T-radio Podcast waa Podcast ka hadla aarimaha dhalinyarad, Technology, Hal-abuurka, Wacyi galinta, iyo Ganacsiga, kaas oo xaruntiisu tahay Soomaaliya
Kusoo-dhawadda Barnaamijka T-Podcast waxaanna Marti-noogu ah Barnaamijka toddobaadkan Eng Ahmed Xaaji Mohamoud oo khibrad 20sano ah u leh cilmiga Technology-yada iyo hormarintiisa waxaanna u dhalinyaradda siin-doona Tallooyin ku saabsan hormarinta Xirfadda Culuumnta Computer-ka.
Waxaanna xal-qadaan marti-noogu ah Samsam Saciid Ali oo ah Gabadh-dhallinyaro ah oo soo-saartay Saliida Zaam-herbal oo wax-saar lagu sameeyay wadanka gudihiisa waana hal-abuur noociisa u dhif-yahay.Samsam waxaan ka waraysanay caqabadaha ay wajahayaan dhallinyaradda hal-abuurka iyo heerarka ay la soomartay wax-soosaarkeeda Zaam-herbal.
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Fartun Abdirhiman Adam oo kamid ah gabdhah habka Online ka ah wax ku bara bulshada . Todabaad kan waxan uga hadlaynaa doorka muhiimka ay gabdha waxbartay ay ka qaadan karto hormarinta bulshada
Todobaadkaan waxaan barnaamijka uga hadlaynaa muhiimada ay leedahy nidaamka banigayadda islaamiga ah waxaanna marti ku ah Dr. Mohamed Ahmed Caynab oo ah nin dhalinyaro ah oo shahaadada Bhd ka diyaariyey Islamic Bank sidoo kale wuxuu mudo ka soo shaqaynayey bangiyo ku yaal wadanka suudan
Toddobaadka waxaan barnaamijka xooga ku saarnaynaa muhiima Internet-ka iyo sida looga Faa'iidaysan karo waxaanna marti ku ah Ustaad Siyaad Cali Yusuf oo badan shaqaynayay arrimaha Technology-yada Casriga.
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Samsam Abdikafar Mohamoud oo ka mid ah gabdaha aqoon yahanka ah ee ku nool Garowe. Toddobaadkan barnaamijka waxaa aan xooga u saarnay muhiimada gabdhaha waxbartay ay ku leeyahiin hormarka bulshadda iyo kaalinta ay ka qaadan karaan hal-abuurka
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Eng cali axmed jamac oo kamid ah baryaasha jaamacdaha Garowe ka dhiga culuumta ICT. Todobaadkaan barnaamijku waxa uu ku saabsan yahay fursadaha shaqo ee u banaan dhalinyarta barta ICT.
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Xudayfi Maxamed Ciise oo ah hal-abuure da'yar kaas oo hal abuuray adeega xisaabiye oo ah system Online ah oo aad kala socon kartid dhamaan xisaabta ganacsigaag.
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Samsam Abdulahi Ahmed oo kamid ah gabdhaha hal-abuurka leh sidoo kale ka u dhaqdhaqaaqa arimaha bulshada. Todabaadkaan barnaamijku wuxuu ku saabsan yahay. Doorka ay gabdhuhu ku leeyihiin hormarinta hal-abuurka iyo Technology-ga
Barnaamijkan waxaan kuwa hadlay toddobaadkan Maxay u baahan yahiin dhallinyarada Soomaaliyeed si ay guul gaaran Technology casriga ah?Marti waxaa ku ah Barnaamijka toddobaadkan Eng Ahmed Xaaji Mohamoud oo khibrad 20sano ah u leh cilmiga Technology-yada iyo hormarintiisa.
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Khadr Cawil Ismaacil oo ah wariye inta badan warbaahinta la soo shaqeyey islmarkaana ah agaasimaha Idaacada Deljir ee Garowe. Todabaadkaan barnaamijku wuxuu ku saabsan yahay. Doorka media-ha ee hormarinta Hal'abuurka dhallinyarada iyo technology-yada
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Deeq Cabdi Jamac oo ah khabiir waxa badan ka soo shaqeyey meelo kala duwan oo caalamka, wuxuna ku saabsan yahay barnaamijku Electrical Engineering iyo muhiimada uu dalkeena u leeyahay.
kusoo dhawaada Barnaamijka T-radio Podcast waxaana ku falan-qayn-doona waxyaabaha sababa in ay fashilman ganacsiyada yaryar ee Soomaalida?Khabiir arrimaha ganacsiga iyo dhiirigalinta ah ku marti ah Mahamed Abdirisaq.Ka faa'iidaysi wanaagsan.
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Siad Osman husein oo ka mid ah dhalinyarta aqoonyahanka ah ee ku shaqeeye xirfadah Programing khaas ahaan App development wuxuna ku saabsan yahay dhalinyarada iyo Technology waxaynu xooga saaraynaa todobaadkaan fursadaha dhalinyarada soomaaliyeed uga banaan technology si ay uga faaiidaystaan
Barmaajika toddobaadlaha waxaa marti ku ah Abdikariim Bootaan oo khabiir falan-qeeya arimaha dhallinyarada.
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Aadan Abdrihman Aadan oo ka mid ah samafalayaasha ka shaqeeya arimaha bulshada iyo hormarinta dhalinyarada wuxuna ku saabsan yahay barnaamijku sida ay dhalinyaradu guulo ugu gaari karaan barnaamijyada samafalka
Barnaamijka T-Radio Podcast todobaatkaan wuxuu ku saabsan yahay Jaamcadaha Soomaaliya siday ugu diyaarsan yihiin in ay soo saaran arday u qalanta hal-abuurka iyo Technolgy-yada casriga ah waxaa marti ku ah hormuudka kuliyada ICT jaamacadda Puntland State University Eng: Mustafe Abdishakur Mohammed
dhiirigalin Nooce ah bay u baahan yihiin dhalinyarada haysta fikradaha ganacsiga ee bilowga ah (StartUp) iyo doorka ay ku leeyihiin dhalinyaradu hormarka ganacsiga. Waxaa barnaamijka marti ku ah Abdulkadir Said Dahir Agaasimaha waaxda hormarinta iyo dhiirigalinta Wasaaradda Ganacsiga Puntland
Covid-19 iyo saamaynta uu bulshada Soomaaliyeed ku yeeshay iyo sida ugu wanaagsan ee bulshadda Soomaaliyeed uga soo kabSan karaan. waxaa barnaamijka marti ku ah Dr. Abdirihiman Aadan Ibrahim oo ah hormuudka kuliyada caafimaadka Jaamacada Puntland State Of Somalia (PSU)
Tani waa qaybtii saddexaad Ee Taxanaha T-Radio Podcast oo ah barnaamij Toddobaadle ah oo lagu dhiirigalinayo dhallinyarada somaliyeed waxaan kaga hadli-doona kaalinta ay technology-yadu ka qaadan karto hormrka iyo koboca dhaqaalahaWaxaa marti ku ah barnaamijkan Eng. Ahmed Abdikarin Mohamoud Oo ah Dean-ka Kuliyada ICT jaamacada Forntier University ee Garowe
Tani waa qaybtii Labaad Ee Taxanaha T-Radio Podcast oo ah barnaamij Toddobaadle ah oo lagu dhiirigalinayo dhallinyarada somaliyeed waxaan kaga hadli-doona Mowduucyada Technology, Ganacsiga, iyo Hal-abuurka.Waxaa marti ku ah barnaamijkan Eng. Ali Said Mohamed Oo kamid ah Maamulka shirkadaha Sombank iyo Tawakal Express sidoo kale waa khabiir dhinac Technology, Ganacsiga, iyo Hal-abuurka
T-radio Podcast waa barnaamij toddobaadle ah kaas ooo xooga lagu saarno arimaha dhalinyarada,technology iyo hal-abuurka. Todobaadkaan barnaamijku wuxuu ku saabsan yahay xirfadaha ay u baahan yihiin dhalinyarada Soomaaliyeed waqtigaan casriga ah ee lagu jiro. waxaana marti ku ah Maxamed Khaalid Cali