Somali Language podcast about Books. This including Books in Somali, about Somalis, Authored by Somalis. Occasionally we also review world literature and other books. Waa goob jabaqeed lagu falanqeeyo buugta Af-soomaaliga ku qoran, kuwa Soomalidu qoreen,
The Fortune Men (Raggii Hoodada lahaa) waa sheeko faneed ku salaysan dhacdooyin dhab ah oo ka dhacay magaalada Cardiff dabayaaqadii kontomeeyadii. waxa uu ku qoranyahay afka - Ingiriisiga waxana la daabacay sanadkan 2021.
Waa buug kooban oo lagu soo aruuriyay shan sheeko oo Soomaaliyeed oo caan baxay. Waxa qoray suugaan-ruugga Axmed F Cali (Idaajaa). Shoutout to Simaneey Podcast oo dhawaan nagu daray liiska podcast-yada Soomaalida. kala xidhiidh
Dirkii Sacmaallada waa buug kooban oo qoraagu ugu kuur galay ka warcelinta soojireenka Soomaalinimada? xagee bay ka yimaadeen? ereyga Soomaali xagee buu ka yimid? Masaaridii hore iyo Soomaalida iwm.
Feedh Qaloocda waa buugii curad ee quraaga Nuuradiin faarax lana daabacay sanadkii 1970kii.
Gorfaynta dhigaalkii Xusuus qorkii Muqdisho ee Xasan Abuukar ku qoray afka ingiriisiga sanadkii 2015.
Buugga afraad waxa wada gorfaynayna aniga iyo saaxiibkay Cali casimaan. Dhagaysi wacan. the fourth Book (the unborn sufferer) is reviewed with my friend Ali.
Review of Hidden life of trees (Nolosha Dahsoon ee Geedaha) by Peter Wollhoben.
Buuga kani waa mid af ingiriisi ku qoran oo laga qoray Soomaalida. la daabacay badhtankii qarnigii sagaal iyo tobnaad.
Buuga uu ku curtay barnaamijkani waa buuga caan baxay ee Aqoon darro wa u nacab jacayl. The first book on this book is none other than the classic "ignorance is the enemy of love".
This is an intro to the podcast. Meeriskani wuxu hordhac u yahay Madal jabaqeeddan.