Podcasts about dadka

  • 26PODCASTS
  • 201EPISODES
  • 11mAVG DURATION
  • 1EPISODE EVERY OTHER WEEK
  • Nov 10, 2025LATEST

POPULARITY

20172018201920202021202220232024


Best podcasts about dadka

Latest podcast episodes about dadka

SBS Somali - SBS Afomali
Dating or matchmaking: How to find a partner in Australia - Australia Explained: Sida Australia looga helo lammaane.

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Nov 10, 2025 13:30


Many newly arrived migrants in Australia seek relationships not only for romance but to regain a sense of belonging. Separation from loved ones often drives this need for connection. This episode explores how dating in Australia differs from more collectivist cultures and how newcomers can find partners. From social events and dating apps to professional matchmaking, it highlights how migrants can build confidence, connection, and safety as they find love in a new country. - Dadka cusub ee soo degay Australia badankoodu waxay raadiyaan xiriirro aan kaliya ahayn jacayl, balse sidoo kale si ay u helaan dareen ah inay meel ama cid ka tirsan yihiin. Kala fogaanshaha ehelkooda iyo asxaabtooda ayaa inta badan sabab u ah baahidan xiriir raadinta. Qaybtan Australia Explained ayaa lagu falanqeynayaa sida ay shukaansiga Australia uga duwan yahay kuwa bulshooyinka guurkoodu ku salaysan yahay dhaqan.

SBS Somali - SBS Afomali
Understanding treaty in Australia: What First Nations people want you to know - Australia Explained: Fahmidda "Treaty" - Waxa ay dadka dhulka loogu yimid rabaan inaad ogaato

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Nov 2, 2025 8:33


Australia is home to the world's oldest living cultures, yet remains one of the few countries without a national treaty recognising its First Peoples. This means there has never been a broad agreement about sharing the land, resources, or decision-making power - a gap many see as unfinished business. Find out what treaty really means — how it differs from land rights and native title, and why it matters. - In kasta oo Australia ay hoy u tahay dhaqamada adduunka kuwa ugu da'weyn ayaanay hadda weli aqoonsanin, heshiisna la gelin dadyowga dhulka loogu yimid ee la yiraahdo First Peoples. Taasoo macneheedu yahay inaan heshiis baahsan laga gaarin wadaagidda dhulka, khayraadka iyo awoodda go'aan-qaadashada. Baro oo wax ka ogow "Treaty" macnahiisa, sida uga duwan yahay 'xuquuq dhul iyo sababta uu muhiim u yahay:

SBS Somali - SBS Afomali
Akhriska iyo qoraalka dadka waaweyn oo hooseeya iyo saameynta fursadaha shaqada

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Oct 28, 2025 8:29


Shantii qof ee Australian ahba mid ka mid ah oo u dhiganta, ku dhawaad saddex milyan oo dadka da'da weyna ah, ayaa xirfaddoodda akhriska iyo xisaabaadku hooseysaan, taas oo si weyn u saameyn karta noloshooda maalin-laha ah.. Barnaamijyo ayaa dalka oo dhan ka socda loogu talo galay in ay dadku ku hore-mariyaan xirafahooda, uguna gaadhaan yoolka noloshooda

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Afar qof ayaa xarun migrationsverket laga fakiyay. Qiimaha miciishada oo bishii labaad si taxana hoos ugu dhacday. Dadka dambiyada bulshada dhexdeeda ka dhaca ka walwalsan oo kordhay.

Somali-happyFamily Podcast
Marabtaa inaad hanato qalbiyada Dadka?

Somali-happyFamily Podcast

Play Episode Listen Later Oct 4, 2025 10:09


Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyoFarxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta iyo Sweden

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Sep 30, 2025 2:43


Dacwad culus oo lagu soo oogay nin sakhrad ku duuliyey daroonar. Dadka qaba ADHD ayay u sahlanaan doontaa qaadashada laysanka darawalnimada. Baare: Sida loo joojinayo ip-tv-ga sharci-darrada ah.

SBS Somali - SBS Afomali
Scams Awerness - Julian waa al dhacay, haddase dadka kale ayuu u digaa.

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Aug 26, 2025 7:19


Warbixin cusub oo kasoo baxday hay'adda Australian Competition and Consumer Commission (ACCC) ayaa lagu sheegay in dadka Australian-ka ah ee soo sheegay in lacag laga khiyaameeyey ay tiradoodu yaraatay, laakiin ay taa beddelkeeda, laga dhacay lacag ka badan intii hore

SBS Somali - SBS Afomali
SBS News Somali: 25 August 2025

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Aug 25, 2025 5:53


Dowladda Labourka oo rabta inay ka dhabayso ballanqaadkeedii raqiisinta daawada hoos timaadda PBS. Dadka iibsanaya gurigooda koowaad oo shuruudihii laga khafiifiyey iyo hoggaamiyaha Iran oo sheegay in farqiga u dhexeeya waddankiisa iyo maraykanku aan xal lahayn.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta iyo Sweden

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Aug 15, 2025 2:17


Dadka qaadacaya iibsiga khamriga Mareykanka oo sii kordhaya. Shacabka aagga Stockholm oo lagu boorriyay in ay yareeyaan isticmaalka biyaha. Digniin ku saabsan roob onkod wato oo ka da'ayo qaybo ka mid ah Iswiidhen.

Somali-happyFamily Podcast
Dadka qaar ayaa sugayo, fursad ay kugu isticmaalan!! ee iska jir!!

Somali-happyFamily Podcast

Play Episode Listen Later Aug 9, 2025 6:28


Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyoFarxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Maanta iyo wararka radio Sweden

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Jul 21, 2025 2:20


Dadka degan Långsele oo lagu booriyay i ay karsadaan biyaha loo isticmaalo cuntada iyo cabitaanka. 39 jir ah oo maxkamadi ku heshay danbi ah ka ganacsiga daroogada iyo hubka Sweden soo gala. Labba ruux oo loo xiray qarax xalay ka dhacay Malmö.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta Raadiyaha Sweden

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Jun 11, 2025 1:37


Korontada ayaa mar kale maqan Mönldal. Wiil Swedish ayaa lagu xukumay xabsi dalka Denmark. Dadka taageersan ka mid ahaanshaha Nato ayaa batay.

SBS Somali - SBS Afomali
Jacaylka beenta ah ee dadka lagu qayaano

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later May 27, 2025 11:05


Sanadkii la soo dhaafay oo kaliya waxaa Australia laga diiwaan galiyay dad ka badan 3200 qof oo jacayl been ah lagu dhacay oo laga qayaanay lacag ka badan 23 milyan oo doolar.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Mar 27, 2025 2:29


Nin ku nool Örebro,ayaa helay ogolaansho inuu ku sii nagaado Iswiidhan. Dadka ku kaca xadgudubyada waaweyn ee gaadiidka oo mustaqbalka weyn kara shatiga Yurub oo dhan. Suqiyadda alaabta la isticmaalay ayaa hoos u dhacay.

SBS Somali - SBS Afomali
Lacagaha kala duwan ee dawladu bixiso

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 26, 2025 10:29


Dadka intooda badan mar uun ayay noloshooda dawlada lacago ka qaateen. Halkan ka ogoow lacagaha kala duwan ee dawladu bixiso.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Mar 25, 2025 2:22


Qof looga daweeynayay dhaawac rasaas ah isbitaalka jaamacadda ee Örebro. Dadka deggan Karlskoga waxaa lagula talinayaa in ay karkariyaan biyaha tuubada. Mucjiso iftiin ah oo gariirad buluugga u eg ayaa xalay iftiimisay qaybo ka mid ah dalka.

Mahadcelinta Waa Mid Dadka U Sameysa Dhiiragelin
EPISODE 197: NAFTAADA DADKA KALE MA KA HORUMARISAA?

Mahadcelinta Waa Mid Dadka U Sameysa Dhiiragelin

Play Episode Listen Later Mar 22, 2025 15:18


HADDII AAD TAHAY QOF NAFTIISA DADKA KALE KA HORMARIYO OO QIIMAHA NAFTIISA HOOS U DHIGA KANI WAA CASHARKII KU CAAWIN LAHAA.

Somali-happyFamily Podcast
liidashada daruufaha ama edeynta dadka kale,Maskaxda dhibanah ah!!

Somali-happyFamily Podcast

Play Episode Listen Later Mar 2, 2025 8:39


Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyoFarxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.

Somali-happyFamily Podcast
Matahay Qof fahmikaro Dadka kale shacuurtoda,ama Baahiyahooda?

Somali-happyFamily Podcast

Play Episode Listen Later Feb 22, 2025 9:53


Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyoFarxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.

Mahadcelinta Waa Mid Dadka U Sameysa Dhiiragelin
191: XANAAQA IYO DULQAADLA AANTA DADKA KALE AAD KALA KULANTID MAXAA SABABO

Mahadcelinta Waa Mid Dadka U Sameysa Dhiiragelin

Play Episode Listen Later Jan 27, 2025 22:37


XANAAQA, DULQAAD LA AANTA IYO ISKU DHACA DADKA MAXAA SABABO. SIDEE LOO XALIYAA. GAAR AHAN QOYSKAAGA IYO ADIGA KHILAAFYADA IDIN DHAXMARO

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta iyo Sweden

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Nov 29, 2024 2:23


Hay'adda saadaasha hawada - SMHI, ayaa soo saartaa digniin jaale ah oo ku saabsan silbasho baraf galabta manta iyo berrito oo sabti ah. Dadka lagu leeyahay deeymaha ardayda ayaa ah inay bixiyaan wax yar oo dheeraad ah sanadka soo socda. Qarax ayaa ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaala xafaadda Kungsholmen ee magaalada Stockholm arroornimadii hore ee jimcaha.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta iyo Sweden

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Nov 20, 2024 2:51


Maxkamadda sare ayaa xaqiijisey xukunka maxkamadda racfaanka, halkaas oo lagu xukumay labo madax oo ka hawl galayay shirkadda daryeelka ee Attendo. Todobo qof ayaa dacwad lagu soo oogay inay siyaabo kala duwan ugu lug lahaayeen afduub oo loo geeystay wiil 17 jir ah xagaagan. Dadka isticmalaa tubaakadada ama waxa afka Iswiidhishka loogu yeero 'snus', ayaa caawimaad ka heli doona goobaha daryeelka caafimaadka si ay u joojiyaan isticmaalka.

Somali-happyFamily Podcast
Qiimahaaga ma go'aamiyaan Dadka kale ee Adiga ayaa go'aamiyo!!

Somali-happyFamily Podcast

Play Episode Listen Later Oct 19, 2024 9:19


Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ? Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan. Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.

SBS Somali - SBS Afomali
Dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander iyo Aqoonta xidigaha

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Sep 18, 2024 6:23


Dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander ka cirku wuxuu u sheegaa dhaqmada ay kumaan jiil isugu soo gudbinjireen si sheeko, heeso, xaflado ama farshaxan.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Sep 12, 2024 2:52


Shaqo la'aanta oo dalka ku sii kordheysa . Dadka iswiidhishka ee u safra dalka ingiriiska ayaa lagu soo rogeyaa iney bixiyaan lacag gaareysa 130 karoon laga bilaabo bisha abriil ee sannadka 2025. Tababar NATO oo ka socda Iswiidhen. Magaalada Göteborg xaq uma laha inay go'aansato qaadacaadda alaabooyin laga keeney dalal kale.

SBS Somali - SBS Afomali
Daawo dhaqameedka dadka dalka loogu yimid

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Aug 20, 2024 9:52


Australia Explained: Fahamka iyo ixtiraamka daawooyin dhaqameedka dalka dalka loogu yimid.

dadka dalka
Somali Public Agenda
Wacyiga Bulshada ee Dawooyinka La Isku Cadeeyo & Khatartooda

Somali Public Agenda

Play Episode Listen Later Aug 12, 2024 49:00


Sanadahii dambe waxaa kordhay bulshada qeybo ka mid ah oo is caddeynaya ama midabkooda doorinaya, iyagoo ujeedkoodu yahay in ay qurux dheeraad ah ka helaan. Dadka is caddeeya waxa ay adeegsadaan dawooyin la isku dardaray oo kiimiko ah. Arrintan ayaa noqotay mid bulshada qeybaheeda kala duwan saameyn weyn ku yeelatay. Qeybtan 23-aad ee Adeeg Wanaag Podcast waxaa lagu falanqeynayaa guud ahaan waxyaabaha sababa doorinta midabka qofka iyo dawooyinka ay adeegsadaan dadka is caddeeya. Waxan sidoo kale lagu falanqeynayaa wacyiga bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan khatarta ka dhalan karta adeegsiga daawooyinka la isku cadeeyo iyo talooyin la xiriira dadka raba in ay iska joojiyaan adeegsiga dawooyinkan.  Waxaa marti ku ah Dr. Fartuun Xasan Maxamed oo ah dhakhtarad ku takhasustay daryeelka wejiga, timaha iyo maqaarka, islamarkaana ka howgsha xarun caafimaad oo ku taalla magaalda Muqdisho.   Contact Somali Public Agenda's Adeeg Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda, @aweisahmedM (the host), and @SPAPolicyLab · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!

spa somalia mogadishu isku dadka soomaaliyeed muqdisho
SBS Somali - SBS Afomali
Xagee maraysaa dacwadii dadka degan saraha dhaadheer iyo Dawlada Victoria?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jul 23, 2024 6:46


Xagee maraysaa dacwadii dadka degan saraha dhaadheer iyo Dawlada Victoria?

SBS Somali - SBS Afomali
Australia Explained: hab maamuuska dadka Indijinooska

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jul 9, 2024 11:39


Ilaalinta habmaamus dhaqameedka shacabka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderka Australia waa talaabo muhiim ah oo hore loogu qaaday fahamka iyo ixtiraamka dadka taariqiyan leh dalkan aan ku nool nahay.

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah
EPO6 Xasuusin iyo xasilooni| Dadka wanaagsani waa arsaaq.

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Play Episode Listen Later Jun 19, 2024 14:22


Xasuusinta maantaCidladu marar badan waxa ay ka fiicantahay la joogista aad hadana cidlada dareemaysid. Ha dooranin nolol aad nooshahay badh noolaanshiyo.

SBS Somali - SBS Afomali
Farshaxanka dadka Indijinooska ah: xiriirka dhulka iyo daaqad laga arko taariiqda

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jun 18, 2024 9:45


Iyaga oo qaatay dhaqanka afka la isugu gudbiyo ayay shacabka Aboriginalka iyo Torrest Strait islanderka waxay farshaxanka u isticmaalaan inuu noqdo aalad lagu gudbiyo sheekooyinka, dhaqanka, diinta iyo cilmiga lagama maarmaanka u ah dhulkooda.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Jun 14, 2024 1:46


dibadaha loo dhoofiyo ee ka yimaada dembiyada abaabulan oo sii kordhaya. Danjire matala dalka Ciraaq oo khamiistii looga yeerey wasaaradda arrimmaha dibadda Swden. Dadka dhiigga yabooga oo tiradoodu hoos u dhacdey.

SBS Somali - SBS Afomali
Tarxiilida dadka danbiyada gala oo la fududeeyay

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jun 12, 2024 8:02


Waxaa la fududeeyay tarxiilida dadka danbiyada waaweyn ka gala dalkan Australia.

SBS Somali - SBS Afomali
Dooda dadka cusub ee Australia yimaada oo soo laabatay.

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later May 14, 2024 11:33


Dooda ku saabsan dadka Australia ay dib-udajinta u samayso, kuwa shaqada u yimaada iyo ardada wax-barashada usoo doonta iyo saamaynta bulsho, dhaqaale iyo tan siyaasadeed ee ay yeeshaan oo dib usoo laabatay.

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah
EPO2 Xasuusin iyo xasilooni| Dadka ka fagoow fogaanshiyo qurux badan.

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Play Episode Listen Later Apr 30, 2024 10:21


Qofka aydun dhaqan ahaan is af-garan waydeen ama si uun aydun nolosha ugu sii wada midoobi kari waydeen  “واهجرهم هجرا جميلا “. Haajiraad qurux badan ka haajir ka fogaanshiyo qurux leh ka fagoow, masaafo  nadiifana u jirso.Xasuusinta xalqadan.Afkaagu ruuxii uu waangiisa tirinayay shalay, Maanta isla afkaagii yuu xumaantiisa tirinin.Dadka sikale, wakhti kale iyo waayo kaleba waydin kulmin doonaane. Salam.

SBS Somali - SBS Afomali
Maxay tahay dacwada u socota Dawlada Victoria iyo dadka degan saraha dhaadheer ee Melbourne

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Apr 26, 2024 11:45


Dacwad u socota Dawlada Victoria iyo qaar ka mid ah dadka degan saraha dhaadheer ee Melbourne.

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah
Xasuusin iyo xasilooni| Raali-galinta dadka.

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Play Episode Listen Later Apr 25, 2024 13:51


Xasuusinta xalqadan Bani aadamka awoodiisa waa la xadiday, waala xadeeyay waana la xakameeyay. Wixii se aad iinsaan ka heli waydo ilaahay xagiisa ka doono, ilaahay xagiisa ka raadso, ilaahayna xagiisana ka baadi doono.Waa ilaaha iska leh sifada kamaalka, dhamaystirnaanta, iyo isleekaanshiyaha.Waa rabiga aan agtiisa waxba laga waayin, agtiisa waxba laynagu yeelin. Talo saarashadiisana badbaada aynu bidno oo aynaan ku hungoobin.Ugu dambaynWaxkaste aynu kala doono oo aynu hadana kala wayno ee wanaag ah, rabbi baa leh oo awoodooda bixiya, ee xasuuso.

Xidhiidhada Nolosha Podcast
Ixtiraamka Dadka Q-2aad

Xidhiidhada Nolosha Podcast

Play Episode Listen Later Apr 23, 2024 15:59


Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraamtid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakhsiyadiisa si uu u noqdo mid dadka iyo mujtamaca dhexdiisa uu u noqdo qof la ixtiraamo oo la qadariyo dhib badanna loola iman. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

dadka maxaa
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Ixtiraamka Dadka Q-1aad

Xidhiidhada Nolosha Podcast

Play Episode Listen Later Apr 16, 2024 17:23


Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Feb 21, 2024 2:11


Dadka deggan guri dabaq ah oo ku yaal degmada Uplands Väsby ayaan loo ogolayn inay ka baxaan guryahooda.Hoolka lagu ciyaaro padel ee magaalada Östersund ayaa dumay, sida ay soo werisey P4 Jämtland.Ururka macallimiinta ee dalka Iswiidan ayaa dowladda ku dacweeyay takoor. Degmada Boden kama keensan doonto caawiye kalkaaliyaye cafimaad wadanka Isbayn Spain .

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah
Garaadka caadifada|‎الذكاء العاطفي |xirfada fahamka iyo la dhaqanka naftaada iyo nafaha dadka kugu xeeran.

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Play Episode Listen Later Feb 4, 2024 29:35


Xalqadan waxa aan kaga hadlay waxa loo yaqaan Garaadka caadifadaEmotional intelligence, garaadka caadifadu waa xirfada fahamka, la dhaqanka, maamulka, maaraynta, xakamaynta iyo af-garadka naftaada, nafaha dadka kugu xeeran ee ah dadyawga aad inta u badan la dhaqmayso  iyo sidoo kale xirfada fahamka iyo wacyi u yeelasha a nolosha. waxyaalo mawduucan quseeya ayaan kaga hadlay xalqadan dhagaysi wanaagsan.

dadka xalqadan
Somali-happyFamily Podcast
Dadka danaysta yaasha ah!! I Selfish People!!

Somali-happyFamily Podcast

Play Episode Listen Later Jan 27, 2024 9:07


Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida Hormarinta Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo dhiirigalinta shaqsiga intabo. Waad ilawadaagi kartaa wixii Fikiradaada ah.Waad ku mahadsantahay dhageysigaada.Thanks,for your listening.

Somali-happyFamily Podcast
Bar Caruruurta, sida loola hadlo Dadka kale?Teach children,how to talk to other people?

Somali-happyFamily Podcast

Play Episode Listen Later Jan 20, 2024 9:04


Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida Hormarinta Qoyska dhiirigalinta Walidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo dhirigalinta shaqsiga intabo. Waad ilawadaagi kartaa Fikirkaada, mahadsanid,dhageysigaada. Thanks,for your listening.

Somali-happyFamily Podcast
Jooji sixitaanka Dadka kale Khaldaadkooda! Stop correting other people's mistakes!

Somali-happyFamily Podcast

Play Episode Listen Later Jan 9, 2024 8:18


Halkaan waxaaan ku soo gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida Hormarka Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurta iyo Hormarinta shaqsiga bo intabo.Waad ila wadaagikartaa Fikirkaada. Mahadsanid, dhageysigaada, Thanks,for your listening.

SBS Somali - SBS Afomali
Dr Siyat Hilow oo ka waramaya barnaamuj lagu caawiyo dadka naafada ah

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Oct 4, 2023 14:12


DR Siyat Hilow "mucaawino fara badan bay siiyaan dadkaas naafada ah. Marka meelaha barkood markii dhaqaale uun ay imaado umbay Soomaali ogoshahay inuu cunugooda naafo yahay"

Somali-happyFamily Podcast
Dadka waxaa ugu liito,matabcade iyo matashiiishe!!

Somali-happyFamily Podcast

Play Episode Listen Later Sep 23, 2023 4:50


Waxaad tahay Walid ku nool Wadamada Reer galbeedka, mashaqeysid waxaad Ilmahaaga u iibisaa bilwalibo alaab Qaali ah!:

SBS Somali - SBS Afomali
Sidee la isaga ilaalin karaa burcada dadka online ku dhacda?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Aug 11, 2023 8:35


Waxaa dhawaanahan soo badanayay dadka lagu dhaco online-ka. Waxaa noo sharaxay Isse Dhoolawaa.

SBS Somali - SBS Afomali
Victorian public housing tower residents agree on compensation for COVID-19 lockdown

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jul 26, 2023 7:12


Dadka degan saraha dhaadheer ee Flemington iyo North melbourne oo mag dhow laga siinayo xanibaadihii lagu soo rogay sanadkii 2020.

SBS Somali - SBS Afomali
Dadka qaba sonkorta (diabetes) ee Australia oo aad u kordhaya

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jun 30, 2023 6:59


Sidee haddii aad qabto sonkor (diabetes) aad uga hortagi kartaa in kalyahu ka fariistaan?

SBS Somali - SBS Afomali
Waligaa guri in lagaa kireeyo ma laguu diiday?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jun 21, 2023 11:27


Dadka soo galootiga ah ee gobolka QWueensland ayaa ka cabanaya in laga hor istaago in laga kireeyo guryaha.