Podcasts about xuquuqda

  • 3PODCASTS
  • 6EPISODES
  • 26mAVG DURATION
  • ?INFREQUENT EPISODES
  • Dec 18, 2022LATEST

POPULARITY

20172018201920202021202220232024


Best podcasts about xuquuqda

Latest podcast episodes about xuquuqda

Tubta Nabaada
Heshiiska Xuquuqda Dadka Naafada ah

Tubta Nabaada "Path to Peace"

Play Episode Listen Later Dec 18, 2022 81:08


Heshiiska Xuquuqda Dadka Naafada ah

dadka xuquuqda
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Qiimaha koronka oo hoos u dhac uu ku soco, Baarlamanka EU-da oo taageeray ilaalinta xuquuqda curiyaha iyo Fadeexaddii Swedbank.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Mar 26, 2019 2:25


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Sweden – dalka ugu musuq maasuqa yar dunida, Axmed Cabdullaahi oo ku guuleystay Guldbagge iyo Dib u habeynta xuquuqda shaqada

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Jan 29, 2019 2:48


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Sweden oo noqotay deeq bixiyaha ugu wanaagsan. ’’Layla Cilmi waxay ku guulaysatey kartideeda’’ iyo ''Halla dhowro xuquuqda dadka naafada ah'

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Sep 18, 2018 3:02


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

radio sweden ku somali oo iyo dadka cilmi ugu wanaagsan xuquuqda
Tubta Nabaada
Tubta Nabadda Ep82 - Strengthening Human Rights in Somalia, interview with Kirsten Young

Tubta Nabaada "Path to Peace"

Play Episode Listen Later Mar 23, 2018 16:52


Barnaamijka #TubtaNabadda waxaan todobaadkan kaga hadlaynaa xoojinta xuquuqda aadanaha #Soomaaliya waxaana marti noogu ah Deeq Saleebaan Yuusuf, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda aadanaha ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo ka hadli doona nidaamyada ay diyaarisay dowladda Soomaaliya si loo ilaaliyo #xuquuqdaaadanaha guud ahaan dalka Soomaaliya, shaqada Gudiga Qaran ee Xuquuqda aadanaha iyo sida nidaamyadaasi ay gacan uga gaysan karaan wax ka qabashada xadgudubyada xuquuqda aadanaha. Waxaa sidoo kale istuudiyaha nagula sugan Kirsten Young, Madaxa Kooxda Ilaalinta Xuquuqda aadanaha ee Howlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya(UNSOM) oo ka hadlaysa doorka #Qaramada Midoobay ay ka ciyaarayso xoojinta nidaamyada xuquuqda aadanaha ee dalka Soomaaliya iyo sida wax looga qabanayo xadgudubyada ka dhanka ah haweenka iyo carruurta Soomaaliyeed. Waxaad sidoo kale dhagaysan doontaan hees halaasi ah oo uu noo qaadayo Maxamed Kabanle. Ka dhageyso Barnaamijka Radio Mogadishu, Radio Kulmiye, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Risala, Radio Adado, Radio GoobJoog ama Radio HiranWeyn Beletweyne. Si aad fikradahaaga noola wadaagto soo wac nambarada idaacadaha aad ka dhagaysanaysaan barnaamijka ama fallo noo dhaaf.

young human rights strengthening ka somalia soomaaliya soomaaliyeed xuquuqda
Xuquuqda nabiga
Xuquuqda nabiga

Xuquuqda nabiga

Play Episode Listen Later Dec 11, 2014 51:08


Xuquuqda nabiga

nabiga xuquuqda