Country in the Horn of Africa
POPULARITY
Categories
Ra'iisal-wasaare Xamse oo u jawaabey M.weyne Saciid Deni, dagaalladii Baydhabo iyo doorashada Galmadug ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee maanta.#sbsaudiopodcast
Wararkii naga soo gaarey Muqdisho ee Soomaalia maanta oo Jimce ah, 25 September 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast
Warkii Soomaalia naga soo gaarey saaka oo Arbaco ah, 23 September 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast
Waxaa socda dadaallo looga heshiinayo nooca doorasho ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee xiga. Waxaa jira saluug ah in doorashooyinkii dadbanaa ee hore aanay soo saarin xildhibaanno leh tayadii laga filayay. Su'aasha muhiimka ahi waxa ay tahay: sidee ayay noocyada doorasho ee laga wada hadlayo u abuuri karaan fursad lagu helo xildhibaanno leh tayada laga filayo?Calinuur Boodaaye waxa uu kamid ahaa baarlamaankii 9-aad. Waxa uu qiimeyn iyo gorfeyn ku sameeyay baarlamaankii uu ka tirsanaa. Qeybta 80-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Calinuur Boodaaye waxa ay isla gorfeynayaan sida uu u shaqeeyo baarlamaanka iyo sida loo qaabeyn karo nidaamka doorashada si loo helo xildhibaanno tayo leh, xilligan laga wada xaajoonayo doorashada baarlamaanka 12-aad. Contact Somali Public Agenda's Maamul Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)· Email us at podcasts@somalipublicagenda.orgThanks for listening!
Wararkii Soomaalia oo saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeys. Waxaa ka mid ah, xisbiga Towfiiq oo af-celyey in, sida ay sheegeen, laga reebay doorashooyinka ku celiska ah ee Galmudug.#sbsaudiopodcast
Wararkii Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast
Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee maanta Muqdishu naga soo gaarey.#sbsaudiopodcast
Dagaalladii ka dhacay Baydhabo ayaa ka mid ah warka Soomaaliya ee Jimce 4 September 2026.
Wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah nasoo gaarey halkan ka dhegeyso.
Warkii Soomaaliya oo Muqdisho naga soo gaarey maanta oo Jimce ah halkan ka dhegeyso.
Warka Soomaaliya ee Arbacada waxaa ka mid ah, Maxakamadda Sare ee Soomaaliya oo amartay in doorashooyinkii Galmudug aanay waafaqsanayn dastuurka isla-markaana dib loogu celiyo.
Warka Soomaaliya ee Jimice 21 August 2026 waxaa ka mid ah culumo soomaaliyeed oo ku baaqay in la joojiyo dhul-boobka laga sheego Muqdisho. Halkan ka dhegeyso.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo ka qudbeeyey Gaal-kacyo iyo mucaaradka oo mar kale ku eedeeyey dhul-boob. Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah.
Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee Jimce 14 August 2026.
Warkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah halkan ka dhegeyso. Abdi-Janan oo Jubbaland dib ugu laabtay baa ka mid ah.
Wararkii Soomaaliya ee naga soo gaarey Muqdishu maanta oo Jimce ah, halkan ka dhegeyso.
Xisbi kasoo hor-jeestey natiijadii doorashada Galmudug iyo Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo ka hadlay khayraadka Badda Soomaalieed iyo sida ay muhiim u tahay in laga faa'iidesto ayaa ka mid ah wararka Muqdisho naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah.
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo dhaleeceeyey xukuummadda Xasan Sh. Maxamuud, Ra'iisal-Wasaare ku xigeen Saalax Jaamac oo ka hadlay doorashada Galmudug iyo Firdhiye oo ka qudbeeyey Laascaanood ayaa ka mid ah wararka maanta ee Soomaaliya.
Wararkii Soomaaliya naga soo gaarey saaka oo Arbaco ah, 29 July 2026, halkan ka dhegeyso.
Daraasado laga sameeyey Soomaaliya iyo waayo-aragnimo nololeed ayaa lagu ogaaday in dumarka Soomaaliyeed ay dhibaatooyin badan kala kulmaan isticmaalka kareemada la isku caddeeyo. Waxyeellooyinka ka dhasha isticmaalka dawooyinkan kuma koobna oo keliya dhibaatada ay u geystaan jirka, balse waxay sidoo kale saameyn taban ku yeeshaan caafimaadka maskaxda. Qeybtan 47-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Farhia Mohamud, iyo Shukri Ali Mohamed (Shukri Fiican) oo ka hadasha arrimaha caafimaadka gaar ahaan daryeelka jirka iyo cunnooyinka, waxa ay ku falanqeynayaan saameynta caafimaad ee ka dhalata isticmaalka dawooyinka midabka doorriya. Qeybtan 47-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Farhia Mohamud iyo Shukri Ali Mohamed (Shukri Fiican), oo falanqeysa arrimaha caafimaadka, gaar ahaan daryeelka jirka iyo nafaqada, waxay ku falanqeynayaan saameynta caafimaad ee ka dhalata isticmaalka dawooyinka midabka doorriya. Contact Somali Public Agenda's Adeeg Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab· Email us at podcasts@somalipublicagenda.orgThanks for listening!
Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 24 July 2026 oo dhammaystiran. Wararkii Australia, Caalamka iyo Soomaaliya ayaa ka mid ah waxyaabaha kuugu diyaar ah.
Warkii Soomaaliya oo maanta oo Jimce ah, 24 July 2026, Muqdisho naga soo gaarey halkan ka dhegeyso.
Wararkii Soomaaliya ee Arbaco 22 July 2026 naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeyso. Wasiir Fiqi oo sheegay inay dileen hor-jooge Alshabaab ka tirsan. Doorashooyinka Galmudug iyo war kasoo baxay Puntland oo ku saabsan ciidamadii ku dagaallamay Laag oo u dhow Boosaaso.
Waa barnaamijkii Jimce 17 July 2026 oo dhammays tiran. Waxaad ka dhegeysan kartaa, wararkii Australia iyo caalamka, wararkii Soomaaliya iyo war-bixinno faa'iido leh.
Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee Jimce 17 July 2026
Wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arabco ah, ka dhegeyso halkan.
Today we're kicking off Jubilee in July, a special series featuring conversations from our annual Cherry Bombe Jubilee, which was held this past April at The Glass House in New York City. Over the next few weeks, we'll be sharing some of the wisdom, stories, and inspiration from the Jubilee stage. First up is Jenny Nguyen, founder of The Sports Bra in Portland, Oregon—the world's first sports bar dedicated entirely to women's sports. Jenny sits down with Adrianna and Olivia Maher, sisters and co-hosts of the “House of Maher” podcast, to talk about the origin story of The Sports Bra, the power of creating spaces where girls and women feel seen, and why small changes can make a big impact. Then, we'll hear a solo talk from Ifrah Ahmed, chef, writer, founder of the Somali culinary pop-up Milk and Myrrh, and author of the cookbook “Soomaaliya.” Ifrah shares her journey from Mogadishu to Seattle to New York, how her mother's cooking helped preserve her connection to Somali culture, and why documenting recipes and family histories matters now more than ever. Thank you to Airbnb Experiences for supporting our show. Click here to order The Game Changers issue of Cherry Bombe magazine. Sign up for our free Radio Cherry Bombe newsletters at cherrybombe.substack.com More on Jenny: Instagram, The Sports Bra, invest in The Sports Bra More on Olivia: Instagram, House of Maher podcast More on Adrianna: Instagram More on Ifrah: Instagram, “Soomaaliya” cookbook More on Kerry: Instagram, “So You Want To Open A Restaurant” Substack series
Halkan ka dhegeyso wararkii maanta oo Jimce ah naga soo gaarey magaalada Muqdisho.
Wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah, 8 July 2026, naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeyso.
Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee aannu Muqdisho ka helnay maanta oo jimce ah 3 July 2026.
Xukuumadda Sweden oo goaansatay inay sii waddo taageeradii muranka dhalisay ee Soomaaliya. Dad xabsiyo kala duwan loogu xukumay dil ka dhacay Örebro. Toogasho dil ah oo ka dhacday Malmö habeenimadii Arbacada.
Wararkii Soomaaliya ee Arbaco, 1 July 2026, dhegeyso. Madaxweyne Xasan muxuu ka yiri siyaasiyiin xisbigiisa iyo mucaaradka u kala gudba?
Wararkii ugu dambeeyey oo Soomaaliya naga soo gaarey maanta (Jimce 26 June 2026), waxaa ka mid ah: Madax-weynaha Soomaaliya Hassan Sh. Maxamuud, Ahmed-Madoobe iyo culimo ka kala hadlay xuska xorriyaddii Soomaalia, Siyaasadda iyo arrimo bulsho.
Baaqyo laga diray dagaalkii ka dhacay Adhi-Caddeeye. Shirkii wadatashiga amniga heer dowladda dhexe iyo dowlad-goboleed oo lasoo gabo-gabeeyey iyo Garoowe oo lagu xusay maalinta Olympic-ga, ayaa ka mid wararka maanta.
Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee aannu maanta oo Jimce ah ka helnay Muqdisho
Wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah halkan ka dhegeyso.
Barnaamijkii Jimce 12 June 2026 oo dhammaystiran halkan kaga soo cesho - Wararkii Australia, caalamka, Soomaaliya iyo cayaaraha.
Madaxweynaha Cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo xilka la wareegey iyo gudaha Xamar oo lo'da laga mamnuucayo ayaa ka mid ah wararka Soomaalia ee maanta oo Jimce ah.
Wararkii Soomaaliya ee Arbaco 10 June 2026 halkan ka dhegeyso.
Burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ka dib waxaa la furay jaamacado gaar loo leeyahay kuwaas oo dadaal ku bixiyey sidii ay u dabooli lahaayeen booskii hay'adaha waxbarashada ee dowladda. Tirada jaamacadaha Soomaaliya waxay hadda kor u dhaafayaan 130 jaamacadood. Jaamacadda SIMAD waxa ay ka mid tahay jaamacadihii ugu horreeyey ee la furay burburkii kadib, iyada oo soo saartay ku dhawaad 8,500 oo arday.Qeybtan 46-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Dr. Aweis Ahmed, iyo Dr. Abdikarim Mohaidin Ahmed oo ah guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD, waxa ay ku falanqeynayaan guud ahaan adeegga tacliinta sare ee dalka, gaar ahaan Jaamacadda SIMAD iyo kaalinteeda ku aadan horumarinta adeegga tacliinta sare ee dalka. Contact Somali Public Agenda's Adeeg Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab· Email us at podcasts@somalipublicagenda.orgThanks for listening!
Dagaalladii ka dhacay Muqdisho iyo wixii ay dhinacyadu ka yiraahdeen.
Sheekh Shariif iyo iyo Xasan Khayre oo ka hadlay debed-bax loo ballansan yahay 4-ta June iyo Baydhabo oo bandow lagu lagu soo rogayo habeenkii.
Wararka Soomaaliya waxaa ka mid ah Garaad Jaamac Garaad Cali oo sheegay inay kusoo hungoobeen waan-waantii ay ka dhex wadeen mucaaradka iyo dowladda.
Golaha wasiirrada dowlad-goboleedka Puntland oo saaray war-murtiyeed ay ku sheeegeen in aanay aqoonsanayn dowladda uu hoggaamiyo Xassan sheekh Maamuud. Maamulka Gobolka Banaadir-na wuxuu tabo-bar gurmadka degdegga ah u furay 150 shaqaale ah. Ka dhegeyso halkan
Sheekh Shariif, Abdishakur Warsame, iyo Xassan Khayre maxay ka yiraahdeen xaaladaha ku gadaaman xukuumadda Soomaaliye ee waqtigeedii dhammaaday?
Natiijadii doorashada qof iyo cod ee ka dhacday Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa la shaaciyey. Dhegeyso sidii loo kala helay kuraasta wakiillada iyo kuwa golaha deegaannadaba.
Warka Soomaaliya ee maantu wuxuu ka kooban yahay xogta doorashadii qof iyo cod ahayd ee ka dhacday dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Maxayse dowladda iyo mucaaradku ka yiraahdeen?
Warka Soomaaliya waxaa ka mid ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo amray in si ku-meel-gaar ah loo joojiyo burburnta iyo bannaynta dhulka danta guud ee Muqdisho.
Kate and Kristin speak with Ifrah F. Ahmed about how the culmination of her expertise in a culture and a cuisine led to her debut cookbook, Soomaaliya. Ifrah shares how a trip to Somalia inspired her to leave law school, create a magazine dedicated to Somali women and start a wildly successful pop-up before turning her attention towards a book. She takes us through her deeply intentional cookbook process from coming up with the idea, getting an agent, writing the proposal, the drama of a publisher auction to the writing, recipe development, photography and design process. She talks about her goal, her primary audience and their reactions as well as how she decided to weave together history, interviews, personal essays with the recipes. Finally she touches on her decision of how much of herself to include in the book and the very special interactions she's had while writing it. Hosts: Kate Leahy + Molly Stevens + Kristin Donnelly + Andrea Nguyen Editor: Abby Cerquitella Mentions Food Friends Podcast Newsletter Ifrah F. Ahmed Website Instagram Milk & Myrrh pop up This Is TASTE 728: A Delicious Deep Dive Into Somali Food with Ifrah F. Ahmed Somali Cuisine by Barlin Ali Visit the Everything Cookbooks Bookshop to purchase a copy of the books mentioned in the show Soomaaliya by Ifrah F. Ahmed
Somali cuisine is a mixture of many traditions, from meat prepared according to nomadic customs, to a spice mix made possible by medieval Indian Ocean trade routes. There are even pasta dishes, owing to Italian colonization until 1960 – and you'll often find a banana served on the side. Ifrah F. Ahmed has made it her mission to document and preserve the food of Somalia in her new cookbook, Soomaaliya: Food, Memory and Migration. At a time when Somali and Somali-American culture is under threat, Ifrah's work feels especially important. Somali culture prizes its oral tradition, but Ifrah has decided to write it all down: the history, the recipes, and her own story. This week, Dan visits Ifrah in her kitchen as she makes an iftar meal for Ramadan, and he tries his hand at making sambuus (a deep-fried meat dumpling). Sign up for our newsletter by March 31 for a chance to win a copy of Soomaaliya! Open to U.S. entrants only. The Sporkful production team includes Dan Pashman, Emma Morgenstern, Andres O'Hara, Kameel Stanley, Jared O'Connell, and India Rice. Right now, Sporkful listeners can get three months free of the SiriusXM app by going to siriusxm.com/sporkful. Get all your favorite podcasts, more than 200 ad-free music channels curated by genre and era, and live sports coverage with the SiriusXM app. Hosted by Simplecast, an AdsWizz company. See pcm.adswizz.com for information about our collection and use of personal data for advertising.