Podcasts about dhibaatooyinka

  • 5PODCASTS
  • 14EPISODES
  • 30mAVG DURATION
  • ?INFREQUENT EPISODES
  • Nov 10, 2023LATEST

POPULARITY

20172018201920202021202220232024


Best podcasts about dhibaatooyinka

Latest podcast episodes about dhibaatooyinka

SBS Somali - SBS Afomali
Warbixin daadadka ka dhacay Soomaaliya

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Nov 10, 2023 12:31


Dhibaatooyinka daadadka ka dhacaya Soomaaliya oo ka sii daraya.

soomaaliya dhibaatooyinka
Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah
Dhibaatooyinka dareemada la kaydsado' | [Cabir dareenkaaga] Express your feelings and emotions.

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Play Episode Listen Later Sep 15, 2023 33:54


Dareen kaste oo aan laysku caabbiyin, laysku celinin, oo dibada hawshiisa laysaga soo saaro waa la illaabaa.Xalqadan waxa aan kaga hadlay  muhiimada ay leedahay in aynu dareenkeena cabirno, muhiimada ay leedahay in aynu tabashadeena isu gudbino, faa.idooyinka laga dhaxlo wax isu tabinta iyo dhibaatada ka timaada hadii aynu dareemada kaydsano, amaba aynu doorano in aynu isku cabudhino wixii aynu dareeno.Is caabinta, dareen isku celinta, ka baqashada in ruux jilicsan lagu moodo hadii aad tabashadaada sheegto, iyo ma ogolaanshiyaha ah dibada in aad keento dareenka hadba cidhiidhyaya laabtaada ayaa sababa in uu dareenka cuslaynaya gudahaagu  sii joogo oo uu wakhti badan kula walaaloobo xal la.aan.

express feelings and emotions xalqadan dhibaatooyinka
Mahadcelinta Waa Mid Dadka U Sameysa Dhiiragelin
Episode 70: Mental problem. Dhibaatooyinka iyo waxyeelada kaa soo gaaro dhacdooyinka nolosha ee saameynta kugu reebo siyabaha loo la tacaamulo si asluub leh

Mahadcelinta Waa Mid Dadka U Sameysa Dhiiragelin

Play Episode Listen Later May 14, 2023 27:47


DHIBAATOOYINKA IYO WAXYEELADA KAA SOO GAARO DHACDOOYINKA NOLOSHA EE SAAMEYNTA KUGU REEBAY SIYAABAHA LOO LA TACAAMULO OO LA ISKAGA DAAWEEYO SI ASLUUB IYO CAQLAAQLEH LOO SOO BANDHIGO

mental dhibaatooyinka
Mahadcelinta Waa Mid Dadka U Sameysa Dhiiragelin
Episode 48: Naf- Ogaal; Inaad baratid dhibaatooyinka ku haysta sida loo xaliyo kuwa gudahaada iyo kuwa banaanka kaaga yimaado.

Mahadcelinta Waa Mid Dadka U Sameysa Dhiiragelin

Play Episode Listen Later Jan 22, 2023 41:18


Marka aan Gudahaada waxa ka dhacaayo ogaatid waxaa kuu fududaanayo in aad mishkiladkaasta xalin kartid. Laakin marka aad kaliya og-tahay waxa banaankaaga ka dhacayo waxaa kugu adkaanayso in aad xalisid miskiladaha islamarkaasna aad noqotid qof dhiban ah oo xambaarsan maan dhibane ah.

sida marka kuwa dhibaatooyinka
SBS Somali - SBS Afomali
Dhibaatooyinka qamaarku leeyahay iyo bulshooyinka soo galootiga ah

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jan 31, 2022 10:04


Waxaa lagu baaqayaa in dadka dhaqamada kala duwan la siiyo adeegyo ku haboon dhaqankooda oo wax looga qabto dhibaatooyinka qamaarka.

dhibaatooyinka
SBS Somali - SBS Afomali
Stolen generation health outcome

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Jun 7, 2021 6:55


Dhibaatooyinka haysta dadka dalka loogu yimid oo iyagoo caruur ah waalidkood laga xaday ee loo yaqaan "stolen generation" ayaa wali wajahaya dhibaatadii soo gaartay.

health outcome stolen generations dhibaatooyinka sbs radio somali
SBS Somali - SBS Afomali
Settlement Guide: Calls grow to criminalise coercive control

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Apr 20, 2021 13:38


Dhibaatooyinka iyo tacaddiyada ka dhan ah haweenka Australia, gaar ahaan kuwa waddanka ku cusub, oo sii kordhaya awgeed, ayaa hadda dowladda Australia loogu baaqay in fal-dembiyeed loo aqoonsado, dhaqanka iyo ficillada saamaynta xun ku yeesha haweenka.

SBS Somali - SBS Afomali
Qorshe Cusub Oo Lagula Dagaallamayo Isir-necaybka Australia

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 19, 2021 4:24


Dhibaatooyinka iyo weerarradda isir-necaybka ayaa kusii badanaya Australia. Dowladda Australia ayaa hadda aqbashay qorshe cusub oo la daahfuray si loo dar-dar geliyo la dagaallanka fekerka iyo falalka isir-neceyb kaba.

australia somali community isir dhibaatooyinka sbs radio somali
SBS Somali - SBS Afomali
Dhibaatooyinka Dhalinyarada Soomaalida Melbourne

SBS Somali - SBS Afomali

Play Episode Listen Later Mar 18, 2020 16:17


Mahad Warsame wuxuu la shaqeeyaa dhalinyarada Soomaliyeed ee Melbourne.

melbourne somali community soomaalida dhalinyarada dhibaatooyinka sbs radio somali
Dhibaatooyinka qiyaamaha
Dhibaatooyinka qiyaamaha 01

Dhibaatooyinka qiyaamaha

Play Episode Listen Later Dec 16, 2014 51:08


Dhibaatooyinka qiyaamaha 01

dhibaatooyinka
Dhibaatooyinka qiyaamaha
Dhibaatooyinka qiyaamaha 02

Dhibaatooyinka qiyaamaha

Play Episode Listen Later Dec 16, 2014 51:08


Dhibaatooyinka qiyaamaha 02

dhibaatooyinka
Dhibaatooyinka qiyaamaha
Dhibaatooyinka qiyaamaha 03

Dhibaatooyinka qiyaamaha

Play Episode Listen Later Dec 16, 2014 51:08


Dhibaatooyinka qiyaamaha 03

dhibaatooyinka
Dhibaatooyinka  wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay
Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay - 1

Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay

Play Episode Listen Later Mar 27, 2014 51:08


Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay - 1

lagala galbeedka dhibaatooyinka wadamada
Dhibaatooyinka  wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay
Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay - 2

Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay

Play Episode Listen Later Mar 27, 2014 51:08


Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay - 2

lagala galbeedka dhibaatooyinka wadamada