Codka Ubax

Follow Codka Ubax
Share on
Copy link to clipboard

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil ku waraysan doono dad uu u arko in ay saamayn ku leeyihiin isaga, kuwaas oo uu la kulmayo marka uu dunida ku wareegayo.

Ismaaciil C Ubax

Donate to Codka Ubax


    • Apr 12, 2024 LATEST EPISODE
    • infrequent NEW EPISODES
    • 36m AVG DURATION
    • 99 EPISODES

    Ivy Insights

    The Codka Ubax podcast is hands down the best Somali podcast I have ever come across. From the moment I started listening, I was captivated by the storytelling abilities of Ismaaciil, the host of the show. His voice is soothing yet captivating, and his ability to transport listeners into a different world through his stories is truly remarkable.

    One of the best aspects of this podcast is the storytelling itself. Ismaaciil has a way of weaving together words and emotions that keeps me hooked from start to finish. Each episode is carefully narrated, taking listeners on a journey filled with suspense, laughter, and sometimes even tears. The transitions between different parts of the story are seamless and well-executed, making it easy to follow along and stay engaged throughout.

    Another great aspect of The Codka Ubax podcast is its choice of topics. Ismaaciil covers a wide range of subjects that are both intriguing and relevant to Somali culture and history. From folktales and legends to historical events and personal anecdotes, there is always something new and interesting to learn with each episode. It's refreshing to have a podcast that caters specifically to Somali speakers and provides content that resonates with our shared experiences.

    While it's hard to find any major flaws in The Codka Ubax podcast, one potential downside could be the frequency of new episodes. As a dedicated listener, I eagerly await each new episode with anticipation and sometimes find myself craving more content. However, I understand that creating high-quality episodes takes time and effort, so this can be seen as more of a testament to my enthusiasm for the show rather than an actual criticism.

    In conclusion, The Codka Ubax podcast has exceeded all my expectations for a Somali podcast. Ismaaciil's storytelling abilities are unparalleled, making each episode an immersive experience worth tuning in for. The choice of topics adds depth and variety to the show, ensuring that there is something for everyone to enjoy. Whether you're a Somali speaker looking for engaging content or simply someone who appreciates a good story, I highly recommend giving The Codka Ubax podcast a listen.



    Search for episodes from Codka Ubax with a specific topic:

    Latest episodes from Codka Ubax

    SE09EP01

    Play Episode Listen Later Apr 12, 2024 24:30


    Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE08EP06 Waa Layga Guursaday 13

    Play Episode Listen Later Dec 10, 2023 12:04


    Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE08EP5: Dhuusamareeb

    Play Episode Listen Later Nov 10, 2023 44:58


    Waxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE08EP04: Hadhiwaa

    Play Episode Listen Later Oct 27, 2023 63:59


    Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE08EP03: Murtida Maansada Urugo

    Play Episode Listen Later Oct 14, 2023 45:41


    Maansada Urugo waxa ay ku saabsan tahay qiso xanuun badan oo uu ka sheekayn doono Abwaan Cabdirisaaq "Bidixo", maansadeedana tirin doono. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE08EP02 Foosiya Rindai

    Play Episode Listen Later Sep 29, 2023 23:35


    Waxa aannu magaalada Stockholm kula sheekaysannay Foosiya Rindai.Support the show

    SE08EP01 Dimuqraadiyaynta Tacliinta

    Play Episode Listen Later Sep 15, 2023 27:05


    Cabdi Maxamed Axmed waxa uu ka shaqeeyaa horumarinta afka iyo dhaqanka, waana Aasaasaha iyo Maamulaha Kitaab Cloud. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE07EP11 Caweyska Boorama

    Play Episode Listen Later Sep 1, 2023 69:50


    Caweyska Boorama iyo Codka Ubax. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE07EP10 Beledweyn

    Play Episode Listen Later Aug 11, 2023 30:36


    Waxa aannu magaalada Beledweyn kula kulannay Cali Baarrey oo ah sugaanyahan, macallin iyo odhay-dhaqameed. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE07EP09 Qays Qeyser

    Play Episode Listen Later Jul 7, 2023 71:51


    Qofku safarka wuu isku bartaa, dadkana wuu ku bartaa, Qays Qeyser ayaynu kala sheekaysan doonnaa naftiisa, ta dadka kale iyo riyooyinkiisaba. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE07EP08 Waa Layga Guursaday 12

    Play Episode Listen Later Jun 16, 2023 37:01


    Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 12-aad. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE07EP07 Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood

    Play Episode Listen Later Jun 9, 2023 94:11


    Silsiladda jacaylka ee Muxubbo-Heellood waxa dalka Hindiya ka bilaabay Abwaan Haldeeq. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE07EP06 Caweyska Burco

    Play Episode Listen Later Jun 2, 2023 53:06


    Waxa aannu dadweyne tiro badan ku caweynay magaalada Burco. Daawasho wacan!Support the show

    SE07EP05 Halista Qaabnololeedka Soomaalida

    Play Episode Listen Later Jun 1, 2023 27:04


    Maxaa iska beddelay qaabnololeeda Soomaalida? Mustafe Maxamed Cali waxa uu ku takhasusay daawooyinka. Dhegaysi wacan!Support the show

    maxaa soomaalida
    SE07EP04 Cabdi Ciise Cajuun

    Play Episode Listen Later May 12, 2023 51:56


    Fanka, suugaanta, saxaafadda, jacaylka, degaanka Darroor, xerta timaweynta.. Cabdi Ciise Cajuun. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE07EP03 Gaalkacyo: Isbaaradu Waa Qalbiga

    Play Episode Listen Later May 1, 2023 27:26


    Barnaamijkan waxa aynu ku dhegaysan doonnaa laba halyey oo naftooda u huray sidii ay dadkooda wanaag iyo jacayl uga dhex abuuri lahaayeen. Waa laba jiil oo ay shaqadoodu midaysay, yoolkooduna mid yahay.  Dhegaysi wacan!Support the show

    SE07EP02 Waa Layga Guursaday 11

    Play Episode Listen Later Mar 4, 2023 29:03


    Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 11-aad. Dhegaysi wacan.Support the show

    SE07EP01 Bandhigga Hangoolka

    Play Episode Listen Later Feb 24, 2023 26:56


    ”Bandhigga Hangoolka” iyo daahfurka madasha la yidhaa Fankeenna. Dhegaysi wacan! Support the show

    SE06EP08 Filmmaking: Soomaalida & Tebinta Sheekada

    Play Episode Listen Later Nov 4, 2022 45:53


    Hababka ugu saamaynta badan ee sheekooyinka loo tebiyo waxa ka mid ah samaynta filimada. Soomaalida iyo adeegsiga filimaanta ayaynu kala sheekaysanaynaa labada Soosaare ee Maan Yuusuf iyo Khaalid Siciid. Dhegaysi wacan!Support the show

    filmmaking soomaalida
    SE06EP07 Udbaha Nolosha

    Play Episode Listen Later Oct 9, 2022 51:22


    Cabdirixiin Siddiiq "Heello" waa halabuur maansayahan ah, halkan waxa uu kaga hadlayaa maansada iyo noocyadeeda guud ahaan, gaar ahaanna maansadiisa "Udbaha Nolosha". Dhegaysi wacan!Support the show

    SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay?

    Play Episode Listen Later Sep 30, 2022 42:18


    Dr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa aynu kala sheekaysan doonnaa qiimaha ay leedahay in dadka loogu adeego bani'aadannimo. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE06EP05 Gabboodfallada Caafimaadka

    Play Episode Listen Later Sep 24, 2022 61:21


    Gabboodfallada caafimaadku waa maxay? Sidee loo maareeyaa marka khalad dhaco, dhibbanaha maxaa la gudboon, ma se jiraa xeer caafimaad oo dalka u yaal? Ma laga ganacsan karaa caafimaadka iyo daawooyinka, yaa se hubinaya tayadooda? Dhegaysi wacan!Support the show

    SE06EP04 Waa Layga Guursaday 10

    Play Episode Listen Later Sep 16, 2022 25:14


    Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtiisii 10-aad. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE06EP03 - Jawaab Baan Baadhayaa

    Play Episode Listen Later Sep 9, 2022 45:35


    Haddii aad warbaahinta ka shaqaynaysay labaatankii sanno ee u dambeeyay, sidee ayaad u arki lahayd isbeddelkeeda joogtada ah? Sidoo kale, Axmed Cismaan Batuun waa abwaan curiya suugaanta, bulshadana qaybaheeda kala duwan u wacyigeliya hab uu jiil kastaa fahmayo. Dhegaysi wacan!Support the show

    baan sidoo
    SE06EP02 - Hadraawi

    Play Episode Listen Later Aug 30, 2022 62:04


    Qof kasta oo i naga mid ah, Hadraawi wax ayuu u ahaa, kaalin ayuu igu jirey. Prof. Bulxan, Rooble Cabdi Muuse iyo Xasan Maxamed Yuusuf oo midba dhan ka eegi doono maansadii iyo shakhsiyaddii Hadraawi, ayaa ka warrami doona. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE06EP01 Damiirka Anaa Iska Leh

    Play Episode Listen Later Aug 21, 2022 67:05


    Waa kalkii 6-aad iyo qaybta kowaad oo aynu la sheekaysan doonno Guddoomiyaha Xiddigaha Geeska, Cabdiraxmaan Cismaan ”Xaaji”. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE05EP12 Fan iyo Fannaan

    Play Episode Listen Later Jun 18, 2022 59:41


    Cumar Seerbiya waa weriye wakhti badan geliyey baadhista fanka iyo fannaanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay waxa loogu yeedho fanka reer magaalka, bilowgiisii, aragtida bulshada iyo maanta halka uu marayo. Dhegaysi wacan!Support the show

    soomaalida
    SE05EP11 Waa Layga Guursaday 9

    Play Episode Listen Later Jun 10, 2022 17:30


    Waa qaybtii sagaalaad ee taxanaheennii Waa Layga Guursaday. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE05EP10 Maxaa Dookhii Ku Dhacay?

    Play Episode Listen Later Jun 3, 2022 54:07


    Waxa aynu la sheekaysan doonnaa Ayaan Axmed Caydiid ”Kaab” oo ka warrami doonta suugaanteeda kaftanka iyo maadda huwan iyo ujeeddooyinka ay u tiriso.The Enthusiasm ProjectDeep dives exploring the world of what it means to be an independent creator.Listen on: Apple Podcasts SpotifySupport the show

    SE05EP09 Isbedellada Nidaamka Caafimaadka

    Play Episode Listen Later May 27, 2022 45:05


    Nidaamka caafimaadka ee caalamiga ahi sidee ayuu u shaqeeyaa, maxaa se saameeya? Siyaasad ma ka madhan yahay, sidee ayuu se xidhiidh ula leeyahay ka dalalku gaarka u leeyihiin? Dr. Cabdishakuur Cali Maxamed ayaa ka warramaya taariikhda caafimaadka adduunka iyo halka uu maanta marayo. Dhegaysi wacan!Smart Passive Income PodcastWeekly interviews, strategy, and advice for building your online business the smart way.Listen on: Apple Podcasts Spotify Reality Life with Kate CaseyThree times a week I interview directors, producers, and stars from unscripted television.Listen on: Apple Podcasts SpotifySupport the show

    SE05EP08 Waa Layga Guursaday 8

    Play Episode Listen Later May 20, 2022 14:29


    Waa barnaamijkeennii WLG, qaybtiisii 8-aad. Qaybtan waxa aynu ku wadaagi doonnaa laba sheeko oo ay soo gudbiyeen laba gabdhood. Labadan sheeko waxa la kala yidhaa "Allow Hargab Ka Dhig" iyo "Inantu Aniga Ma Aha". Dhegaysi wacan!Support the show

    waa wlg
    SE05EP07 Kalkaalisadii Horumarisay Finland

    Play Episode Listen Later May 13, 2022 30:35


    Laba sanno gudahood ayay ku beddeshay nolosha kumannaan qof, sidoo kalena ay ku samaysay dhaqaale dhawr milyan oo doollar ah. Fadumo Faysal Cali ”Waraabe” waa kalkaaliso aasaastay shirkad u adeegta bukaanka iyo inta jilicsan ee dalka Finland. Dhegaysi wacan!Support the show

    SE05EP06 Ciid Wanaagsan

    Play Episode Listen Later May 2, 2022 19:57


    Carruurnimadaadii, sidee ayaad u ciidi jirtey? Su'aashan ayaannu weydiinnay ehel iyo asxaab kala duwan oo maanta ku ciidayay magaalada Hargeysa. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    wanaagsan
    SE05EP05 Dalxiiskii Riyada

    Play Episode Listen Later Apr 29, 2022 30:02


    Ridwaan Iid "Hilawle" waa halabuur curiya suugaanta, sameeya laxammada heesaha, sidoo kalena ku luuqeeya cod aad loo jeclaysto. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    SE05EP4 Digrigii Xubbiga

    Play Episode Listen Later Apr 22, 2022 39:57


    Waa silsilad-suugaaneed ka dhalatay geeri naxdin leh oo kala geysay lammaane ku ballansanaa in ay is guursadaan. Dhacdadan iyo suugaanta ka dhalatayba halkan ka dhegayso. Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    SE05EP03 Waa Layga Guursaday 7

    Play Episode Listen Later Apr 18, 2022 19:25


    Waa qaybtii toddobaad ee barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ka boganaynaa sheekada lammaane kala jooga Hargeysa iyo Jigjiga. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    SE05EP02 Jilaaga Filinka Xaaska Xabaalqodaha

    Play Episode Listen Later Apr 15, 2022 53:50


    Cumar Cabdi Nuux waa jilaaga filinka caanka ah ee sannadkii u dambeeyay adduunka qabsaday. Waxa aannu kala sheekaysannay hayaankiisa jilaanimo, dariiqii loo maray filinkan u dambeeyay iyo guud ahaan waayaha ku gedaaman curinta filimaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    soomaalida
    SE05EP01 Saamaynta Maalka & Maanka ee Dabka Hargeysa

    Play Episode Listen Later Apr 8, 2022 47:27


    Saamayn dhaqaale oo muuqata ayuu dabkii Hargeysa ku yeeshay shacabka. Sidoo kale mid maskaxeed ma ku yeelan karaa? Sidee looga soo kabtaa labadaas? Waxa faahfaahin ka bixinaya Ugbaad Axmed Xaashi iyo Dr. Axmed Cabdi Xirsi. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    sidoo dabka
    SE04EP15 Deegaanka & Duurjoogta: Huda Cali Banfas

    Play Episode Listen Later Dec 10, 2021 56:00


    Waa barnaamijka Deegaanka & Duurjoogta. Waxa aan xaaladda duurjoogta dalka kala sheekaystay Huda Cali Banfas oo shaqadeedu tahay badbaadada iyo daryeelka duurjoogta. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    SE04EP14: Fanka & Suugaanta: Cabdirixiin Siddiiq "Heello"

    Play Episode Listen Later Nov 19, 2021 52:39


    Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta oo uu markan marti ku yahay Cabdirixiin Siddiiq "Heello". Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    SE04EP13 Fanka & Suugaanta: Cawaale Deeqsi

    Play Episode Listen Later Nov 5, 2021 36:54


    Waa barnaamijkii kowaad ee ku baxa maqal & muuqaal. Qaybtani waa dhegaysi, haddii aad doonayso in aad daawato qaybtan, booqo boggayaga Youtube, adiga oo ku baadhaya magaca Codka Ubax. Barnaamijka Fanka & Suugaanta oo taxane ah waxa marti ku ah Cawaale Deeqsi. Dhegaysi/daawasho wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    SE04EP12 Waa Layga Guursaday 6

    Play Episode Listen Later Sep 24, 2021 12:51


    Waa qaybtii lixaad ee taxaneheennii "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ku soo qaadanaynaa laba sheeko, ta kowaad waxa la yidhaa ”Islaan Baan Qalayay”, ta labaadna ”Igu Labee”. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    SE04EP11 Makhaayadda Hablaha - Rinkeby

    Play Episode Listen Later Sep 10, 2021 19:34


    Badhtamaha xaafadda ugu hadalhaynta badan magaalada Stockholm, marka ay noqoto dhanka rabshadaha, waxa ku taalla makhaayad nooceedu ku yar yahay ogaalka dadka. Waa makhaayad la yidhaa Tast of Africa oo loo furay dumarka oo keli ah. Waxa aan la sheekaystay mulkiilaha, Ubax Cumar Toosh. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    SE04EP10 Noocyada Jacaylka & Aragtida Suugaanyahanka

    Play Episode Listen Later Aug 20, 2021 41:23


    Jacaylku waa maxay, imisa nooc ayuu u qaybsamaa, ma daruuri baa in wax la jeclaado mise waa dookh, ragga iyo dumarka sidee ayuu u kala saameeyaa, waa se maxay aragtida suugaanyahanka ee jacaylku? Waxa aan la sheekaystay Mawliid Aadan Biixi oo ah Qoraa iyo Suugaanyahan ku xeel dheer dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    soomaalida
    SE04EP09 Waa Layga Guursaday 5

    Play Episode Listen Later Aug 13, 2021 12:45


    Waa qaybtii shanaad ee tanaxanihii "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ku soo qaadanaynaa laba sheeko oo la kala yidhaa, "Hooyaa i Tidhi ha Guursan" iyo "Sannad Baan is Qabnay." Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    SE04EP08 Ciid Wanaagsan

    Play Episode Listen Later Jul 23, 2021 15:18


    CIID WANAAGSAN - Waxa barnaamijkan daaddihinaya Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey, waxana ka mid ah dadka ka qaybqaadanaya, Faysal Xawaase, Xasan Waddo, Mubaarig Qoorubaxay, Khaliif Faarax Xayir iyo Samatar Siciid Saalax. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    wanaagsan
    SE04EP07 Gefka Jacaylka ka Daaya

    Play Episode Listen Later Jul 9, 2021 46:59


    Abwaan Keyse Maxamed "Galaydh" waa gabyaa ka maansooda nolosha qaybaheeda kala duwan. Isaga oo safar ah, ka yimid Jigjiga, una socda Burco, ayaannu ku sheekaysannay Hargeysa, suugaantiisa dhanka jacaylka iyo waxbarashadana ku wadaagnay. Dhegaysi habboon!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    SE04EP06 Jawhar: Jidkii Dheeraa ee Saxaafadda

    Play Episode Listen Later Jul 2, 2021 30:14


    Wax ka baro magaalada Jawhar oo ah halka uu ku dhashay Siciid Xagaa Afrax. Siciid oo saxaafadda ku jirey muddo 20 sannadood ah, waxa uu ka warramayaa jabkii uu u soo maray mihnaddiisa iyo sidii uu uga gudbay caqabadahaas. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    SE04EP05 La Dalxiis Codka Ubax: Ceerigaabo 2

    Play Episode Listen Later Jun 25, 2021 85:52


    Waa qaybtii labaad ee barnaamijkii dalxiiska ee Ceerigaabo. Qaybtan waxa aynu ku tegi doonnaa buurta Daalo. Waxa aynu subax hore ka bixi doonnaa magaalada Ceerigaabo, innaga oo ka sii quraacan doonna tuulada Karin. Waxa safarka hage ka ah Cabdirisaaq iyo Khadiija. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    SE04EP04 La Dalxiis Codka Ubax: Ceerigaabo 1

    Play Episode Listen Later Jun 18, 2021 59:35


    Waxa aannu dalxiis ku tegaynaa gobolka Sanaag, gaar ahaan magaalada Ceerigaabo iyo Buurta Daalo. Barnaamijku waa laba qaybood. Qaybta labaad waxa ay ku soo bixi doontaa barnaamijka kan xiga. Nala dalxiis. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    SE04EP03 Waa Layga Guursaday 4

    Play Episode Listen Later Jun 4, 2021 10:19


    Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday" qaybtiisii afraad. Waxa qaybtan ku jira labada sheeko ee la kala yidhaa "Jacayl-ku-xigeen" iyo "Wuu Iga Adkaa". Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

    Claim Codka Ubax

    In order to claim this podcast we'll send an email to with a verification link. Simply click the link and you will be able to edit tags, request a refresh, and other features to take control of your podcast page!

    Claim Cancel