POPULARITY
Dokument Lukáše Houdka z produkce Hate Free Culture přibližuje více než tříletou cestu justicí české muslimky Kateřiny Gamal Richterové. V roce 2018 kolovaly sociálními sítěmi její zmanipulované fotografie, které spustily lavinu nenávisti.
Dokument Lukáše Houdka z produkce Hate Free Culture přibližuje více než tříletou cestu justicí české muslimky Kateřiny Gamal Richterové. V roce 2018 kolovaly sociálními sítěmi její zmanipulované fotografie, které spustily lavinu nenávisti.Všechny díly podcastu Dokument můžete pohodlně poslouchat v mobilní aplikaci mujRozhlas pro Android a iOS nebo na webu mujRozhlas.cz.
SBS World News ayaa ogaatey inay Australia ka jiraan kooxo xag-jirka Neo-Nazii-ga ah oo muslimiinta neceb iyagoo goobaha jir-dhiska ka furtay Australia oo dhan.
Kaalinta uu Masjidku ka qaalo nolosha Muslimka
Hamiga looga baahan yahay Qofka Muslimka ah
Kitaabka: Qorshaha Istiraatiijiyadeed ee horumarka Umadda Qoraaga kitaabka: Dr Tariq suwaidan Waxaa soo khulaaseeyey: Abdinur Mohamed Ahmed ...... Ujeedaka aan u soo khulaaseeyey buuggan waa qayb ka mid ah mashruuc loogu magac daray “Cumraan” oo diktoorku door wayn ka qaatay. Waana mashruuc istiraatiiji ah oo loogu talo galay in lagu sooceliyo sharftii iyo xadaaradii ay ummaddani lahayd iyadoo la tababarayo dadkii howshaa u kici lahaa. Kitaabka nuxurkiisa waa sidan hoose: Jaangooynta dhibaatooyinka ummadda Muslimka iyo sababaha keenay dib u dhaca muslimiinta. Qeexidda awoodaha iyo kheyraadka ummadda iyo meelaha uu ku jiro si loola tartami karo bulshooyinka horumarey dhinacyada dhaqaalaha, aqoonta, kaabayaasha iyo caafimaadka In la fahmo waxyaalaha hortaagan isbadalka ummadda (understanding resistance against change) iyo in la xadido caqabadaha joojin kara isbadalka iyo sidii looga gudbi lahaa. Wixii dheeri ah nagala soco Youtubkeena Tahainspires .... Wabilaahi Tawfiiq #Tahainspires #Cilmi #Horumar #Soomaali
Kiribto Somali tv waa Goob Aad Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain crypto
Kiribto Somali tv waa Goob Aad ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain cryptocurrency AfSomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah somali@sverigesradio.se
Dhismaha guriga muslimka 1
Dhismaha guriga muslimka 2
Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) 01
Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) 02
Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) 03
Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) 04