A podcast, that offers insightful conversations about Culture, Art, Entrepreneurship and more
My uncle Nadiif was a gold miner in the mountainous regions of Ethiopia. I haven’t since now asked him what he mined or found there. He was the only urban member of our family who used to visit us. He used to visit us in our village, Shiidley. I used to anticipate his arrival, which […]
Today, we are talking with an incredible storyteller: the host of Isirka podcast, a podcast about traveling through time and space to understand Somali experiences. Like so many of us, she’s passionate about culture and she is here to share a bit about her journey. Amina is a Somali-American, interested in Somali culture and Music. […]
Bajaajtu, waa mid ka mid ah gaadiidka ugu badan ee ka shaqeeya Xamar. Dhallinyaro badan ayay shaqo u tahay. Marxalado kala duwan ayay ku shaqeeyaan. ‘Cajaladaha Bajaajta’ oo noqon doono barnaamij aan kula sheekaysanno sheekooyinkooda aan idin kugu soo gudbinno wadayaasha ayay qaybtan billow u tahay. Barnaamij ku waxa uu noqon doonaa qaab sheeko qoran […]
“Haddaa nahay dadkii, Dhashii lahayd dalkaan, Difaac iyo dagaal, Diyaar baan u nahay” Horay ma u maqashay heestan? Haa dheh. Ibraahim waa Abwaanka leh erayadeeda iyo laxankeeda. Sidoo kale waxa uu leeyahay suugaan kale oo tira badan. Laxanka mala bartaa mise waa hibo ayaan ku billaabay. Dhagaysi wacan.
Abwaan Yaxye Cabdi Cali “Yeebaash” waa dhakhtar, waxa aysa inta badan dadka ku yaqaannaan suugaanta. Waxa uu la hadlaa oo siyaabo kala duwan wax ugu sheegaa dhallinyarada. Waxaa suugaantiisa dhagaysta oo ku xiran kumannaan dhallinyaro iyo waayeel ba leh. Waxa aan maanta kala sheekaysanaynaa Suugaantiisa. Dhagaysi wanaagsan.
Habka tirsiga sanadka, Soomaalidu waxa ay tirsan jireen, welina tirsadaan, laba hab; labadaas oo kala ah habka tirsiga sanad-qorraxeedka iyo habka sanad-dayaxeedka. Soomaalidu waxa ay lahaayeen, welina leeyihiin, sanadka dabshidka oo la socda habka tirsiga sanad-qorraxeedka. Habkani wuxuu la jaanqaadayaa xilliyada dabaylaha iyo roobka ee sanadka, oo ay Soomaalidu uga baahnaayeen hab nololeedkooda. Beeraleyda, xoolaleyda […]
It’s 16th March. The Mnister of Health, Fowsiya Abuukar, told the national television that the first case of the virus was reported. The disease is real. But false information have spread among Somalis. Some religious clerks have issued fatwas marking the disease as “punishment against non-Muslims.” Somalia being a country recovering from war, the healthcare […]
Najuum, waa farashaxamiiste. Waxa aan ka sheekaysannay farshaxankeeda iyo waxa ay ku rejo weyn tahay in ay ka gaarto farshaxanka. Waxa ay ka jawaabaysaa, waxa uu farshaxanku u yahay iyada, dhaqaalaha laga sameeyo farshaxanka Soomaaliya IWM. Maqal habboon.
Axmed Faarax waa Filin sameeya. Waxa uu hadda ka shaqaynayaa oo meel gabogabo ah maraya Filin uu howshiisa billaabay 2013. Waraysigan, waxa aan uga sheekaysanaynaa si guud filin sameynta iyo gaar ahaan Filinkiisa Ayaanle. Dhagaysi wacan.
Waxa ay ahayd dayrtii 1972. Diinsoor Ayaan joogay. Galab ayay ahayd. Dabaysha ayaa inta ay dharkii ku dhajisay soo saartay qaabdhismeedka jirkeeda qurxoon. Wixii ugu horreeyay ee aan arko muuqaalkaa ayuu ahaa. Wixii ugu quruxda badnaa ee aan abidkey arkay ayay ahayd. In aan la hadlo waan ka baqay. Markii aan adkaysan waayay, ayaa aan […]
2017 ayaa la hor geeyey Baarlamaanka Hindise sharciyeedka Dambiyada jinsiga. Muran badan ka gadaal waxaa dib loogu celiyay Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xuquul insaanka. Bishii sibteembar ee sannadkan ayaa mar kale la hor keenay Baarlamaanka, isaga oo mar kale buuq ka abuuray bulshada dhexdeeda.Muxuu yahay sharcigan? Yaa diidan, maxaa se lagu diiddan yahay? Waxa aan […]
To start with my self; My parents married and lived in a small village in the Gedo region—called ‘shidley’ for their whole entire lives. As a family we maintained a livestock especially cows. During the drought seasons my father had to take the cows to the nearest place where they can find what to feed […]
Historically, the Somali culture is associated with an entrepreneurial spirit, which is what my guest for this episode, Najib Abdullahi, tried to rediscover by opening what’s arguably the first-ever specialty coffee company in Mogadishu focusing on coffee, community, and culture. ——————— Taariikh ahaan dhaqanka Soomaalidu wuxuu lahaa ruux ganacsi-abuur, taas oo ah arrinta uu ka […]
Dalka, waxaa aad ugu soo badanaya xarumo lagu magacaabo ‘Cilaaj’ kuwaas oo aan wax oggolaasho ah ka haysan Dowladda iyo laamaha Caafimaadka. Xarumahan, oo muuqaallo laga soo duubay lagu baahiyay Baraha bulshada waxa ay muujiyeen in aanay bulshadu fahamsanayn xanuunnada nafsadda ku dhaca. Haddaba sideen u fahmaynaa? Waxaa sharraxaya, Cabdicasiis Guudcadde oo Jaamacadda Franz Fanon ka […]