Podcasts about maxaa

  • 24PODCASTS
  • 122EPISODES
  • 18mAVG DURATION
  • 1MONTHLY NEW EPISODE
  • Jun 23, 2026LATEST

POPULARITY

20192020202120222023202420252026


Best podcasts about maxaa

Latest podcast episodes about maxaa

SBS Somali - SBS Afomali
Lix bilood ka dib mamnuuciddii baraha bulshada ee carruurta; Maxaa la gaarey?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jun 23, 2026 7:45


Lix bilood ayaa laga joogaa markii carruurta Australia ee 16 sano ka yar laga mamnuucay baraha bushada. Maxaa is beddeley, dhallin-yaradu'se maxay ka yiraahdeen?

Maamul Wanaag
Wadahadallada Dowladda iyo Mucaaradka: Maxaa Ka Soo Bixi Kara?

Maamul Wanaag

Play Episode Listen Later Jun 18, 2026 50:28


Soomaaliya waxa ay ku jirtaa marxalad siyaasadeed oo adag. Muddadii afarta sano ahayd ee dowladda federaalka waxa ay ku ekayd 15-kii May 2026, balse ka hor inta aanu waqtigu dhammaan ayaa wax-ka-beddel lagu sameeyay dastuurka. Dastuurka cusub waxa uu muddo-xileedka hoggaanka dowladda ka dhigay 5 sano, waxa ayna madaxda dowladdu sheegeen in uu u harsan yahay hal sano. Mucaaradka waxa ay kasoo horjeedaan wax-ka-beddelka lagu sameeyay dastuurka iyo muddo-xileedka la beddelay. Dibadbaxyo ay mucaaradku qorsheeyeen iyo dowladda oo is-hortaagtay ayaa cakiray xaaladda Muqdisho. 3-dii ilaa 4-tii June dagaal u dhexeeya labada dhinac ayaa ka dhacay Muqdisho. Hadda waanwaan ayaa socota. Qeybtan 74-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Cabdiraxmaan Caynte—Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Xaqsoor iyo Guddoomiyaha Midowga Xaqsoor iyo Haybad Qaran—waxay si qoto dheer u gorfeynayaan xaaladda dalka, asalka khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka, wadahadallada socda, iyo fursadaha lagu gaari karo xal waara. Contact Somali Public Agenda's Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at podcasts@somalipublicagenda.orgThanks for listening!

bixi soomaaliya maxaa muqdisho
Maamul Wanaag
Dastuurka Federaalka Soomaaliya: Maxaa La Beddelay, Sideese Loo Ansixiyay?

Maamul Wanaag

Play Episode Listen Later Jun 10, 2026 99:58


4-tii Maarso 2026, fadhi wadajir ah oo ay yeesheen labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay wax-ka-bedelka 11 cutub oo ka mid ah dastuurka kumeelgaarka ah, sidoo kale waxaa lagu ansixiyay wax-ka-beddelka saddex qodob oo ku jira cutubka 2-aad iyo saddex qodob oo ku jira cutubka 4-aad. Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoominayay kulanka ayaa sheegay in la soo gaba gabeeyay dib-u-eegista dastuurka, islamarkaana nuqulka cusub uu noqon doono dastuurka rasmiga ah ee dalka. Afar maalmood ka dib, 8-dii Maarso, Madaxweynaha ayaa saxiixay dastuurka cusub. Qeybtan 73-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Avv. Burhaan Aadan Cumar, oo ah guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, waxay isla gorfeynayaan dib-u-eegista iyo wax-ka-beddelka dastuurka, habraaca loo maray, nuxurka arrimaha wax laga beddelay iyo khilaafka ka jira.  Contact Somali Public Agenda's Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at podcasts@somalipublicagenda.orgThanks for listening!

afar dib avv soomaaliya maxaa
Maamul Wanaag
Islaamka iyo Dowladnimada

Maamul Wanaag

Play Episode Listen Later May 26, 2026 69:53


Dowladnimada casriga ah oo ay Soomaaliya lahayd tan iyo 1960-kii weli waa liiceysaa. Dad badan ayaa aaminsan in aan la is waafajinin dowladnimada, qabiilka & diinta. Soomaaliya oo ay dadkeedu yihiin Muslimiin 100% ayaa haddana ah dalka loo aqoonsan yahay in uu ugu musuqmaasuq badan yahay dunida. Maxaa hortaagan in la is waafajiyo diinta & dowladnimada?Qeybtan 72-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge, Agaasimaha Somali Public Agenda, iyo Dr. Cabdulqaadir Macallin Maxamed Geeddi oo ah bare jaamacadeed, waxa ay ku gorfeynayaan Islaamka iyo dowladnimada. Contact Somali Public Agenda's Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at podcasts@somalipublicagenda.orgThanks for listening!

dad islam governance soomaaliya maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Dayaxa oo dib loogu noqonayo: Maxaa isbeddeley 50 sano ka dib?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 31, 2026 9:17


Bini-Aadamka ayaa markii ugu horreysay tan iyo sannadihii 1970-yadii dib ugu laabanaya Dayaxa. Afar xubnood oo duuliyeyaal ah ayaa muddo ka badan labo sano u tababaranayay, hawlgal qaadan doona ku dhowaad 10 maalmood, kaas oo dayax-gacmeed loogu diri doono hawada. Dayax gacmeedka ayaa isagoo xawaare dheereeya ku socda kusoo wareegi doona dayaxa , ka dibna ugu soo laaban doona dhulka.

SBS Somali - SBS Afomali
International Women's Day: Dumarku ammaan ma helaan maxaase loo qaban karaa kuwa ka cararaya tacaddiyo?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 10, 2026 8:48


Sannadkii 2025, gobolka New South Wales oo qura waxaa laga diiwaangeliyey tiradii ugu badnayd ee ah, haween loo dilay sababo la xiriira tacaddiyada qoyska. Maxaa laga qaban karaa?

SBS Somali - SBS Afomali
Xannibaadda baraha bulshada ee carruurta iyo qalabka cusub ee "Tech Detox"

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 9, 2026 8:21


Bishii Diseembar 2025, waxaa si rasmi ah u dhaqan-galay go'aankii ay Australia ku mamnuucday, in carruurta ka yar 16 sano ay isticmaalaan baraha bulshada ee adduunka ugu caansan. Waxaa iyana sii kordhaya dadka waaweyn ee raba in gebi-ahaanba ka fogaadaan isticmaalaka mobile-lada casriga ah. Maxaa'se u sahli kara?

Maamul Wanaag
Casharrada Laga Baran Karo Doorashooyinkii Dhacay 1954 ilaa 1969

Maamul Wanaag

Play Episode Listen Later Feb 9, 2026 53:24


Soomaaliya waxa ay ku jirtaa marxalad doorasho. Dhawaan dadka ku nool Muqdisho ayaa qaarkood ka qeyb galay doorasho gole deegaan oo Muqdisho laga qabtay kadib muddo ka badan 55 sano. Maxaa casharro ah oo laga baran karaa doorashooyinkii dhacay kahor iyo kadib xornimadii dalka?Qeybtan 66-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & & Abukaate Maxamed Ciise Turunji, oo khabiir ku ah taariikhda & sharciyada buugaagna ka qoray, ayaa isla gorfeynaya casharrada laga baran karo doorashooyinkii dhacay muddadii u dhaxaysay 1954 iyo 1969.Contact Somali Public Agenda's Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!

laga karo baran soomaaliya maxaa muqdisho
SBS Somali - SBS Afomali
Ma la gaarey xilligii Australia dib u qiimeyn lahayd xidhiidhka Maraykanka?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Feb 3, 2026 14:20


Maxaa keenay inay dad badani su'aal geliyaan isbahaysiga Maraykanka ee soo jirey inta badan taariikhda casriga ah ee Australia?

SBS Somali - SBS Afomali
What actually happened on January 26? - Australia Explained: Maxaa dhacay 26 January oo loogu dabbaal-degaa?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jan 27, 2026 13:10


January 26 is one of the most debated dates in Australia's history. Often described as the nation's birthday, the day marks neither the formal founding of the colony nor the creation of the Commonwealth. Instead, it reflects a layered history shaped by colonisation, political decisions, and ongoing First Nations resistance. Understanding what actually happened on January 26 reveals why the date is experienced so differently across the country. - 26-ka Janaayo waa taariikh muran badan ka dhalisay Australia. Dadka qaar waxay u arkaan maalinta qaranka, halka kuwa kalena ay ugu taagan tahay gumeysi iyo xanuun taariikheed. Fahamka wixii dhab ahaan dhacay maalintani, waxay innaga caawinayaa fahmidda sababta ay dadku si kala duwan ugu arkaan.

SBS Somali - SBS Afomali
'Waxaan jeclaan lahaa in aan noqdo eey': Maxaa Maxamed kaga dhacay xabsiyada socdaalka Australia

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Dec 4, 2025 13:48


Koox ka socota Qaramada Midoobay oo u qaabilsan Kormeerka xirista sharci-darada ah, ayaa baaraysa sida dadka soo-galootida ah looga qaado xorriyaddooda ha noqoto in lagu xiro xabsiyo dalka gudihiisa ah, ama kuwo ka baxsan-ba'e.

australia kaga maxamed maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa la isku hayaa doorashada Australia?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Apr 30, 2025 12:34


Doorashada ka dhacaysa dalkan Australia ayay xisbiyada waaweyn isku hayaan arimo badan. Mohamed Daahir ayaa nala falanqaynaya arimaha la isku hayo.

australia isku maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa ugu muhiimsanaa miisaaniyadii xalay?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 25, 2025 6:24


Miisaaniyadii xalay oo canshuuraha looga jarayo shaqaalaha sidoo kalana dadka looga caawinayo biilasha korontada.

maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa la isku hayaa doorashada Maraykanka?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Nov 5, 2024 9:18


Boqolaal kun oo shacabka Maraykanka ayaa dooranaya madaxweynaha xiga Joe Biden.

joe biden isku maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa Senatorad Fatima Payman xisbiga looga saaray?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jul 3, 2024 7:24


Senatorad Fatima Payman oo laga soo doortay gobolka WA ayaa ka soo horjeesatay xisbigeeda Laborka marka ay Haa ugu codaysay mooshin lagu aqoonsanayay Falatiin xor ah oo xisbiga Greenku aqalka Senatka hor keenay. Xisbiga Laborka ayaa markaas kadib Senatorad Payman ka joojiyay howlaha xisbiga.

Xidhiidhada Nolosha Podcast
Ixtiraamka Dadka Q-2aad

Xidhiidhada Nolosha Podcast

Play Episode Listen Later Apr 23, 2024 15:59


Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraamtid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakhsiyadiisa si uu u noqdo mid dadka iyo mujtamaca dhexdiisa uu u noqdo qof la ixtiraamo oo la qadariyo dhib badanna loola iman. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

dadka maxaa
Somali-happyFamily Podcast
Maxaa sababo ilmuhu in uu Noqdo Narcissistic?

Somali-happyFamily Podcast

Play Episode Listen Later Mar 29, 2024 8:18


Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ? Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan. Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo Hormarinta shaqsiga, Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.

Xidhiidhada Nolosha Podcast
Culayska Wacyiga Kobca

Xidhiidhada Nolosha Podcast

Play Episode Listen Later Mar 5, 2024 16:45


Maxaa ku keena qofka in uu la kulmo dareemo culus marka uu kobcinayo wacyigiisa sidee buuna uga gudbi karaa dareemadda culus una joogtayn karaa is badalkaas uu ku samaynayo xidhiidhka uu qofku la leeyahay naftiisa iyo dadka kale. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Khilaafka 26 Janaayo maxaa keenay?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jan 26, 2024 5:51


Khilaafka Australia Day maxaa keenay?

maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Caleemasaarka Madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jan 26, 2024 12:17


Maxaa laga yiri caleemasaarkii Madaxweyne Deni

maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Maxay ka dhigan tahay dib u doorashada Saciid Cabdullahi Deni?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jan 9, 2024 23:27


Maxaa laga filayaa madaxweyne Deni shanta sano ee soo socda?

maxaa
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Kala mudnaysiin Q-2aad| Prioritisation

Xidhiidhada Nolosha Podcast

Play Episode Play 31 sec Highlight Listen Later Oct 31, 2023 10:45


Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo  waxqabadkiisa malin laha ah? Ma la odhan karaa waxay taasi hoos u dhigtaa kalsoonida uu qofku ku kalsoonyahay awoodihiisa wax qabad? Kaga bogo jawaabaha su'aalahan xalqadan iyo xalqadii hore Q-1aad.Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

Xidhiidhada Nolosha Podcast
Kala mudnaysiin| Prioritisation

Xidhiidhada Nolosha Podcast

Play Episode Listen Later Oct 24, 2023 9:32


Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo  waxqabadkiisa malin laha ah? Ma la odhan karaa waxay taasi hoos u dhigtaa kalsoonida uu qofku ku kalsoonyahay awoodihiisa wax qabad? Kaga bogo jawaabaha su'aalahan xalqadan iyo ta xigtaba Insha'Allah. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

SBS Somali - SBS Afomali
Kulanka mucaaradka doorashada Puntland

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Oct 11, 2023 9:22


Maxaa ka soo baxay kulanka mucaaradka Puntland oo ku shiray Garowe?

puntland maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Muxuu xilka uga degay Premier Daniel Andrews?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Sep 27, 2023 10:37


Maxaa lagu xasuustaa Premier Daniel Andrews oo xilka ka degay?

SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa ka qaldamay Soomaaliya 63 dii sano ee ay xorta ahayd?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Aug 4, 2023 11:14


Aragtida waxa ka qaldamay Soomaaliya iyo xalka waxa uu yahay.

sano soomaaliya maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa ka qaldamay Soomaaliya 63 dii sano ee ay xorta ahayd?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Aug 4, 2023 11:50


Aragtida waxa ka qaldamay Soomaaliya iyo xalka waxa uu yahay.

sano soomaaliya maxaa
Somali-happyFamily Podcast
Maxaa dhacaayo Guurka kadib hadii Alle ilama ku siinin dhaleecayta Bulshada dhaxdeeda?

Somali-happyFamily Podcast

Play Episode Listen Later Jul 15, 2023 8:51


Habdhaqanka Bulshada Saamayn bay ku Reebaan Dadka Baa hiyaha Gastland qabo!!

gastland maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa ka soo baxay kulanka wadatashiga?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jul 14, 2023 9:20


Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulan wadatashi ah oo ay ka soo qayb galeen madaxdii hore ee dalka iyo kuwa hadda talada haya.

maxaa muqdisho
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Wax qabadka malin laha ah (productivity) - Q 2aad

Xidhiidhada Nolosha Podcast

Play Episode Play 30 sec Highlight Listen Later Jul 11, 2023 12:31


Sidee bay dareemada culus u saameeyaan waxqabadkaaga malin laha ah?Maxaa hoos u dhigi karaa waxqabadkaaga  malin laha ah (productivity), isbadal noocma ah ayaad ku keeni kartaa nolol malmeedkaaga si aad kor ugu qaadid waxqabadkaaga si joogto ah? Intan ba waxad ka heli kartaa xalqadan. Dhagaysi wacan Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa loo xusaa ama loo dabaaldegaa Todobaadka NAIDOC?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jul 7, 2023 7:43


Waxaanu warbixintan ku eegaynaa sida NAIDOC ku bilowday iyo waxa ay hadda tahay.

naidoc maxaa
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Wax-qabadka malin laha ah - Q 1aad

Xidhiidhada Nolosha Podcast

Play Episode Listen Later Jul 4, 2023 13:39


Sidee bay dareemada culus u saameeyaan waxqabadkaaga malin laha ah?Maxaa hoos u dhigi karaa waxqabadkaaga  malin laha ah (productivity), isbadal noocma ah ayaad ku keeni kartaa nolol malmeedkaaga si aad kor ugu qaadid waxqabadkaaga si joogto ah? Intan ba waxad ka heli kartaa xalqadan. Dhagaysi wacan Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

malin maxaa
Somali-happyFamily Podcast
Ha samaynin sidaan soo so socoto maxaa yeelay kuma caawindoonto!!

Somali-happyFamily Podcast

Play Episode Listen Later Jun 17, 2023 10:27


Wax kasheegida iskoolka ilmaahagu dhigtaan, ama Macalimiinta inaad wax ka sheegto kuma caawin doonto!!

wax kuma maxaa
Codka Ubax
SE07EP05 Halista Qaabnololeedka Soomaalida

Codka Ubax

Play Episode Listen Later Jun 1, 2023 27:04


Maxaa iska beddelay qaabnololeeda Soomaalida? Mustafe Maxamed Cali waxa uu ku takhasusay daawooyinka. Dhegaysi wacan!Support the show

maxaa soomaalida
ALBAAQIYAT
Season 4~EP:05 ; / fursadaha nolosha / Opportunities / استغلال الفرص

ALBAAQIYAT

Play Episode Listen Later May 28, 2023 26:09


Waxa jira fursado maalinle ah oo nolosheena soomaraya se aynaan ahayn qaar ku baraarugsan ahmiyada ay inoo leeyihin amaba aynaan diyaar u ahayn wakhtiga ay fursado ina soo marayso Kaga bogo xalqadan fursadi waamaxay ? Maxaa ina dhaafiya janisyada iyo fursadahaa maalinlaaha ah ee ina soo marayaa ? Diinteena macaani maxay katidhi ahmiyada uu wakhtigu leyahay iyo qodobo kale oo xiiso leh Dhagaysi wanagsan Amal abdilaahi 

SBS Somali - SBS Afomali
Miisaaniyadda sanadkan iyo dadka soo galootiga ah

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later May 10, 2023 9:48


Maxaa uga soo baxay dadka soo galootiga ah miisaaniyada sanadkan?

dadka maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa iska badalay Islam-Nacaybka Australia

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 28, 2023 6:31


Waa isdee xaaladda Islam Nacaybka dalka Australia?

SBS Somali - SBS Afomali
TikTok maxaa looga mamnuucayaa dalal badan?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 3, 2023 10:32


Dalal badan oo reer galbeed ah ayaa ka mamnuucaya shaqaalaha dawlada in App-ka Tiktok uu ku jiro aalladaha ay isticmaalaan. Australia ayaa iyaduna ka fiirsanaysa inay ku dayato dalalka ay xulafada yihiin.

Learn Somali Langauge
Asking Questions in Somali

Learn Somali Langauge

Play Episode Listen Later Feb 11, 2023 5:52


When asking questions, it's crucial to know the interrogative words like what, when, why, how, and where. Therefore, we'll go over those question words in today's episode while also utilizing them in complete sentences. (if it's easy for you to pronoun "h" instead of the "x" in Somali words, feel free to do so) Sidee = how  Maxay = what   why = sabab/maxaad who = kuma (for males) and tuma (for females) where = xagee (Hagee) When = goorma Siday ku dhacday = How did that happen?  Kumaa tahay or tumaa tahay? = Who are you? Maxaan qabtaa or  Maxaan sameeya?  = What should I do?  Maxaad aragtay = What have you seen? Maxaa dhacay = What happened? Take care you guys! --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app Support this podcast: https://anchor.fm/learnsomalilanguage/support

somali maxaa
Somali-happyFamily Podcast
Maxaa keeno inuu ilmaha Been sheego?

Somali-happyFamily Podcast

Play Episode Listen Later Jan 20, 2023 8:49


Walidiinta Ayaga Naftooda Been Masheegaan? Qaab Noocee ah bay Ayeey oo ga Taxdarikaraa? Siay ilmaha ugu fududaan in uu sheego Been.

keeno maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa ka dhexeeyay amniga qaranka iyo siyaasadihii qaxootiga?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jan 4, 2023 6:36


Dukumiinti laga qoray shirarkii golaha wasiirada ayaa bixinaya u kuuragalid naadir ah oo ku aaddan sida walaac dhanka amniga qaran ah uu u saameeyay siyaasadaha socdaalka, kuwaas qaarkood wali la hirgaliyo.

maxaa
ALBAAQIYAT
Season 1~EP:07: RISQIGA الرِّزق

ALBAAQIYAT

Play Episode Listen Later Dec 18, 2022 32:15


Waa maxay risqigu ? Ma maalka ! Mise waa awlaada ! Mise waa cafimaadka ! Maxaa risqiga kordhiya ? Samayn inte leeg ayaa ka dhxaysa xidhiidhka aad Alle laleedahay oo wanaagsanada iyo risqiga oo siyada ? Kaga bogo xilqadan arimahasoo faahfasan .

Somali-happyFamily Podcast
Kasbo Kalsoonida Caruurtaada

Somali-happyFamily Podcast

Play Episode Listen Later Nov 18, 2022 5:08


Maxaa kaa hortaagan inaad Kalsoonida Caruurtaada?

kasbo maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa keenay hoos u dhaca lacagta UK?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Sep 30, 2022 8:59


Waxaa hoos u dhacay qiimaha lacagta Uk ee Sterlingka, sababta iyo dhaqaalaha xumada soo wajahayday UK waxaa nooga waramay aqoon yahay Mohamed Hassan Dable.

uk hoos maxaa
SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa dhaca marka ilmahaagu 18 jir noqdaan dalkan Australia?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Sep 28, 2022 10:00


By law, Australians are considered adults at 18. But how does transitioning to adulthood affect the life of a young person and their parents on practical terms?

SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa ka dhalan kara Soomaalida lagu eedeeyay inay lunsadeen $250 milyan?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Sep 23, 2022 17:18


Xubno ka tirsan Soomaalida degan dalka Maraykanka ayaa lagu soo eedeeyay inay lunsadeen lacag gaaraysa 250 milyan oo doolar. 47 qof oo Soomaali u badan ayaa dacwado arintan la xariira lagu soo oogay. Mohamed Wardheere oo ah suxufi fadhigiisu yahay Magaalada Minneapolis ayaa nooga waramay.

lagu maxaa soomaalida
SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa qaxootigii Nauru iyo Manus wali loo gayn la'yahay New Zealand?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Sep 16, 2022 7:56


Todobo bilood kadin heshiis ay gaareen NZ iyo Australia wali hal qof oo qaxooti ah lama gayn NZ.

SBS Somali - SBS Afomali
Maxaa caruurta waalidkood looga qaataa?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Sep 2, 2022 14:47


Khadra Abiib Omar oo ka shaqaysa arimaha bulshada ayaa SBS Somali uga warantay arimo la xariira korinta caruurta iyo qaabka looga qaado waalidka marka ay caruurta dayacmaan. Waxay sheegtay inaan inta badan la helin qoys ay isku dhaqan yihiin caruurta oo loo dhiibo.

maxaa
Codka Ubax
SE05EP10 Maxaa Dookhii Ku Dhacay?

Codka Ubax

Play Episode Listen Later Jun 3, 2022 54:07


Waxa aynu la sheekaysan doonnaa Ayaan Axmed Caydiid ”Kaab” oo ka warrami doonta suugaanteeda kaftanka iyo maadda huwan iyo ujeeddooyinka ay u tiriso.The Enthusiasm ProjectDeep dives exploring the world of what it means to be an independent creator.Listen on: Apple Podcasts SpotifySupport the show

enthusiasm projectdeep maxaa
IFIYE RADIO
MAXAA KA SOCDA HADDA IFIYE RADIO LIVE

IFIYE RADIO

Play Episode Listen Later May 11, 2022 5:30


Idaacadda Ifiye Radio qeeybta 24/7 waxaa hadda ka socda heeso kala duwan sidaFanaaniinta Hore-Maxamed Saleebaan Tubeec-Xaliima Khaliif Magool-Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura)-Cabdi Tahliil Warsame (Tahliil)-Axmed Naaji Sacad-Cali Naaji Sacad-Maxamed Nuur Giriig-Qamar Maxamed Xuseen-Caasha Cabdoo-Khadra Daahir Cige-Maxamed Nuur Giriig-Qamar Maxamed Xuseen-Saalax Qaasim-Saado Cali Warsame-Maxamed Mooge-Xasan Aaden Samatar-Axmed Mooge-C.Qadir Macalin Jubba-Cumar Dhuule-Sahra Axmed-Axmed Yaasiin Digfeer-Shimaali Axmed Shimaali-Axmed Tifow Khamiis-Cali Sugulle-Axmed Nuur Jaangow-Siciid Harawo-Xareedo Ismaaciil Duniyo-Cali jareerre-Cusmaan C/kariim Gacanlow.Fanaaniinta Danbe-Mursal Muse-Khadra Abdi Silimo-Asma Ahmed Love-Hamda Abdi Queen-Nimcan Abdirahman Hillaac-Mohamed Ahmed Cirro-Yurub Mohamed Geenyo-Abdihani Hashi-Abdirahman Aydid Oday-Yusuf Adan Jeego-Ifrah Ahmed Hargeisa-Yusuf Adan Jeego-Ismail Danan-Ikran Jama-Ifrah Tolmoon-Yusuf Hanad-Abdirisaq Anshax-Hodan Abdirahman-Aar maanta-Maxamed Xasan Xuseen Lafoole