SBS Somali - SBS Afomali

Follow SBS Somali - SBS Afomali
Share on
Copy link to clipboard

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamk…

SBS Somali


    • Sep 30, 2026 LATEST EPISODE
    • daily NEW EPISODES
    • 11m AVG DURATION
    • 2,816 EPISODES


    Search for episodes from SBS Somali - SBS Afomali with a specific topic:

    Latest episodes from SBS Somali - SBS Afomali

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 30, 2026 9:13


    Dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026.#sbsaudiopodcast

    Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 30 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 29, 2026 11:10


    Ra'iisal-wasaare Xamse oo u jawaabey M.weyne Saciid Deni, dagaalladii Baydhabo iyo doorashada Galmadug ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee maanta.#sbsaudiopodcast

    Joojinta khidmadaha Kaararka: Maxay Uga Dhigan Tahay Macaamiisha iyo Ganacsiyada?

    Play Episode Listen Later Sep 29, 2026 7:18


    Laga bilaabo 1-da Oktoobar, marka qofku kaarkiisa taabsiiyo mechinka EFTPOS-ka, ama uu internetka wax kaga bixiyo, laguma dari doono khi,dmadaas dheeraadka ah. Taas macnaheedu waa in qiimaha lagu xayeysiiyey badeecadda ama adeeggu noqdo qiimaha laga bixinayo goobta lacag bixinta.#sbsaudiopodcast

    Who really runs Australia, and where you fit in | How Australia Works - Yaa Dhab Aahaan Australia Xukuma, Xaggee Baadse Kaga Aaddaa Adigu| How Australia Works

    Play Episode Listen Later Sep 28, 2026 7:57


    Do you know who can help you with a business permit, a rental problem or family support? Through the stories of Fedele, Carol and Abeer, learn how Australia's three levels of government work. Find out what local, state or territory, and federal governments are responsible for and where to turn for help. - Ma taqaannaa cidda kaa caawin karta oggolaanshaha ganacsi, arrin la xiriirta kiro guri ama taageerada qoyska? Innagoo dhegeysan doonna qisooyinka Fedele, Carol iyo Abeer, qaybtani waxay sharxaysaa sida ay u shaqeeyaan saddexda heer ee dowladda Australia. Baro masuuliyadaha dowladda hoose, dowlad-goboleedka, iyo dowladda Federaalka, iyo halka aad caawimo ka raadsan karto marka aad u baahato.How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, oo macluumaad dhab ah iyo sharaxaad cad ku iftiiminaya sida ay u shaqeeyaan dowladaha Australia, sharciyada iyo nidaamyada saameeya nolol maalmeedka dadka. Baro cidda masuulka ka ah adeegyada iyo go'aamada kala duwan, sida sharciyada loo sameeyo ama loo beddelo, iyo sida aad codkaaga uga dhiiban karto arrimaha ku khuseeya. Dhegayso taxanaha oo dhan, noocyadiisa kooban oo lagu diyaariyey 60 luqadoodna waxaad ka heli kartaa bogga ugu weyn ee How Australia Works

    You are already inside the system | How Australia Works - Durba Ka Mid Baad Tahay Nidaamka | How Australia Works

    Play Episode Listen Later Sep 28, 2026 3:57


    How do Australia's governments, laws and public services affect your everyday life? Through real stories, this introduction to the series shows you where to start when you need information and support, and how to question a decision. - Dowladaha kala duwan, sharciyada iyo adeegyada dadweynaha ee Australia sidee ayay u saameeyaan nolol maalmeedkaaga? Qaybtan hordhaca ah ee taxanaha How Australia Works waxay ku tusaysaa halka aad ka bilaabi karto marka aad u baahan tahay macluumaad ama kaalmo, iyo waxa aad samayn karto haddii aad su'aal ka qabto go'aan lagu gaadhay.How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, oo sheekooyin dhab ah iyo sharaxaad cad kuugu soo bandhigaya sida dowladda Australia u shaqayso, sida sharciyada loo sameeyo ama loo beddelo, iyo sida aad uga qayb qaadan karto go'aamada saameeya bulshada. Taxanaha oo dhan iyo noocyadiisa kooban ee lagu diyaariyey 60 luqadood waxaad ka heli kartaa bogga ugu weyn ee How Australia Works

    SBSSomali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 28 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 28, 2026 4:22


    Warka Autralia iyo Caalamka ee Isniin 20 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    australia caalamka
    SBS Friday Somali Program Full: Barnaamijkii Jimce, 25 September 2026 oo Dhammaystiran

    Play Episode Listen Later Sep 27, 2026 41:43


    Barnaamijii Jimce 25 September 2026 oo ku celis ah halkan ka dhegeysto. wararkii Australia iyo Caalamka, wararkii Soomaaliyo iyo macluumaad kale ayaa ka mid ah.#sbsaudiopodcast

    Breast screening: What to expect and why it matters - Australia Explained: Baaritaanka Kansarka Naasaha

    Play Episode Listen Later Sep 25, 2026 12:43


    Regular breast screening can help find breast cancer early, before you notice any signs or symptoms. Screening is free for eligible women or people at risk of breast cancer. It takes about 20 minutes, once every two years, and it's an effective way to take charge of our health. Let's take a closer look at why a breast screen is nothing to be anxious about. - Baadhitaanka kansarka naasaha ayaa gacan ka geysta in cudurka lagu ogaado marxalad hore, ka hor inta aanay calaamaduhu muuqanin. Dadka u qalma adeeggan ayaa si bilaash ah ku heli kara baaritaanka, kaas oo qaata qiyaastii 20 daqiiqo labadii sannaba mar. Qaybtan Australia Explained waxay sharxaysaa sababta baaritaankani muhiim u yahay iyo waxa laga filan karo ballanta.

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 25 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 25, 2026 9:48


    Warkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 25 September 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 25 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 24, 2026 8:27


    Wararkii naga soo gaarey Muqdisho ee Soomaalia maanta oo Jimce ah, 25 September 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    Trump Iyo Warbaahinta: Ilaa Xadkee Ayuu Aqalka Cad Xannibi Karaa Saxaafadda?

    Play Episode Listen Later Sep 24, 2026 6:45


    Go'aankii uu Donald Trump Aqalka Cad uga joojiyey warbaahinta CNN, MSNBC iyo Politico ayaa dib u huriyey dood ku saabsan xorriyadda saxaafadda ee Maraykanka. Saddexdan warbaahinood ayaa dacwad ka dhan ah maamulka gudbiyey, iyadoo ay shabakadaha waaweyn ee telefishannaduna taageero u muujiyeen.#sbsaudiopodcast

    SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 24, 2026 3:56


    Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 23 September 2026.

    Play Episode Listen Later Sep 23, 2026 11:52


    Wararkii Australia iyo Caalamka halkan ka dhegeyso - Arbaco 23 September 2026.#sbsaudiopodcast

    Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 23 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 23, 2026 6:11


    Warkii Soomaalia naga soo gaarey saaka oo Arbaco ah, 23 September 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    Cimiladu Way Sii Kululaanaysaa. Sidee U Saamaynaysaa Summerkii Australia ee La Jeclaa?

    Play Episode Listen Later Sep 22, 2026 10:18


    Xilliga Summer-ka ee Australia waxaa muddo dheer lagu yaqaanay xeebaha oo lagu xoomo, fasaxyada iyo maalmaha qorraxda leh. Laakiin maaddaama uu heerkulku sii kordhayo, dababka kaymaha, abaaraha iyo dhacdooyinka kale ee cimilada xad-dhaafka ahina ay soo badanayaan, dad badan ayaa hadda isweydiinaya in Summarkii Australia ee la jeclaa is-beddeley.#sbsaudiopodcast

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 22, 2026 4:35


    Wararka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 21 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 21, 2026 4:28


    Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 21 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    SBS Somali Friday Program Full: Barnaamijkii Jimce 18 September 2026 oo dhan

    Play Episode Listen Later Sep 20, 2026 43:48


    Dhegeyso ama kusoo cesho barnaamijkii Jimce 18 September 2026 oo dhammayst tiran oo xayaysiisyadii laga reebay.#sbsaudiopodcast

    #119 Talking about hay fever (Med) - Learn English #119: Ku baro Ingiirsi ka hadalka xasaasiyadda (Hay Fever)

    Play Episode Listen Later Sep 20, 2026 11:30


    Learn English useful for talking about hay fever. Practise everyday phrases for describing symptoms, talking about medicine, and responding kindly when someone has hay fever. - Baro Ingiriisiga loo isticmaalo marka laga hadlayo xasaasiyadda (hay fever). Ku tababaro sida loo sharraxo calaamadaha lagu garto, sida looga hadlo daawooyinka la qaato, iyo sida taageero loogu muujiyo qof ay xasaasiyaddu dhibayso.Keep practising the phrases from this episode and test what you've learned with our quiz here. - Ku tabo-baro weedhaha ku jira qaybtan, ka dibna isku tijaabi inaad ka jawaabto su'aalahan.

    What are Indigenous Protected Areas in Australia? - Australia Explained: Waa maxay Indigenous Protected Area?

    Play Episode Listen Later Sep 18, 2026 9:20


    National parks, nature reserves, marine sanctuaries and Indigenous Protected Areas protect different environments and operate under different rules. What makes an Indigenous Protected Area different, and how can you find out whether you are welcome to visit? - IPA waa dhul ama bad ay maamulaan oo ilaaliyaan dadka First Nations ee dhulkaas asal ahaan leh. Ujeeddadu ma aha oo keliya ilaalinta duurjoogta ama deegaanka, balse sidoo kale waa Ilaalinta dhaqanka, goobaha muhiimka ah ee taariikhda iyo diinta, aqoonta dhaqameed, iyo xiriirka dadkaasi la leeyihiin Country (dhulka ay ka soo jeedaan). Dhegeyso, turjumaaddana ka akhriso "Trasncript".

    SBS Somali News: Warka Australiya iyo Caalamka ee Jimce 18 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 18, 2026 8:49


    Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 18 September halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    somali caalamka
    Somalia News: Warka Soomaaliye ee Jimce 18 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 18, 2026 8:55


    Warkii soomaaliya ee aan maanta oo Jimce ah, 18 September 2026 ka helnay Muqdisho, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    somalia muqdisho
    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 17 Septmeber 2026

    Play Episode Listen Later Sep 17, 2026 4:01


    Wararkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 17 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    Waraysi (Ku Celis): Dr Omar Elmi- Cudurka Cagaarshowga Wax Ka Ogow. Daawo Ma Leeyahay?

    Play Episode Listen Later Sep 17, 2026 9:37


    Cudurka Cagaarshowga iyo mucluumaadkiisa waxaa inoo qeexay Dr Omar Salaad Elmi oo horey waraysigan u siiyey laanta Af-Soomaaliga ee SBS. Soomaalida ma ku dhacaa? Daawo ma leeyahay? Halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 16 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 16, 2026 9:44


    Wararkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 16 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 16 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 15, 2026 8:49


    Wararkii Soomaalia oo saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeys. Waxaa ka mid ah, xisbiga Towfiiq oo af-celyey in, sida ay sheegeen, laga reebay doorashooyinka ku celiska ah ee Galmudug.#sbsaudiopodcast

    Sida Lacag Ururintu U Dardargelin Karto Cilmi-Baarista Caafimaadka

    Play Episode Listen Later Sep 15, 2026 7:02


    Daawooyin badan iyo daryeel caafimaad oo maanta la isticmaalo waxay ka soo bilowdeen cilmi-baaris. Laakiin cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in deeqaha iyo lacag ururintu ay door muhiim ah ka ciyaaraan sii wadista cilmi-baarista caafimaadka, maadaama kharashka cilmi-baaristu ka badan yahay maalgelinta ay dowladdu bixiso.#sbsaudiopodcast

    sida cilmi
    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 15 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 15, 2026 3:50


    Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Talaado ah, 15 September 2026#sbsaudiopodcast

    Wax Ka Ogow Xanuunno-xilliyeedka Xilligan Spring-ka

    Play Episode Listen Later Sep 15, 2026 9:33


    Dad badan ayaa u qaata in xilligii hargabku dhammaaday, marka xilliga Winter-ku dhammaado. Hase yeeshee, sida uu sheegayo Dr Michael Wright, fayrasyada neef-mareenka ku dhacaa, kuma koobna Winterka oo keliya. Warbixintan ayaa ku faahfaahinaysa.#sbsaudiopodcast

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 14 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 14, 2026 4:24


    Wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Insiin ah, 14 September, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    Friday Somai Program: Barnaamijkii Jimcaha ee 11 September 2026 oo Dhan

    Play Episode Listen Later Sep 13, 2026 45:29


    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 11 September 2026 oo dhammaystiran laakiin laga reebay xayaysiiska.#sbsaudiopodcast

    Travelling safely in rural and remote Australia - Australia Explained: Gaarigaaga Si Ammaan Ah Ugu Dalxiis Dhulalka Fog-fog ee Australia

    Play Episode Listen Later Sep 11, 2026 12:41


    Australia is a vast and diverse country to explore, but driving in rural and remote areas can involve conditions you may not encounter in cities. Knowing what to expect and how to prepare can help you travel more safely and confidently. - Miyiga iyo dhulka fogfog ee Australia waxaa ku yaalla goobo badan oo mudan in la booqdo. Inaad ogaato waxa ku sugaya iyo sida aad ugu diyaar garoobi karto safarka ayaa kaa caawin karta inaad si ammaan iyo kalsooni leh ku safarto. Ka dhegeyso qaytan Australia Explained.

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 11, 2026 10:41


    Halkan ka dhegeyso wararka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026.#sbsaudiopodcast

    Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 11 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 11, 2026 7:24


    Wararkii Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 10 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 10, 2026 4:51


    Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 10 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 9 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 9, 2026 10:32


    Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 9 September 2026 Halkan ka dhebeyso#sbsaudiopodcast

    Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 9 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 9, 2026 9:00


    Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee maanta Muqdishu naga soo gaarey.#sbsaudiopodcast

    Waraysi: Wefti Ka Socda Jaamacadda Cammuud oo Soo Booqday Australia

    Play Episode Listen Later Sep 8, 2026 25:47


    Dhegeyso waraysigii Guddoomiyaha Jaamacadda Cammuud, Dr. Mohamed Muse Jibril (PhD) iyo Agaasimaha Xiriirka Caalamiga iyo Mashaariicda jaamacadda Cammuud, Mohamed Heban Awale oo socdaal shaqo ku yimid dalka Australia.

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 7 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 7, 2026 3:34


    Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 7 September 2026 halkan ka dhegeyso.

    #118 Losing a job (Med) - Learn English #118 Marka Aad Shaqo Ka Tegeyso

    Play Episode Listen Later Sep 6, 2026 11:58


    Learn English for talking about losing your job. Practise ways to explain workplace changes and sympathetic responses to someone who has had bad news. - Ku baro Ingiriisi sida looga hadlo marka aad shaqo ka tegeyso. Ku tabo-baro sida loo qeexo isbeddellada ka dhaca goobaha shaqada, iyo sida suubbban ee loogu jawaabo qof ka tegeya shaqada.Keep practising the phrases from this episode and test what you've learned with our quiz here. - Keep practising the phrases from this episode and test what you've learned with our quiz here.

    Prostate cancer in Australia: Testing, treatment and support - Australia Explained: Kansarka Prostate-ka - Baaritaanka, Daaweynta iyo Taageerada La Helo

    Play Episode Listen Later Sep 4, 2026 13:04


    About one in five Australian men will be diagnosed with prostate cancer in their lifetime. Understanding the prostate, your risk and the options for testing can help with early detection and treatment. In this episode of Australia Explained, learn about prostate cancer, PSA testing, treatment and support. - Ku dhowaad shantii nin ee Australia ku noolba hal nin ayaa kansarka qanjirka prostate-ku dhacaa waqti ka mid ah noloshiisa. Fahamka halista jirta iyo fursadaha baaritaanka ayaa ka caawin kara in kansarka goor hore la ogaado lana daaweeyo. Qaybtan Australia Explained ka dhageyso warbixin ku saabsan kansarka qanjirka prostate-ka, baaritaanka PSA, daaweynta iyo taageerada la heli karo.

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 4 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 4, 2026 11:21


    Wararkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 4 September 2026 halkan ka dhegeyso.

    Somali News: Warka Soomaaliya ee Jimce 4 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 4, 2026 9:10


    Dagaalladii ka dhacay Baydhabo ayaa ka mid ah warka Soomaaliya ee Jimce 4 September 2026.

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 3 Septmeber 2026

    Play Episode Listen Later Sep 3, 2026 4:39


    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 3 September 2026

    #117 Borrowing books at the library (Med) - Learn English Ep. 117 Sida book looga soo amaahdo masxafka (Library)

    Play Episode Listen Later Sep 2, 2026 15:19


    Learn English useful for visiting a library. Practise everyday phrases for returning borrowed items, asking about late fees and due dates, renewing items, reserving titles, and using the library catalogue. - Baro Ingriisi kaa caawisa inaad buugka soo amaahato masxafka ( Library). Ku tabo-baro erayada iyo weedhaha loo isticmaalo in buug laga soo amaahdo ama dib loogu celiyo library-ga iyo sida loo yiraahdo, khidmadda ganaaxa, taariikhda soo celinta, cusboonaysiinta muddada amaahda buugga iwm.Keep practising the phrases from this episode and test what you've learned with our quiz here. - Keep practising the phrases from this episode and test what you've learned with our quiz here.

    Dib-U- Dhaca Fiisayaasha Lammaanaha oo Qoysas Kala Fogeeyey

    Play Episode Listen Later Sep 2, 2026 9:07


    Muddada ay qaadato in laga soo jawaabo codsiyada fiisayaasha lammaanahaa ayaa sii kordhaysa, iyado dhinaca kalena ay xukuumadda Labor-ku ku howlan-tahay, cadaadisna kala kulmayso sidii loo yarayn lahaa tirada dadka dalka u soo guuraya. Waxaana jira cabsi laga qabo in is-beddellada nidaamka socdaalku ay sii adkeeyaan fiisayaasha. Ka dhegeyso halkan.

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 2 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 2, 2026 10:13


    Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 2 September 2026.

    Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 2 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 1, 2026 10:08


    Wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah nasoo gaarey halkan ka dhegeyso.

    Dhimashooyinka Ka Dhasha Daroogada oo Australia Aad Ugu Kordhay. Maxaa laga beddeli karaa?

    Play Episode Listen Later Sep 1, 2026 8:52


    Warbixin sannadle ah oo ay soo saartay hay'adda Penington Institute ayaa muujinaysa in 2,596 qof ay sannadkii 2024 u dhinteen maandooriye, iyadoo inta badan dhimashooyinkaas ay ka dhasheen daroogo si aan ula kac ahayn loo qaatay.

    australia laga maxaa karaa penington institute
    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 01 September 2026

    Play Episode Listen Later Sep 1, 2026 4:17


    Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee Talaado 01 September 2026

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 31 August 2026

    Play Episode Listen Later Aug 31, 2026 3:58


    Halkan ka dhegeyso qodobbo ka mid ah wararka Australia iyo Caalamka ee Isniin 31 August 2026

    Claim SBS Somali - SBS Afomali

    In order to claim this podcast we'll send an email to with a verification link. Simply click the link and you will be able to edit tags, request a refresh, and other features to take control of your podcast page!

    Claim Cancel