Ismile Inspires show is a podcast on personal development, creativity and storytelling. We talk about things to improve our lives and be better. Things like our thoughts, mindsets, creativity, power of storytelling in our lives... things that are needed for our success but easily left out. And finally, things that make up an interesting chat every week.
Kaga bogo 7 wax dadka kalsoonida leh sameeyaan.
Waxaan xalqadaan idinkula wadaagayaa safarkeegi wax aqriska.
Ku barro hababka ama techniques productivityga
Kubaro 5 waxyaabood ii fududeeyay inaan noqdo Qof waxtar leh
Horumarinta Edbinta Nafta kabaro 10 hab aad ku horumarin karto self disciplinekaga.
Kaga boggo xalqadaan talooyin ku saabsan caafimaadka maskaxda ama Mental health.
Kaga bogo xalqadaan 7 qodob ee dhismaha kalsoonida kaa caawin karta.
Kaga bogo xalqadaan sida caado wax aqris loo sameysto naftana loogu edbiyo wax aqriska.
Kaga bogo xalqadaan sida ugu fudud loo joojiyo caadoyinka xunxun.
Xalqadda 15aad waxaan ku falaanqeyneenaa Dib u dhigashada oo ah cudur aad inoogu weyn waxyaabo badana dib inooga riday. Waxaan ku arkeena waxa sababa, noocyadiisa iyo sida looga bixi karro. Dhageysi wacan.
Waxaad xalqadaan uga bogan dontaa Self discipline ama naf edbinta. Waxaan ku baran doonaa sidaa loo sameysto Discipline cusub ama loo adkeysto discipline hore aan u laheyn. Ka bogasho wacan biidnilah.
U Baddal Dhibaatoyinkaga Hibadaada | Turn Your Problems To Passion
Xalqadda 11aad waxaan ku qaadanay tababar ku saabsan kartida qofka iyo sida loo helo loona kobciyo.
Xalqadda 10aad waa book review. Waxaan kuso qadanay buugii ugu qiimaha badnaa aan aqriyo kaas oo wax weyn ka badalay nolol maalmeedkeega. Fadlan faafi hadaa dhageysato asxaabtaadana la wadaag.
kaga bogo xalqaddaan dadka sunta ku ah noloshaada iyo sida aad ula tacaali laheyd.
Waxaad maqalkaan kaga bogan doontaa 4 caado ee leeyihin dadka waxtarka leh.
Kubaro xalqadaan qaabka ugu fudud loo aqriyo buugagta.
Kaga boggo xalqaddan 6 tilaabo naqshadda guusha ah iyo 5 suaal Isbadal nafeed kuu horseeda
Kubaro 3 Tallo, 3 tijaabo iyo 3 tixgalin fududeeya goaan qaadashada
Ku barro 8 qodob ku sahlayaa sameesashada Caado cusub.
Barro qaabka ugu qurxoon aad ahdaaf ku dagsan karto.
Xalqadda 2aad ee Season 2aad waxaan ku arkeenaa Hab lagu ogaado naftaada oo la dhaho Johari Window.
Xalqadda 1aad waxaan ku qaadanay 5tii Cashar Ugu weynaa oo aan ka baranay Seasonkii 1aad.
Xalqadaan Waxaad Ku Baran 3 qaab oo aad maskaxdaada ku joojin karto markaad wax aqrineyso
Helidda Xirfad Aad Passion U Ledahay Iyo 5 Exercise Aad Ku Heli Karto
Xalqadaan Waxaan Inila wadaagnay sheekooyin kala duwan aan ugu talagalnay caruurta inaad maqashiisaan ama uga sheekesaan.
Xalqadaan wexee ka hadleysa faaidada ee nasashadu u ledahay jirka bini aadamka.
Xalqadda 4aad waxaa Marti inoogu ah Sufyaan Saciid Oo Ah Aabe Dhalinyaro ah ahna Macalin afka somaliga bara
Xalqadda 2aad Waxaan La Fadhisanay Bashar Mohamed Oo KU magacdheer Bashar Dheere. Bashar wuxuu Aasaasay Shirkad KU fadhida malaayin dollar wanna Nin dhalinyaro ah. Waxaan ka wadda shekesanay ahdaafta sida loo dagsado. La doctor wacan .
Xalqadda 2aad Waxaa Marti Inoogu ahaa Ambassador Mohamed Ali Nur Americo Oo Ah Danjire Umadda Soomaaliyeed howlo badan muhiim ah usoo qabtay. Waxaan ka wada shekesanay Cafiska iyo sidee muhiim ugu tahay dadkeena. Fadlaan Hadaad ka hesho dhageysigeeda nala wadaag reviewkaga.
Xalqaddani waa Hordhaca Podcastiga Ismile Inspires Show Oo noqon doona podcast isbuucle ah oo Maalin walba jimce ah aad kaheli dontaan sheekooyin xiiso leh oo ku qotoma Horumarinta Nafta iyo Halabuurka Dhalinyarada.