POPULARITY
Tan iyo dabayaaqadii sanadkii 2022, degmooyin & deegaanno intooda badan ku yaalla maamullada Galmudug & Hirshabelle ayaa soo galay gacanta dowladda. Dadka dega deeggaannadaas waxa ay dowladda u qorsheysay gaarsiinta adeegyada aasaasiga ah. Barnaamij xasilin oo si gaar ah loogu talo galay ayaa qorshisiisa billowday. Sidoo kale Ergayga Gaarka ah ee Xasilinta & Ilaalinta Arrimaha Rayidka ayuu madaxweynaha magacaabay. Markii uu golaha fulinta IGAD xubin ka noqday Ergaygii hore ayaa Cumar Xaashi loo magacaabay xafiiska Ergayga. Cumar waa xildhibaan katirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Qeybtan 42-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Xildhibaan Cumar Xaashi waxa ay ku gorfeynayaan dadaallada la xiriira xasilinta oo ay dowladdu waddo, caqabadaha & fursadaha.Contact Somali Public Agenda's Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!
Samayso qorshe ramadan adoo raacayaa talooyinkan aan kusoo gudbiyay xalqada isbuucan. Sidoo kale wax ka badal hab-fikirkaaga la xidhiidha ramadanta iyo hadaf dajinta taasoo mararka qaar ku keenta qofka culays iyo niyad jab marka uu ka midho dhalin waayo ama joogtayn waayo acmaasha iyo cibaadooyinka qaar uu qorshaystay.Dhagaysi wacan. Hel 50% discount tababar wadreed bilaabmaya bisha April 15 keeda oo socon doonaa afar isbuuc
In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantid qaab-dhaqameedkaaga xidhiidhada dhexdooda se ma rabtaa ama diyaar ma u tahay in aad si daacada naftaada wax uga ogaatid si aad u garan kartid daldaloolada aad leedahay shakhsi ahaan ee mararka qaar saameeyaa xidhiidhada aad dadka la leedahay?Xalqadan 1aad ee Season 2 dhagayso si aad u qaadid talaabada u horeysa ee kaa caawinaysaa kuuguna riixi doonta in aad isbadal la timaadid dhinaca xidhiidhada aad dadka kale la leedaahay. Dhagaysi wacan. Sidoo kale ka faaidayso tababar (group coaching program) aan bilaabayo bisha February 3rd oo aad kuheli kartid qiimo dhimis 50% ah - Halkan iska diiwangali https://forms.gle/DaUFAFshGHov6ewz7Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Xalqadan waxa aan kaga hadlay 8 wax oo aasaas u ah ka kabashada dhaawacyada caruurnimo, sidoo kale waxa aan kaga hadlay labada dhaawac ee ina soo gaadhi karaya oo kala ah ka waynaanimo inagu soo gaadhi karaya iyo ka caruurnimo inagu soo gaadhi karaya.Waxaan kaga hadlay sida ay saamayn inoogu yeelan karayaan labaduba iyo sida uu uga saamayn xoogan yahay dhaawaca yaraanimo laynoogu gaystaa' dhaawaca waynaanimo inagu gaadha. Sidoo kale waxaan kaga hadlay sida ay tahay in aad dhaawacyadaa ula dhaqantid iyo sidoo kale talaabooyinka ugu horeeya ee ad kaga bogsan kartid.XasuusinHadii aad dareemayso in dhaawaca yaraanimo kugu soo gaadhay uu saamayn aad ah kugu hayo xad aad ka fakarayso in aad is disho ama aad dhimato fadlan dhakhtar, la taliye, ama qof aqoon u leh oo therapy kuu sameeya la xidhiidh .
Inkastoo dhismaha dowlad-goboleedyada lasoo gababeeyay 2016-ka, dhismaha goleyaasha deegaanka lagama gaarin guulo wax-ku-ool ah. Goleyaasha deegaanada hadda dhisan oo tiro ahaan kooban ayaa la kulma caqabado badan. Sidoo kale waxaa jira caqabado lagala kulmo hannaanka dhismaha goleyaasha degaanada. Somali Public Agenda ayaa daabacday faallo ku saaban hannaanka dhismaha iyo waxqabadka goleyaasha deegaanka ee Galmudug & Hirshabeelle. Podcast-gan waxa ay Aweys Axmed iyo Farxaan Isxaaq Yuusuf ku falanqeynayaan nuxurka warbixinta. Contact Somali Public Agenda's Adeeg Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda, @aweisade (the host), and @SPAPolicyLab · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan kaga hadlaynaa xaaladda caafimaadka dhimirka ee Soomaaliya. Ka dib sannado badan oo xalaado colaadeed ah, falal argagixisanimo, shaqo la'aan iyo caqabado kale, caafimaadka dhimirka ayaa weli ah caqabad weyn oo dhanka caafimaadka ah oo weli ka jirta Soomaaliya. Sidoo kale waa qayb ka mid ah xaaladaha weli laga haysto fikrado kale ama aan si buuxda loo fahamsanayn ee dhanka caafimaadka ee Soomaaliya. Waxaa marti noogu ah Cabdullaahi Cabdiraxmaan oo ah Agaasimaha Fulinta ururka Hoggaanka Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dr. Idil Cawil Cilmi oo ku takhasustay caafimaadka dhimirka kana tirsan Xarunta Caafimaadka ee Daawa Ruux ee magaalada Muqdisho. Waxaan kala hadli doonaa siyaabaha kor loogu qaadi karo wacyiga iyo la dagaalanka fikradaha khaldan ee bulshada ee ku saabsan caafimaadka dhimirka. Barnaamijka waxa noo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Faa'iso Cabdi Warsame. Wac raadiyaha aad jeceshahay inta uu barnaamijku socdo maanta: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.) Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----- ----- This week on #TubtaNabadda, we discuss the situation of mental health in Somalia. Following years of conflict, terrorism, unemployment and other challenges, mental health continues to be a major health challenge in Somalia. It is also one of the least understood or most misunderstood areas of health in Somalia. Our guests are Abdullahi Abdirahman, the Executive Director of Somali Youth Leaders, and Dr. Idil Awil Elmi, a mental health specialist at the Dawa Ruux Health Center in Mogadishu. We'll discuss with them ways of raising awareness and fighting societal misconceptions around mental health. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Faiso Abdi Warsame. Call in your favourite radio station during the show today:
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Saynisyahannada kala ah Moungi Bawendi, Louis Brus iyo Alexei Ekimov ayaa ku guuleystay abaalmarinta Nobel-ka ee Kimistariga sannadka 2023.Xisbiyada gacanta ku haya hoggaanka gobolka Stockholm ee S, C, MP iyo V, ayaa doonaya iney boqolkiiba 30 öre kor u qaadaan canshuurta. Sidoo kale waxaa la soo jeediyey khidmadda booqashada caafimaadka iyo kaarka gaadiidka daweynaha SL-kort in kor loo qaado. Barnaamij taxane ah oo la xiriira kireeynta guryaha ee gacanta labaad ee aan ogolaanshaha loo heeysan.
Gudaha Soomaaliya waxaa ugu barakacay in ku dhaw 4 malyan muwaadiniin ah sababo la xiriira musiibooyinka dabiiciga ah, kuwa amni darrada la xirriira iyo sababo la xiriira raadinta nolol iyo adeeg ka tayo wacan midka ay heystaan. Tirada ugu badan ee barakacayaashaas oo lagu qiyaasay 1.4 malyan ayaa ku sugan gobolka Benaadir iyo hareerahiisa. Sidoo kale, tiro badan oo barakacayaasha kamid ah ayaa la sheegaa in ay kasoo jeedaan beelaha laga tirada badan yahay, kuwaasoo dhibaatada barakaca ay u dheer tahay dhibaatooyinka bulshada ay kala kulmaan. Barakacayaasha kasoo jeeda beelaha laga tirada badan yahay ayaa culeysyo kala kulma helidda adeegyada asaasiga ah oo ay bixiyaan hay'adaha gargaarka iyo hay'adaha dowladda. Sidoo kale, dadkaasi waxa ay dhibaato kala kulmaan isdhexgalka bulshada degaannada ay kusoo barakaceen, gaar ahaan Muqdishu iyo hareeraheeda. Maamulka Gobolka Benaadir, gaar ahaan xafiiska Xalka Waara, ayaa ah hay'adda ka masuulka ah in xal waara loo helo dadka gobolka kusoo barakacay. Sidoo kale, xafiiska waxa uu kaalin ku leeyahay isku xirka maamulka gobolka Benaadir, dowladda federalka ah, deeq bixiyeyaasha caalamiga ah, hay'daha gargaarka, bulshada rayidka iyo dadka barakcayaasha ah.Podcast-gan waxa Zaynab Axmed oo ah Agaasimaha Xafiiska Xalka Waara ee Maamulka Gobolka Benaadir iyo Aweys Axmed oo ah Agaasimaha SPA Policy Lab ay ku falanqeynayaan kaalinta Maamulka Gobolka Benaadir ee taageeridda beelaha laga tirada badan yahay ee barakacayaasha kamid ah iyo ururrada bulshada rayidka ah ee u dhaqdhaqaaqa guud ahaan beelaha la heyb sooco. Podcast-gaan waxaa iska kaashaday Somali Public Agenda, ReDSS (Regional Durable Solutions Secretariat), Danwadaag Consortium iyo USAID.Contact Somali Public Agenda's Adeeg Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda, @aweisade (the host), and @SPAPolicyLab · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan xuseynaa Maalinta Caalamiga ah ee Dimuqraadiyadda iyadoo looga hadlaayo doorka iyo caqabadaha ay wajahayaan haweenka Soomaaliyeed. Waxan ka wareysanay Ifraax Cawad, Xoghayaha Guud ee Kutlada Haweenka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, siyaasadaha iyo sharciyada loo dhan yahay, iyo saameynta ay haweenka hadii aysan helin matalaad u qalanta ama laga reebo xilalka siyaasadda ku yeelan karto dhammaan shacabka. Sidoo kale, waxaan wareysanay Dahabo Suusow, oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka oo noo sharraxeysa faa'iidada ay leedahay dimuqraadiyadda iyo ixtiraamka codka aqlabiyadda iyadoo la ilaalinayo xuquuqda dadka laga tirada badan yahay. Barnaamijka waxaa noo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed. Sideen u kordhin karnaa tirada xubnaha haweenka ee baarlamaanka ama kuwa haaya shaqooyinka dowladda? Wac idaacada aad jeceshahay inta uu barnaamijka socda maanta si aad fikradaada noogusoo gudbiso. Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.) Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----- ----- This week on #TubtaNabadda, we mark the International Day of Democracy with a discussion on the role and challenges faced by Somali women parliamentarians. We speak with Ifrah Awad, the General Secretary of the Women Parliamentarian Caucus in Somalia's Federal Parliament, about inclusive policies and laws, and the implications for the entire population of underrepresentation or exclusion of women from political positions. We also speak with Dahabo Susow, a federal Member of Parliament, about the benefits of democracy, respecting the will of the majority while also protecting the rights of minorities. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. How can we get more women representatives in parliament and government positions? Call your favourite radio station during the show today to share your opinion.
Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daroo jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay. Xalqadan iyo ta ku xigtaba waxan kaga hadlayaa 'waa maxay warwar' maxaa se lagu kartaa marka warwarku nolol maalmeedkaaga saamayn taban uu kuyeesho. Sidoo kale, talaabooyinka kula gydboon si aad u maaraysid warwarka ama goorta ay tahay in aad raadsato caawimo cafimaad. Dhagaysi wacan.Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Barnaamijka Australian Explained waxa todobaadkan aan diirada ku saarnay duurjoogta Australia joogta iyo sida loo daryeelo marka ay dhaawacanto ama ay xanuunsato. Sidoo kale barnaamijku wuxuu cadeynayaa kaalinta ayka qaadan karaan dadweynaha Australia markey noqoto caawinta duurjoogta, iyo sidoo kale talaabooyinka haboon in la qaado waqtiga duur-joogta la caawinayo.
Gudaha Soomaaliya waxaa ku barakacay in ku dhaw 4 malyan muwaadiniin ah sababo la xiriira musiibooyinka dabiiciga ah, kuwa amni-darrada la xirriira iyo sababo la xiriira raadinta nolol iyo adeeg ka tayo wanaagsan midka ay heystaan. Tirada ugu badan ee barakacayaashaas ayaa ku sugan magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda. Sidoo kale, tiro badan oo barakacayaasha kamid ah ayaa la sheegaa in ay kasoo jeedaan beelaha laga tirada badan yahay, kuwaasoo dhibaatada barakaca ay u dheer tahay dhibaatooyinka bulshada ay kala kulmaan. Barakacayaasha kasoo jeeda beelaha laga tirada badan yahay ayaa culeysyo kala kulma helidda adeegyada asaasiga ah oo ay bixiyaan hay'adaha gargaarka iyo hay'adaha dowladda. Sidoo kale, dadkaasi waxa ay dhibaato kala kulmaan is-dhexgalka bulshada deegaannada ay kusoo barakaceen, gaar ahaan Muqdishu iyo hareeraheeda. Mid kamid ah siyaabaha dhibaatooyinkaas loo xallin karo ayaa ah ururrada bulshada rayidka ah ee u dhaqdhaqaaqa beelaha laga tirada badan yahay in ay cayaraan kaalinta isku xirka baahiyaha dadkaas iyo hay'adaha gargaarka, kuwa dowladda iyo bulshada lagusoo barakacay. Podcast-gan waxaa lagu falanqeynayaa dhibaatooyinka ay kala kulmaan dadkaas barakacayaasha ah helidda adeegyada asaasiga ah, iyo kaalinta ay ka ciyaari karaan xal-u-helida arrimahaas ururrada bulshada rayidka ah ee u dooda beelaha laga tirada badan yahay. Waxaa marti ku ah Yusuf Cabdi Xasan oo ah agaasimaha hay'da Livelihood Relief and Development Organization (LRDO), oo ka mid ah haya'adaha bulshada rayidka ah ee u dooda beelaha laga tirada badan yahay. Podcast-gan waxaa iska kaashaday Somali Public Agenda, ReDSS (Regional Durable Solutions Secretariat), Danwadaag Consortium iyo USAID.Contact Somali Public Agenda's Adeeg Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda, @aweisade (the host), and @SPAPolicyLab · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!
https://www.livegoodtour.com/Halwoali Shirkadaan waxaa la yiraahda livegood waxay degantahay Dalka markanka. Haddii aad markan degantahay fursad gaar ah ayey ku siinaysaa. Sidoo kale wadamada caalamka oo dhan ayaa laga soo gali karaa. Si aad isu diwaangelisid linkiga kor ku qoran raac si aan aniga leader kugu noqda.
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan ku xusaynaa bilowga ololaha 16-ka maalmood ee caalamiga ah ee ka dhanka tacadiyada jinsiga ku salaysan. Qaybta hore ee barnaamijka, waxaan ku waraysanaynaa Dr. Natalia Kanem, Agaasimaha Guud ee Hay'adda Dadweynaha u qaabilsan QM ee (UNFPA), oo dhawaan booqatay Soomaaliya. Dr. Kanem waxay ka hadlaysaa shaqada UNFPA ay gacanta uga gaysanayso ciribtirka noocyada tacadiga ah oo ay ku jiraan guursiga carruurta iyo gudniinka. Sidoo kale, waxaan waraysi la yeelanay Aamina Xaaji Cilmi, oo ah aas-aasaha Hay'adda SSWC oo ka shaqaysa badbaadinta gabdhaha iyo haweenka Soomaaliyeed ee tacadiyada loo gaysto. Waxay ka hadlaysaa adeegyada ay heli karaan haweenku, gaar ahaan kuwa ay soo barakicisay abaarta dalka ka jirta. Barnaamijka waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Cali Maxamed Gutale iyo Fatxi Maxamed Axmed. Na la wadaag fikirkaaga ku aadan waxa ay bulshadaadu ka qabanayso sidii loo ciribtiri lahaa tacadiga loo gaysto gabdhaha iyo haweenka ku nool deegaankaaga. Wac maanta idaacadda aad jeceshay si aad fikirkaaga u dhiibato: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ---------------------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----------------------- ----------------------- This week on #TubtaNabadda, we mark the beginning of the global campaign of 16 Days of Activism against Gender-Based Violence. In the first part of the programme, we interview Dr. Natalia Kanem, Executive Director of the United Nations Population Fund (UNFPA), who recently visited Somalia. Dr. Kanem speaks about the work of UNFPA in helping eradicate the various forms of violence against women and girls in Somalia, including female genital mutilation (FGM) and child marriage. We also ask Amina Haji Elmi, known to many as Mama Amina, the founder of Save Somali Women and Children (SSWC), about the assistance and services that exist in Somalia for women and girls, especially those who were forced to leave their homes by the drought. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your experience about what your community is doing to end violence against women and girls in your area. Call in your favourite radio station during the show today.
Haddii aad warbaahinta ka shaqaynaysay labaatankii sanno ee u dambeeyay, sidee ayaad u arki lahayd isbeddelkeeda joogtada ah? Sidoo kale, Axmed Cismaan Batuun waa abwaan curiya suugaanta, bulshadana qaybaheeda kala duwan u wacyigeliya hab uu jiil kastaa fahmayo. Dhegaysi wacan!Support the show
Qofka dhibanaha u ah Khamaarka ma laha dawa aan aheyn in ay caawiyaan dadka ku weegaaran ee ay u horeeyaan qoyskiisa iyo saaxiibadiisa. Sidoo kale dadka ka ag-dhaw dhibanaha ayaa iyaguna u baahan in ay helaan caawin dheeraada. Barnaamijka Settlement Guide ee todobaadkan ayaa sharxaya caawinaada loo baahanyahay markey noqoto in la badbaadiyo dhibanaha Khamaarka.
John Green, Associate Council for Hanson & Co Lawyers explains the latest pump and dump scheme involving one prominent Vancouver man.
Graham Wood, Correspondent for Business Intelligence of BC and Reporter for Glacier Media examines the latest in David Sidoo's pump and dump stock scheme accusation
Saamayn dhaqaale oo muuqata ayuu dabkii Hargeysa ku yeeshay shacabka. Sidoo kale mid maskaxeed ma ku yeelan karaa? Sidee looga soo kabtaa labadaas? Waxa faahfaahin ka bixinaya Ugbaad Axmed Xaashi iyo Dr. Axmed Cabdi Xirsi. Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
9-kii January, Golaha Wadatashiga Qaran ayaa soo saaray heshiis ka kooban 18 qodob oo la xiriira dhameystirka doorashada Golaha Shacabka. Heshiiskaas kadib, waxaa billowday dardargelinta doorashada iyadoo lasoo saaray liiska kuraas badan oo qaarkood la doortay qaarna la filayo in dhawaan la doorto.Sidoo kale cabashooyin ku aaddan maareynta kuraasta ayaa kasoo yeertay qaar kamid ah musharraxiinta. Podcast-gan waxa ay Cabdi Ceynte iyo Mahad Waasuge falanqeynayaan xaaladda hadda ee doorashada, wakhtiga doorashada loo qabtay in lagusoo gebagebeeyo, hufnaanta doorashada iyo suurtagalnimada in doorashada lagu qabto labada deegaan doorasho ee dowlad-goboleedyada. Podcast-gan waxa aan iska kaashaneynaa Somali Dialogue Platform (Madasha Wadahadalada Somaaliyeed) oo ah mashruuc uu fuliyo Machadka Rift Valley.Contact Somali Public Agenda's Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!
Aniga Saxiibo aanu ka wada dhaqaaqnay magaaladda hargeysa ayaa jaant dhigay goob lagu dhaqo geela sidoo kalena lagu dhamo caanihiisa, goobta waxa kula kulan dadyow tiro badan oo iyaguna magaaladda kasoo safray si ay u yimaadaan dhamaadka todobaadka. saxiibada socodka igu wehelinayey ayaa iyaguna midh u hor u iman doon codbaahiyaha iyagoo ka jawaaba aqoontooda geela.
Hashim Ducaale wuxuu madax ka yahay Daryeel Autism oo ah hay'ad ka shaqaysa wacyigalinta Autism-ka. Sidoo kale waa waalid dhalay wiil qaba Autism.
Dhamaan Siouxland waxay kujireen La-talin Heat Talaadadii. Adeegga Cimilada Qaranka ayaa sheegaya in kuleylka iyo huurka ay is biirsanayaan si loo abuuro xaalado khatar ah illaa Arbacada. Saraakiisha ayaa sheegaya in taxaddar la muujiyo haddii banaanka la joogo, qoyaan ahaada, oo la ilaaliyo calaamadaha cudurada kuleylka la xiriira. Sidoo kale, ha iloobin xayawaanka rabaayadda ah. Heerkulka ayaa sii kici kara xitaa in ka badan Arbacada, iyada oo qiimaha qiyaasta kuleylka uu gaarsiisan yahay 107 darajo. Ilaalin Heat xad-dhaaf ah ayaa horay loo soo saaray Arbacada. Kuleylka kuleylku wuxuu si gaar ah dhib ugu noqon karaa dadka qaba waallida. Afhayeen u hadlay cutubka Iowa ee Alzheimer's Association ayaa sheegay in kuleylka xad dhaafka ahi uu noqon karo mid qatar ah sida jiilaalka xilliga qaboobaha dadka qaba arrimaha xusuusta. Haddii qof kaligiis ku nool yahay, waxaa laga yaabaa inuusan fahmin siyaabo uu isku qaboojiyo ama haddii ay la kulmaan daal kuleyl ama fuuqbax. In ka badan lix
Haweeneydii hore ee hal mar Congress-ka ahayd Abby Finkenauer (fink-in-now-er) ayaa ku dhawaaqday inay u tartameyso aqalka Senate-ka Mareykanka. Maanta waxay noqotay qofkii ugu horreeyay ee Dimuqraadi ah ee la tartama Senator Senator Chuck Grassley, oo ka mid ah mudanayaasha ugu muddada dheer taariikhda soo qabtay taariikhda Mareykanka. Sidoo kale, Dave Muhlbauer oo ah beeraley tartan dimuqraadi ah (mall-bow (sida hadda) -er) oo ka socda Manning. Senator-ka Gobolka Jim Carlin ee Sioux City sidoo kale wuxuu caddeeyay inuu u tartamayo doorashada hordhaca ah ee xisbiga Jamhuuriga. Finkenauer iyo Muhlbauer ayaa la filayaa inay berrito ku sugnaadaan magaalada Sioux City si ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan “Meelmarinta Xeerka Pro” ama “Ilaali Xaqa Abaabulka”. Sharciga Pro wuxuu baabiin doonaa sharciyada "xaq u-yeelashada". War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Dimuqraadiga ee Gobolka Woodbury ayaa sheegaya in taageerayaasha ficilku ay isugu soo ururayaan Dhismaha Federaalka hortiisa 4-ta
Sharciga cusub ee Iowa ee qoryaha ogolaanshaha ka yar ayaa dhaqan galaya laga bilaabo maanta. Iowans mar dambe uma baahna rukhsad ay ku qaataan ama ku iibsadaan qori. Weli waa inay helaan baaritaanka taariikhda markay wax ka iibsanayaan iibiye hubaysan oo federaal ah oo shati haysta. Si kastaba ha noqotee, looma baahna baaritaanka asalka ah si loogu iibsado qori yar iyada oo loo marayo iibinta gaarka loo leeyahay. Si kastaba ha noqotee, waa dambi weyn inuu qof ka iibiyo qoriga qof laga mamnuucay inuu haysto mid. Afhayeen u hadlay Waaxda Booliska Magaalada Sioux ayaa sheegay in qoryaha laga mamnuucay iskuulada ganacsataduna ay xaddidi karaan iyaga sidoo kale. Sidoo kale, waa sharci daro shaqsiyaadka sakhraansan inay hub sitaan. Dhaawacyada rashka ayaa in kabadan labanlaab ka galay Iowa afarta sano tan iyo markii sharciga 2017 uu sharciyeeyay iibkooda iyo adeegsiga macaamiisha, inbadan oo kamid ahna waxay lug kuleeyihiin caruurta waxayna ubaahan yihiin in la jaro Macluumaadka Waaxda
Presentatör: Medina Ahmed, redaktör: Josefina Bylund, ljudtekniker: Matti Hänninen. Podcasten görs av Ludvika kommun. Barnaamijkeyna Asbuucaan ee Ludvikainfo waxaad ku maqli doontaan macluumaad ku saabsan sida ay muhiim u tahay inuu qofka iska tallaalo viruska karoonaha iyo sida uu isaga tallaali karo, sidoo kale waxaad ku maqli doontaan arimo ku saabsan qeyb kamida qaab nololeedka dalkaan iswiidhan, taas oo macnaheedu yahay in qof walbaa uu qeyb ka ahaadaa bulshada dalkan. Sidoo kale waxaan kuu heynaa talooyin kuwaasoo ku saabsan waxa aad sameyn kartaan samarka adiga, familkaaga iyo asxaabtaadaba. Intaas iyo in kabadanba waxaad ku maqli doontaan barnaamijkeyna asbuucaan.
Presentatör: Medina Ahmed, manus: Zaki Abdulfatah, redaktör: Emelie Pierrou, ljudtekniker: Matti Hänninen. Podcasten görs av Ludvika kommun. Barnaamijkeyna asbuucaan waxaan uga hadli doonnaa in ay iswiidhan ku soo kordheen dambiyada jinsiga ah, sidoo kale waxaan idiin soo gudbin doonnaa macluumaad ku saabsan sida uu caawinaad u heli karo qofkii uu arinkaasi ku dhoco. Sidoo kale waxaad ku maqli doontaan barnaamijkeyna arimo ku saabsan isdhaxgalka, shaqada iyo waxbarashada.
Dhallinyar badan oo ay da’doodu ka yar tahay 31 jir, ayaa markii u horreysay noloshooda codayn doona oo soo dooran doona Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland. Sidoo kale waxa isla mar dhacaysa doorashada Golaha Deegaanka. Barnaamijkan oo aqoonkorodhsi ah, waxa aynu ku eegi doonna taariikhda doorashooyinka Somaliland iyo marxaladaha ay soo mareen. Sidee loo qaybiyaa 82-ka kursi ee Wakiillada? Doorashadani maxay kaga duwan tahay kuwii hore? In reernimo la isku soo xulo, ma tahay dimuqraaddiyad? Waxa si waafi ah uga warramaya Garyaqaan Guuleed Dafac. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
Presentatör: Medina Ahmed, redaktör: Emelie Pierrou, ljudtekniker: Matti Hänninen. Podcasten görs av Arbetsmarknads- och integrationsenheten på Ludvika kommun. Qeybta toddobaadkan, waxaan dib kuugu cusbooneysiineynaa sida caadiga ah ka hadlida cudurka 'corona' waxaana kaloo kuu sheegeynaa in ay sii kor dhayaan digniinnada ka imaanaya doowlada Iswidhan ee ka dhanka Corona . Waxaan sidoo kale ka sheekeeneynaa miisaaniyada degmada, sharciga daryeelka dhalinyarada, iyo kala saarida cadeynta daqliga soogala Degmada. Sidoo kale Waxaad baran doontaa waxa uu yahay injineer madani ama uu dhab ahaan la shaqeeyo. Dhan kale waxaad ku dhageysan doontaa qeybta todobaankan In taas iyo in ka badan oo ka mid ah dhacdadii toddobaadkan ee Ludvikainfo.
More now on the college admissions scandal, and a new indictment against Vancouver man, David Sidoo. And these are some pretty serious charges. Global News reporter, Catherine Urquhart is here with the details... Guest: Catherine Urquhart Global News Reporter
One of the 50 accused in the scandal is a well known University of British Columbia alumni. A surprising name among the 50 -- is David Sidoo. A well known local businessman and philanthropist -- Sidoo graduated from UBC and is well known within the football community. He played for the Thunderbirds and spent five years playing in the CFL for the Saskatchewan roughriders. A statement from his lawyer reads "the charge lodged against Sidoo is an allegation that carries with it the presumption that he is innocent" The statement asks that people don't rush to judgement and Sidoo will present his case in court. He's been charged with conspiracy to commit mail and wire fraud. Guest: Richard Zussmann Global News Reporter