POPULARITY
Dawooyinka oo qaali noqonaya. Qiimaha cuntada iskuullada. Matoorada doonyo la xaday.
Qiimaha maciishada qaar oo sare u kacay sida bunka, shaaha iyo qajaarka. Sicir bararka oo kordhay sida uu tilmaamayo cabirka sicirbararka ee KPIF. Maxkamadda ayaa hadda dacwad kusoo oogtay saddex nin oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dil.
Qiimaha cunnada ayaa mar kale kor u kacay, sida uu qoray Matpriskollen.120 qof oo iswiidhish ah oo Maraykanka laga soo tarxiilayo. Nin kale oo 34 sano jir ah ayaa loo xiray tuhun dil ah oo toddobadkii hore ka dhacay bartamaha Lund.
Qiimaha cuntada ayaanan sidii hore u kordhaynin, sahanka qiimaha sannadlaha ah oo uu sameeyay ururrka hawlgabka qaranka-PRO ayaa sidaa muujinaya. Tan iyo bilawgii sanadkan, ayaa la mamnuucay in la isticmaalo maadada nadaafadda loo isticmaalo haddi ay dhuunta tubada ee biyuhu maraan xiranto. Tirada ashkatooyinka ku saabsan xadgudubyada ee iskuullada ku yaalla magaalada Malmö ayaa aad kor ugu kacday.
Laanta adeega bulshada ee degmeda Botkyrka ayaa xiran maanta oo talaada ah, ka dib markii dhowr qof oo shaqaale ah loo hanjabay. Aagga amniga ee booliiska Norrköping ay ku soo rogeen xagaagan xaafadda Hageby ee degmada Norrköping ayaa lahayd sameeyn amni abuurtay iyo ka hortag dembiyada. Qiimaha cunnada ayaa korodhay 0.2 boqolkiiba bishii oktoobar ee sannadka, sida lagu muujiyay tirokoobyada cusub ee shabakadda madax-bannaan ee Matpriskollen.
Nawaaxiga magaalada Göteborg ayey habeennimadii xalay iyo arroornimadii saaka ka dhaceen laba qarax. Qiimaha cunnada ayaa mar kale kor u kacay. Bishii sebteember ayuu qiimuhu kor u kacay 0,2 boqolkii, sida laga soo xigtay tirakoobka ururka Matpriskollen. Waxaa kor u kacay qiimaha kirooyinka guryaha 5,0 boqolkiiba, sida ku cad tirakoobka xafiiska dhexe ee tirakoobka ee magaceeda loo soo gaabiyo SCB.
Wixii ka dambeeyay bishii abriil ee sannadka ayey 25 kiis oo xiriir la leh gaaniska reer Iswiidhen ey ka dhaceen dalka Danmark. Qiimaha lacagta koronka Iswiidhishka ayaa kor usoo kacay marka loo eego doloarka iyo euro-da labadaba. Baabuurta tijaabooyinka ee Yurub ayaa xilliyada soo socda lagu wadaa in lagu daabulo tareemmo wadada xadiidka gudaha.
Inkasta oo xiise ballaaran loo hayo difaaca madaniga ah ayey askar kummanaan gaareya uga baxeyaan wakhtiga oo ku yar. Wiil 18 jir ah ayaa loo qabtay qarax ka dhacay Upplands Väsby arbacaddii shalay, sida ay ay ku soo warrantay laanta idaacadda ee P4 Stockholm. Qiimaha daroogada amfetamin ee dalka Iswiidhen ayaa taariikhiyan ah mid hooseeysa.
Qiimaha cunnada ayaa ah mid si aad ah u kor ugu kacayo. Hanjabaadaha iyo tacaddiyada ka dhanka ah shaqaalaha asluubta iyo maxaabiista kale ayaa ku kordhay xaruunta daryeelka ama dhaqanceelinta dembiilayaasha ee Hall. Cilmi-baaraha Swedish-Iraniga ah, Ahmadreza Djalali ayaa maanta oo Arbaca ah ka bilaabaya mudaaharaad cuna-joojin ah gudaha xabsiga ku yaalla dalka Iran oo uu kaga soo horjeedo xukluumadda Sweden
Ra'iisul wasaare Ulf Kristersson oo lagu dacweeyay guddiga dastuurka ee baarlamaanka. Ururka daladda daryeelka caafimaadka oo ku dhawaaqay in uu balaadhiyo xanibaadda iska hori-maadka socda ee ka dhexeeya shaqo-bixiyeyaasha degmooyinka iyo gobollada Iswiidhan. Qiimaha oo kor u kacay bishii abriil 0,2 boqolkiiba marka loo barbardhigo bishii maarso ee ka horreeysay. Howlwadeennada Katamka oo gacanta ku dhigey maandooriye ka badan marka loo barbardhigo sannadkii ka horreeyey.
Haddi aad taqaano qiimaha naftaada , waxa lagaa sheegaa waxba kaa yeeli maayaan . Amal abdillahi bade .
Qiimaha cunnada ayaa ku socdo koror heerka ugu deg dega badan muddo sannad ku dhawaad. Norway ayaa guul ka gaadhay sanadkan tartanka ee Vasalopp, oo sanadkan 100 jirsaday. Xiddiga usha ku booda ee Armand Duplantis ayaa sidii la filayey ku guuleystay biladda dahabka ee ciyaaraha gudaha adduunka ee ka socda Glasgow. Andreas Kramer ayaa shalay ku guuleystey biladii ugu horeysay abid ee Iswidhan ay ka hesho ciyaaraha adduunka ee tartanka orodada masaafada dhexe ee dhanka raga oo ka socda Glasgow.
Ka hor inta lagaarin maalinta Jimcaha ayaa qiimaha korontadu si weyn kor ugu kici doonaa. Xaaladda waddooyinka ayaa dalka intiisa badan ah mid dhib badan. Qiimaha batroolka iyo naaftada ayaa kor loo qaadey iminka 30 öre litirkiiba.
Boliiska gobolka Skåne ayaa loo fasaxay iney aad u hubeeysnaadaan inta lagu guda jiro ciidda Kirismaska. Qiimaha cunnada ayaa mar kale kor u kacay bishii nofeembar, marka loo barbardhigo oktoobartii ka horreeysay. Filim sameeye Axmed Cabdillahi ayaa wareeysi ku saabsan filimkiisa 'Amina' siiyayay laanta afka Soomaliga ee Raadiyaha Iswiidhen.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Aradey jaamacadda laga eryay iyo qaar digniin la siiyey.Dhiig la'aan ka taagan mandiqadda Västerbotton.Qiimaha dirista waraaqaha oo kor loo qaaday.Dadka u dhinta wadne-xanuunka oo hoos u dhacay Iswiidhen.
Wakaaladda maamulka iskuullada Skolverket ayaa u soo bandhigtay xukuumadda warbixin la xiriirta in la dheereeyo saacadaha waxbarasho ee dhallaanka dhigta dugsiyada hoose fasallada 1-3. Qiimaha cunnada ee iskuullada ayaa cirka isku shareeray, middaasina oo degmada u soo jiidda kharash badan oo kaga baxa. Bangiga qaran ayaa kor u qaaday ribada hagista siddeed jeer wixii ka dambeeyey bishii Feeberaayo ee sannadkii 2022, si loola dagaalamo sicirbararka.
Qiimaha karoonka Iswiidhan oo si aanu abid hoos ugu dhicin hoos ugu dhacay halka uu isniinta maanta gaadhay. Mgaalada Norrköping shaqaale ka hawlgala dugsi ku yaala magaalada ayaa laga shaqadalaga fariisiyay iyada oo lala xidhiidhinayo rabashado magaalada ka dhacay khamiistii. Hubanti la'aan cusub ayaa ka jirta ku biirida Nato ee Iswiidhan.
Safaradda ciida Påsk-iga(Ciidul fusxa) oo bilowday iyo talo la siiyay dadka gaadiidka u safra inta dabaaldegga ciidaasi lagu jiro. Meyd laga helay agagaarka Hagfors oo dhacda gobolka Värmland. Qiimaha guryaha oo xoogaa kor u kacay bishii maarso 2023, marka loo barbardhigo bishii feeberaayo ee ka horreeysay.
Sida sicir bararka iyo maciishada oo sii kacaysay ay u saamayso qoysaska Soomaalida ee Australia ayaa waxaa nooga waramaysa Muumino Caynab.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Qiimaha cunnada ayaa la fileyaa inuu kor u sii kaco sannadkaan, haseyeeshee kor u kacaan ayaa la qiyaasayaa in uu ka hooseeyn doono kor u kicii sannadkii hore. Xukuumadda Sweden ayaa gorgortan ku saabsan sidii ay u wada samyan lahaayeen wada shaqayn ciidan oo ballaaran, oo horseedi doonta in ciidammada Maraykanku ay ka hawl geli karaan arllada dalka Sweden, kula jirta waddanka Maraykanka. Baahi aad u ballaaran ayaa ka jirta dareewallada basaskad xaaladda iminka lagu jiro, sida uu sheegay David Erixon, oo ah madaxa laanta xiriirka ee shirkadda basaska Nobina.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Qiimaha qaaliyoobay ayaa waxay horseedeen in in badan oo ka mid ah shirkadaha guryuhu ay damacsan yihiin in sannad foodda inagu soo haya ay guryaha dadku deggan yihiin kiradooda aad u qaaliyeeyaan.Hay'adda kaalmada waxbarshada ee CSN ayaa iminka go'aamisay codsiyadii ugu horreeyay ee lagu dalbanayey deeqda lacageed (omställningsstöde) ee loogu tala galay dadka noloshooda bartamaha ka maraya ee raba in ay shaqada joojiyaan oo ay waxbarasho bilaabaan. Iyo warar kale
323 bukaan oo u xanuunsan covid-19 ayaa lagu daweeyneyaa cisbitaallo ku yaala gobolka Istockholm, tiradas ayaa ah mid sii kordheysa. Qiimaha korontada ayaa aad hoos ugu sii dhacaya waddanka oo dhan. Doorashadii dalka ka dhacday ee sannadkaan 2022 ayay 3% hoos u dhacceen dadka codkooda dhiibtay, marka loo barbar dhigo middii ka horreeysay ee 2018, sida uu muujiyey tirakoobka hayadda SCB.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dadka hore u sii codeynaya ka hor inta aan la garin maanlinta doorashada 11 Sep ayaa kordhay sanadkaan marka la barbadhigo doorashadii tan ka horeysay 2018 Dadka hore u sii codeynaya ka hor inta aan la garin maanlinta doorashada 11 Sep ayaa kordhay sanadkaan marka la barbadhigo doorashadii tan ka horeysay 2018 kii.Qiimaha batroolka ayaa hoos u sii socda oo hadda wuxuu ka hooseeyaa 19 karoon markii ugu horeysay tan iyo bilowgii Febraayo ee sanadkan. Litirkii bensinka ah wuxuu ku kacayaa 18 krone iyo 98 öre ka dib markii laga dhimay 25 öre.Alaabada ay caruurtu ku ciyaarto ee mustacmalka ah ayaa waxaa ku jira walxo sun ah oo kiimiko ka sameeysan taas oo ay tahay in caruurtu tahay in ay si taxdar leh u isticmaalaan. Alaabada carruurtu ku ciyaarto ee aan cusbeeyn ayaa lagu talinayaa in aan dib loo isticmaalin.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dowladda Iswiidhen ayaa nin 35 jir ah u gacan gelinaysa xukuumadda Turkiga, sida ay dowladdu u xaqiijisay laanta idaacada Ekot. Qiimaha korontada oo aad u sarreeysa ayuu xisbiga Vänsterpartiet uu hadda soo jeediyay fikir cusub oo la micno ah in sidii qiimaha hoos loogu dhigi lahaa dalka gudihiisa, halka korontada la dhoofiyo ay tahay in lagu sii iibiyo qiimaha suuqa, iyo wakhtigii sugitaanka baarsaboorrada cusub oo la fileyo inuu caadiyan ku soo noqdo bilaha oktoobar - noveembar.
500 oo askari oo dhibbow ku jirtey ayaa guryahoodii loo diray,Nin ka basaasayey koonfurta Sweden oo la xukumay iyo Qiimaha korontada oo uu ku dhacay sicir barar daran
Xaaladaha COVID-19 iyo isbitaalada la seexinayo ayaa wali ku sii dhacaya guud ahaan qeybo badan oo ka mid ah gobolka Iowa. Waaxda Caafimaadka Dadweynaha ee Iowa kuma darin dhimashooyin cusub sababo la xiriira dhibaatooyinka jirada oo ay la socdaan ilaa 30 xaaladood oo cusub. Waxaa jiray 6,114 oo dhimasho ah mudadii uu cudurku socday. Ku dhowaad hal milyan iyo bar reer Iow ah ayaa si buuxda loo tallaalayaa. Isbitaal dhigiddu waxay u dhacday 54 bukaan ah, taasi waa tan ugu hooseysa tan iyo dhammaadkii Maarso 2020. Heerka waxtarka ee 14-ka maalmood waa 2% gobolka oo dhan, iyo heerka toddobada maalmood ee waxtarka leh waa 1.9%. Qiimaha 7-maalmood ee Degmada Woodbury waa 1% iyadoo 5 kiis lagu daray usbuucii la soo dhaafay. Taasi waa sida laga soo xigtay macluumaadka websaydhka coronavirus. Dhowr degmo oo ka tirsan Siouxland ma muujiyaan kiisas ama heerar infakshan. Waxay kala yihiin Monona, Ida, Cherokee, Buena Vista, Lyon, O'Brien, Osceola, Emmett, iyo Pocahontas. Si kastaba ha noqotee,
Qiimaha Dunidu ka leedahay Alle agtiisa
Khad qarameed lagu bixineyo macluumaadka covid-19. Qiimaha bacaha cunnada oo la dhaleeceeyey. Tobankii qofba siddeed ayaa u hoggaansan talooyinka hayadda caafimaadka bulshada.
Nolosha maxaa qiime u yeela, farxadda se miyaa loo shaqaystaa?
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Qiimaha Waqtiga iyo ahmiyadiisa