Shamac Podcast

Shamac Podcast

Follow Shamac Podcast
Share on
Copy link to clipboard

Shamac Podcast waa bar dhegaysi aan ugu talagalnay inaan kuso gudbino sheekooyinka noocyadooda kala duwan, gorfeynta iyo taxanayaal kooban oo ku saabsan buugaagta , waxa intaas aan ka maqnayn barnaamijyo la xidhiidha arrimaha bulshada, taarikhda,dhaqanka iyo suugaanta. Somali-Podcast

Shadiya Mohamed


    • May 13, 2024 LATEST EPISODE
    • infrequent NEW EPISODES
    • 8m AVG DURATION
    • 12 EPISODES


    Search for episodes from Shamac Podcast with a specific topic:

    Latest episodes from Shamac Podcast

    Khibradihii 14 Salaasa I Buugga Tuesdays With Morrie

    Play Episode Listen Later May 13, 2024 16:25


    "Waxaan doortay meeshii la igu aasi lahaa. Ma soo booqan doontaa ?  Kaalay dabadeedna hadal, kana dhig maalinta salaasada . Salaasa ayaad iman jirtay badanka. Waxa aynu nahay dadkii salaasada. Waad igu iman qabrigeyga sawmaaha? Si aad mushkiladahaaga iigu sheegtid?"“Marka aan dhinto ka dib, adigu hadal ana waan ku dhegaysani”

    Farshaxanley ku eedeysan dilka ninkeedi I Buugga The Silent Patient

    Play Episode Listen Later Jan 19, 2024 16:15


    Soo Koobid I Buugga The Defining Decade

    Play Episode Listen Later Oct 19, 2023 1:41


    Soo Koobid I Buugga The Happiest Man on Earth

    Play Episode Listen Later Aug 3, 2023 12:53


    ''The Happiest Man on Earth" waa buug uu qorey Eddie Jaku oo ka badbaadey xasuuqi Hitler fuliyey dagaalkii labbaad ee adduunka , waxa uuna kaga sheekeynayaa marxaladihii kala duwana  ee uu soo marey. 

    Soo Koobid I Buugga Dirkii Sacmaallada

    Play Episode Listen Later Apr 24, 2023 9:53


    Dirkii Sacmaallada , waxa qorey Axmed Ibraahin Cawaale, waxa uuna kaga hadlayaa si hufan sooyaalka iyo ilbaxnimadii Soomaalida , sida oo kale waxa uu kaga jawaabay buuggan weydiimaha ay ka mid yihiin halka ay Soomaalidu ka soo jeedo asal ahaan iyo badhxanka isirka Soomaaliyeed , gaar ahaan waxa ka jira Carabnimada Soomaalida. 

    soomaalida soomaaliyeed
    Soo Koobid I Buugga The Big Magic

    Play Episode Listen Later Mar 3, 2023 8:54


    Soo Koobid I Buugga The Compound Effect

    Play Episode Listen Later Jan 13, 2023 7:19


    Weli ma akhridey buugga "The Compound effect" ? Buuggan uu qorey Darren Hardy waa mid ka mid ah buugta ugu saameynta badan ee khuseeya isbeddelka nafeed. 

    Aragtidii Budha

    Play Episode Listen Later Dec 27, 2022 11:19


    Aragtidii Baytagaras

    Play Episode Listen Later Dec 21, 2022 9:31


    Aragtidii Jalaladdiin Ruumi

    Play Episode Listen Later Dec 13, 2022 4:29


    Sharax Guud I Buugga Maan-Shaxan

    Play Episode Listen Later Nov 11, 2022 1:00


    Buuga Maan-shaxan ee uu turjumey Khalid Mahad waa buug koobsanaya aragtiyaha iyo taariikhaha faylasoofyo badan, waxaanan ugu talagalnay inaan qeybo ka mida aragtiyaha ugu muhiimsan kaga hadalno xalqado kooban. 

    Hordhac Guud

    Play Episode Listen Later Nov 3, 2022 0:37


    Claim Shamac Podcast

    In order to claim this podcast we'll send an email to with a verification link. Simply click the link and you will be able to edit tags, request a refresh, and other features to take control of your podcast page!

    Claim Cancel