The Only Podcast That Talks About Facts In All Somali Region

EPISODE 9 OF THE PODCAST: SAAMAYN INTEE LEEG AYAY KU LEE YIHIIN GAMES KA IYO AFLAANTU BULSHADEENA?

#podcast#somalia#eastafrica#trending#somaliland

#podcast#somalia#eastafrica#trending#somaliland

#podcast#somalia#eastafrica#trending#somaliland

Waxaanu waraysi la yeelanay Suad Ali oo aanu ka waraysanay marxaladihii ay soo martay iyo caqabadaha ka hor imaan kara habalaha raba inay ganacsi bilaabaan

u fiirso caafimaadka iyo fayoobida dadka Somaliyeed iyo ka hortagga cudurada aan la kala qaadin

xalqaadan waxaanu kaga hadli doonaa waxyaabo badan oo ka midyihiin caqabadaha dhalinyarta hor taagan iyo siday uga bixi lahaayeen...

Maxaa keenay inuu k***** ku soo bato dalkeena

xalaqdan waxaanu kaga hadli doonaa sadaasha 2030 iyo isbadalada ku imaan kara aduunka iyo #somaliland waxa kale ooo aanu falanqayn doonaa dawarsigii oo noqday shaqo caadi ah

Waalidku xaq buu u leeyahay inu ilmihiisa mustaqbalkiisa inuu u doorto una la taliyo

waa xalqadii labaad ee podcast kayaga oo aanu ka hadli doono qodobo xasaasi ah gasho headphone daada codkana dalaco si aad u maqasho kadibna noo bashaaal...

waa qaybtii labaad ee video gii kan ka horeeyay waxaanu kaga hadli doonaa qaybtan waa maxay shayga kaliya ee ragu ka rabaan dumarka...

kusoo dhawoow podcast ka ideal ideas waxaanu kaga hadli doonaa qaybtan qodobo aad muhiim u ah bulshadeena dhexdeeda una baahan in la ogaado oo ay ka mid yihiin qaadka,tiktok ga ii qodobo kaloo badan...