Janaat  Podcast

Janaat Podcast

Follow Janaat Podcast
Share on
Copy link to clipboard

Kusoo dhawow Janaat podcastJanaat podcast wuxuu kaa caawin doona fahanka muhiimada badqabka caafmadka maankaaga ,ilaalinta kobaca garaadka dhalaanka, samaynta xidhiidh togan oo ka dhaxeeya waalidka soomaliyed iyo ilmihiisa ,  sidoo kale  ka dhigada maalintaada mid ka fayow isku buuqa iyo qulubka❤️

Dhawrsan Nasir


    • Jun 2, 2024 LATEST EPISODE
    • weekly NEW EPISODES
    • 23m AVG DURATION
    • 14 EPISODES


    Search for episodes from Janaat Podcast with a specific topic:

    Latest episodes from Janaat Podcast

    S2Ep 1 : Dhaawacyada Caruurnimo / childhood trauma

    Play Episode Listen Later Jun 2, 2024 28:13


    Qalbiyo baddanba u buka dhaawacyo so gaadhay xiligii barbaarinta , xalqadan waxay inuu iftiiminaysa waxyaabaha keena dhaawacyada Caruurnimo iyo saamayntoodaQuluubta alle haynoo kabo❤️Dhawrsan Nasir/ counseling psychologist 

    EP -11 Waalidka iyo Ubadka

    Play Episode Listen Later May 19, 2024 33:56


    Xalqadan waxa marti ku ah hooyaday macaanWaxaan kawada sheekaysanaynaa sida waalidku u xoojin karo inuu soo saaro ilmo baariya aduun iyo aakhirana anfac leh insha allahDhawrsan Nasir / Counseling psychologist ❤️

    xalqadan
    Ep-10 Saamaynta burburka Qoyska iyo Ubadka

    Play Episode Listen Later May 12, 2024 24:50


    Burburka qoysku wuxu saamayn taban ku yaasha ilmaha iyo waalidkabaXalqadan waxaan kaga hadlaynaa sida waalidku u maarayn karo caafmadkisa iyo ka ilmahaba burburka ka dibDhawrsan Nasir/ counseling psychologist ❤️❤️

    qoyska
    Ep-9 Sidee naftaada u caawinaysaa marka dhib kula kulmo

    Play Episode Listen Later May 7, 2024 30:02


    Xalqadan waxaynu kaga hadlaynaa dhawr qodob- sidee loo xoojiya xidhiidhka alle- Sidee u caawin kartaa naftaada marka dhib dareemaysidDhawrsan Nasir/ counseling psychologist 

    marka kula xalqadan
    Ep_8 Ka Hor Inta Aanad Guursan

    Play Episode Listen Later May 3, 2024 31:39


    Xalqada 8 ee taxanaheena waxaan kaga hadlayna ka hor inta aanad guursan maxaa kuu muhiim ah  inaad ogaato si aad u ilaashato Degenida iyo Xasiloonida Maankaaga Dhawrsan Nasir/ counseling psychologist 

    EP-7 Kasoo kabashada dhaawacyada nafsiga| Healing From psychological trauma

    Play Episode Listen Later Apr 30, 2024 31:21


    Xalqadani waxay inaga caawinaysaa inaan fahano maxaa keena dhaawac nafsiya iyo sideen uga kaban karnaa dhibkaas Dhawrsan Nasir | counseling psychologist ❤️

    Ep-6 Narcissistic personality disorder

    Play Episode Listen Later Apr 24, 2024 25:37


    Xalqada 6 ee taxanaheena waxaan kaga hadlaynaa dabeecad loo yaqaan narcissistic personality disorder waxyaabaha calaamadaha u ah qofka qaba dabeecadan iyo waxyaabaha keena inuu qofku la noolado dabcigaasDhawrsan Nasir/ counseling psychologist 

    Ep-5 - Postpartum depression| depression ka dhalmada kadib | الاكتئاب بعد الولادة

    Play Episode Listen Later Apr 14, 2024 23:19


    Xalqadan waxay inaga caawin doonta fahanka xanuunka depression ku dhaca hooyada dhalmada kadib  (postpartum depression)waxyaabaha sababa iyo sida loo daaweyo Dhawrsan Nasir / counseling psychologist 

    postpartum depression depression depression xalqadan
    EP-4 Depression | الاكتئاب | isku buuq( Qulub)

    Play Episode Listen Later Mar 24, 2024 23:00


    Xalqadan waxaynu kaga hadlaynaa xanuunka depression ka waxyaabaha sababa iyo sida loola tacaali karo waxaan rajaynayaa inay caawiso xalqadani in baddan oo inaga mida Dhawrsan Nasir/ counselling psychologist Janaat podcast 

    Teenager | سن المراهقة | Da,ada Qaangaadha (13-20 sano)

    Play Episode Listen Later Mar 15, 2024 29:01


    Xalqadan  waxaynu kaga hadlaynaa is badala dhaca wakhtiga qaangaadh-ka ee 13-20 sano ,  waxaynu  kusoo qaadan doona   xogo iyo macluumad kaa caawin doona fahanka maxalada ay maryaan ubadkeena ku jira xiliganDhawrsan Nasir / counselling psychologist Janaat podcast 

    Ep:2 Baahiyaha Nafsiga Ee aadanaha / Psychological needs / الحاجات النفسية

    Play Episode Listen Later Mar 9, 2024 20:00


    Xalqadan waxaynu kaaga hadlaynaa da,a kasta baahiyaha nasfiyadeed ee ay leeday, si aynu ugu baraarugsanaano wakhtigaynu marayno maxa inoo muhiima oon ahayn cunto iyo cabitaan Dhawrsan Nasir counselling psychologist

    Ep 1 Badqabka Caafmadka Maanka

    Play Episode Listen Later Mar 2, 2024 14:21


    Xalqadani waa tii kowaad ee tanaha janaat ,waxay inoo iftiiminaysaa muhiimada badqabka maankeena ,waxyaabaha saamaynta inagu leh ,iyo sidaynu isku caawin karno markaynu bukoono maan ahaan

    Hordhac: Trailer

    Play Episode Listen Later Feb 25, 2024 0:58


    Ujeedka iyo hordhaca Janaat podcast 

    UBAD

    Play Episode Listen Later Feb 8, 2024 6:57


    Fahanka Baahiya Nafsiga Ee ubadkeenu waa badqabka nolosheena iyo helida mustaqbal ka fayow dhaawacyo nafsiya

    ubad

    Claim Janaat Podcast

    In order to claim this podcast we'll send an email to with a verification link. Simply click the link and you will be able to edit tags, request a refresh, and other features to take control of your podcast page!

    Claim Cancel