Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Olle Zachrison

200 qof oo ilaa iyo imminka loo oggolaaday kaalmada dib u noqoshada. Vänsterka oo soo bandhigayo hindise lagu joojinayo masaafurinta dhallinyarada iyo 20 miljan oo lagaisticmaalay waraaqaha codeynta doorashooyinkii dhowaa Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Maxkmada racfaanka ayaa akiidisay xkunka abadiyada ee hore loogu riday ninkii geystay dil saddex geesla ahaa ee Uppsala. Dadka u dhinta wadne xanuunka oo hoos u dhacay iyo maxkamada racfaanka oo xaqiijisay xukun kale qof bam af dhigay iskuul Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Postnord iyo Valmyndigheten oo galabta kulan yeelanaya. Dadka iswiidhish ahee adeegsada adeegyada g AI-da oo kordhay. Xildhibaan Maxamed Cali oo ka tirsan xisbiga Vänsterpartiet, oo codsaday fasax laba toddobaad ah. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Codadkii ugu badnaa oo dibeadaha laga soo dhiibtay sannadkan. Lacagta kalaamda waxbarashada oo sare loo qaadayo iyo racfaanada doorashada laga qaadanayo oo aad u kordhaya Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Dib u celinta qasabka ah ayaa la joojiyay. Kiisas maxkamad oo ay dhici karto in dib loogu noqdo iyo kuleyl imaanaya mar kale Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Xisbiga V oo ka hadlay Maxamed Cali. 25 sanno oo laga joogo markii Dawit Isaak lagu xiray Eritrea. iyo Xaywaanka Älg-ga oo leh shakhsiyado kala duwan Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Dhallinyarada Sweden oo cabba cabitaannada tamarta si ka badan dhallinyarada W Yurub. Statens fastighetsverk oo doonaysa in xayndaab lagu wareejiyo safaaradda Israa'iil. Dadka waaweyn oo si ka badan kuwa da'da yar u isticmaala warbaahinta caadiga. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Tirrada shilalkaey xayawaanka duurjoogta ahi sababaan ee ka dhaca waddooyinka Sweden oo kordhay. Andreas Almgren oo ku guuleystay dahabka Adduunka, dhigayna rikoor cusub oo Yurub ah. Labbo qof oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay degmada Partille. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Hay'adda Ilaalinta Asturnaanta IMY oo biloowday farriimo sms oo SD u diray dad badan. In ka badan 3.7 milyan oo qof oo horay codkooda u dhiibtay doorashadii sannadkan. Dugsi ku yaalla Oskarshamn oo la xiray kadib hanjabaad soo gaartay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Ka qaybgalka codbixinta doorashadan hadda ka sarre maray codbixinta doorashadii 2022-ka. Nin 21 jir ah oo ka tirsan shabakadda dambiyada Foxtrot oo Marooko lagu qabtay. Shaqo laaanta oo hoos u sii dhaceeysa, sida ey sheegay Arbetsförmedlingen-ka.

Wararka Raadiyaha Iswiidhen ”Cunto ku gubatay mikroweyfka” oo sababtay in dadka laga saaro centralstationenQofna uma dhiman toogasho bishii AgoostoUlla‑Lena oo ku guuleysatay dacwad ka dhan ah xukuumadda

Weerarro waaweyn lalama beegsan doorashada Shaqo joojin loo qorsheeyay shirkadda King Maxaabiista xabsiyada Iswiidhan oo labanlaabantay

Mucaaradka oo weli hogaanka haya. In ka badan 4,500 oo dhacdooyin oo la xiriira doorashada oo loo gudbiyay hayadda doorashooyinka. Nynas oo labadii gole ee uu wakiilada kulahaa u muuqadaan inuu waayayo.

Goobaha codbixinta ee laga yaabo in codbixiyeyaasha si khaldan loogu diiwaangeliyey. Järfälla oo waalidiinta ku boorisay in maalmaha ugu dhow carruutooda iskuulka geeyaan kana soo kaxeeyaan.20 jir ka tirsan xisbiga Socialdemokraterna oo la weeraray

Xisbiga V oo weli ku adkeeysanayaa shuruuddiisa ah inuu ka mid noqdo xukuumadda. Howlgab badan oo doorta iney sii shaqeeyaan. Kadib weerarkii ka dhacay Dugsiga Fagersta, waxaa kordhay digniinaha & hanjabaadaha loo jeediyo iskuullada.

Center-ka oo doorbidaya doorasho cusub intii uuu codayn laha xukuumad uu qeyb ka yahay Vänsterpartiet. Göteborg oo aan muddo sannad ahi ka dhicin toogasho dil. Liberalerna oo doonaya in la joojiyo isticmaalka Ipad iyo kombiyuuterada.

Ebba Busch oo ka hadashay helista xilalalka wasiirnimo ee SD. Tirada dalabaadka qaamaha lacagaha ee loo gudbiyo Kronofogden. Rikoor guryaha filooyinka ah oo la iibiyey sannadkan.

Iswiidhen oo iibsanaysaa nidaamka gantaal-rasaaseedka Mareykanku sameyo. Musharraxiin hor leh oo laga saaray xisbiga Vänsterpartiet. Xukuumadda oo soo jeedisay sharci cusub oo booliisku isticmaali karaan.

Dhakhtar wadne oo lagala noqday ruqsadda shaqada Morooko oo Iswiidhan u soo gacan gelisay dad lagu tuhunsan yahay dambiyo Busch oo ballanqaadday reaktarro cusub oo nukliyeer ah

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ryanair oo saxiixday heshiis wadajir shaqoDhacdooyin badan oo la xiriira doorashadaWaajib lagu soo sheegayo busbuska iyo fayraska RS

Ku dhowaad hal milyan qof ayaa hore u codeeyay Nin shaaciyay xogta dambiilayaal galmo oo lagu xukumay sumcad dil Waalidkii oo lagu waayay dambi

Hoggaamiye dhallinyaro oo lagu xukumay xabsi Canshuur dhimista cuntada oo keentay saameyntii la filayay Tiro rikoor ah oo dalxiisayaal ah oo booqday Stockholm

Iswiidhan oo heshiis bilyano karoon ah la saxiixanaysa Faransiiska Xisbiyada oo xoogga saaraya albaab garaaca Volvo Cars oo xireysa xafiiskeeda Stockholm

Sweden iyo Finland oo xoojinaya iskaashigooda milatari ee Xuduudda Ruushka. Nooshi Dadgostar, oo sheegtay iney ka fikiri karto iney xirato xiddigta Daauud (davidsstjärna). Gabar lagu xiray dugsi sare oo ku yaalla Lund.

Nin looga shakisan yahay weerarkii Iskuulka Fagersta ayaa la codsaday in Rumaanka la dhigo. Xisbiyada oo weli wada soo bandhigista ballanqaadyadooda doorasho. Säp oo billowday baaritaan hordhac ah oo ku saabsan hanjabaad loo geystay Simona Mohamsson.

Qof kale oo loo xiray weerarkii Iskuulka ee Fagersta. Shan iyo tobbon qof oo ka howla xarrunta Sis oo shaqadii laga eryey. Gobolka Stockholm oo bixinaya tallaal bilaash ah oo cudurka jadeecada ah.

Maria Malmer Stenergard, oo fiidnimadii isniinta la geeyey goob gabbaad ah oo ku taalla Yukareyn. Labbadii wiil ee iskuulkii Fagersta ku dhaawacmay oo dhaawadooda lala tacaalayo. Labbo waalid oo maxkamad loo soo taagayo dhimashada ilmo ay dhaleen.

Xisbiyo ka badan sidii hore oo isu diiwaangeliyey doorashooyinka sannadkan. Xukuumadda oo doonaysa iney dhisto guddi loo xil saaro baaritaanka weerarrada ka dhaca dugsiyada. Labbo 2 bukaan oo la siiyay dawo khaldan xilli jiray qalliin wadnaha ah.

Roobab badan iyo daadad ka dhacay Norrbotten Wasiirka caddaaladda oo ka hadlay hanjabaad soo gaartay Barnaamij cusub oo caafimaad oo carruurta iyo dhallinyarada

Carruur badan oo la xiriiray Bris xagaagan Nin lagu tuhunsan yahay inuu carruur ku tashkiiliyey dilal Baahi weyn oo loo qabo tallaalka jadeecada

Haweeney waayeel ah oo ku geeriyootay dab ka kacay Uppsala Laba qof oo la xiray kadib qarax ka dhacay Malmö Xaaladda Skåne ee liigga biyaha oo deggan

Cabbir cusub: Farqi weyn oo u dhexeeya xisbiyada Tidö iyo mucaaradka. Bangiga weyn oo beddelay saadaashiisii dulsaarka. Xukun ku dhacay nin gaari gabar ku dilay.

Liberalerna oo doonaya koox gaar ah oo soo celisa carruurta dalka laga saaro Booliska: Carruurta oo weli si la mid ah sidi hore loogu tashkiiliyo dambiyada 12 gaari oo ku gubtay dab ka kacay Nykvarn

- Xukuumada oo gudi cusub u magaacabaysa si kharashka loo yareeyo. -Heerkulka oo sii kacaya meelo badan oo sweden ah. - Nooc jabtadaha oo laga helay sweden.

-Liberal-ka oo balanqaadka doorashada raba in uu mushahaarka macallimiinta kordhiyo. - Haweenay xatooyo lagu xukumay Kalmar oo lamasaafurinayo. - Qiima dhimista shidaalka oo sicir-bararka hoos udhigtay.

- Gabar yar oo tobeeneye jir ah ayaa shil mooto gashay. -Haweenay swedish ah oo lagu toogtay Lisbon. - Nin weyn oo ku dhawaacmay goob shaqo.

-Hoos udhaca dhaqaalaha ayaa dhamaan doona sida ay sheegtay KI. - Haweenay ayaa xayaawaan badan hal guri ku haysay magaalada Göteborg. - Kulaylka oo todobaadkan gaari doona 28 digrii.

Codsiyada degmooyinka ee mamnuucista safarada didedda ee caruurta looga baqayo dhibaato oo kordhay. Dad yar ayaa ku dhintay biyaha bishii Luulyo iyo tartano isboorti ooa ka socda Yurub

Digniin roob weyn oo wakhti da'aya oo laga soo saaray Norrbotten. Aqoonsi dahab ah oo si lama filaah an loo helay iyo wiil da' yar oo loo hayo tuhun diyaarin dil

Ilaalo dacwad lagu soo oogay kadib markuu nin ku dhintay xabsiga Kiis jadeeco ah oo laga helay isbitaal carruur Tiro rikoor ah oo safarro dibadeed ah oo ka baxay Arlanda bishii Luulyo

-Nin Poland udhashay oo dabaashay masaafo dhan 160 kilomitir. - Xoghayaha FIFA oo ka hadlay arrinta iibka koobka aduunka. - Degmada Malmö oo dadka uga digtay dabaasha meelaha qaarkood ee bada.