POPULARITY
Marcus Wandt iyo cirbiyeennadii saddexda ahaa ee la socdey ayaa dib ugu soo laabtay dhulka. Rummaan ku yaalla magaalada Göteborg ayaa dib u eegis ku samaynaysa hab-dhaqankooda shaqo. Agaasimaha guud ee shirkadda tareenada ee SJ Monica Lingegård ayaa maanta sheegtay inaysan ku qanacsanayn dadaallada howleed ee shirkadda SJ ee xilliga jiilaalka. Iyadoo lagu jiro xaalad dhaqaale oo cakiran ayey haddana sadaqada ay bixiso bulshada Sweden kor u kacaysaa.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Waddammada Yukrain iyo Moldavia waa in loo ogolaado iney noqdaan waddammo u taagan xubinnimada ururka waddammada ku bahoobey EU, sida ay dawladda Iswiidhen soo jeedisay iyo Agaasimaha guud ee Finansinspektionen Erik Thedéen ayaa loo magacaabi doonaa inuu noqdo gudoomiyaha bangiga qaranka marka uu wakhtiguusu dhammaado guddoomiyaha iminka haya Stefan Ingve.
Agaasimaha guud ee hay'ada sirdoonka gudaha Australia oo ka hadkay qataro amniga qaranka.
dhiirigalin Nooce ah bay u baahan yihiin dhalinyarada haysta fikradaha ganacsiga ee bilowga ah (StartUp) iyo doorka ay ku leeyihiin dhalinyaradu hormarka ganacsiga. Waxaa barnaamijka marti ku ah Abdulkadir Said Dahir Agaasimaha waaxda hormarinta iyo dhiirigalinta Wasaaradda Ganacsiga Puntland
Agaasimaha xiriirka Jaaliyadaha Puntland Cumar Shire ayaa nooga waramay xaaladii u danbaysay ee khasaaraha la dhashay daadad ku dhuftay magaalada Qardho.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Agaasimaha qurbajoogta Puntland "Waxaan waalidiinta ka rabnaa inay noosoo diraan dhalinta wax baratay" - Agaasimaha qurbajoogta Puntland "Waxaan waalidiinta ka rabnaa inay noosoo diraan dhalinta wax baratay"
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah somali@sverigesradio.se
Agaasimaha batroolka Soomaaliya oo ka hadlay sharciga batroolka oo dhawaan baarlamaanku ansixiyay - Agaasimaha batroolka Soomaaliya oo ka hadlay sharciga batroolka oo dhawaan baarlamaanku ansixiyay
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Todobaadkaan #TubtaNabadda waxaan uga hadleynaa shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya. Waxaan ku wareysaneynaa UN Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Michael Keating oo ka hadlaya natiijada shirka Baraasalis iyo sida beesha caalamka ugago'an tahay sii wadista taageerada Soomaaliya ee xagga hannaanka siyaasadda, dib u habeynta amniga iyo dib u soo kabashad dhaqan dhaqaalee ee dalka #Somalia. Waxaan sidoo kale wareysaneynaa Agaasimaha warbaahinta Xafiiska Madaxweynaha Cabdinuur Max'ed Axmed oo ka warbixinaaya waxyaabaha dowladda federaalka ay mudnaanta sare siineyso shirka Baraasalis kadib. Istuudiyaha waxaa ku sugan Cali Guutaale iyo Faadumo Sheekh oo barnamijka noo daadihinaayo. Ka dhageyso Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Risaala, GoobJoogFM, Radio Cadaado iyo Radio Hiranweyn Beletweyne maanta. Ha hilmaamin in aad wici karto idaacadaha oo aad nala wadaagi karto aragtidaada ku aadan ama qaybtaan hoose aragtidaada noogu reeb. Haddii uu ku dhaafay, halkaan ayaad ka dhageysan kartaa marwalba. Waxaad ka heli karta barnaamijka iyo qaybaha kaleba iTunes (apple.co/2xbk78c), Stitcher (bit.ly/2x9djbd) and TuneIn (bit.ly/2kljcZJ).
Barnaamijka #TubtaNabadda, waxaan kaga hadleyn xaaladda ka jawaabista arrimaha bini'aadanimada Soomaaliya ee 2018ka. Waxaa noogu marti ah Agaasimaha xarunta isku dubaridka arrimaha bini'aadanimada qaranka, Kana mid ah madaxda wasaaradda arrimaha bini'aadanimada iyo maareynta masiibooyinka Ridwaan Xasan Cabdi , oo nooga warbixin doona xaaladda bini'aadanimo ee Soomaaliya iyo waxa ay dadka ka filan karaan dowladda marka ay timaado baahiyaha bini'aadanimada. Waxaan sidoo kale wareysanay Justin Brady madaxa OCHA Somalia oo ka hadli doona qorshaha wax ka qabashada arrimaha bini'aadanimada Soomaaliya iyo sida dadka Soomaaliyeed kaalin uga ciyaari karaan dadaaladaan UN Barnaamijka waxaa daadihinaya Cali Guutaale iyo Faadumo Sheekh waxaa dhinaca madadaalada waa Ibrahim Cali Muumin Awdaango. Ka dhageyso Barnaamijka Radio Mogadishu, Radio Kulmiye, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Risala, Radio Adado, Radio GoobJoog or Radio HiranWeyn Beletweyne maanta oo qayb ka noqo barnaamijka. Xasuusnow waad ka qayb gali kartaa adigoo wacaya idaacadaha nala wadaagayo aragtidaada. Haddii uu ku dhaafay barnaamijka halkaan ka dhageyso goor kasta!