POPULARITY
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan xuseyna waxtarka dadka da'da ah ee bulshada iyo sidoo kale baahida loo qabo ilaalinta xuquuqdooda. Soomaaliya, dadka da'da ah waxay kaalin muhiim ah uga jiraan dhammaan dhinacyada kala gedisan ee nolosha bulshada, gaar ahaan xallinta colaadaha iyo dib u heshiisiinta, waana keyd laga dheehdo sooyaalka umadda, hidaha, luuqadda qaniga ah iyo suugaanta. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Kamaal Daahir Cabdulqaadir oo Sanduuqa Qaramada Midoobay ee UNFPA uqaabilsan arrimaha Jinsiga iyo Dhalinyarada oo ka howlgala Garoowe iyo Mahdi Cali Cismaan oo ah Madaxa Hay'adda Taakulo oo ah hay'add maxalli ah oo saldhigeedu yahay Puntland. Barnaamijka waxaa noo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed. Wac raadiyaha aad jeceshahay inta uu barnaamijku socdo maanta: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.) Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----- ----- This week on #TubtaNabadda, we recognise the contribution of older persons to society as well as the need to protect their rights. In Somalia, older persons play a critical role in all spheres of life, especially in areas of mediation and conflict resolution. They are also irreplaceable in conveying the rich oral tradition, languages and poetry. Our guests in the programme are Kamal Dahir Abdulkadir, UNFPA Gender and Youth Programme Analyst working in Garowe, and Mahdi Ali Osman, Executive Director of Taakulo, a civil society organisation from Puntland. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Call in your favourite radio station during the show today:
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan #TubtaNabadda, ka hor Maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada, waxaan diirada saareynaa da' yarta safka hore kaga jirta awood siinta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo horumarinta nabadda iyo amniga dalka. Waxaan ka wareysanay Cabdulahi Cabdirahman oo ka tirsan Ururka Madaxda Dhalinyarada Soomaaliyeed sida ay dhalinyarada Soomaaliyeed uga shaqeeyaan xasiloonida iyo barwaaqada dalka iyo sida ay uga qeyb qaataan go'aannada siyaasadda. Mudane Cabdiraxmaan waxa kale oo uu ka hadlayaa Axdiga Dhallinyarada Soomaaliyeed. Waxaan sidookale wareysanay, Faadumo Armiye oo ka socota Ururka Dhalinyarada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, oo ka hadlaysa sidii loo kobcin lahaa is-dhexgalka bulshada iyo dib-u-heshiisiinta bulshooyinka dhalinyarada kala duwan ee Soomaaliyeed. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed. Nala wadaag aragtidaada ku aaddan doorka dhallinyaradu ku leeyihiin nabadda iyo amniga bulshadaada, adiga oo wacaya raadiyaha aad jeceshahay inta uu socda barnaamijka maanta: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----- ----- This week on #TubtaNabadda, in the lead-up to International Youth Day, we focus on young people who are at the forefront of empowering young Somalis and promoting peace and security in the country. We interview Abdulahi Abdirahman from the Somali Youth Leaders organisation about how young Somalis work towards stability and prosperity in the country and how they contribute to policy decisions. Mr. Abdirahman also talks about the Somali Youth Charter. Our second guest, Fatima Armiye from the South West State Youth Organisation, speaks about fostering social cohesion and reconciliation among diverse youth communities in Somalia. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your views on youth's role in peace and security in your communities by calling in your favourite radio station during the show today.
SHAQA LAANTA DHALINYARADA WAXAA LOOGA BIXI KARAA QODOBADAN IN LA BARTA.
HORUMARKA DHALIYARADA MAXAA KU DHEGAN? WAXAA JIRA DAD SOO DAALAY OO WAQTIGOODA SOO DILAY OO HADA DHALIYARADA WAQTIGOODA KU QAMAARAAYO LAAKIN AAN LA FAHMAYNIN
SIDEE DHALINYARADA OGA FAA IIDAYSNKARAAN SHIRKADAHA GANACSIGA ONLINKA IYAGOO DALKOODA IYO DADKOODA KU HORUMARTINAYO
Dhalinyarada oo ugu baaqay siyaasiyiinta in ololaha doorashada looga hadlo kala soocida iyo cudurrada dhimirka, Wiil dhawaan ku dhaawacmay iskuul ku yaala Göteborg oo shalay ku geeriyooday iyo warar kale.
Xalqadan waxaanu ka hadli doonaa dhalinyarada iyo guurka. Ma u baahan nahay inaan hagno? Hadeey nooga baahan yihiina, sideen u hagnaa iney lamaane ku haboon doortaan?Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeyeWaxaan dhageystayaasheena weydiineynaa su'aal ah, miyeeynu u baahan nahay inaan soo saarno dating Somali App? Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan kaga hadlaynaa Maalinta Caalamiga ah ee U-dulqaadasho la'aanta Gudniinka gabdhaha. Maalintan ayaa laga xusaa adduunka oo dhan 6 February sanad kasta. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Kamal Abdukadir oo Arrimaha Jinsiga iyo Dhalinyarada u qaabilsan hay'adda UNFPA. Wuxuu ka hadlayaa sida UNFPA u taageerto siyaasadaha iyo shuruucda looga gol-leeyahay ciribtirka cadaada gudniinka gabdhaha ee waxyeelada badan iyo sidoo kale sida hay'addiisu ula shaqayso saamileyda kala duwan si loo xoojiyo wacyiga ku saabsan muhiimadda ciribtirka gudniinka gabdhaha. Waxaan sidoo kale waraysanay Sadia Mohamed Nur, oo ah Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya. Waxay ka hadlaysaa dadaalada ay waddo Dowladda Soomaaliya ee ku aadan ciribtirka caadada halista ah ee gudniinka gabdhaha. Ka dhageyso barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn, Radio Galgaduud, Radio Garowe iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba. Waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast... Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-n... TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/... -------------------------------------------------------------------------------------------- This week on #TubtaNabadda, we mark International Day of Zero Tolerance for Female Genital Mutilation, (FGM) which is commemorated around the globe on 6 February. We interview Kamal Abdukadir, UNFPA Gender and Youth Analyst, and ask him how UNFPA is supporting policies and legislations aimed at eradicating this harmful practice as well as how his organization engages with various stakeholders to raise awareness on FGM. We also interview Sadia Mohamed Nur, Director of the Gender Department at the Ministry of Women and Human Rights Development of Somalia on the government's efforts to combat FGM and to eradicate this detrimental practice. Tune in today to Radio Garowe, Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risalah, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgadud and Radio Kismaayo to be a part of it. Remember to call in and share your thoughts about the show or leave us a comment below. In case you miss it on the radio, you can listen in here anytime. You can also get the podcast of this and other episodes of this show on: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast... Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-n... TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/... -------------------------------------------------------------------------------------------- -------------------------------------------------------------------------------------------- To know more about the activities and latest updates from United Nations Assistance Mission in Somalia: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
Qeybteena waxaan kaga hadli doonaa sida dhaliyaradan looga caawin lahaa inay fikradahooda iyo mabd'a khaas u ah ay u samysan karaan, adigoo aan fikradahaaga ku khasbayn. Haddaba sidee ayuu waalidka taa uga caawin karaa? Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeyeWixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa taxano cusub · Oo aan kaga hadli doonaa dhalinyarada markay soo gaadhaan d'ada 18-ilaa 24 oo ah da'da ay u gudbayaan nolosha dadka waaweyn. Taasoo laga filayo masu'uuliyad, go'aan qaadasho iyo ineey xil isa saaraan. Waxaa dhalinyaradaani lasoo gudboonaado caqabado badan. Haddaba waalidnimadeena ma waxeey ku egtahay ilaa ay 18 jir noqdaan mise weey sii socotaa. Haddaba ka dhageyso qeybteenaan.Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeyeWixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa caafimaadka maanka iyo cudurada ku dhaca dhimirka/maanka ee dhalinyarada. Waxaan wareeysanahay Asma Dhamac oo ku taqasustay cilmi nafsiga, una ololeysa sida ay bulshada Soomaalida u fahmi lahaayeen caafimaadka iyo cudurada ku dhaca maanka. Waxay xalqadeena Asma kaga hadleysaa sideey dhalinyarada iyagana u ogaan lahaayeen caafimaadka maanka iyo waxyaabaha ay sameeyn lahaayeen si ay uga hortagaan. Waxay kaloo Asma ka hadashay sideey waalidiinta iyo bulshadana u taageeri lahaayeen dhalinyarada. Asma waxaad kala xiriiri kartaa YouTube channel-keeda oo la yiraahdo Sirta Maana: https://www.youtube.com/channel/UClxzq7cuXnnhKhFUfXVKT9Aiyo Instagram @asmadhamac. Heesta aan kusoo gabagabeyneyno xalqadeena waxaan kasoo qaadanay Aar Maanta iyo heesta Ubadkaa mudnaanta leh: https://www.youtube.com/watch?v=Hc_zrRYx8Bc
Iswiidhen oo Faransiisku ku soo beegmay semifinaal, Corona iyo Sweden iyo Dhalinyarada soomaalida: qeyb kama nihi bulshada
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Siad Osman husein oo ka mid ah dhalinyarta aqoonyahanka ah ee ku shaqeeye xirfadah Programing khaas ahaan App development wuxuna ku saabsan yahay dhalinyarada iyo Technology waxaynu xooga saaraynaa todobaadkaan fursadaha dhalinyarada soomaaliyeed uga banaan technology si ay uga faaiidaystaan
On Thursday, 12th November 2020, Somali Public Agenda and Youth Peer Education Network (Y-Peer) in Somalia have co-organized a forum that took place at Afrik Hotel in Mogadishu under the theme “The role of the Somali youth in the upcoming Somalia parliamentary and presidential elections: opportunities and challenges”. 59 young participants, from both genders, representing different institutions and organizations in Mogadishu have attended the forum, such as university students, civil servants, NGOs, and aspirants for parliamentary seats in the upcoming elections among others. Also, present at the forum were three panelists namely Sagal Bihi (MP), Muno Axlaa, a candidate for a parliamentary seat in the upcoming elections, and Ahmed Hadi, political activist and head of Public Relations at Somali International University, who were invited to make remarks on the subject and answer questions of the participants.The panelists emphasized thorny issues that hamstring Somali youth participate in the political process such as discriminatory fees from candidates to the parliamentary seats, infested parochial political cultures, and foreign money funded to competing politicians. Participants were offered an opportunity to make their comments and ask questions to the panelists.
Maxaad ka taqaanaa ’’Rarashada’’ caruurta, waa sida loo isticmaalo ee loogu iib geeyo caruurta maandooriyayaasha wiilal iyo gabdhaba. Hadaba sidee ayay maandooriyayaasha sida khamriga, xashiishada iyo kuwo kale sida badeecada/shiishada iyo dhaqaalaha xumadada iyo deegaanka sida xaafadaha soomalidu degto qurbaha iyo cunsuriyaduba ay u sameeyaan dhalinta iyo waxbarashadoda iyo mustaqbalkooda guud ahaanba. Waraysi aad uxiiso badan @Abdi Omer Mahamed
dhiirigalin Nooce ah bay u baahan yihiin dhalinyarada haysta fikradaha ganacsiga ee bilowga ah (StartUp) iyo doorka ay ku leeyihiin dhalinyaradu hormarka ganacsiga. Waxaa barnaamijka marti ku ah Abdulkadir Said Dahir Agaasimaha waaxda hormarinta iyo dhiirigalinta Wasaaradda Ganacsiga Puntland
T-radio Podcast waa barnaamij toddobaadle ah kaas ooo xooga lagu saarno arimaha dhalinyarada,technology iyo hal-abuurka. Todobaadkaan barnaamijku wuxuu ku saabsan yahay xirfadaha ay u baahan yihiin dhalinyarada Soomaaliyeed waqtigaan casriga ah ee lagu jiro. waxaana marti ku ah Maxamed Khaalid Cali
Kiribto Somali tv waa Goob Aad Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain crypto
Kiribto Somali tv waa Goob Aad ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain cryptocurrency AfSomali ah waxaad kaloo nagala socan kartaa shabakada kiribto.com ama barteene youtubka www.youtube.com/c/KiribtoSomaliTv?sub_confirmation=1 isticmaal browserka amaanka ah ee xawaarihiisu sareeyo ee brave browser kala soo dag halkan brave.com/?ref=kir251 mahadsanid
Mahad Warsame wuxuu la shaqeeyaa dhalinyarada Soomaliyeed ee Melbourne.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Dhalinyarada Jamacadaha Dhameeyey ama kuwa weli kujira wax barashada ayaa sanad walba waxaa lasiiyaa Tababar Kusaabsan sidey unoqonlahaayeen Hogaamiyayaal Mustaqbalka - Dhalinyarada Jamacadaha Dhameeyey ama kuwa weli kujira wax barashada ayaa sanad walba waxaa lasiiyaa Tababar Kusaabsan sidey unoqonlahaayeen Hogaamiyayaal Mustaqbalka
Episode Notes Notes go here
Caqabaadka dhalinyarada ka hor yimaada 2
Caqabaadka dhalinyarada ka hor yimaada 1