POPULARITY
Haweeney Iswiidhish oo 30-meeyo jir ah ayaa lagu xiray jasiiradda Lanzarote. Bukaanno tiro yar ayaa helay daryeelka khasabka ah ee dhimirka sannadkii 2023. Ugu yaraan 40 qof ayaa calool xanuun ku soo booday magaalada Mariestad.
KwaZulu-Natal Health MEC - Nomagugu Simelane - has advised against the closure of schools affected by the rapid spread of hand-foot-and-mouth disease in the province. The numbers of affected learners has now risen to 195 cases schools based in the North of Durban but cases have also been reported in Ugu and the King Cetshwayo disctrict. Simelane says 146 cases have been recorded in the Ethekwini metro alone but cautions against public panic. Jon Gericke spoke to Dr Angelique Coetzee from the National Institute of Communicable Diseases
Sweden waxay hoos ugu dhacday 14 boos afar sano gudahood ee tusmada sinnaanta caalamiga ah ee ururka Oxfam. Axaddii shalay ayuu dhacay imtixaankii dayrta ee jaamacadda. 62,000 qof ayaa iska diiwaan geliyey, waxeyna isugu jireen da'da u dhexeeysa 15 illaa iyo 85 sannadood. Ugu yaraan 14 jeer ayaa wiil curyaan ah oo ku fadhiya kursiga curyaanka laga diiday caawimaad uu ku raaco baska.
Wiil dhallinyaro ah oo loo xiray dil. Dambi ka dhacay dugsi xannaanada ee Flen. Heyadda saadaalinta hawada oo ka digtay baraf.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ra'iisul wasaaraha Iswiidhen Ulf Kristersson oo mar kale ku celiyay digniinta ah in aan loo safrin Lubnaan. KooxdaTaalibaan oo jaray xiriirkii ay la lahaayeen dhowr safaaradood oo ay caalamka ku lahaayeen, eyna ku jirto safaaradda uu dalkaasi ku leeyahay Stockholm. Toddobo qof oo u dhaqdhaqaaqa cimilada oo xabsiga loo taxaabay ka dib markii ay isku dayeen inay ka hortagaan goob macdanta laga qodo oo ku taalla Grimsås ee degmeda Tranemo.
Wiil 15 jir ah ayaa loo xiray ku lug lahaansho looga shakisan yahay dil ka dhacay Bagarmossen oo dhacda koonfurta Stockholm horaantii bishii Luulyo. Toogasho ka dhacday magaalada Jävla ayaa lagu dhaawacay saddex ruux kuwaas oo midkood markii dambe uu u dhintay dhaawicii ka soo gaaray. Waddada E 45 ee barbar marta Lilla Edet,ayaa la filayaa in dib loo furo 24saacadood gudood.
Jannie Strydom | CEO of AgriSA Western Cape Snowfall has been reported in parts of the Western Cape as cold and wet weather lashes the province. The South African Weather Service (SAWS) issued a series of severe weather warnings for various provinces across the country, effective from Monday. A Level 2 warning for snow primarily affects the central parts of the Western Cape and southern parts of the Northern Cape. Social media reports have shown snow on mountains in Cape Winelands areas, including the Matroosberg. Meanwhile, authorities in Cape Town say they are on high alert amid continued rainfall. "With wet and windy weather conditions set to remain in place for the next few days, the City's traffic service urges the public to please be alert to localised flooding of roadways," traffic spokesperson Maxine Bezuidenhout said. Johannesburg residents have also been warned to expect icy weather for the rest of the week. City of Johannesburg EMS spokesperson Robert Mulaudzi said: This extremely cold temperatures will force most of our residents throughout the City of Johannesburg to use heating devices to try and warm themselves in the process, leaving them vulnerable to fire incidents at home. "City of Joburg EMS remains on high alert, monitoring all seven regions of the City of Johannesburg targeting our most vulnerable communities, our informal settlements, to make sure that we can effectively respond to all emergencies which might occur during these extremely cold temperatures." Meanwhile, in KwaZulu-Natal, the Cogta department said it remained on high alert following a severe wind warning. Residents in the districts of Ugu, uMgungundlovu, uThukela, Amajuba, Zululand, King Cetshwayo, and iLembe have been urged to exercise caution and prepare for the inclement weather conditions. Wind speeds are anticipated to reach up to 70 km/h, with gusts exceeding 80 km/h. Combined with the strong winds, high temperatures are likely to exacerbate the risk of fires.See omnystudio.com/listener for privacy information.
The IEC says it's been smooth sailing at three voting stations in Harding under Ugu on the south coast, that were rocked by early morning protests. Website
Ugu yaraan 12 haween ah ayaa lagu diley Sweden saddexdii bilood ee sannadka ugu horreeyey. 600 oo waraaqo la isu direy oo laga shakiyay ayaa kontrool lagu sameeyey, halka 500 oo ka mid ah laga heley naarkootika, dawooyin hormoono ah oo murqaha xoojiya iyo dawooyin aan sharci ahayn. Magaalada Göteborg ayaa laga heley kiis hor leh ee cudurka jadeecada, sida uu qoray wargeeyska Göteborgs-Posten.
Xubinimada Iswiidhen ee Gaashaanbuurto NATO oo haatan ku xiraninay ansixiyaan baarlamaanada labada dal ee Turkiga iyo Hangari, islamarkaana qaadato dhowr bilood. Qaar ka mid ah waalidiinta ku dhaqan xaafadaha Järva ee magaalada Stockholm oo sammeystay urur la magacbaxey Jooji toogashada- (Stop skujtning). Muxuu yahayse muhiimada urrurkaasi?. Gollaha xuquuqul Insaanka ee Qarammada Midoobay oo maanta u codeeyay qaraar lagu cambaareynayo gubitaanka kitaabka qur'aanka.
Ka dib ogolaanshihii Turkigu ee codsiga Iswidhan ee Nato, ayaa qoraalol wadajir ah oo ku saabsan todoba qodobadalagu heshiiyey lagu daabacay bogga internet-ka ee Nato. Booliska Helsinborg ayaa ogolaaday codsi lagu doonayo in arbacada berrito ah lagu qabto bannaanbax bartamaha magaalada Helsingborg, halkaas oo lagu gubayo kutub diini ah. Barbaarinta ubadka iyo mareeynta korriimmadooda oo saameyn ku yeesha dhaqanka uu ilmahaasi yeelan doono & masiirka uu ku danbeeyn doono mustaqbalka.
President Cyril Ramaphosa, on Friday, addressed the community of Ugu, in KwaZulu-Natal, where he said the local community should join hands with government to strengthen their municipality and local governments throughout the province. He was speaking during the outreach programme of the National Council of Provinces (NCOP) where, for the first time this week, taking Parliament to the People took place in the Ugu district municipality, on the South Coast. The municipality was badly affected by floods early last year alongside its counterparts in eThekwini, KwaDukuza, and in Msunduzi. Since then, the state of the roads has been a challenge for workers travelling to work, and for businesses that transport their products to markets. “We have heard during the public hearings that the people of this district need housing, particularly after the floods earlier this year destroyed many homes and businesses. The poor state of the roads in parts of the district also did not spare difficulty for leaners to get to schools and for people to get to the clinics. Good roads are not just important to people's everyday lives; they also open up economic opportunities and strengthen local economic development,” he stated. Ugu is an agricultural district, and the president acknowledged that the majority of people relied on the land to feed themselves and their families and to grow crops and for their livelihoods. “Challenges with agricultural production are also having a direct impact on people's lives in this community. There are also longstanding issues with land tenure in areas under traditional administration,” he pointed out. He acknowledged that reports from the Auditor-General and National Treasury pointed to inefficiency, maladministration, lack of financial controls and poor governance in many municipalities. However, he welcomed the new Local Government: Municipal Systems Amendment Act, which he declared as an important tool for improving the manner in which municipalities function and for accountability. “This should be viewed alongside the Framework for the Professionalisation of the Public Sector, which was adopted by Cabinet last month. This makes specific proposals to ensure merit-based recruitment and promotion and more effective consequence management for all public servants. This is going to have a big impact on how government, at all levels, works,” he said. The President said that the task of this year's Taking Parliament to the People was to deliberate on what was being done and what must be done to strengthen local government. “The interaction with the people of Ugu district municipality has no doubt done much to enrich the NCOP's deliberations. We often spend a great deal of time diagnosing the problem and painting a picture of what a poorly-run municipality looks like. We should instead be focused on what an ideal municipality should look like and how to build such municipalities across the country,” Ramaphosa said. He reiterated that the key elements of an ideal municipality included a vibrant economy, places which tourists wanted to visit, inter-connected communities and skills and training hubs. To achieve this, he said local government needed to be capacitated to play a far more prominent role in implementing the Economic Reconstruction and Recovery Plan. “We cannot achieve higher economic growth, we cannot create more jobs and we cannot grow more businesses, if local government does not function well. We know there is so much further we need to go if the promise of our Constitution is to be fulfilled for all,” Ramaphosa said.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Afhayeenka baarlamanka Iswiidhen Andreas Norlén oo mar kale loo doortay inuu jagadaasi sii hayo afarta sannadood ee foodda innagu soo haysa. Ugu yaraan 15 qof oo deggenaa xaafadda Biskopsgården iyo toban kale oo ku dhaqnaa nawaaxiga Lundby iyo Backa ee xaafadda Hisingen ee magaalada Göteborg, ayaa horey ugu biirey ururka xagjirka ah ee Daacish ee ka dagaalama Suuriya. Iyo warar kale
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Maanta waxaan idin soo gudbinaynaa qayb cusub oo ah #taakulo, oo ah barnaamij aan kaga hadalno wararka iyo warbixinada shaqada qoyska QM ee Soomaaliya. Qaybtan waxaan wax badan kaga ogaan doonaa shaqada Sanduuqa Dadweynaha QM(UNFPA) ee ku aadan taageerada caafimaadka taranka ee uu siiyo bulshooyinka ay saamaysay #AbaartaSoomaaliya. Ugu horayn waxaa marti noo ah, Dr. Ahmed Aweis, oo ku takhasusay Caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka iyo Taranka, wuxuu sharaxayaa baahiyaha ka jira goobaha ay sida daran u saamaysay abaartu iyo sida dadaalada UNFPA ay gacan uga gaysanayaan badbaadinta nafta. Waxaan sidoo kale la hadlaynaa, Dr. Mohamed Abdirahman Mohamed, oo ka tirsan Hay'adda Maxaliga ah ee Organisation for Somalis Protection and Development (OSPAD). Wuxuu dhagaysteyaasha la wadaagayaa muhiimadda ay leedahay in haweenka iyo gabdhuhu ay helaan adeegyada caafimaadka taranka. Waxaa barnaamijka idin soo gudbinaya Ali Gutale iyo Fathi Mohamed. Waxaaad nala wadaagi kartaa fikirkaaga adoo soo wacaya raadiyaha aad jeceshahay: Radio Mogadishu (2:30 p.m., 7:30 p.m.) Radio Kulmiye KNN (2:30 p.m., 10:30) Radio Baidoa (2:30 p.m., 9:00 p.m.) SBC Radio (2:30 p.m., 7:00 p.m.) Radio Garowe (2:00 p.m., 10:00 p.m.) Radio Cadaado (2:30 p.m., 10:30 p.m.) Radio Risala (2:00 p.m., 9:00 p.m.) Radio Dalsan (2:30 p.m., 9:00 p.m.) Radio Hiranweyn (2:00 p.m., 8:15 p.m.) Radio Galgadud (3:00 p.m., 8:30 p.m.) Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:30 p.m.) Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ Si aad wax badan uga ogaato shaqada iyo warbixinada Howlgalka kaalmaynta QM ee Soomaaliya waxaad booqan kartaa: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom -------------------------------------------------------------------------------------------- Today we bring you a new episode of #Taakulo, the radio show that shares news and updates about the work of the United Nations family in Somalia. In this episode, we find out more about the work of the United Nations Population Fund, also known as UNFPA, in bringing reproductive health services to communities affected by the #DroughtinSomalia. Our first guest, Dr. Ahmed Aweis, UNFPA Reproductive and Maternal Health Specialist, explains the reproductive health needs in areas suffering from severe drought and how the interventions of his organisation are helping save lives. We also talk to Dr. Mohamed Abdirahman Mohamed, Health and Nutrition officer from the Organisation for Somalis Protection and Development (OSPAD), a local organisation that provides essential health services to women and girls. Through Dr. Mohamed's experience, the listeners learn about the criticality of access to reproductive health services by women and girls. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. You can share your thoughts by calling in your favourite radio stations during the show today at: Radio Mogadishu (2:30 p.m., 7:30 p.m.) Radio Kulmiye KNN (2:30 p.m., 10:30) Radio Baidoa (2:30 p.m., 9:00 p.m.) SBC Radio (2:30 p.m., 7:00 p.m.) Radio Garowe (2:00 p.m., 10:00 p.m.) Radio Cadaado (2:30 p.m., 10:30 p.m.) Radio Risala (2:00 p.m., 9:00 p.m.) Radio Dalsan (2:30 p.m., 9:00 p.m.) Radio Hiranweyn (2:00 p.m., 8:15 p.m.) Radio Galgadud (3:00 p.m., 8:30 p.m.) Radio Kismaayo (2:30 p.m., 7:30 p.m.)
A month after deadly floods hit KwaZulu-Natal, the provincial government is still locked in talks with the National Treasury on the allocation of disaster funds to the tune of R1-billion. "We are told that R1-billion has been allocated to KZN, we have not yet received that money, but we are working with National Treasury and provincial treasury on the processes that need to be followed so that the money is allocated to relevant sector departments to municipalities," Cogta MEC Sipho Hlomuka said on Wednesday. Hlomuka was briefing the media in Durban about various issues, including budgets for damages and repairs, after the floods. He said provincial departments were also juggling their budgets. "We will be guided by the national government, but I am aware that we need to reprioritise our budget as well to talk to the disaster. All departments affected by this disaster, they need to reprioritise the budget to speak to the disaster." Hlomuka added that some of the worst-affected areas were identified in the western and northern parts of Durban, where water supply is in question. The Tongaat Water Works was destroyed during the flooding, leaving tens of thousands of residents without clean running water. Contaminated river water In addition, there are high E.Coli levels in rivers, raising alarm bells for many rural communities that rely on river water daily. "The infrastructure damages owing to recent torrential rains pose a risk of the contamination of water sources, such as rivers. As restoration of water has progressed in most areas, focus will now be on the protection of water resources to minimise deterioration. "Most water resources (rivers) in the eThekwini District have been found to have a significantly high percentage of water contaminants (mainly E.Coli) due to raw sewer spillages, owing to water treatment works infrastructure damages. "This increases the risk of a potential outbreak of waterborne diseases, like cholera, hepatitis, typhoid fever, etc. We are appealing to communities to exercise extreme caution when dealing with water from rivers." He added that they were attempting to augment the supply of water in the northern parts of the city, with eThekwini having 263 water tankers. Tongaat and Verulam residents have complained that they don't see many water tankers in the areas. According to Hlomuka, more than 400 lives were lost (386 in eThekwini, 31 in iLembe, seven in Ugu, four in King Cetshwayo, three in Harry Gwala, two in uMgungundlovu and two in uMzinyathi); 48 people are still unaccounted for; 77 600 lives were severely disrupted; 7 286 homes were destroyed; 12 062 homes were partially destroyed, There is R25 billion (with assessments still under way) worth of damages to both public and private infrastructure across the province; and Disaster management teams have conducted 748 search operations and more than 168 rescues.
Hogaamiyaha xisbiga KD oo dhaleecayn u soo gudbisay booliska iyo warar kale. Sixitaan: Warkan oo aan siideyney 22kii bishii April erayga Iswiidhishka ee "Islamister" oo ay hogaamiyaha Kristen Demokraterna Ebba Busch ay hadalkeeda ku xustay waxaa loo tarjumay sidan "dadka isticmaala Islamka si ay dembiyo u sameyaan".Turjumistaas oo khalad ah , sidaa darteedna ayaan u saxeynaa khaldkaas, haddalka Ebba Bush ayaa ahaa sidan:- Ugu yaraan 100 boolis ayaa dhaawacmay. Suaasha u baahan in la is weeydiiyo ayaa ah sababta ay 100:ka dhaawacmay u ahaan waayeen xaqjiriyiintii muslimiinta ahayd ee rabshadahan ka dambeeyay. Kuwan ayaa isticmaalay dhagax si ay u dilaan booliska dalkan, si ay u dilaan shaqaalaha heeyadda badbaadada iyo si ay dhaawacaan kuwa ka shaqeeya daryeelka caafimaad. Halka uu boolisku ka dhaawacmay waxeey aheeyd in ay iyagu dhaawacmaan. Sababta uu boolisku rasaas u ridi waayey maxay tahay?, ayey sheegtay Ebba Busch.
Ugu's Mayor says the non-payment of municipal bills and the drought are partly to blame for the south coast district's water woes.
Xisbigga L oo doonayo in miisaaniyad xoog leh geliyo iskuuladda. Shacab isku diyaarinaya iney tagaan baararka laga caweeyo. Wiil 17- kii jirka ahaa lagu eedeyey dilkii askari Göteborg lagu dilay oo dembi baarista lagu sii heyn dono.
In response to a warning from the SA Weather Service regarding windy and stormy conditions for the province, KwaZulu-Natal has put its disaster management teams on high alert. Richard Mckenzie spoke to Radio Islam International; the affected municipal districts include eThekwini Metro, Ugu, Harry Gwala, Umgungundlovu, and Ilembe, are on high alert for flooding.
Qeybtii Labaad ee Togane waxa wada Hadal xiise leh na dhex marey Isuhur podcast host-kii ugu horeeyay ee soomaali ah ee aan arko. waxa aan soo hadal qaadney waaanagii podcast "kitchenchat" sidii uu ku bilowdey iyo qeybihiisa dar-darta leh ee soo socda mustaqblka dhow. Caafimaadka maskaxda oo hadalka xoogiisa ahaa ayaan aad ugu sii tiigaalney waxa aaney war bixin fiican iga siisey xaalka dadka dhimirka ka xanuusanaya ee dalkii ay ku sugan yihiin. Ugu danbeyn wacyiga bulshadu guud ahaan halka uu marayo iyo xaalada caafimaad ee maskaxeed ee shaqsiga ah ayaan isla wadaagney!. "Wada-Hadal Xiise Leh Iyo Aragti Dhif Ah" .
Dowladda oo kordhinaysa lacagta la siiyo dadka jirrada ku maqan, isbitaallada oo culays ka dareemaya cudurrada carruurta & Xulka Sweden oo aan Jannaayo aadaynin dalka Qadar.
Malmö FF & kooxaha Allsvenskan oo malaayiin helaya, Xisbiga V oo aan taageeraynin miisaaniyadda dowladda & Rashiid Maxamed oo soo koobaya nuxurka hoggaanka Xisbiga V.
Dad wax ku noqday guri ku gubtey Göteborg, daadadkii Gävle oo 100 gaari baabi'iyey & Mubaarak C/raxmaan oo ka hadlay is casilaadda RW Lövfen.
Dad wax ku noqday guri ku gubtey Göteborg, daadadkii Gävle oo 100 gaari baabi'iyey & Mubaarak C/raxmaan oo ka hadlay is casilaadda RW Lövfen.
Ardeyda fasalada 9aad oo sanadihii ugu dambeeyey aan dug sare u gudbin. Goobaha dabaasha oo dib loo furayo. Iyo haweeney af duub loo geystay oo boolisku helay.
Dhaca loo geeysto waayeelada iyo naafada oo kordhay. Malmö oo nin di lagu tuhmayo geeystay oo la soo qabtay. Buundadii Hisingen ee Göteborg oo dib loo furay muddo dheer ka dib.
Coronavirus oo hadda u muuqdo in soo kordhayo, carruuro halis ugu jiray in dalka dibadiisa loo dhoofiyo sii loogu soo guuriyo. Rag kufsaday dumar hurdaayey oo la soo qabtay.
Fannaaniin racfaan ka qaatay xukun hore loogu riday. Xeer cusub oo carruurta ku saabsan oo dhawaan dhaqan galay. Ciyaarta k/cagta gabdhaha Sweden & Kanada oo saacdo dib loo dhigay.
Sweden oo billado aan kala joogi laheyn Jabaan. Dadka ku nool Kristianstad oo walaac ka qaba falalkii halkaasi ka dhacay maalmihii tagay. Tallaalka 3aad ee Astra ma loo baahan yahay?.
Sweden oo bilad kale oo dahab ah soo dhacsaday. Shaqo la'aanta oo weli halkeedii ah balse rajo iftiin leh ka soo muuqato. Muxuu yahay mashuurca loogu magac daray "I see red"?.
Dad hor leh oo u geeriyooda xanuunka Covid 19. Orodyahanka Mustafa Maxamed oo ka hadlay sababahuu uga haray Olombikada Tokyo, iyo Aflaamta banaanka lagu daawado eeo dib loo bilaabayo.
A group of protesters that had gathered outside the South Coast Mall has been dispersed. They've been venting their frustrations over Ugu's water woes.
The DA in KZN wants someone to be held accountable for the sewerage spills in Ugu which it says are occurring regularly.
Residents of Ugu say they're experiencing the 'worst water crisis' in years.
Ugu's Municipal Manager has been suspended with immediate effect. DD Naidoo was recently served with a notice of intention to suspend him after a forensic report revealed fraud, corruption and irregular and unauthorised expenditure at the district municipality.
While the Basic Education Department is trying to get to the bottom of the matric Maths Paper 2 leak - officials in KZN probing the possibility of a Paper 1 leak at a second school in the Ugu district.
Ugu municipality has cut off water supply to several institutions for non-payment.
The IFP in Ugu says the municipality has failed to act against municipal manager, DD Naidoo, following a damning report on Ugu's financial affairs.
Xannibaado hor leh oo lagu soo rogey Sweden, dalal horay loo ogolaa oo aan hadda soo geli karin & aabbe Soomaaliyeed oo ka hadlay ilmo si xun looga gudey.
Gobolka Skåne oo xayiraado lagu soo rogey, Xasharaadka oo Sweden cunno ahaan looga heli doono & Idil Caddoow oo ka warrantay halka ay diiradda ku saarto fankeeda.
Ka bulsho ahaan maxaan gacanteena ku jira oo sameyn karnaa? Adiga iyo doorkaada muxuu yahay? --- Wadamada qaar waxay sameysteen hal kudhikyo ay dadkooda ugu dhiiro gelinayaan la dagaalanka Cudurkaan – Sida “Dhamaanteena masuul baa nahay" iyo sidoo kale “Corono Taxaddirkeena kama xoog badno” iyo wixii la mid ah. Anaguna sidoo kale ka bulsho ahaan wado kale inooma furno – Carona taxadirkeena kama xoog badno. 1. Nadaafadda shaqsi oo joogteyno: --- -Gacamaha oo si joogto ah loo dhaqo saabuun iyo in 20 seken lagu hayo. -In aad farahaaga ka ilaaliso wejigaada oo dhan -Xilliyada Qunfaca ama handhisada in aan isticmaalno mandiil hal mar ah (one time use) ah – ama in garabkaada ku hanjisooto -Dharka aad banaanka ku aado in meel gaaar ah dhikto oo aadan ku darin dharka qoyska intiisa kale – sidoo kale intaad karto nadaafaddiisana ka taxadirto. - iyo intii kaloo aad karto. 2. Kala fogaansho Bulshadeed: -- -Fadhi ku dirir bataatan in la joojiyo -Inta ay jirto musiibadaan gacan qaadka jooji -Odayaasha da’da ah ama jirrooyin kale lanool iyo sidoo kale caruurta in ay guriyahooda joogaan oo bataatan soo bixnin. -Hadii aad maqaayad yaanan cunto loo fadhiisan, -Hadii aad goob ganacsi leedahay dadka hal mar ha u wada ogolaan in ay gudaha soo buux dhaafiyaan waayo waxaa lagu jiraa xilli dukaameysi adag. -Hadii aad ganacsi leedahay oo suura gal kuu tahay saacadda iyo shaqaalaha labadooduba xadid – shaqaalaha shaqadiisa guriga ka soo qabsan karo, u ogoloow arintaas -Hadii aad isku araktey calaamadaha gurigaada joog, hasoo bixin in muddo ilaa xaaladdu kugu adagtahay mooyee, markaasna ku soo bax ogaal shaqaale caafimaad. -In qof kastoo xilligaan geeriyooda – Janaasadiisa dad yar tagaan si taxadir lehna loo aaso. 3. Kal fogaanshaha iyo nadaafadda muxuu faa’ideynayaa, hadiiba aan cudurkii dawo loo haynin. ---- -Waxaa yaraanaya dadka uu cudurku gaari lahaa. -Waxaa cimri gaabad ku dhacaya cudur sidaha (pathogen) -Wuxuu waqti siinayaa in cilmi baariyaasha ay waqti fiican u helaan si talaal loo soo saaro. ..... Ugu dambeyn adigu ha noqon buundadii uu cudurkaas ku faafi lahaa taasoo ka dhalaneys musiibo ballaaran. Aan kordhino wacyiga bulshadeena si loo kordhiyo taxadir wadareed taasoo badbaadin karta nolosha muwaadin Soomaaliyeed. . Mahadsaniin, .... Caafimaad ku sooma Kuna afurara Naxariis Dembi dhaaf Janno.
Mohamed Abdulle Hassan Siidii, oo uu haleelay Corona, 100 000 qof oo laga baadhi doono iyo tirokoobkii ugu dambeeyay ee heeyada caafimaadka.
Kalkaaliso caafimaad u dhimatay covid-19 iyo tirokoobkii ugu dambeeyay ee cudurkan. somali@sverigesradio.se
Stockholm oo la filayo in ay marxaladdi ugu sarreeysay ee Corona gaadhay,Xuseen oo ka bogsaday cudurkan iyo dawladda oo shaqooyin abuuraysa
Tirada ugu badan ee qaaday cudurka Corona waxeey degan yihiin xaafadaha Rinkeby-Kista iyo waayeel laga wacyi geliyay Whatsapp. somali@sverigesradio.se
Wel welka laga qabo dadka ka yimaada Talayaaniga. Buundo si weyn loo sugayay oo Stockholm timid iyo warkii ugu dambeeyay ee caabuqa Corona
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Muxaadaradan oo ka mid ah shaqooyinka Avalites Foundation waxa uu Ayaanle Hoorri ka jeediayay xarunta gobolka Awdal ee Boorama. Waxa uu awoodda saaray Ayaanle, gorfayntana ku Iftiimiyay: - Sidee baynu ula falgali karnaa gabay-jacburka Dhoodaan, - Muxuu se inooga bildhaamin karaa magaaloobiddii Soomaalida tobanlayaashii dambe ee qarnigii labaatannaad? - Hannaanka gabay-jacburku (style) se ma noqon karaa alban aynu ka daawan karno waayihii jiray xilligaas? - Albaynaynta gabay jacburka maxaa ku jabay? - Ugu dambayn, maxay ka dhigan tahay in aynu ‘dhaxalno’, xilligan, gabay-jacburka Dhoodaan? Dhagaysi wacan.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
It seems there are many root causes of the water crisis at UGU, Emfuleni, Bethal, Makhanda and a few dozen more municipalities that are eluding us in these unfolding catastrophes. We unpack these with Water Shortage South Africa CEO, Benoit Le Roy, in the Water Hour. Here are the questions covered in this episode. 1. The Integrated Development Plan (IDP) is a five-year plan which local government is required to compile to determine the development needs of the municipality. The projects within the IDP is linked to the municipality's budget. Are they up to date and being implemented? 2. What is the water and rates recovery rate? 3. What is the employment rate? 4. What is the water asset management plan? 5. At what rate are water assets replaced annually, very specifically piping network? 6. How many classified water and sanitation operators employed full time? 7. How many professional engineers and scientists employed full time in the water sector? 8. Is there full recovery of Water and Sanitation costs? 9. What are your Blue, Green and No Drop scores? 10. What is your unaccounted for water rate and What is the strategy to mitigate?
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
After learning the truth about Rasa and Dark Shaline, the party is headed for Rasa's Sanctum where, according to a mysterious letter, "her undoing lies within." If the former silent sister Rin is to be successful in her sacred mission she'll have to work along side the very Vessel of Rasa who killed her beloved. And if that wasn't hard enough there's an unvanquished champion named Ugu-ta who stands in their way. And she is NOT VERY NICE. There's gateways of water and remnants of slaughter, a soft imprimatur for a favorite daughter. There's much to discuss and a great need for trust, for the altars robust in which death is a must! With Guest of Quest Havana Mahoney! --This Podcast is BEST in HEADPHONES!-- Get DnDW T-shirts & more at www.dragonwagonshop.com Follow us on social media! http://www.twitter.com/dndwpod http://www.instagram.com/dndwpod Dungeons and Dragon Wagon is part of the Dragon Wagon Radio independent podcast network! Show your support at www.dragonwagonradio.com/support --------------------------------- Warning: DnDW plays in an extremely violent, war-torn, and uncivil world of fantasy. Those sensitive to certain scenarios should listen with caution.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Mona Ismail Jama mona.ismail_jama@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah