Waa idaacad afsoomaali ah oo aad meelwalba kadhageysankarto

Adaa mudan yaa kaa mudan- Hodan Abdirahman iyo Amiin Yare

Somali musicHeestii Haygabine iyo Fanaankii Faysal Cumar Mushteeg

Faraxada Dahabkaa Dudinada Maqashii-Haboon Nuura Yaxye

Seef weeye caashuJirka meesha uu saroSahal kuma bogseeteeFanaanka Ahzaab

Yassin Axmed Digfeer.Dadkii kala gado qarsadaWaxbaa ka dhex guuxayeeGar-baan kuu dhiganayaaGudoonkuna waa adigeeGar-eex lama doonayeeGarawso waxaan ku dhahoNin gob ah ood gacal tihiinWiliba gacalooy ku jecelAdoon ku maqneyn wax garaInuu gurigoo cidlo ahSidii GAAL-SHIRE fadhiyoMiyaanu gartaa laheynDar-daarankii waad gafteeAdoo fasax gaaban tageyMaxaa GOBLE kaaga xidhanMa geel-baa kuugu dhalay-----------------------------------------Adoon gurro iyo canaan Adoon gacan iyo dil qabinAdoon gaajiyo dhib aragAnoo Guri kuu sharaxayGasiinkuna kuu dhex-yaalWiliba Gobanimiyo sharafAdiga guudkaaga sudhayWiliba gacalooy ku jecelAdoon ku maqneyn wax garaInaan gurigoo cidlaaSidii GAAL-SHIRE fadhiyoMiyaanan gartaa laheynDardaarankii waad gaftee Adoo fasax gaaban tagey Maxaa GOBLE kaaga xidhan Ma geelbaa kuugu dhalay.

Dagaalkeena Jeclaa-Haboon Nuura Saalax Sanaag

MUBARIKOCTOBER - Jaceylku Xuduud Maleh

SULDAAN SEERAAR -Soomaali WeeyeHees Cusub 2022

AXMED NUUR JAANGO IYO SUKHRA YAREY -LAHASHADA KALGACAL LADI WAAYEY

Xariir Ahmed iyo Rahma Hassan -Ma awoodohees cusub 2022

Farxiya Fiski iyo Mubaarik October-Jacayl Daacad ahFarxiya Fiski Mubaarik

Xaliimo Kismaayo- Ila qeybso CaashaqaSomali Music

Fanaanadda Farxiya Fiska iyo Seeygeeda Mubaarak ayaa kuwada luqeeya e heesta Nalka maanka ee ay wada duubeen kadib arooskooda.Hambalyo ayaan leenahay Lamaanayaasha.

Buurbaa kugu gudbane Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal

Aun Maxamed Yuusuf iyo Aun Sahra Axmed-Ruuxa gala badweynSahro Axmed & C/Salaan Jimmy

Axmed Aarshe-fino lama abuureWAXBA HA IFAQUUQINO HA INA KALA FOGEYNINE FARXAD IIGU NOLOOW

Fanaanad Cod macaan Safiyo Maxamed heestii Jaceylkii kowaad codsiga dhageystayaasha

Isii nafta Nimco Happy was superstar this year on Tiktok

Xusuus Jacayl -Axmed Rays iyo Ubax Fahmo

Fanaanka Xariir Axmed wuxuu ka mid yahay fanaaniinta codka wanaagsan ee sanadihii danbe aadka u soo saarayay heeso aysan midba mida kale la liidan.Waa heestii Adeeca loo bogay iyo Xariir

Heestii Lahansho iyo Fanaada Fartuun Axmed Sahal Fartuun Brimo

Yurub Geenyo iyo Cabdirisaaq Anshax-Magaabo#Yurubgenyo #Cabdirisaaqanshax

Idaacadda Ifiye Radio qeeybta 24/7 waxaa hadda ka socda heeso kala duwan sidaFanaaniinta Hore-Maxamed Saleebaan Tubeec-Xaliima Khaliif Magool-Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura)-Cabdi Tahliil Warsame (Tahliil)-Axmed Naaji Sacad-Cali Naaji Sacad-Maxamed Nuur Giriig-Qamar Maxamed Xuseen-Caasha Cabdoo-Khadra Daahir Cige-Maxamed Nuur Giriig-Qamar Maxamed Xuseen-Saalax Qaasim-Saado Cali Warsame-Maxamed Mooge-Xasan Aaden Samatar-Axmed Mooge-C.Qadir Macalin Jubba-Cumar Dhuule-Sahra Axmed-Axmed Yaasiin Digfeer-Shimaali Axmed Shimaali-Axmed Tifow Khamiis-Cali Sugulle-Axmed Nuur Jaangow-Siciid Harawo-Xareedo Ismaaciil Duniyo-Cali jareerre-Cusmaan C/kariim Gacanlow.Fanaaniinta Danbe-Mursal Muse-Khadra Abdi Silimo-Asma Ahmed Love-Hamda Abdi Queen-Nimcan Abdirahman Hillaac-Mohamed Ahmed Cirro-Yurub Mohamed Geenyo-Abdihani Hashi-Abdirahman Aydid Oday-Yusuf Adan Jeego-Ifrah Ahmed Hargeisa-Yusuf Adan Jeego-Ismail Danan-Ikran Jama-Ifrah Tolmoon-Yusuf Hanad-Abdirisaq Anshax-Hodan Abdirahman-Aar maanta-Maxamed Xasan Xuseen Lafoole

Dhaanto- Muxyadiin iyo Idil Ayruush

Ciid Mubaarik- Hodan Abdirahman, Mursal Muse, Mohamed Cirro

Ifiye Radio- Somali Music #ifiyeRadioSomalimusic

Waa laba heesood oo kala ahHeestii Jirjiroole Dumar- Bashiir Cali XuseenHeestii Dudumo- Cali FarayIfiye Radio Live ayeey si toos ah uga socotaa

Waa bishii wacnayd - (Soonqaad) - Faaduma Qaasim Hilowle

Waa hees ay horay u qaadi jireen Xasan Aadan iyo Khadro Daahir balse hadda ay wada qaadayaan Yurub Geenyo iyo Shabeel.

Fanaanka Khadar Keeyow iyo Heesta cusub ee Marwada Nafta ee uu qaaday Sanadka 2022.