POPULARITY
Waraysi: Xildhibaan hore Maxamed Cumar Dalxa
Gorfeyn Podcast - Abuukaate Abdifitah Maxamed Dahir – Waxbarashada iyo Shaqada dadka baahiyaha Gaarka leh - Sharci yaqaan & Maamulaha Dugsiga indhoolayaasha Al-Nuur - in ka badan 20 sano ayaa ka shaqeynaayay waxbarashada iyo Sharciga.See omnystudio.com/listener for privacy information.
Gorfeyn Podcast – Balwadda iyo cudurrada dhimirka - Dr. Liibaan Maxamed Cumar oo 10 sano ah ka shaqeynayay cudurrada guud gaar ahaan Mental Health.See omnystudio.com/listener for privacy information.
Gorfeyn Podcast - Keydinta xogta khubarrada iyo waaya-joogga - Cabdi Axmed Maxamed Baafo - Agaasimaha xarunta horumarinta iyo hoggaaminta ee Dhaxalreeb.See omnystudio.com/listener for privacy information.
Gorfeyn Podcast | Todobaadkan Hab dhaqanka Shaqada Soomaalida.Waxaa marti ku ah Cabdirahman Maxamed Daahiye - Waa Macalin, tababare iyo La taliye. 10 Sano ku shaqeynaayay Maamulka iyo HRM-ka.See omnystudio.com/listener for privacy information.
Maxamed weli Axmed oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya ayaa ka codsaday dawlada Australia inay qayb ka qaadato gargaarka loo fidinayo dadka abaaraha ba'an ee ka taagan Soomaamliya ay saameeyeen.
Dr Mohamed Abaas ayaan ka waraysanay khilaafka Maraykanka iyo Sucuudiga. Xidhiidhka labada wadan ayaa khilaafkani gaadhsiiyey heer uusan wali gaadhin.
Maxamed Xassan Dable, oon ka waraysanay geerida Queen Elizabeth II.
Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa ku geeriyooday magaalada hargaysa, laguna aasay. Abwaanka - Allaah ha u naxariistee - ayaa ahaa shakhsiyad caan ku ah soomaalida dhaxdeeda, isagoo lagu yaqaanay hal abuurkii uu katagay ee ahaa gabayo, heeso iyo riwaayado. Abwaanka ayaa Allaah ha u naxariistee baryihii danbe xanuun la il daraa.
Doorashooyinka Kenya ayaa bilaabatay Talaadadii 09 August 2022. Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada SBS ayaa waraysi la yeelatay Maxamed Amiin Masaay, oo ah siyaasi Kenyana, ahaana musharaxa degmada Ijara 2013. Doorashada oon wali lagu kala bixin sida madaxweynaha , wixii soo kordha kala soco idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga.
Aun Maxamed Yuusuf iyo Aun Sahra Axmed-Ruuxa gala badweynSahro Axmed & C/Salaan Jimmy
Fanaanad Cod macaan Safiyo Maxamed heestii Jaceylkii kowaad codsiga dhageystayaasha
Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee Axada 15/05/2022 dhacaysa, ayaan ka waraysanay Dr Maxamed Cabaas, oo ah falanqeeye siyaasadeed. halkan xogo badan oo doorashada khuseeya ka ogoow.
Taageer Podcast-ga ku dhufo Link-ga. https://www.paypal.com/donate/?hosted_button_id=WLANMEC3R7DQU Igala soo xiriir : Instagram: Fikradaha_Xaliyepodcast TIKTOK: Xaliye_Ali fikradahaxaliye@gmail.com Youtube: https://www.youtube.com/watch?v=_ZXDEW1Yl_A&t=33s&ab_channel=FIKRADAHAXALIYE-PODCAST Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Entrepreneur, Podcast Host. this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on a daily basis. our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/fikradaha-xaliye/message
Alle ha u naxariistee Fanaankii codka macanaa Maxamed Mooge Liibaan iyo heestiisii Waayeelka Jaqafsada.
Ifiye Radio Podcast waa qeeybta dhageysiga diyaarsan ee heesaha loogu jeclyahay Soomaalida oo aan marba mid idiin soogalino.Maanta waxaan idiin heynaa heestii Naruuro iyo Fanaanka Salaad Maxamed Shardi Salaad Derbi waxaan rajeeyneynaa inaad ka heli doontaan mobile ladiina aad dhigan doontaan.IFIYE Radio is an online radio broadcasting platform to present their worldwide listeners with some good quality Somalian music non-stop.
Aun Maxamed S Tubeec & Sannad Waliba Hoodiyo
The Fortune Men (Raggii Hoodada lahaa) waa sheeko faneed ku salaysan dhacdooyin dhab ah oo ka dhacay magaalada Cardiff dabayaaqadii kontomeeyadii. waxa uu ku qoranyahay afka - Ingiriisiga waxana la daabacay sanadkan 2021.
Waraysi: Maxamed Catoosh oo deggan Melbourne, Australia ayaa ka hadlaya dadkii laga soo raafay Laascaanood
Dhabta Isaar- AUN Maxamed Aadan Shamuuri iyo Saado CaliRiwaayadii Dhego Awdan Faraa udhawaaqa
qeytii kowaad ee togane podcast waxa wada hadal xiise na dhex marey maxamed harare oo tusaale fiican u ah qofnimada wanaagsan safarkiisii dhulka hooyo,bilowgii nolosha dahsoon iyo sida uu mudnaanta ugu sameeyo hawl-maalmeedkiisa ayaa ka mida waxyaabo badan oo muhiim ah oo aan xusney. waxaan rajeynayaa inaad ka heli doonto wixii falcelin ah waa noo muhiin mahadsanid. OG: waxaan ka cudur daaraneynaa cilad yar oo dhinaca maqalka ah dhamaadka qeybtan. mahadsanid.
Fanaanka Maxamed BK iyo Heestii Waa Cudur Qabyaaladi
Nayruus -Aun Maxamed Saleebaan Iyo FaadumoCabdullaahi Maandeeq
Waraysi uu Maxamed Catoosh kaga warramayo arrimo ay ka mid yihiin saamaynta ay guusha Taallibaan ku yeelan karto xag-jirka Soomaaliyo iyo arrimo kale.
Waa mar kale iyo Cambaabur Podcast Waxa marti ku ah Maxamad Siciid Mire. Waa qoraa u dhuundaloola sheekooyinka, waxna ka qora. Waxa aan kala sheekaysannay: Sooyaalka Sheeko-faneedda, Sheekafa, sheeko xariirta iyo jaadadka kale ee sheekaynta xidhiidhka ka dhexeeya, Jaadadka sheeko-faneedka, Sheeko-faneedku aqoon ma xambaari karaa, iyo arrimo kale oo sheekada la xidhiidha. Dhagaysi wacan #Sheeko, #SheekoFaneed, #Sheekayn, #Riwaayad, #SheekadaSoomaalida, #SheekafaneeddaSoomaalida, رواية_الصومالية#, #SomaliNovel
In deze tweede aflevering spreekt Mariam onze Axmed Maxamed. Mariam en Axmed bespreken het verschil tussen politieke bewustzijn en politieke engagement. And yes, ook wij hebben ooit op GL en PvdA gestemd in ver verdrongen verleden!Lees en hoor meer van Axmed op Dipsaus:Queer en een moslim achtergrond: http://newsletter.dipsaus.org/issues/queer-en-moslim-achtergrond-in-rechtse-tijden-axmed-maxamed-dino-suhonic-aflevering-36-152509Witwassen van Techno : https://www.dipsaus.org/exclusives-posts/2021/1/23/voq5n96q8zexiozodt7hpup81i6zuz#IkTelOokMeee het over van politiek bewustzijn
Halka la dhegeyso Tafsiirka Quran Kariimka oo dhameystirin Waxaan inoo mari doona Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir
Halkan kala soco Tafsiirka Quran Kariimka ee Sheekh Maxamed UMAL
Halkan kala soco Tafsiirka Quran Kariimka ee Sheekh Maxamed UMAL
Halkan kala soco Tafsiirka Quran Kariimka ee Sheekh Maxamed UMAL
Inta badan dhaqanka miyiga iyo Soomaalidii hore waxa aynu ku eegnaa indho kalgacayl leh, tusaalooyin badan oo toganna waynu u soo qaadannaa. Dhaqankaasi, saamayn noocee ah ayuu ku leeyahay nolosheenna maanta, xumaan iyo samaanba? Abwaan Haykal ayaa ila wadaagaya xikmad iyo suugaanba. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
Topic 1: Somalis abusing the benefits system Who's been on benefits Free school meals Why do somalis do the whole benefits fraud like it isn't haram? Tell the story of shukir getting caught Topic 2: Maxamed BK leaving the music industry Are you man happy for him? Do any of yous rate somali music? Do you support somali artists? Who's your favourite somali artist? Why do you think somalis get into music? Seeing as most quit after a couple years because its harms In the news: Nigeria End SARS campaign Have you man heard what's going on in Nigeria? How do you feel about police brutality? Is this worst than when white police officers target black men? Follow us on our socials Twitter: @FishermensPod Instagram: @fishermenspodcast Youtube Channel: FishermensTV
25-kii June baarlamaanka Soomaaliya ayaa riday xukuumaddii uu hoggaaminayay raysal wasaare Xasan Cali Khayre. Ilaa wakhtigan xukuumad cusub lamasoo dhisin. Xukuumadda waxa la riday maalmo yar kadib markii uu soo idlaaday shirkii Dhuusamareeb 2 oo ay madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyadu uga hadlayeen nooca doorashada suuragalka ah in ay ku qabsoonto wakhtiga u haray hay’adaha federaalka. Maxamed Cabdirisaaq waa aasaasaha iyo agaasimaha Finance, Development, and Governance Synergy Limited (FDG-Synergy). Kahor inta aanu billaabin SDG Synergy, waxa uu Maxamed Maareeyaha mashruuca Platform for Political Dialogue and Accommodation in Somalia (Madasha Wadahadallada Soomaaliya) u ahaa hay’adda Conflict Dynamics International. Waxa uu sidoo kale Maxamed horey usoo noqday lataliyaha Madaxweye Farmaajo ee arrimaha doorashooyinka. Sidoo kale, Maxamed waxa uu horey isugu sharraxay xilka madaxweynaha Soomaaliya. Podcast-gan waxa lagu falanqeynayaa nuxurka warbixinta taxliilineysa dhismaha xukuumadda xigta ee Soomaaliya oo ay daabaceen Machadka Rift Valley iyo FDG Synergy.
Maxamed Baashe X. Xasan waxa uu ku geeriyooday magaalada London, maalintii Khamiistii, 18-kii June 2020. Maxamed waxa uu ahaa qoraa/suxufi/halgamaa jecel horumarinta afka iyo dhaqanka oo uu waxsoosaar badan ku darsaday, sidoo kale waxa uu ahaa qof aragti ku socda oo aan fikirkiisa la baqan. Shakhsiyaddiisii iyo waxsoosaarkiisii waxa ka warramaya qaar ka mid ah asxaabtiisii, Cabdi Faarax Juxa, Rashiid Sh. Cabdillaahi, Saynab Daahir, Boodhari Warsame iyo Xamda Cigaal. Alle ha u naxariisto. Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
Gabay Gumaysigi: Maxamed Gacal Xayoow
Gabay Sayid Maxamed Cabdullahi Xassan
Gabay Sayid Maxamed Cabdullahi Xassan
Gabay Sayid Maxamed Cabdullahi Xassan
Gabay/Majaajilo/Maadays Sayid Maxamed Cabdulahi Xassan
Gabay Sayid Maxamed Cabdullahi Xassan
Gabay Sayid Maxamed Cabdullahi Xassan
Gabay Sayid Maxamed Cabdullahi Xassan
Gabay Sayid Maxamed Cabdullahi Xassan Maduqaynay Ree Bari
Wasiirka ayaa sheegay in haddii ay dadka guryihiina jooga dhahaan ay dad badani macaluul u dhimanayaan.
This week’s poem is 'Orphan' by Asha Lul Mohamad Yusuf from Somalia/Somaliland. The poem is read first in English translation by Clare Pollard and then in Somali by Asha. Asha Lul Mohamud Yusuf is a powerful woman poet in a literary tradition still largely dominated by men. She is a master of the major Somali poetic forms, including the prestigious gabay which presents compelling arguments with mesmerising feats of alliteration. The Dual Poetry Podcast is one poem in two languages from the Poetry Translation Centre. Please take a moment to rate and review this podcast on iTunes or wherever you download.
Maxaan ka ognahay 'Basiira Cabdi Maxamed' Haaruun Macruuf
Loolankii Sheekh Aweys iyo Sayid Maxamed Haaruun Macruuf
Tijdens deze talkshow bespreken we de "call-out culture" en "cancel culture". De term "call-out culture" is een vorm van mensen publiekelijk aanspreken op sociale media (meestal Twitter en Instagram). Cancel culture is een vorm van boycot waarbij iemand, meestal een beroemdheid, een twijfelachtige mening heeft gedeeld of problematisch gedrag heeft getoond dat wordt opgeroepen op sociale media. Die persoon wordt vervolgens “afgeschreven” (gecanceld), wat in wezen betekent dat hij wordt geboycot door een groot aantal mensen, wat soms leidt tot enorme afnames in de fanbase en carrière.
Tijdens deze talkshow bespreken we de "call-out culture" en "cancel culture". De term "call-out culture" is een vorm van mensen publiekelijk aanspreken op sociale media (meestal Twitter en Instagram). Cancel culture is een vorm van boycot waarbij iemand, meestal een beroemdheid, een twijfelachtige mening heeft gedeeld of problematisch gedrag heeft getoond dat wordt opgeroepen op sociale media. Die persoon wordt vervolgens “afgeschreven” (gecanceld), wat in wezen betekent dat hij wordt geboycot door een groot aantal mensen, wat soms leidt tot enorme afnames in de fanbase en carrière.
Tijdens deze talkshow bespreken we de "call-out culture" en "cancel culture". De term "call-out culture" is een vorm van mensen publiekelijk aanspreken op sociale media (meestal Twitter en Instagram). Cancel culture is een vorm van boycot waarbij iemand, meestal een beroemdheid, een twijfelachtige mening heeft gedeeld of problematisch gedrag heeft getoond dat wordt opgeroepen op sociale media. Die persoon wordt vervolgens “afgeschreven” (gecanceld), wat in wezen betekent dat hij wordt geboycot door een groot aantal mensen, wat soms leidt tot enorme afnames in de fanbase en carrière.
This week's poem is 'Death Of A Princess' by Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaarriye' from Somalia. The poem is read first in English translation by W N Herbert and then in Somali by Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaarriye'. ‘Gaarriye’ (1949–2012) is regarded as one of the most important Somali poets of the twentieth century. He composed on a wide variety of topics, from nuclear weapons to the nature of poetry. He was the initiator of the Deelley, a very famous 'chain' of poems by leading Somali poets in the 1970s and 1980s that were critical of the regime of Siad Barre. Pre-order 'Ask the Thunder' our new Gaarriye collection with translations by WN Herbert & Martin Orwin. This is part of our new rebranded weekly release: the Dual Poetry Podcast, one poem in two languages from the Poetry Translation Centre. As ever we will be releasing a translated poem each week. Please take a moment to rate and review this podcast on iTunes or wherever you download.
Beloved by Asha Lul Mohamud Yusuf is a passionate love poem! It is a jiifto, one of the many Metric forms of Somali poetry made up of short lines. First, you will hear the stunning translation by UK poet Clare Pollard who captures the alliterating Bs of the original Somali and the sense of yearning with lines like 'be my new moon / unbreakable metal'. Afterwards, you can hear Asha reading the poem in the original Somali. This month sees the publication of her first English Language collection published by Bloodaxe Books. The collection's title The Sea-Migrations or, Tahriib in Somali, refers to the search for a better life in another country. You can buy The Sea-Migrations here. This is part of our new rebranded weekly release: the Dual Poetry Podcast, one poem in two languages from the Poetry Translation Centre. As ever we will be releasing a translated poem each week. Please take a moment to rate and review this podcast on iTunes or wherever you download.
Heestaan, Kaalay Kaalay, waxaa talantaali u qaada, labada fanaan ee qaaliga ah ee Khadra Daahir Cige iyo Maxamed Axmed Rooraaye, waxeyna ka mid tahay heesaha faro-ku-tiriska ah ee mar kasta aan safka hore ka dhicin, sanadkii la joogana cusboonaada.Ka dhageyso HEYBAD RADIO CHANNEL itune, Spreaker podcast, youtube channel ama baraha bulshada ee uu raadiyuhu leeyahay.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
In deze aflevering praat Emma met Axmed Maxamed, mede-oprichter van Dance with Pride. Ze vraagt hem twee vragen: wat betekent het woord queer voor je, en hoe kijk je tegen bondgenootschap aan? Axmed kijkt terug op zijn liefde voor Télépopmusik, en Emma vertelt waar haar recente Madonna obsessie vandaan komt. Petitie Proud: https://decriminaliseerprostitutie.petities.nl/Dance with Pride in Berlijn: https://soundcloud.com/dancewithpride/reclaiming-the-club-a-panel-talk-about-queer-activism Bi Bi Bi by Call Your Girlfriend: https://www.callyourgirlfriend.com/bi-bi-bi Sara Ahmed on Audible: https://www.audible.com/pd/Living-a-Feminist-Life-Audiobook/B074ZQV67N New Museum: https://www.newmuseum.org/calendar/view/1508/adelita-husni-bey-in-conversation-with-michelle-castaneda
In deze aflevering praat Emma met Axmed Maxamed, mede-oprichter van Dance with Pride. Ze vraagt hem twee vragen: wat betekent het woord queer voor je, en hoe kijk je tegen bondgenootschap aan? Axmed kijkt terug op zijn liefde voor Télépopmusik, en Emma vertelt waar haar recente Madonna obsessie vandaan komt. Petitie Proud: https://decriminaliseerprostitutie.petities.nl/Dance with Pride in Berlijn: https://soundcloud.com/dancewithpride/reclaiming-the-club-a-panel-talk-about-queer-activism Bi Bi Bi by Call Your Girlfriend: https://www.callyourgirlfriend.com/bi-bi-bi Sara Ahmed on Audible: https://www.audible.com/pd/Living-a-Feminist-Life-Audiobook/B074ZQV67N New Museum: https://www.newmuseum.org/calendar/view/1508/adelita-husni-bey-in-conversation-with-michelle-castaneda
Heybad Radio, is an internet radio, based at Birmingham, West Midlands with it's twin broadcaster Digital Television, Heybad Television.
Support ❤️: https://www.patreon.com/newsomalisongsWatch Video: https://youtu.be/jgACjW1GCao
Jaaaaa…na twee bonus afleveringen zijn we weer in de studio! Althans, Ebissé en Mariam zitten in Damsko en Anousha in The Big Apple. Dankzij interwebs kunnen we toch gezamenlijk praten met niet één- maar met twee geweldige gasten: Axmed Maxamed van Dance with Pride, een non profit underground organisatie die grassroots initiatieven ondersteund voor de queer community of color en Dino Suhonic van Maruf, een stichting voor de Islamitische LHBTQI+ gemeenschap. Met Axmed en Dino praten we uitgebreid over hun weg naar een veilig thuis, het verschil voor beiden tussen ‘gay’ en ‘queer’, de kracht van een sterke en activistische gemeenschap en de rol van kolonialisme en post kolonialisme in de acceptatie van ‘queerness’ door de Islam. Een belangrijk gesprek waar Mariam zich al weken op heeft verheugd! Ook hebben we het over het kind of neo-liberale Westerse concept ‘in’ en ‘uit de kast’. Ja je leest het goed, kind of. Wij van Dipsaus houden van taal en houden nog meer van vermenging van verschillende talen (samen spreken we maar liefst 7 talen). Deal er maar mee…Uiteraard hebben we onze bbb en b’s voor jullie en dankzij Axmed toch nog een 5e b in de vorm van een serie big ups!
This week’s poem is by 'Gaarriye' from Somalia. The poem is read first in English translation by Martin Orwin and then in Somali by 'Gaarriye'. If you enjoy this recording and would like to find out more about 'Gaariye' and all the other poets we’ve translated, please visit our website www.poetrytranslation.org. You can find this poem and more in the anthology, 'So At One With You', an anthology of modern poetry in Somali produced in collaboration with Kayd Somali Arts & Culture and Poetry Translation Centre.
Heybad Radio, qeybta Fanka, Suugaanta iyo Madadaalada.
Heybad Radio, qeybta madaddaalada, fanka iyo suugaanta.
This week’s poem is 'Harmony' by Asha Lul Mohamud Yusuf from Somalia/Somaliland. The poem is read first in English translation by Sarah Maguire and then in Somali by Asha Lul. If you enjoy this podcast and would like to support the work of the Poetry Translation Centre then please visit poetrytranslation.org/support-us
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Episode Notes Notes go here
Episode Notes Notes go here
Episode Notes Notes go here
Episode Notes Notes go here
Episode Notes Notes go here
Episode Notes Notes go here
Xain and Maxamed talk about some of the best/worst movies of 2016 and some books they read in 2016 they would recommend. Lastly Maxamed interviews Xain on the process of completeing and trying to publish his first book.
Maxamed Xuseen Geeldoon waa 27 sano jir, dhowr jeer isku dayey inuu u tahriibo Yurub balse ku guuldarraystay. Dhibaato, rafaad badan iyo sannado badan oo ka lumay cimirigiisa ka dib, waxaa uu dib ugu soo laabtay Somaliland isaga oo go’aansaday inuu dhalinyarada ka waaniyo halisaha tahriibka. Maxamed waxa taariikhdiisa tahriibka oo loogu magacdaray “ Carrada ayaan dhunkanay” ka qoray Machadka Caalamiga ah ee Dooxada Rift buuggaasi oo maanta la daabacay. Haddaba Sahra Ciidle Nuur ayuu uga warramay dhibaatada uu kala kulmay tahriibka. Source: http://www.voasomali.com/a/3531450.html?nocache=1
Faisa Maxamed är projektledare för Sahras systrar som arbetar förebyggande mot hedersrelaterat våld. Sedan 2014 arbetar hon också med Kvinnoföreningen för integration och utveckling, som vänder sig till kvinnor från alla länder och åldrar.
I denna pod får ni lyssna till Faisa Maxamed som är politiker för Miljöpartiet och projektledare för Kvinnor och utveckling. Som vanligt kan ni lyssna direkt här, eller ladda ner allt som en mp3-fil. Vi finns också på vår websida http://radio14.se med alla våra poddar.