POPULARITY
Dalka martigelinaya Koobka Adduunka ee Mexico ayaa u gudbay wareegga 16-ka, halka weeraryahannada caanka ah ee Erling Haaland iyo Kylian Mbappé ay min laba gool dhaliyeen, taasoo Norway iyo France u soo saartay wareegga xiga.
Maalintii 6-aad ee Koobka Adduunka ayaa la dhigay taariikho cusub; Lionel Messi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyey ee u safta lix Koob oo Adduunka ah isagoo dhaliyey saddexley, halka Kylian Mbappé iyo Erling Haaland ay min labo gool ku hoggaamiyeen guulo waaweyn oo ay gaareen xulalkoodu.
Daraasado dhowaan la sameeyey ayaa muujinaya in ku dhowaad kala bar dhallinyarada dalka Australia ay la tacaalayaan culaysyo dhanka nafta iyo maskaxda ah. Falanqayntan waxaanu ku eegeynaa sida tababarka iyo anshaxa iyo tabo-barka is-difaaca Karate-gu uu dhallinyarada iyo dadka waaweynba uga caawinayo dhisidda adkaysi maskaxeed iyo xasillooni
Burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ka dib waxaa la furay jaamacado gaar loo leeyahay kuwaas oo dadaal ku bixiyey sidii ay u dabooli lahaayeen booskii hay'adaha waxbarashada ee dowladda. Tirada jaamacadaha Soomaaliya waxay hadda kor u dhaafayaan 130 jaamacadood. Jaamacadda SIMAD waxa ay ka mid tahay jaamacadihii ugu horreeyey ee la furay burburkii kadib, iyada oo soo saartay ku dhawaad 8,500 oo arday.Qeybtan 46-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Dr. Aweis Ahmed, iyo Dr. Abdikarim Mohaidin Ahmed oo ah guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD, waxa ay ku falanqeynayaan guud ahaan adeegga tacliinta sare ee dalka, gaar ahaan Jaamacadda SIMAD iyo kaalinteeda ku aadan horumarinta adeegga tacliinta sare ee dalka. Contact Somali Public Agenda's Adeeg Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab· Email us at podcasts@somalipublicagenda.orgThanks for listening!
Looking to step into a new career? You're not the only one, the stats suggest. No matter your age, background or whether English is your first language, a career change at some point is almost inevitable nowadays. In Australia, support is available to help you through the process. - Ma hiigsanaysaa inaad u gudubto xirfad shaqo oo cusub? Kaligaa ma tihid, marka loo eego xogta iyo tirokoobyada dalka ka jira. Meel kasta oo ay da'daadu tahay, asalkaaga, ama xitaa haddii uu Af-Ingiriisku yahay luqaddaada koowaad iyo haddii kaleba, in qofku uu mar uun shaqadiisa beddesho, mid aan laga baaqsan karin bay noqotay sammankan la joogo. Warbixintan waxaynu ku eegaynaa fursadaha iyo taageerada ka jirta Australia ee laga heli karo si ay kaaga caawiyaan hannaankaas isbeddelka ah.
Kadib burburkii shirkii u socday Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka, Baarlamaanka Federaalka ayaa dardargeliyay dhameystirka dib-u-eegista dastuurka. 4-tii Maarso ayuu Baarlamaanku u codeeyay 11 cutub, isagoo ku dhawaaqay in dib-u-eegistii dastuurka la soo gabagabeeyay. Afar maalmood kadib, Madaxweynaha ayaa saxiixay.Dhanka kale, Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, oo shiray kahor ansixinta dastuurka, ayaa diiday wax-ka-beddelka dastuurka, waxayna ku dhawaaqeen in 10-ka Abriil ay qaban doonaan shirweyne looga arrinsanayo mustaqbalka dalka. Qeybtan 69-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Hon. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame — oo ah mudane ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka isla markaana xubin ka ah Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed — waxay isla gorfeynayaan arrimaha la xiriira wax-ka-beddelka dastuurka, doorashooyinka heer dowlad-goboleed iyo doorashooyinka heer federaal. Contact Somali Public Agenda's Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan ansixiyey Guddiga Tacliinta Sare ee dalka, kaas oo ka shaqeyn doona hagidda iyo horumarinta hey'adaha tacliinta sare ee dalka. Qeybtan 40-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Aweis Ahmed iyo Prof. Cabdinur Sh. Maxamed oo ah guddoomiyaha guddiga, hore na u soo noqday Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare eee dalka, waxa ay ku falanqeynayaan guud ahaan howlaha tacliinta sare ee dalka, gaar ahaan howlaha horutabinta leh ee guddigu ka shaqeyn doono. Contact Somali Public Agenda's Adeeg Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!
Hoggaamiyaha xisbiga One Nation, Pauline Hanson, ayaa laga mamnuucay inay soo fadhiisato aqalka senetor-rada toddoba fadhi. Warbxinna waxaa lagu ogaaday in kumanyaal Ausralian ahi, qabaan cudurka Sonkorowga qaybtiisa Type 1, iyaga oo aan ogeyn.
Hay'adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliya (Somalia National Bureau of Statistics) waxa ay sanadihii lasoo dhaafay ku howlaneyd dadaallo la xiriira uruurinta xogaha rasmiga ah ee dalka oo ay kamid tahay tirakoobka. Tayada & tirada xogaha rasmiha ah ee la hayo, iyo sida looga faa'ideysto ayaanan dad badan u caddeyn. Qeybtan 58-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Dr. Abdisalan Mohamed, oo ah Agaasinmaha Guud ee Hay'adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliya, waxa ay ku gorfeynayaan arrimaha la xiriira xogaha rasmiga ah & tirakoobka ee uu ka shaqeynayo Hay'adda Istaatistikada Qaranka. Contact Somali Public Agenda's Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!
In ka badan 100 luqadaha dadka dalka loogu yimid ayaa Australia oo dhan hadda looga hadlaa. Qaarkood dad aad U tiro yar ayaa ku hadla, intooda badana waxay qatar ugu jiraan inay gabi ahaanba suulaan.
Send us a textSupport the show
Send us a textSupport the Show.
We visit Progress Pizza in Wichita Falls and talk to Chef Kyle Dalka about his culinary journey, the crazy places cooking has taken him and starting from scratch in a town he'd never been in. We also talk about "The Bear" Season 3. Is Carmy the villain? Will Syd take the ownership deal? What's gonna happen at the end of the series? We talk about all that while Kyle serves us up Cacio e pepe, Texas brisket with homemade bbq sauce, baked potato salad and Texas pinto beans.
We visit Progress Pizza in Wichita Falls and talk to Chef Kyle Dalka about his culinary journey, the crazy places cooking has taken him and starting from scratch in a town he'd never been in. We also talk about "The Bear" Season 3. Is Carmy the villain? Will Syd take the ownership deal? What's gonna happen at the end of the series? We talk about all that while Kyle serves us up Cacio e pepe, Texas brisket with homemade bbq sauce, baked potato salad and Texas pinto beans.
Australia Explained: Fahamka iyo ixtiraamka daawooyin dhaqameedka dalka dalka loogu yimid.
SAFIRKA ETOBIYO OO DALKA LAGA ERAYAY MAGACAABIADA TALIYAHA CUSUB EE NISA, Support the show
Support the show
Miksiko oo noqotay dalka ugu badan ee Mareykanku wax ka iibsadey 2023. Laga bilaabo bar bilawgii safmareenkii Kofid-19( Covid-19 ) duwalku waxa ay qorsheenayeen qaabka loo diyaarin lahaa suuqyo kale oo aan aheyn ka jaynaha. Suuqyada soo baxey waxa ka mid ah suuqa Miksiko. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Waraysi: Xildhibaan hore Maxamed Cumar Dalxa
Buundo laga dhisay maagalada muqdishu Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaaale ayaa xarriga ka jaray buundo loogu tala galay fududeynta isu socodka bulshada guud ahaan iyo gaarhaan ardayda iskoolada degmada waaberi. Buundadan wax dhisay Shirakada a Alburuuj waxaana dhaqalaha badan ku bixiye shirkada hormuud oo codsigeeyna aqbashay Iskaashiga Ururada Bulshada Rayidka iyo Hay'adaha Dowladda.Shirakan oo labomaalin ka so day hotel jasiro ayaa looga Hadley doorka wadashqeyn hayadaha dowlada iyo hayadaha bulshada oo kala ah ganacsiyada iyo NGO ya da ka holgalo dalka waxan kasoo baxay baaq in lafuro wadiiqo ay ku wada xaririan bulshada rayidkai yo dowlada Haweeynka ku baaqay xabadjoojin deg deg ah gagalka ka socod degmad cadale Haweyn kulan ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa baaq nabadeed u direy beelaha ku dagaalamaya gobolka Shabeellaha Dhexe. Waxaan leenahay halajoojiyo colaada cadale. Waxaan idiinwadan fataxo gabdhaha abgaal. Waxaan maqalnay wax xun oo aan loo dulqadankarin. Guryaheyn kuma noqoneynmeyno ilaa aad nabad ka dhalisan. Dayactir iyo Dhimaha garoonka Diyaarada ee Xudur Maamulka dowlad gobeldka kofur galbeed oo bilabay dhismah iyo daycatirka garonkadiyaaradaha ee degmada xudur caasiamda gobolka bakool Wasiirka wasaarada duulista hwada iyo gadiidka dhulka dowlad goboledka koofur galbeed Xasan Mudane cabdi nuur Xasan ( Xasan aalbaro) iyo Wsiirka wasaarada hoowlaha guud iyo guryeenta cabdi cabdulahi ( diktoor goo ) ayaa ka warbxiye dhismah garonka xudur Dad tahriibayaal maxbiis ku ah dalka liibyo oo dalka dib loogu sooceliye Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta Dalka Ku soo celisay 100 muwaadiniin oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya. Arintaan ayaa waxaa ka shqeey ergyaga arimah muhajiritna iyo caruruta iyo safirka Somalia u fadhiya dalka libaya. Qarkamid dadk dib loo soocleiye ayaa mujiye dareen wadniyed oo qiiro geliye dadka eraborka jogay. 52 xamar aya lakney 48 kalen Somali land iyo deganokale loo qaday.Support the show
Support the show
Dalka Australia oo dhan waxaa ka bilowday codaynta taariiqiga ah ee aftida codka lagu siinayo dadka dalka loogu yimid.
warbixintan waxanu kasoo xiganay joornaalka Bild ee kasoo baxa dalka jarmalka,Support the show
37 sano kadib, Soomaaliya waxaa u buuxsami doonto 100 sano oo dowladnimo ah. Dalka waxa uu xurnimo qaatay 63 sano kahor sanadkii 1960-kii. 30 sano oo ay dowlado rayid ah iyo mid militari dalka maamulayeen kadib, Soomaaliya waxa ay dowladdii ka burburtay sanadkii 1991. Dowladdii ugu horreysay ee aan kumeelgaar ahayn waxaa Muqdisho lagu dhisay sanadkii 2012. Waxaa madaxweyne ka noqday madaxweynaha hadda talada haya ee Xasan Sheekh Maxamuud.Madaxweynaha ayaa ku howlan Hiigsiga Qarni-jirka 2060. Waxaa hiigsigaas gacanta ku haya la-taliyaha Madaxweyneha ee arrimaha dhaqaalaha oo sido kale ah Agaasimaha Fulinta ee Golaha Dhaqaalaha Qaranka Xasan Aadan Hoosoow.Qeybtan 30-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Xasan Aadan Xoosoow iyo Mahad Waasuge waxa ay ku falanqeynayaan hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya ee 2060.Contact Somali Public Agenda's Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!
Abdirahman Siyaasi oo kamida xibnaha jaaliyada Salzburg ee dalka Austria ayaan ka waraystay xaalada magaalada iyo soomaalida Support the show
Support the show
xoga muhiim ayuu kaga hadlay qaybtaan 3aadSupport the show
safaarada uk ayaa dib loo furay mudo sodon iyo laba sana kadibSupport the show
https://www.livegoodtour.com/Halwoali Shirkadaan waxaa la yiraahda livegood waxay degantahay Dalka markanka. Haddii aad markan degantahay fursad gaar ah ayey ku siinaysaa. Sidoo kale wadamada caalamka oo dhan ayaa laga soo gali karaa. Si aad isu diwaangelisid linkiga kor ku qoran raac si aan aniga leader kugu noqda.
Siyaasi Mohamed Shiine ayaa shirkiisa jaraa,id maanta kaga waramay xaalka dalka marayo. sidoo kale wuxu bogaadiyay madaxda dalka gaar ahaan Madaxwayanaha dowlada soomaaliya Mudane Xasan Sheekh iyo Agaasimaga Hay,adda NISA mudane Mahad Salaad oo uu ku amaanay guulaha waawayn ka gareen la dagaalanka argagixisada Alshabab,Support the show
Cayaraaha aduunka 2022 ee Qatar ka dhacaya ayaa waxaa hareeyay muran laga soo bilaabo markii lagu dhawaaqay 2010 in tartankan lagu qabanayo dalkan khaliijka ku yaal.
ALL OF US RADIO: Check out redlegendstudios.org for more content. Follow Lore Lord on Twitter: https://twitter.com/lorelordnft Mint is LIVE: https://redlegendstudios.com/
Waraysi aan la yeelanay Hassan Egal oo madax u ah ururka Somali Community Association WA INC.
Dalalka U.K iyo Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis qaxootiga doonayaha ku yimaada U.K loogu dirayo dalka Rwanda.Qorshahan ayaa waxaa dhaliilay hay'adah u dooda qaxootiga iyo magangalyodoonka.
Waxaa Australia ku sugan qaxooti iyo magangalyodoon badan oo aan haysan sharci deganaansho ah sidoo kalana aan xaq u lahayn caawimaado badan. Haddaba waxaa taageero u doonaya golayaal deegaan oo dalkoo dhan ah.
Wasiirkii hore ee arimaha dibadda Soomaaliya ayaa soo jeediyay in si xal loogu helo khilaafka soo noqnoqday ee u dhexeeya Madaweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha dalka loo baahan in laga taqaluso jagada RW ha uuna Madaxweynuhu noqdo qofka kaliya ee dalka ka taliya.Ma ku raacsan tahay taladaas?
Youtube: https://www.youtube.com/channel/UCo7SM-RiIsCpM1ICWHd1scw Web Sitemiz: https://www.egitimveegitim.com/ Twitter: https://twitter.com/EgitimveEgitim İnstagram: https://www.instagram.com/egitimveegitim Facebook: https://www.facebook.com/egitimveegitim
Caawa oo bisha Agoosto tahay 10 waa habeenka tirakoobka guud ee dalka Australia.Tirakoobka 5 sanaba mar ayaa la qabtaa.
Waxaa maanta la fariisaney Dr. Yasin Gaardo oo ah dhaqtar Soomaali oo ku nool dalka Shiinaha, halkaasne wax ku soo bartay.
Kumanaan qof oo qaxooti ah oo dawlada Australia siisay fiisooyin bina'aadanimo ayaa wali dalka dibadiisa ku xaniban kadib markii uu saameeyay xanibada safar ee la soo rogay kadib faafka COVID-19.
Amina Mohamed waa qof hal abuur aad u wanaagsan keen si bulshada Soomaalieed ee ku nool dalka Finland uga faa'iidaan. Shirkada Amina waa shirkad iyo samafal isku jiro
Miisaaniyadii sanadkan ayaa lagu sheegay in soogalootiga cusub ay sugidoonaan 4 sano inay cayrta xaq u yeeshaan.Warar kale ee miisaaniyada halkan ka dhagayso.
Turkey ayaa tababar dalka iyo dibada ah siisa ciidanka qalabka sidda ee Soomaliya iyadoo cutubyo cusub ay dalka dib ugu soo noqdeen.
Hindise sharciyaadkan ayay dawlada Fransiisku ku tilmaantay inay ku difaacayso amaanka shacabka laakiin dadka dhaliilsan ayaa qaba mid taas ka duwan
Abdi Aden waa qoraa deggan Magaalada Melbourne "Haddii dadka Aborinalku aysan ku farax sanayn uma dabaaldegayo maalinta Australia Day"29 kii sanoo ee uu Australia degganaa maxaa is badalay?
Wixii ka soo baxay iyo arimihii looga hadlay shir dhawaan lagu soo gaba gabeeyay Garowe ayaa waxaa falan qaynaya aqoonyano.
Dadka Australia waxaa saaran xanibaado ah inaysan dalka dibadiisa u dhoofi karin. Hadda waxaa jira sharuudo haddii aad soo buuxiso laguu ogolaanayo inaad dhoofto. Maxay yihiin sharuudahaasi?
In Episode 26 geht es um Marken, Labels, Brands - und zwar um Menschen, die sich selbst vermarkten. Mit dem Markenstrategen @Markus Dalka sprechen wir über Personal Branding, wo es Sinn macht und wo es sinnentfremdet mehr Schaden anrichtet als Gutes tut. Wir fragen uns, wie Personen zu Produkten wurden und werden; warum Unternehmen und Berater davon am meisten profitieren und was alternativ getan werden kann um Anerkennung zu erfahren (Spoiler: Inhalte!).Die Episode in einem Satz: Markus findet, man muss den (guten) Prozess und die (schlechte) Verpackung unterscheiden, Human amüsiert sich über lang geplante "Authentizität" und Mary-Jane geht die ewige Alles-Immer-Super-Laier auf den Sack.
Dalka, waxaa aad ugu soo badanaya xarumo lagu magacaabo ‘Cilaaj’ kuwaas oo aan wax oggolaasho ah ka haysan Dowladda iyo laamaha Caafimaadka. Xarumahan, oo muuqaallo laga soo duubay lagu baahiyay Baraha bulshada waxa ay muujiyeen in aanay bulshadu fahamsanayn xanuunnada nafsadda ku dhaca. Haddaba sideen u fahmaynaa? Waxaa sharraxaya, Cabdicasiis Guudcadde oo Jaamacadda Franz Fanon ka […]
Xaafadaha Melbourne ee ay ku badan yihiin bulshooyinka dhaqamada kala duwan ayaa la sheegay in laga helay kaysas badan oo coronavirus ah taasoo dhaliyay cabsi in bulshooyinkaas aysan helin macluumaad ku filan oo ku saabasan xanuunka coronavirus.
Imtaxaanadii qaran ee iskuulada oo Corona awgeed loo joojiyay iyo masaajidyada dalka oo albaabada loo xidhay. somali@sverigesradio.se
Xaduudaha Yurub oo maanta xirmay. Baarlamanka oo go'aan ka gaaraya iskuulada iyo safarada gudaha dalka oo talo laga soo saaray
Boqorka iyo ra'iisal wasaaraha oo dalka la hadlay. Eurovision oo la baajiyay sanadkan iyo saaxada cusub ee waxbarashada
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Maandeeq Podcast waa wargelin iyo shheko wadaag ku aadan sooyaalka dalka iyo dadka Soomaalida.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
This Week’s Guest: David Dalka David Dalka, who is the Founder and Managing Director at Fearless Revival, joined me to chat on my podcast, This is Affiliate Marketing with Shawn Collins. Episode 19 I wanted to learn more about the real David, so I asked him a variety of questions I figured he had not been asked in previous interviews. We discussed... His interest in meteorology Danny Meyer of Shake Shack Silver Streak and other movies he loves The Chicago Cubs His old music site, MusicFrisk Susan Cain on introverts Dan Lyons on start-ups Links from this episode David on LinkedIn David on Twitter Tweets about the Cubs: 1 / 2 NRA Show Danny Meyer of Union Square Cafe NYC on Enlightened Hospitality Fearless Revival Music Frisk Susan Cain TED Talk Will Hurricane Sandy (1-175-485) Again Demonstrate Need to Enhance Saffir-Simpson Scale? Hurricane Ike Suggests Need to Modify Saffir-Simpson Scale Hurricane Measurement Metrics Thank you for listening Please leave a comment or feel free to contact me. And if you enjoyed this episode of This is Affiliate Marketing with Shawn Collins, please share it.