POPULARITY
Roray Safe Family waa barnaamuj dadka looga wacyigalinayo tacadiyada lagula kaco haweenka oo gaar ahaan diirada lagu saarayo bulshooyinka dhaqamada kala duwan. Waxaan ka waraysanay: Dorothy Gilmour, Peter Berg iyo Ahmed Tohow.
Halkaan waxaan kusoo gudbiyaaa Arimaha Qoyska, sida dhiirigalina Waalidiinta Tarbiyada Carrurta iyo Hormarinta Qoyska.waxaad ilawadaagi kartaa Fikirkaada iyo hadii Aaad Su"aal qabto intabo, Mahadsanid dhageysigaada.
halkaan waxaan kuso gudbiyaa Arimaha Qoyska sida daganaasha ah Qoyska farxada iyo Barbaarinta Caruurrta mahadsanid dhageysigaada.
Podcastigani wuxuu ka hadlayaa “Protective Factors” oo ah qaab faa'iido wayn u leh dhismaha iyo baraaraha nolosha ilmaha iyo qoyska. This podcast talks about "Protective Factors" which are a very useful way to build and nurture the life of the child and the family.
Mu hiimada Ayleedahay marka ilmaha Lalawadaago Armiha Qoyska ee masiiriga ah, waxaa uu Dareemayaa masuuliyad iyo Ixtiraam kaas oo kufahmikaro hadii waalidka dhintaan ama ay wax ku dhacaan,
Xalqadeenaan waxaan uga hadleynaa sidaan u kobcin lahayn qoyskeena bisha ramadanka. Waxaanu isku deyi doonaa inaanu ka hadalno wixii talo ama khibrad inoo shaqaysay ama mid aanu ku fakarnay ah inaad idinla wadaagno. Waxaanu ka hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha ramadan si wadajir ah, waxay sameeyn lahayn inta bisha barakeysan lagu gudo jiro, iyo sideey ciidaba isugu diyaarin lahaayeen. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maher Zain. Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
1: macnaha caadooyinka ama dhaqan 2:Doorka diintu ku leedahay ilaalinta iyo dhawrista caadooyinka sharafta leh 3:Qoyska iyo doorka uu ku leeyahay taabo galinta dhaqamada wanaagsan. 4:caadooyinka burburiya maskaxda bulshada. 5:dhaqamada keena dib u dhaca bulshooyinka.
Wasiiradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland, Marwo Aamina Osman, ayaa xulka kubadda cagta ee Mudug, casho-sharaf u samaysay, ka dib markii ay kooxda gobolka Karkaar 3-0 kaga badiyeen. Cayaartaa ayaa ka mid ahayd tartanka cayaaraha kubbadda cagta ee gobollada Puntland.
1: waa maxay qosku?! 2: waa maxay muhiimada uu leedahay qoska?! 3:tiirarka qoyska cafimaadka qaba 4:barbaarinta toosan 5 kaalinta uu leeyahay ilmaha yar koritaankiisa 6:mashaakisha qoysasku 7 xalalka ugu saxsan ee lagu dhaqaaqi karo
Qeybtan waxaan uga hadli doonaa sida aan u kobcin lahayn qoyskeena bisha ramadanka. Waxaanu isku deyi doonaa inaanu ka hadalno wixii talo ama khibrad inoo shaqaysay ama mid aanu ku fakarnay ah inaad idinla wadaagno. Waxaanu ka hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha ramadan si wadajir ah, waxay sameeyn lahayn inta bisha barakeysan lagu gudo jiro, iyo sideey ciidaba isugu diyaarin lahaayeen.
Ms Maghen Markle oo ah xaaska Prince Harry ayaa kaga cabatay qoyska boqortooyada Ingiriiska soo dhoweyn la'aan kuna eedaysay midab-takoor.
Hadalhaynta tusaalayaasha togan ayaa inta badan ka saamayn iyo waxtar badan buunbuuninta mushkiladaha taagan. Wax badan ayaynu aragnaa sheekooyinka taban ee qoysaska Soomaalida, waxa se muhiim ah in sidoo kale xoogga la saaro sootebinta kuwa guulaystay. Waxa ila jooga lammaanaha Mahad Jaamac Koronto iyo Warda-Sagal Axmed Rooble. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
Asad Cabdullahi Cumar waa qoraaga buuga "Burburka qoyska Soomaaliyeed ee Qurbaha iyo badbaadadiisa"Waa daraasad gaaban oo iftiiminaysa xalka iyo sababaha keena burburka qoyska.
Aabe Aaadan Ibrahim Diiriye iyo Luul Aadan oo nooga waramay dareenkooda xukunka lagu riday Brent Tarrant oo 51 qof ku dilay Masaajidada Christchurch.Aadan Ibrahim waa Aabaha Mucad Ibrahim oo 3 jir ahaa oo ku dhintay weerarka.
Qoyska nin reer Melbourne ah oo ka tacsiyaysay dadkii ku waxyeeloobay weerarkii Kismayo. - Qoyska nin reer Melbourne ah oo ka tacsiyaysay dadkii ku waxyeeloobay weerarkii Kismayo.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Furaha Badhaadhaha qoyska