Somalipodd

Follow Somalipodd
Share on
Copy link to clipboard

Somalipodd med Amaal och Ilwaad. Dhibta iyo dheefta somali maxamed

Amaal iyo Ilwaad


    • Oct 30, 2022 LATEST EPISODE
    • infrequent NEW EPISODES
    • 18m AVG DURATION
    • 8 EPISODES


    Search for episodes from Somalipodd with a specific topic:

    Latest episodes from Somalipodd

    Aan u ducayno Somalia

    Play Episode Listen Later Oct 30, 2022 4:37


    Aad buu qalbigu noo xanuuney. ILAAHAYOO umada soomaliyeed u sahal

    Isku soo noqod wacan

    Play Episode Listen Later Oct 30, 2022 2:45


    We are back, we miss you! Mudo badan ka dib waanu soo laabaney.

    5.DIRISLE:Qaadka iyo Is cadaynta

    Play Episode Listen Later Jun 2, 2021 23:32


    Qeybtan waxaa Nala jooga martisharaf oo ah Dirisle , Ugbaad , Sucaad.

    4.Weerarka maskaxiyanka ah!

    Play Episode Listen Later May 20, 2021 13:34


    Raga qaar sheekada iyo dumarka sida loo la hadlo khalad bay ka fahansanyihiin. Maxaa sababay in aanay soomalidu aaneyn aaminsaneyn xanuunada nafsiyanka ah? Dumarka ma waxa lagu hayaa cadaadis maskaxiyan ah?

    raga maxaa
    3.Ciyaal ha dhalin hadii aanad...

    Play Episode Listen Later Mar 23, 2021 46:05


    Dhageyso wax ka baro waxna ka qaado waa waano wacdi.

    2.Ayuutadii buu la goostay

    Play Episode Listen Later Mar 11, 2021 37:26


    Waxa qeybtan martidii koobaad noo ah Muna. Waxayaalaha aanu ka hadlayo qeybtan waxa ka mid ah guurka iyo in leysku doori karo lamaanaha.Muna sheeko qosol badan ayay ka sheekeyneysaa. Iyo talooyin badan oo aan jeclanay inan idinla wadagno dhageysi wanaagsan❤️

    1.Guurka ha layskaba daayo !

    Play Episode Listen Later Feb 23, 2021 14:47


    Goormay ugu haboontahay in ay gabdhuhu aqal sameystaan? Ciyaal dhalid maxaa sabab looga dhigaa? Waxbarasho iyo guur keeba muhiimsan? Da'da yar ee hablaha lagu guursado ! Nin wuu tagaa waanuu imaadaa, taada raac markaste.

    HORDHAC

    Play Episode Listen Later Feb 23, 2021 1:21


    Kan waxa weeye hordhicii qeybta kobaad oo aan kaga hadli doono waxyaabo badan oo wax ka qabasho u bahaan.

    Claim Somalipodd

    In order to claim this podcast we'll send an email to with a verification link. Simply click the link and you will be able to edit tags, request a refresh, and other features to take control of your podcast page!

    Claim Cancel