirka ka xanuusanaya ee dalkii ay ku sugan yihiin. Ugu danbeyn wacyiga bulshadu guud ahaan halka uu marayo iyo xaalada caafimaad ee maskaxeed ee shaqsiga ah ayaan isla wadaagney!. "Wada-Hadal Xiise Leh Iyo Aragti Dhif Ah" .

    hadal ugu
    1.TOGANE EP001 Maxamed Harare Iyo Nolosha Dahsoon.

    Play Episode Listen Later Aug 31, 2021 84:16


    qeytii kowaad ee togane podcast waxa wada hadal xiise na dhex marey maxamed harare oo tusaale fiican u ah qofnimada wanaagsan safarkiisii dhulka hooyo,bilowgii nolosha dahsoon iyo sida uu mudnaanta ugu sameeyo hawl-maalmeedkiisa ayaa ka mida waxyaabo badan oo muhiim ah oo aan xusney. waxaan rajeynayaa inaad ka heli doonto wixii falcelin ah waa noo muhiin mahadsanid. OG: waxaan ka cudur daaraneynaa cilad yar oo dhinaca maqalka ah dhamaadka qeybtan. mahadsanid.

    harare maxamed

    Claim TOGANE

    In order to claim this podcast we'll send an email to with a verification link. Simply click the link and you will be able to edit tags, request a refresh, and other features to take control of your podcast page!

    Claim Cancel