Podcasts about wadamada

  • 4PODCASTS
  • 7EPISODES
  • 24mAVG DURATION
  • ?INFREQUENT EPISODES
  • Nov 8, 2023LATEST

POPULARITY

20172018201920202021202220232024


Best podcasts about wadamada

Latest podcast episodes about wadamada

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Nov 8, 2023 3:10


Wadamada soo saara shidaalka oo raba inay kordhiyaan waxsoosaarka boqolkiiba 110 oo ka badan inta loo calamadiyey inaanay dhaafin derejada 1.5. Ayaadu door nooce ah bay ku leedahay qoyska. Sanadkan waxa la filayaa inuu hoos u dhac ku yimaado tukaamaysiga kirismaska.

Kiribto Somali tv waa Goob Aad Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain crypto
Sadaal tilmameysa in Bitcoin $20.000 sanadkan Dhafikaro Wadamada saxahara ka hoseya oo bitcoin isticmaalkiisa

Kiribto Somali tv waa Goob Aad Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain crypto

Play Episode Listen Later May 20, 2020 39:19


Kiribto Somali tv waa Goob Aad ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain cryptocurrency AfSomali ah waxaad kaloo nagala socan kartaa shabakada kiribto.com/ ama barteene youtubka www.youtube.com/c/KiribtoSomaliTv?sub_confirmation=1 isticmaal browserka amaanka ah ee xawaarihiisu sareeyo ee brave browser kala soo dag halkan brave.com/?ref=kir251 mahadsanid

Taha Inspires
Ka bulsho ahaan maxaan gacanteena ku jira oo sameyn karnaa?

Taha Inspires

Play Episode Listen Later May 2, 2020 20:46


Ka bulsho ahaan maxaan gacanteena ku jira oo sameyn karnaa? Adiga iyo doorkaada muxuu yahay? --- Wadamada qaar waxay sameysteen hal kudhikyo ay dadkooda ugu dhiiro gelinayaan la dagaalanka Cudurkaan – Sida “Dhamaanteena masuul baa nahay" iyo sidoo kale “Corono Taxaddirkeena kama xoog badno” iyo wixii la mid ah. Anaguna sidoo kale ka bulsho ahaan wado kale inooma furno – Carona taxadirkeena kama xoog badno. 1. Nadaafadda shaqsi oo joogteyno: --- -Gacamaha oo si joogto ah loo dhaqo saabuun iyo in 20 seken lagu hayo. -In aad farahaaga ka ilaaliso wejigaada oo dhan -Xilliyada Qunfaca ama handhisada in aan isticmaalno mandiil hal mar ah (one time use) ah – ama in garabkaada ku hanjisooto -Dharka aad banaanka ku aado in meel gaaar ah dhikto oo aadan ku darin dharka qoyska intiisa kale – sidoo kale intaad karto nadaafaddiisana ka taxadirto. - iyo intii kaloo aad karto. 2. Kala fogaansho Bulshadeed: -- -Fadhi ku dirir bataatan in la joojiyo -Inta ay jirto musiibadaan gacan qaadka jooji -Odayaasha da’da ah ama jirrooyin kale lanool iyo sidoo kale caruurta in ay guriyahooda joogaan oo bataatan soo bixnin. -Hadii aad maqaayad yaanan cunto loo fadhiisan, -Hadii aad goob ganacsi leedahay dadka hal mar ha u wada ogolaan in ay gudaha soo buux dhaafiyaan waayo waxaa lagu jiraa xilli dukaameysi adag. -Hadii aad ganacsi leedahay oo suura gal kuu tahay saacadda iyo shaqaalaha labadooduba xadid – shaqaalaha shaqadiisa guriga ka soo qabsan karo, u ogoloow arintaas -Hadii aad isku araktey calaamadaha gurigaada joog, hasoo bixin in muddo ilaa xaaladdu kugu adagtahay mooyee, markaasna ku soo bax ogaal shaqaale caafimaad. -In qof kastoo xilligaan geeriyooda – Janaasadiisa dad yar tagaan si taxadir lehna loo aaso. 3. Kal fogaanshaha iyo nadaafadda muxuu faa’ideynayaa, hadiiba aan cudurkii dawo loo haynin. ---- -Waxaa yaraanaya dadka uu cudurku gaari lahaa. -Waxaa cimri gaabad ku dhacaya cudur sidaha (pathogen) -Wuxuu waqti siinayaa in cilmi baariyaasha ay waqti fiican u helaan si talaal loo soo saaro. ..... Ugu dambeyn adigu ha noqon buundadii uu cudurkaas ku faafi lahaa taasoo ka dhalaneys musiibo ballaaran. Aan kordhino wacyiga bulshadeena si loo kordhiyo taxadir wadareed taasoo badbaadin karta nolosha muwaadin Soomaaliyeed. . Mahadsaniin, .... Caafimaad ku sooma Kuna afurara Naxariis Dembi dhaaf Janno.

ka aan kal jira carona inta soomaaliyeed ugu wadamada
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wasakheeynta hawada oo dalkan kor ugu kacday. 58 jir lagu tuhmayo in uu 8 jir kufsaday iyo wadamada EU oo kheeyraad badan isticmaala.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later May 9, 2019 2:20


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah somali@sverigesradio.se

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Saddex qof oo ku dhintay is-rasaaseyn, warbixinta maalgelinta warbaahinta dadweynaha iyo lacagtii loo diri jiray wadamada kale oo korodhay.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Jun 19, 2018 2:15


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Samme Bogad samme.bogad@sverigesradio.se

Dhibaatooyinka  wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay
Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay - 1

Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay

Play Episode Listen Later Mar 27, 2014 51:08


Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay - 1

lagala galbeedka dhibaatooyinka wadamada
Dhibaatooyinka  wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay
Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay - 2

Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay

Play Episode Listen Later Mar 27, 2014 51:08


Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay - 2

lagala galbeedka dhibaatooyinka wadamada