Podcasts about haweenka

  • 9PODCASTS
  • 59EPISODES
  • 24mAVG DURATION
  • ?INFREQUENT EPISODES
  • Apr 2, 2025LATEST

POPULARITY

20172018201920202021202220232024


Best podcasts about haweenka

Latest podcast episodes about haweenka

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Maanta iyo wararka radio Sweden

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Apr 2, 2025 2:48


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xukuumadda Iswiidhen ayaa 500 milyan oo karoon ku maalgelinaysaa daryeelka gaarka ah ee maskaxda. Wiil da'diisu ka hooseeyso 15 sanno oo loo xiray isku day dil. Haweenka dhallinyarada ah ee shaqeeya oo 54% oo aan runsaneyn in ay shaqayn karaan ilaa da'da hawlgabka.

radio sweden somali iyo radio sweden haweenka
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta iyo Sweden

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Dec 4, 2024 2:40


Hal qof oo loo qabtay qarax ka dhacay fiidnimadii talaadada guri ku yaalla xaafadda Hässelby. Xulka gabdhaha kubada cagta Sweden oo soo baxay tartanka horyaalka qarammadda Yurub. Haweenka oo haysta fursado ka yar ragga in ay siyaasiyiin ka noqdaan deegaanada degmooyinka dalka.

The Well Endowed Podcast
EPISODE 172 – Haweenka Support Circle

The Well Endowed Podcast

Play Episode Listen Later Nov 8, 2024 29:28


The post EPISODE 172 – Haweenka Support Circle appeared first on Edmonton Community Foundation.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta iyo Sweden

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Nov 7, 2024 3:05


Nin lagu rasaaseyey Kista. Nin ka tirsan kooxaha gaangiska oo si khaldan shaqo uga heley xafiiska arrimaha bulshada. Haweenka oo ragga uga badan waxbarashada jaamacadaha.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Aug 29, 2024 2:41


Qof ayaa loo qabtay tuhun inuu gacan ka geeystay dilkii laba muwaadin oo Ingiriis ah. Dhaqaalaha wax soo saarka Sweden BNP, ayaa hoos u dhacay 0,3 boqolkii rubicii bilaha sannadka ee labaad, (abriil-juun) marka loo barbardhigo rubicii ka horreeyay (janaayo-maarso). Haweenka ayaa uga badan iney tagaan dhakhtarka ilkaha marka loo barbardhigo ragga. Magaalooyinka Sweden ee Uppsala, Umeå iyo magaalada Faro ee dalka Portugal ayaa ah magaalooyinka Yurub kuwooda ugu hawada nadiifsan.

SBS Somali - SBS Afomali
Maalinta haweenka ee caalamiga ah iyo Muumino Caynab

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 8, 2024 7:22


Internationla Womens Day waa maalinta loo dabaaldego maalinta haweenka oo la xuso xaquuqda iyo qaybta ay haweenku ka qaataan bulshada.

haweenka
Tubta Nabaada
Gobaad Sharaf Loo Dhanyahay–Qaybtii 6-Aad–Haweenka Reer Miyiga Iyo Xadgudubyada Ku Salaysan Jinsiga

Tubta Nabaada "Path to Peace"

Play Episode Listen Later Dec 7, 2023 10:27


Qaybta 6-aad ee ‘Gobaad: Sharaf loo dhanyahay' waxa ay iftiimineysa xadgudubyada ku salaysan jinsiga (GBV) ee ka dhaca bulshooyinka miyiga, waana nooga warameyso Nimco Xirsi, oo ah sarkaalka jinsiga ee Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee FAO – wax badan ka ogoow sida ay haweenka miyigu u aqoonsan karaan oo ay ula qabsan karaan rabshadaha ku saleysan jinsiga. #CiribtirkaSGBV. #OrangetheWord #16KaMaalmood

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
38. Kudayo Xidigaha Haweenka Fatimah R.C. Bint Rasulullaah SCW PT1

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 36:28


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

fatimah bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
46. Kudayo Xidigaha Haweenka Asma Bint Abubakar R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 59:22


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
45. Kudayo Xidigaha Haweenka Fakhita Bint Abu daalib (Ummu Haani) R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 37:41


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
43. Kudayo Xidigaha Haweenka Safiyyah Bint Abdul-Mudhalib iyo Walaaleheed R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 39:24


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
41. Kudayo Xidigaha Haweenka Umm Kulthum R.C. Bint Rasulullaah SCW

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 43:01


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
40. Kudayo Xidigaha Haweenka Ruqayya R.C. Bint Rasulullaah SCW

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 36:10


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
39. Kudayo Xidigaha Haweenka Fatimah R.C. Bint Rasulullaah SCW PT2

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 44:52


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

fatimah bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
31. Kudayo Xidigaha Haweenka Maimoonah Bint Xarith Al-Hilaliyah R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 37:19


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
36. Kudayo Xidigaha Haweenka Saynab R.C. Bint Rasulullaah SCW

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 44:32


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
33. Kudayo Xidigaha Haweenka Maariyah Al-Qidbiyah R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 31:46


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
32. Kudayo Xidigaha Haweenka Reyxaanah Bint Sayd R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 29:57


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
48. Kudayo Xidigaha Haweenka Sumayya Bint Khayaat R.C. (Shaheedadii ugu horaysey islaamka)

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 31:59


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint sumayya haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
30. Kudayo Xidigaha Haweenka Umm Xabibah Ramlah Bint Abi Sufyan R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 38:11


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint sufyan haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
28. Kudayo Xidigaha Haweenka Safiyah Bint Xuyayy R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 50:55


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
27. Kudayo Xidigaha Haweenka Juwayriya Bint Xarith R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 33:13


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
47. Kudayo Xidigaha Haweenka Nusayba Bint Kacab R.C. (Geesiyadii Dagaalkii Uxud)

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 40:00


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
53. Kudayo Xidigaha Haweenka Rumaysaa (Umm Sulaim Bint Milxaan Al-Ansaariyah) R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 15, 2023 55:44


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
25. Kudayo Xidigaha Haweenka Hinda Bint Abu Umayyah (Umm Salamah) R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 11, 2023 49:51


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
26. Kudayo Xidigaha Haweenka Saynab Bint Jaxshi R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 11, 2023 51:40


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
24. Kudayo Xidigaha Haweenka Saynab Bint Khusaymah R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 11, 2023 35:25


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
23. Kudayo Xidigaha Haweenka Xafsah Bint Umar R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later May 11, 2023 49:00


بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

umar bint haweenka
Tubta Nabaada
Path to Peace (Episode 330): International Women's Day 2023

Tubta Nabaada "Path to Peace"

Play Episode Listen Later Mar 3, 2023 15:09


[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan ku eegeyna xuska waxqabadka dumarka iyo kaalintooda muhiimka ah ee ay kaga jiraan horumarka bulshooyinka, ka hor Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka. Waxaa qaybta hore marti noogu ah Wakiilka Soomaaliya ee Hay'adda UN Women Dr. Syed Sadiq wuxuuna ka hadlayaa howlaha ay QM la qabato ama u qabato haweenka Soomaaliyeed ee dadaalka ugu jira inay helaan ka qaybgal, matalaad iyo awoodsiin buuxda ee dhammaan dhinacyada nolosha Wuxuu sidoo kale ka hadli doonaa halkudhigga – ‘DigitALL: Hal-abuurka iyo farsamada casriga ee sinaanta jinsiga isagoo sidoo kalena ka hadlaya baahida loo qabo xeerar lagula dagaalamayo dambiyada internetka ee ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha. Waxaan sidoo kale waraysanay Gudoomiye ku xigeenka Bay Women Association Network, Fatima Ali Iman,oo iyaduna ka hadlaysa sida Maalinta Caalamiga ah ee haweenka ay u tahay munaasabad ay haweenku ugu dabaal-dagaan guulaha ay gaareen iyo sidoo kale madal ay si wadajir ah ugu xaliyaan dhibaatooyinka ay wajahayaan. Barnaamika waxaa soo jeedinaya Ali Gutale iyo Fathi Max'ed Na la wadaag fikirkaaga ku aadan sida bulshadu uga faa'iidi karto ka qaybgalka haweenka ee hoggaanka iyo talada dalka. Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ---------------------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----------------------- ----------------------- This week on #TubtaNabadda, we join the world in celebrating women and their contribution to the development of societies ahead of International Women's Day. The first guest is UN Women's representative in Somalia, Dr. Syed Sadiq, and he'll be speaking about the UN's work with and for Somali women in their quest for full participation, representation and empowerment in all facets of life in Somalia. He'll also touch on this year's theme – ‘DigitALL: Innovation and technology for gender equality' – while speaking about the need for legislation to combat cybercrimes against women and girls in Somalia. We also hear from the Deputy Chairperson of the Bay Women Association Network, Fatima Ali Iman, who will be speaking about how International Women's Day is an opportunity for women to celebrate their achievements and a reminder that to solve their problems, they need to act together. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your views on how communities and societies benefit from more women in leadership and decision-making positions.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Nov 29, 2022 4:09


Waxaa sii caadiyoobaysa iney xisbiyada Moderaterna iyo Socialdemokraterna ku midoobaan tiro intii hore ka badan ee hoggaanka maamullada degmooyinka. Haweenka siyaasiyiinta ayaa loo geeystaa naceyb iyo handdadaad ka badan, marka loo barbar dhigo dhiggooda ragga ah. Siri oo ahayd gabar labaatan jir ah oo ninkii ay nolosha wadaageen uu dilay iyadoo uu wiilkeeda ay dhawaan dhashay uu ag jiifo.

SBS Somali - SBS Afomali
Sharuucda dareeska haweenka ee ka jirtay Sudan

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Nov 2, 2022 7:11


1991, waxaa Sudan lagu soo rogay sharci lagu kontoroolayo sida ay haweenku u labistaan marka ay banaanka marayaan.

sudan haweenka
SBS Somali - SBS Afomali
Maxay haweenka Iiraan timaha u jarayaan?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Oct 7, 2022 8:26


Dalka Iran waxaa todobaadyadii u danbeeyay ka socday dibadbaxyo looga soo horjeedo dawlada kadib markii gabar 22 jir ay ku dhimatay gacanta ciidanka anshaxa.

haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
19. Kudayo Xidigaha Haweenka: Caishah Bint Abu-Bakar R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later Jun 30, 2022 68:11


(بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)

bakar bint haweenka
Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
5. Kudayo Xidigaha Haweenka: Khadijah bint khuwaylid R.C. - PT: 1

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later Jun 23, 2022 27:48


(بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
6. Kudayo Xidigaha Haweenka: Khadijah bint khuwaylid R.C. - PT: 2

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later Jun 23, 2022 36:48


(بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka
11. Kudayo Xidigaha Haweenka: Sawdah bint Samcah R.C.

Umm Zayd - La Saaxiib Quraanka

Play Episode Listen Later Jun 23, 2022 37:59


(بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)

bint haweenka
Maamul Wanaag
Qoondada Haweenka ee Doorashada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Maamul Wanaag

Play Episode Listen Later Apr 10, 2022 42:30


Doorashada Soomaaliya waxa ay mareysaa heer gebogebo ah. Dhowr iyo labaatan xildhibaan ayaa hartay doorashadooda. Jowhar iyo Garbahaareey keliya ayay kuraas ku harsan yihiin iyadoo doorashada goobaha kale lasoo dhameeyay.Xubno badan oo katirsan labada aqal ee baarlamaanka ayaa qaatay shahaaddada xildhibaannimo iyadoo la qorsheynayo in xildhibaannada la dhaariyo 14-ka April. Kuraasta ay ku fadhiyeen haweenka oo sanadkii 2016 ahaa 82 ama 24% ayaa hadda hoos u dhacday iyadoo ilaa hadda qiyaastii 50 haween ay kusoo biireen baarlamaanka 11-aad. Podcast-gan waxa aan si gaar loogu falanqeynayaa qoondada haweenka ee doorashada baarlamaanka Soomaaliya.Contact Somali Public Agenda's Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!

spa somalia soomaaliya haweenka
Tubta Nabaada
Tubta Nabadda | Episode 279

Tubta Nabaada "Path to Peace"

Play Episode Listen Later Mar 25, 2022 19:09


[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan xusaynaa Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka oo adduunka oo dhan looga dabbaal-dego 8 bisha March. Waxaan si gaar ah u eegaynaa dadaalada socda ee ku aadan xaqiijinta qoondada 30% ee doorashooyinka socda iyo go'aan gaarista dalka. Waxaan barnaamijka ku waraysanay Ahmed Borile, oo ah Agaasime sare oo ka tirsan Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya. Wuxuu ka hadlayaa muhiimadda 8 Maarso iyo sida munaasabadan loogu adeegsan karo in kor loogu qaado ka qaybgalka haweenka ee siyaasadda iyo kaalinta Wasaaraddu ka qaadan karto xaqiijinta qoondada haweenka. Waxaan sidoo kale waraysanay Shariffa Caddow, oo ka tirsan Gudiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka. Waxay ka hadlaysaa guulaha illaa hadda la gaaray iyo waxyaabaha ay tahay in la qabto si hoggaamiyeyaasha siyaasadeed u hirgaliyaan ballan-qaadyada qoondada 30% ee haweenka. Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba. Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------------------------------------------------------------------------------------------- This week on #TubtaNabadda, we mark International Women's Day globally celebrated on 8 March every year. We will focus on efforts made to ensure that the 30 per cent women's quota in Somalia's decision-making processes is met. We interview Ahmed Borile, Senior Director and advisor to the Ministry of Women and Human Rights Development of the Federal Government of Somalia, about the importance of celebrating 8 March every year, how it can help promote women's political participation, and the role the Ministry is playing to achieve the 30 per cent women quota. We also interview Shariffa Addow, a Goodwill Ambassador, about what has been achieved so far in ensuring the 30 per cent women quota, and what needs to be done so that political leaders implement their pledges on observing the 30 per cent women quota. In the studio, your hosts are Ali Gutale and Fathi Mohamed. You will listen to a poem about the relevance of radio by Liban Abdi Warsame. Tune in today to Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risala, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio kismaayo to be a part of it. Remember to call in and share your thoughts about the show, or leave us a comment below. In case you miss it on the radio, you can listen in here anytime. You can also get the podcast of this and other episodes of this show on: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/

Tubta Nabaada
Tubta Nabadda | Episode 281

Tubta Nabaada "Path to Peace"

Play Episode Listen Later Mar 25, 2022 17:08


[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] #TubtaNabadda, waxaan sii wadaynaa barnaamijyadii aan kaga hadlaynay muhiimadda ilaalinta qoondada haweenka 30% ee doorashada baarlamaanka Soomaaliya. Waxaad dhagaysan doontaan hadal uu jeediyay James Swan, Ergayga QM ee Soomaaliya 8 Maarso markaas oo la xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka gaar ahaan guulaha iyo fursadaha horumarka ee haweenka. Waxaan sidoo kale waraysi la yeelanay Batula Shiikh Axmed Gaballe, Gudoomiyaha Gudiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ee uu magacaabay Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya si ay ugu qareemaan qoondada haweenka Soomaaliyeed ee baarlamaanka. Waxay sidoo kale ka hadlaysaa caqabadaha ay wajahayaan haweenka Soomaaliyeed iyo waxyaabaha ay tahay in la sameeyo si loo dhowro qoondada haweenka Soomaaliyeed. Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba. Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------------------------------------------------------------------------------------------- This week on #TubtaNabadda, we continue our discussion on the importance of safeguarding women's 30 per cent quota in the ongoing elections in Somalia. We will rebroadcast remarks by UN Special Representative for Somalia James Swan made on the International Women's Day, 8 March 2022. Mr Swan made these remarks during a Twitter Space discussion celebrating Somali women's achievements and opportunities in Somalia's development. We also interview Batula Sheikh Ahmed Gaballe, chairperson of the Goodwill Ambassadors, a committee appointed by the Prime Minister of the Republic of Somalia to advocate for the 30 per cent women's quota in the ongoing elections. She speaks of the challenges faced by women and what needs to be done to safeguard the women's quota. In this week's programme we also have a song about women's representation in all spheres of life. In the studio, your hosts are Ali Gutale and Fathi Mohamed. Tune in today to Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risala, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio kismaayo to be a part of it. Remember to call in and share your thoughts about the show or leave us a comment below. In case you miss it on the radio, you can listen in here anytime. You can also get the podcast of this and other episodes of this show on: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/

SBS Somali - SBS Afomali
Xuska maalinta haweenka aduunka

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 9, 2022 15:10


Waraysiyo aan kala yeelanay haween xuska maalinta haweenka aduunka.

haweenka
SBS Somali - SBS Afomali
Maalinta haweenka aduunka iyo Zahra Mustaf

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 9, 2022 5:29


Waxaa aduunka laga xusay maalinta haweenka. Waxaan ka waraystay Zahra Mustaf oo ah musharaxad u taagan kursi baarlamaanka Australia.

Tubta Nabaada
Tubta Nabadda | Episode 275

Tubta Nabaada "Path to Peace"

Play Episode Listen Later Feb 11, 2022 16:14


[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkaan barnaamijka #TubtaNabadda waxaan diiradda ku saari doonaa xuska maalinta haweenka iyo gabdhaha ee Sayniska, oo lagu muujiyo doorka haweenka iyo gabdhaha ee Sayniska. Waxaan wareysanay Samuel Partey oo ka tirsan hay'adda UNESCO oo ka hadlay muhiimadda dabaaldagga maalinta, waxa ay UNESCO sameyneyso si ay u taageerto Haweenka iyo gabdhaha Soomaaliyeed iyo caqabadaha ay wajahayaan haweenka Soomaaliyeed ee ku lugta leh sayniska iyo tiknoolajiyada. Waxaan sidoo kale wareysanay Ismaaciil Yuusuf, agaasimaha waaxda sayniska iyo tiknoolajiyada ee wasaaradda dowalda federaalka ah ee Soomaaliya oo ka sheekeynaya kaalinta haweenka iyo gabdhaha ka ciyaari karaan sayniska iyo tiknoolajiyada, waxa dowladda Soomaaliya ay sameyneysosi loo taageero haweenka iyo waxa loo baahan yahay in la sameeyo si loogu dhiiirgaliyo haweenka iyo gabdhaha in ay ka qayb noqdaan sayniska iyo tiknoolajiyada. Barnaamijka waxaa idinla socodsiinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed. Waxaa heleysaa fursad aad uga falceliso barnaamijka oo aad aragtidaada nagula wadaagi karto adigoo wacaya idaacadda aad ugu jecshahay. Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba. Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------------------------------------------------------------------------------------------- Today we mark International Day of Women and Girls in Science on #TubtaNabadda, which recognizes the role of women and girls in science, not only as beneficiaries, but also as agents of change. We interview Samuel Partey, Senior Scientific Advisory to UNESCO, about the importance of celebrating this day, what UNESCO is doing to support Somali women and girls, and the challenges Somali women face in the field of science and technology. We also speak with Ismail Yusuf, the Director of the Scientific and Technology Section of the Federal Ministry of Education, about the role women and girls play in science and technology in Somalia, what the Somali government is doing to support women in this field, and what needs to be done to encourage women and girls to participate more in the science and technology field. The programme is presented by Ali Gutale and Fathi Mohamed. You will have the opportunity to react to the show and share your thoughts by calling in your favourite radio stations! Tune in today to Radio Garowe, Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risalah, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio Kismaayo to be a part of it. Remember to call in and share your thoughts about the show, or leave us a comment below. In case you miss it on the radio, you can listen in here anytime. You can also get the podcast of this and other episodes of this show on: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/

SBS Somali - SBS Afomali
Dr Omar "Haweenka uurka leh way qaadan karaan tallaalka"

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Sep 21, 2021 15:17


Waxaa wali socda dadaalka lagu tallaalayo shacabka Australia. Waxaan arintaas ka waraysanay Dr Omar Salaad Elmi oo ku taqasusay cudurada faafa.

SBS Somali - SBS Afomali
Shirka madaxeedka haweenka oo looga hadlay gabood falka goobaha shaqada

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Sep 9, 2021 7:52


Shir madaxeed looga hadlayay arimaha haweenka ayaa lagu sheegay in Australia wali ay ka jirto dhibaatooyinka haweenka.

australia haweenka
SBS Somali - SBS Afomali
Wasiirka Haweenka iyo Horumarka Qoyska PLD casho-sharaf u samaysay kooxda kubdada Cagta Mudug.

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Aug 12, 2021 6:56


Wasiiradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland, Marwo Aamina Osman, ayaa xulka kubadda cagta ee Mudug, casho-sharaf u samaysay, ka dib markii ay kooxda gobolka Karkaar 3-0 kaga badiyeen. Cayaartaa ayaa ka mid ahayd tartanka cayaaraha kubbadda cagta ee gobollada Puntland.

sharaf puntland somali community qoyska haweenka casho wasiirka sbs radio somali
SBS Somali - SBS Afomali
Haweenka ilmaha uurku ugu jira ka dilmo oo xaq u yeelanya fasax

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jun 25, 2021 4:49


Haweenka ilmaha uurku ugu jira ka dilmo oo xaq u yeelanaya fasax lacagtoodu u socoto

miscarriage jira haweenka sbs radio somali
SBS Somali - SBS Afomali
Wararka SBS Somali Talaado 11 May

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later May 11, 2021 6:33


Wararka caawa waxaa ka mid ah: Nin reer Victoria ah oo soo dhamaystay 14 maalmood oo karantiil oo laga helay COVID-19. Miisaaniyada caawa oo laga filayo in maalgalin lagu bixiyo Haweenka, xanaanada caruurta, dadka naafada ah iyo xanuunada dhimirka.

covid-19 news somali nin haweenka sbs radio somali
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta iyo Sweden

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Dec 17, 2020 2:21


Löfven oo qabtay shir jaraa'id galabta. Haweenka xaamilada oo talo loo soo jeediyay iyo Talaalka Covid-19 oo ay suurtagal tahay in uu bilowdo 26 ama 27 diseembar 2020.

SBS Somali - SBS Afomali
Haweenka gacan ma loo qaadi karaa?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Aug 13, 2020 17:30


4 hooyo ayaan waydiinay siday yeeli lahaayeen haddii gabar ay dhashay oo la guursaday ay ku tiraahdo "Hooyo wiilkii xalay gacan ayuu ii qaaday ama wuu i garaacay" Jawaabaha halkan ka dhagayso.

karaa haweenka
IFIYE RADIO
HEESTA MAALINTA HAWEENKA -RAAXO CADAR

IFIYE RADIO

Play Episode Listen Later Mar 7, 2020 4:39


haweenka
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Haweenka oo ku badanaya xirfadda darawalnimo. Macalimmiin badan oo ku fekeray shaqada iney ka tagaan. Swish-ka oo la isku dhaco.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Aug 19, 2019 2:30


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Nidaamka garsoorka kubbada cagta oo la dhaliilay. Farqiga u dhexeeya mushaarka ragga iyo haweenka. Göteborg iyo biyo wasakhoobay.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Jun 18, 2019 2:21


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Madax hore ee ciidamada sirdoonka oo la qabtay, Dhoofinta hubka oo yara korortay iyo Haweenka oo ku yar ka qeyb qaadashada siyaasadda

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Mar 14, 2019 2:13


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Kulanka siyaasiyiinta xaafadda Rinkeby. Cunnada eeyda oo ka wanaagsan midda bani'aadamka iyo jirdilka haweenka.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Jan 31, 2019 2:30


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Dhaqtarka shaashadda internet-ka oo kordhay, Goobaha shaqada iyo cayilka haweenka iyo Tartankii xeegada barafka oo shalay bilowday

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Jan 22, 2019 2:48


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wallström oo ka faallootay tallaabadii Ruushka. Gabar soomaaliyeed oo u istaagtay dalkeedii hooyo. Mushkiladaha haweenka la soo gudboonaada.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Nov 26, 2018 2:19


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Tubta Nabaada
Tubta Nabadda Ep80 - International Women’s Day celebrated in Somalia

Tubta Nabaada "Path to Peace"

Play Episode Listen Later Mar 9, 2018 17:47


Todobaadkaan Banaamijka #TubtaNabadda waxaan diiradda ku saareynaa muhiimadda maalinta Haweenka adduunka, anagoo eegeyna dhinacyada siyaasadda iyo dhismaha nabadda ee Soomaaliya. Waxaan ka hadli doonaa muhiimadda xaqiijinta ka qaybgalka haweenka oo ay ku jiraan hoggaamiyaasha haweenka ee dhinacyada go'aan gaarista Guddoomiyaha ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuula Axmed Gabale, ayaa ka hadashay Kaalinta haweenka Soomaaliyeed ka ciyaarayaan jaggooyinka hoggaamineed. Farxiyo Muumin oo ka tirsan xildhibaanada Soomaaliyeed muujisay fursadaha haweenka Soomaaliyeed ay ku hormarin karaan doorkooda hoggaamineed Dhageyso Barnaamijka oo ay daadihinaayaan Cali Guutaale iyo Faadumo Sheekh, waxaana istuudiyaha ku weheliya Gabyaa Yusuf Max'ed. Ka dhageyso Barnaamijka Radio Mogadishu, Radio Kulmiye, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Risala, Radio Adado, Radio GoobJoog or Radio HiranWeyn Beletweyne. Si aad fikradahaaga noola wadaagto, soo wac nambarada idaacadaha aad ka dhagaysanaysaan barnaamijka ama fallo noo dhaaf.

international women ka somalia celebrated soomaaliya soomaaliyeed haweenka
Xijaabka haweenka
Xijaabka haweenka

Xijaabka haweenka

Play Episode Listen Later Dec 17, 2014 51:08


Xijaabka haweenka

haweenka
Balantii uu nabigu la galay haweenka
Balantii uu nabigu la galay haweenka

Balantii uu nabigu la galay haweenka

Play Episode Listen Later Mar 29, 2014 51:08


Balantii uu nabigu la galay haweenka

galay haweenka