POPULARITY
Categories
Bulshada rayidka oo ku baaqday shir lagu iclaamiyo jadwalka doorashada baarlamaanka iyo madaxweynaha
Cilmi Nuur Faarax Webi ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay go'aankii maxakamadda International Court of Justice (ICJ) ka soo saartay dacwadda xuduudeynta badda ee Soomaaliya iyo Kenya
Ciise Maxamuud Dhoollawaa ayaa ka hadlaya saamaynta go'aanka ICJ ee dacwaddii xuduudda badda ee u dhexeysay Soomaaliya iyo kenya
Waddamada G20 ayaa ka hadlay sidii ay uu taageeri lahaayeen shacabka Afghanistan iyaga oo aan aqoonsannin xukunka Taliban
Xamdi Cali oo ah nin u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada ayaa bixiyey waraysi dhinacyo dhowr ah ka eegay Tallaalada, Xannibaadaha iyo COVID-19, saamaynta ay ku yeesheen bulshada Soomaaliyeed ee gobolka Victoria
Tallaal cusub ayaa loo helay cudurka dilaaga ah ee qaniinyada kaneecada laga qaado
SBS World News ayaa ogaatey inay Australia ka jiraan kooxo xag-jirka Neo-Nazii-ga ah oo muslimiinta neceb iyagoo goobaha jir-dhiska ka furtay Australia oo dhan.
Waraysi: Maxamed Catoosh oo deggan Melbourne, Australia ayaa ka hadlaya dadkii laga soo raafay Laascaanood
Dhismaha dekedda Garacad, Mudug- Puntland ayaa waxaa ka warramaya Iiman Abdillahi oo deggan Melbourne, Australia, sheegayna inuu ka tirsan yahay guddiyada dhismaha dekedda.
Waa warbixin ka warramaysa deymaha guryaha, dulsaarka deymaha, hababka loo bixiyo iyo macluumaadkooda guud
Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee Mudug - Puntland, Mohamud Abdinur ayaa ka warramaya barakacayaashii laga soo raafay Laascaanood ee la keenay Mudug - Puntland
Somaliland iyo Puntland ayaa labaduba ka hadleen dadkii la sheegay in dhowaan Laascaanood laga soo raafay.
Guddoomiye-Ku-Xigeenka degmada Hobyo, Maxamuud Maxamed Cawaale, ayaa ka warramay dekedda cusub ee kalluunka ee magaalada Hoybo laga furay.
Sahra Sheekh Mustaf oo deggan Melbourne, Australia ayaa warraysi wacyi-gelin ah ka bixisay tallaalkii COVID-19 ooo ay iyada iyo carruurteedu qaateen.
Australia ayaa waxa ka beddelaysa sharciga lacag-siinta dadka waddanka soo degaya, laga bilaabo 2022-ka. Dadka ku yimaadda fiisayaasha badankooda ayaa sugi doona afar sannadood inta aanay sharci u yeelannin lacagaha dowladdu ku caawiso dadka sharciga u leh.
Maraykanka ayaa wacad ku maray inay ka aargoosandoonaan kooxda IS oo qaraxyada ka gaysatay garoonka diyaaradaha Kabul.
Colaadda ka socota dalka Ethiopia ayaa gashay 10 bilood iyadoo aysan jirin xal muuqda oo lagu soo afjaro dagaalada qoymiyadaha ku salaysan ee dalka ka socda. Abdi Garaad waa aqoon yahay bartay arimaha amaanka iyo dawladnimada.
Wali waxaa jira khilaaf ka taagan yahay habraaca doorashooyinka Soomaaliya.Waxaa arintaas nala falanqaynaya Mohamed Ibrahim iyo Mohamed Cabaas.
Shacabka NSW ee qaatay labada talaal ayaa rajaynay inay helaan xoriyad ama xaquuq gaar ah kadib markii dawlada NSW ay sheegtay in go'aan noocaas lagu dhawaaqidoono dhamaadka todobaadkan.
Xerada Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa laga soo sheegay in COVID-19 ay dad badan ugu dhimanayaan.
Waraysi uu Maxamed Catoosh kaga warramayo arrimo ay ka mid yihiin saamaynta ay guusha Taallibaan ku yeelan karto xag-jirka Soomaaliyo iyo arrimo kale.
Saciid Shiinle, ayaa ka warramaya arrimaha wacyi gelinta bulshada ee arrimaha COVID-19
Abdillaahi Faarah, oo Sydney deggan, ayaa ka warramay wejigii hore ee xannibaadaha, isagoo sheegay inaanay u muuqanin in xayiraaddu wax farqi ah u samaysay xagga dhaqdhaqaaqa iyo socodka shacabka.
Sheekh Abdulqadir Jimcaale, oo ka warramay sida ay xayiraadahu u saameeyen, jaalliyadda Soomaalieeyd ee Sydney deggan iyo arrimaha tallaalkaba,
Wasiiradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland, Marwo Aamina Osman, ayaa xulka kubadda cagta ee Mudug, casho-sharaf u samaysay, ka dib markii ay kooxda gobolka Karkaar 3-0 kaga badiyeen. Cayaartaa ayaa ka mid ahayd tartanka cayaaraha kubbadda cagta ee gobollada Puntland.
Madaxa ururka East African Women's Foundation ee Victoria, Fartuun Faarah, ayaa ka hadashay sida ururkeedu uga qayb qaato wacyi-gelinta bulshada ee COVID-19 iyo muhimmadda Tirokoobka (Census), iyo sidoo kale, adeegyada ay bixiyaan.
Australia waxaa ka jira adeegyo xannaano carruureed (childcare) oo dowladdu qoysaska xaq u leh kabid uga sameyso xagga kharasha. Waxaana ku xidhan shuruudo. Noocyada xannaanooyinkakala duwan iyo sida ay ugu kala habboon yihiin carruurta kala da'da duwan ayaa warbixintani ka hadlaysaa.
Xisaabiye Ibrahim Said Abdi, oo qeexaya cahuur celinta (tax returns) iyo macluumaadkeeda.
Bashiir Axmed, waa bare iskuul oo deggan Sydney. Wuxuu ka warramayaa ardayda guriga wax ku barata xayiraadda Delta awgeed iyo sida ay u saamaysay ardayda iyo waalidkaba. Wuxuu kale oo ka hadlayaa wada shaqaynta ardayda iyo waalidka, gaar ahaan inta ardayduu guriga wax ku baranayaaan.
Feysal Axmed oo u shaqeeya Australian bureau of Statistics, oo ah hay'adda tirokoobka (census) maamusha, ayaa ka warramaya tirokoobka iyo ujeedadiisa iyo sida ay bulshada Soomaaliyeed ee Ausralia muhiim ugu tahay inay is tiro-koobaan.
Sheekh Ciise oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee Melbourne, Australia ayaa qaatay tallaalkiisii labaad ee AstraZeneca. Wuxuuna sheegay, inay bannaantahay waxa kasta oo la isku daweeyo oo xaaraan ahayn.
Musharixiin badan ayaa u tartamaya ka mid noqoshada baarlamaanka Soomaaliya. Waxaa ka mid ah musharixiintaas Dr Ali Duale. Haddaba xildhibaan noocee ah ayuu noqon lahaa haddii loo doorto baarlamaanka?Maxaad ku dooran lahayd xildhibaanada cusub?
Dood ka taagan Maraykanka oo ku saabsan in caruurta iskuulka lagu baro cunsuriyada nidaamka dalka ka jirta.
Waxaa dhawaanahan soo kordhayay dhalinyaro Soomaali ah oo ku nool dalka Jarmalka oo falal danbiyo ah ku kacayay. Waxaa nooga waramay wariye Cabdirashiid Qanciye oo ku sugan dalkaasi.
Tiro-koobka Australia oo shantii sannadoodba mar la qabto ayaa dhici doona 10ka August 2021. Tiro-koobku waa Khasab. Najiitada tiro-koobku waxay dowladda ka caawisaa samaynta kaabo-yaal dhaqaale, adeegyo bulsho iwm, iyo kala mudnaantooda. Bulshaaooyinka dhowaan Australia soo galay ayaa si gaar ah loogu boorrinayaa inay ka qayb qaataan tiro-koobka.
Weriye madax banana, Ismail Ibrahim (Buurgaabo), ayaa inooga warramaya guud ahaan dagaallada Tigrey iyo ciidammo la sheegay in DDS u dirtay dagaalka.
Warbixin laga soo saaray Australian Human Rights Commission ayaa lagu sheegay in dadka muslimiita ah ee Australia, badankoodu la kulmeen nooc takoor ah.
Hal malyan oo tallaalka Pfizer ayaa Australia keensatay iyadoo toddobaaddada soo socdana lasoo badin doono. New South Wales-na waxaa COVID-19 ugu dhimatay haweeyney 50meeyo jir ah. Victoria oo xayiraaddii loo kordhiye iyo South Australia oo caawa saqda dhexe Xayiraad geli doonta.
Wariye hore, Abwaan Cismaan Cabdi Nuur Xaashi oo ka mid ah, kana warramaya guddiga dhowaan dowladda federaaliga Soomaaliyeed u xushay inay badbaadiyaan Af-Soomaaliga iyo Far-Soomaalida sii tayo-dhacaya.
Tiro Soomaali ah baa ku dhimatay kacdoonnada ka socda South Africa. Taageerayaal ka cadhaysan xadhigga madaxweynihii hore ee South Africa, Jacob Zuma, ayaa cagta mariyey waxay arkaanba. Hassan Abdillaahi Macallim oo Johannesburg jooga ayaa ka warramaya.
"Hadda iibso, hadhowna iska bixi" waa nooc alaabta la iibsanayo lagu amaahdo, iyadoo tartiib-tartiib loo bixiyo. Badanaaba dulsaaar ma laha, heliddeeduna waa sahlan tahay. Laakiin, waxaa ku qarsoon dhibaatooyin haddii aan laga feejignaan sababa culuys iyo dhib dhaqaale.
112 keys oo COVID-19 ayaa laga xaqiijiyey Sydney 24kii saac ee u dambeeyey. Dowladda federaaliga ahina taageero agab caafimaad ayay u fidisay NSW. Primiyeeradda QLD ayaa iyana shacabkeeda ku maqan NSW ugu baaqday inay soo laabtaan. Victoria-na waxaa NSW uga soo laabtay qoys qaarkood COVID-19 qabaan.
NAIDOC Week is an important time to come together to celebrate the history, cultures and achievements of Aboriginal and Torres Strait Islander peoples.
Toban sano ayaa ka soo wareegay markii Koofurta Suudaan ay xoriyadeeda ka qaadatay Woqooyiga.Maxaa ka qaldamay ama u qabsoomay dalkan da'da yar.
Xanibaada Sydney oo la filayo inay waqti sii socdaan maadaama kaysasku sii kordhayaan.Cabdullahi Farah oo ka mid ah Jaaliyada Sydney ayaa nooga waramay dareenkiisa ku saabsan xaalada Sydney.
Waxaa socda olole lagu doonayo in lagu dhiiragliyo bulshooyinka dhaqamada kala duwan inay talaalka qaataan iyadoo fariimo lagu gaarsiinayo afkooda hooyo.
Waxaa ka socda Brisnabe qabanqaabada xalad lagu xusayo xoriyadii Soomaaliya.
Xaflad lagu xusayay sanadguurada 61aad ee ka soo wareegtay markii gobolada koofureed xoriyadooda ka qaateen gumaysihii Talyaaniga sidoo kalana ay midoobeen ayaa lagu qabtay Golden Grill oo ku taal Mall-ka xaafadda Heidelberg West.
Warbixin ku saabsan arimihii u danbeeyay ee Tigray iyo sida caalamku uga hadlay dhacdooyinkii u danbeeyay.
1960 qiirada iyo wadaniyadda Soomaalidu waxay ahady mid heerkii ugu sareeyay gaartay.Halkan ka dhagayso sida ay dadku u qiiraysnaanyeen markii calanka la taagay.