Podcasts about dhismaha

  • 6PODCASTS
  • 9EPISODES
  • 28mAVG DURATION
  • ?INFREQUENT EPISODES
  • Nov 22, 2023LATEST

POPULARITY

20172018201920202021202220232024


Best podcasts about dhismaha

Latest podcast episodes about dhismaha

Somali Public Agenda
Dhismaha & waxqabadka golayaasha deegaanka ee Galmudug & Hirshabeelle

Somali Public Agenda

Play Episode Listen Later Nov 22, 2023 39:00


Inkastoo dhismaha dowlad-goboleedyada lasoo gababeeyay 2016-ka, dhismaha goleyaasha deegaanka lagama gaarin guulo wax-ku-ool ah. Goleyaasha deegaanada hadda dhisan oo tiro ahaan kooban ayaa la kulma caqabado badan. Sidoo kale waxaa jira caqabado lagala kulmo hannaanka dhismaha goleyaasha degaanada. Somali Public Agenda ayaa daabacday faallo ku saaban hannaanka dhismaha iyo waxqabadka goleyaasha deegaanka ee Galmudug & Hirshabeelle. Podcast-gan waxa ay Aweys Axmed iyo Farxaan Isxaaq Yuusuf ku falanqeynayaan nuxurka warbixinta. Contact Somali Public Agenda's Adeeg Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda, @aweisade (the host), and @SPAPolicyLab · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!

Maamul Wanaag
Dhismaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya

Maamul Wanaag

Play Episode Listen Later Jun 26, 2022 33:24


Labaatankii sano ee ugu dambeysay, madaxweynayaashii dalka waxa ay is khilaafeen raysal wasaarayaashii waxana ay magacaabeen 2-3 raysal wasaare. Xubnaha golaha wasiirrada ee la magacaabayay ayaa sidoo kale tiro ahaan kala duwanaa. Dhawaan waxaa la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh. Gole wasiirro ayaa dhawaan la magacaabi doonaa. Podcast-gan waxa lagu falanqeyneynaa dhismaha xukuumadda xigta ee Soomaaliya.Waxaa marti ku ah Maamul Wanaag Podcast Dr Afyare Cabdi Cilmi oo ah Agaasimaha Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda. Waxa uu Dr Afyare kamid yahay qorayaasha warbixin uu machadku daabacay ee lagu falanqeeyay dhismaha golaha wasiirrada. Contact Somali Public Agenda's Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!

spa somalia gole soomaaliya dhismaha
SBS Somali - SBS Afomali
Waraysi: Iiman Abdillahi - Dhismaha dekedda Garacad

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Oct 8, 2021 19:17


Dhismaha dekedda Garacad, Mudug- Puntland ayaa waxaa ka warramaya Iiman Abdillahi oo deggan Melbourne, Australia, sheegayna inuu ka tirsan yahay guddiyada dhismaha dekedda.

australia melbourne somali community dhismaha sbs radio somali
MUXAADIRO: SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMACIIL
DOORKA AQOONYAHANKU KU LEEYAHAY DHISMAHA BULSHADA

MUXAADIRO: SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMACIIL

Play Episode Listen Later Feb 16, 2021 47:26


Halkan kala soco Muxadirooyinka Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haaruun

halkan dhismaha
Somali Public Agenda
Dhismaha Xukuumadda Xigta ee Soomaaliya

Somali Public Agenda

Play Episode Listen Later Aug 20, 2020 14:45


25-kii June baarlamaanka Soomaaliya ayaa riday xukuumaddii uu hoggaaminayay raysal wasaare Xasan Cali Khayre. Ilaa wakhtigan xukuumad cusub lamasoo dhisin. Xukuumadda waxa la riday maalmo yar kadib markii uu soo idlaaday shirkii Dhuusamareeb 2 oo ay madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyadu uga hadlayeen nooca doorashada suuragalka ah in ay ku qabsoonto wakhtiga u haray hay’adaha federaalka. Maxamed Cabdirisaaq waa aasaasaha iyo agaasimaha Finance, Development, and Governance Synergy Limited (FDG-Synergy). Kahor inta aanu billaabin SDG Synergy, waxa uu Maxamed Maareeyaha mashruuca Platform for Political Dialogue and Accommodation in Somalia (Madasha Wadahadallada Soomaaliya) u ahaa hay’adda Conflict Dynamics International. Waxa uu sidoo kale Maxamed horey usoo noqday lataliyaha Madaxweye Farmaajo ee arrimaha doorashooyinka. Sidoo kale, Maxamed waxa uu horey isugu sharraxay xilka madaxweynaha Soomaaliya. Podcast-gan waxa lagu falanqeynayaa nuxurka warbixinta taxliilineysa dhismaha xukuumadda xigta ee Soomaaliya oo ay daabaceen Machadka Rift Valley iyo FDG Synergy.

development finance spa platform accommodation maxamed soomaaliya rift valley institute dhismaha
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Isu soo bax dhismaha masaajidka magaalada Stockholm iyo Per Bolund oo u sharaxan xilka hogaanka MP.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Mar 22, 2019 2:03


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Dhismaha guriga muslimka
Dhismaha guriga muslimka 1

Dhismaha guriga muslimka

Play Episode Listen Later Dec 17, 2014 51:08


Dhismaha guriga muslimka 1

muslimka dhismaha
Dhismaha guriga muslimka
Dhismaha guriga muslimka 2

Dhismaha guriga muslimka

Play Episode Listen Later Dec 17, 2014 51:08


Dhismaha guriga muslimka 2

muslimka dhismaha