Podcasts about nidaamka

  • 5PODCASTS
  • 17EPISODES
  • 15mAVG DURATION
  • 1MONTHLY NEW EPISODE
  • Nov 12, 2024LATEST

POPULARITY

20172018201920202021202220232024


Best podcasts about nidaamka

Latest podcast episodes about nidaamka

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta iyo Sweden

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Nov 12, 2024 1:55


Shaqo laaanta oo kordhaysa Hal qof ayaa dhintay kadib toogasho ka dhacday magaalada Malmö. Nidaamka diiwaanka shaashadda gobolka Västra Götaland oo hawada ka baxay.

SBS Somali - SBS Afomali
Australia Explained: Nidaamka caafimaadka ilkaha Australia

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Sep 11, 2024 10:28


Qaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku soo qaadaynaa caafimaadka ilkaha ee caruurta iyo dadka qaangaarka ah ee Australia.

Somali Public Agenda
U daadejinta canshuurta & adeegyada bulshada dowladaha hoose

Somali Public Agenda

Play Episode Listen Later Apr 29, 2023 29:40


Soomaaliya waxa ay qaadatay nidaamka federaalka kadib markii uu guuldareystay hannaankii dowladda dhexe, kaasoo adeegyada bulshada dowladda dhexe ay maamuli jirtay. Nidaamka federaalka, oo looga gol leeyahay in lagu daadejiyo awoodda iyo adeegyada bulshada si loogu dhaweeyo dadweynaha, ayaa waxaa saameeyay nidaamkii dhexe ee dalka ka jiray. Nidaamka Federaalka ayaa waxaa awoodda iyo maamulka adeegga dadwweynaha maamula inta badan dowlad-goboleedayada, halka ay aheyd in dowladaha hoose loo  daadejiyo si loo gaaro dadweynaha. Somali Public Agenda ayaa daabacday daraasad ku saabsan daadejinta canshuuraha iyo adeegyada bulshada dowladaha hoose ee Puntland, Galmudug iyo Benadir, caqabadaha ku geedaaman iyo sida looga gudbi karo. Podcast-gan, waxa ay qoraaga daraasadda Farxaan Isxaaq Yuusuf iyo Aweys Axmed ku falanqeynayaan  natiijada daraasadda.  Contact Somali Public Agenda's Adeeg Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda, @aweisade (the host), and @SPAPolicyLab · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!

SBS Somali - SBS Afomali
somali_settlement_guide_divoce_150323

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 15, 2023 14:45


Furitaanku wuxuu ka mid yahay walaaca ugu waayn ee qofku maro noloshiisa. Maadaama qarash lacageed iyo walaac maskaxeed uu ku baxo marka aad maxkamad aaddo. Nidaamka garsoorka Australia ayaa dhiiragaliya dhexdhexaadin iyo xal qoysku ka gaaro khilaafkooda intii la is dacwayn lahaa.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Feb 27, 2023 2:47


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kulan cusub ayaa dhex mari doona Turkiga, Sweden iyo Finland. Kulankaa oo ku saabsan geeddi socodka ku biiridda Sweden iyo Finland ee Gaashaabuurta Nato.Weli boqolaal qof ayaa u dhimanaya caabuqa covid 19. Sannadkaan oo kaliya waxaa la geeriyoday fayruskaan qiyaastii shan boqol oo qof. Nidaamka waxbarashada fasalka ee Sweden ayaa inta badan waxay mas'uuliyadiisu saaran tahay ardayga taasoo si weyn uga duwan nidaamkii lagu yiqiin guud ahaan qaaradda Afrika, gaar ahaanna Soomaaliya sida uu sheegay Professor Cali Nuur

Maamul Wanaag
Xulashooyinka awood qeybsi ee nidaamka federaalka Soomaaliya  

Maamul Wanaag

Play Episode Listen Later Nov 10, 2022 61:05


Soomaaliya markii ugu horreysay waxa ay nidaam federaaal si kumeelgaa ah u qaadatay sanadkii 2004. Madaxweynihii ugu horreeyay ee Puntland oo la dhisay sanadkii 1998 ayaa noqday madaxweynihii dowladdii federaalka kumeelgaarka ee lagu dhisay Kenya sanadkii 2004. Kadib sanado badan oo lagu howlanaa qoridda dastuur federaal ah, Dastuurka Federaalka ee Soomaaliya waxa si kumeelgaar ah loo ansixiyey 10 sano kahor 1-dii August 2012. Sanadihii u dhexeeyay 2013 ilaa 2016, ilaa 4 dowlad-goboleed ayaa la dhisay.Balse arrimo muhiim u ah qabya-tirka dastuurka iyo dhameystirka qaab-dhismeedka federaalka ayaanan weli laga heshiinin oo ay kamid tahay sida awoodaha fulinta loogu qeybnayo heerarka kala duwan ee dowladda.Dhawaan Somali Dialogue Platform iyo Somali Public Agenda waxa ay wada daabaceen faallo qoto-dheer ee uu cinwaankeedu yahay ‘Xulashooyinka awood qeybsi ee nidaamka federaalka Soomaaliya'. Faallada waxa ay soo bandhigtay saddex nooc oo awood qeybsiga loo nidaamin karo.Podcast-gan waxa aan ku falanqeyneynaa nuxurka warbixinta iyo nooca awood qeybsi ee ku habboon Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Maamul Wanaag Podcast Axmed Cabaas (Gacma-gaab) oo ah la taliyaha arrimaha federaalka ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo Abukaate Cumar Maxamed Cabdulle (Dhagey) oo la taliye sare arrimaha talinta sharciga (rule of law) ee xafiiska Raysal Wasaaraha. Contact Somali Public Agenda's Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!

spa kenya puntland soomaaliya nidaamka
Codka Ubax
SE05EP09 Isbedellada Nidaamka Caafimaadka

Codka Ubax

Play Episode Listen Later May 27, 2022 45:05


Nidaamka caafimaadka ee caalamiga ahi sidee ayuu u shaqeeyaa, maxaa se saameeya? Siyaasad ma ka madhan yahay, sidee ayuu se xidhiidh ula leeyahay ka dalalku gaarka u leeyihiin? Dr. Cabdishakuur Cali Maxamed ayaa ka warramaya taariikhda caafimaadka adduunka iyo halka uu maanta marayo. Dhegaysi wacan!Smart Passive Income PodcastWeekly interviews, strategy, and advice for building your online business the smart way.Listen on: Apple Podcasts Spotify Reality Life with Kate CaseyThree times a week I interview directors, producers, and stars from unscripted television.Listen on: Apple Podcasts SpotifySupport the show

SBS Somali - SBS Afomali
"Wiilkaygu wuxuu igu yiri 'waxaan ku faraxsanahay inaan Australia ku dhashay'"

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 3, 2022 12:46


Nidaamka doorashada Soomaaliya oo niyadjab ay ka muujiyeen qaar ka mid ah qurba joogta.

australia soomaaliya nidaamka
Codka Ubax
SE04EP02 Nidaamka Doorasho ee Somaliland

Codka Ubax

Play Episode Listen Later May 28, 2021 31:40


Dhallinyar badan oo ay da’doodu ka yar tahay 31 jir, ayaa markii u horreysay noloshooda codayn doona oo soo dooran doona Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland. Sidoo kale waxa isla mar dhacaysa doorashada Golaha Deegaanka. Barnaamijkan oo aqoonkorodhsi ah, waxa aynu ku eegi doonna taariikhda doorashooyinka Somaliland iyo marxaladaha ay soo mareen. Sidee loo qaybiyaa 82-ka kursi ee Wakiillada? Doorashadani maxay kaga duwan tahay kuwii hore? In reernimo la isku soo xulo, ma tahay dimuqraaddiyad? Waxa si waafi ah uga warramaya Garyaqaan Guuleed Dafac. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

somaliland sidoo nidaamka
SBS Somali - SBS Afomali
Muxuu nidaamka dawlad wanaagu ugu hirgali waayay Soomaaliya?

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 5, 2021 15:44


Dawlad wanaagu waa arin ay dalal badan ku riyoodaan inay gaaraan. Haddaba waa maxay dawlad wanaagu? waxaa noo dharaxay Dr Qasim Hersi farah.

soomaaliya nidaamka sbs radio somali
SBS Somali - SBS Afomali
Wararka SBS Somali Jimco 6 Nofember

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Nov 6, 2020 9:50


Wararka waxaa ka mid ah: wararkii u danbeeyay ee doorashada Maraykanka. Nidaamka karnatiilka Victoria oo wax laga badalayo.

news somali nidaamka
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Nidaamka garsoorka kubbada cagta oo la dhaliilay. Farqiga u dhexeeya mushaarka ragga iyo haweenka. Göteborg iyo biyo wasakhoobay.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Jun 18, 2019 2:21


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

SBS Somali - SBS Afomali
Australian legal system with lawyer, Yusuf Mohamud - Australian legal system with lawyer, Yusuf Mohamud

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jun 7, 2019 14:52


Nidaamka garsoorka Australia oo uu noo sharaxayo qareen, Yusuf Mohamud. - Nidaamka garsoorka Australia oo uu noo sharaxayo qareen, Yusuf Mohamud.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Isbeddel ku yimid nidaamka dalabka codsi ee sharci kordhinta, Bannaanbax ka hortagga haleynta cimilada iyo booqashadii Radio Sweden Borlänge

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later May 24, 2019 2:14


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

SBS Somali - SBS Afomali
Settlement Guide: Australia's political system - Settlement Guide: Australia's political system

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later May 2, 2019 8:35


Nidaamka siyaasada Australia - Nidaamka siyaasada Australia

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Sharciga guurka caruurta oo la adkeeyey, Habka loo hagaajin lahaa nidaamka doorashada Sweden iyo Annie Lööf iyo soo dhisid dowlad

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Nov 22, 2018 2:49


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Sadax aqoon yahan oo sanadkan kala qeybsanaya abaalmarinta kemistariga ee Nobel-ka iyo Tiro malyan ka badan oo ka dhacsan nidaamka dijitaalk

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Play Episode Listen Later Oct 3, 2018 1:59


Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah