POPULARITY
Howlgallo wadajir ah oo ka dhacay Stockholm iyo dalka Latvia, ayaa waxaa shalay lagu xiray siddeed qof oo looga shakisan yahay inay galeen dambiyo maaliyadeed oo halis ah. Dad badan ayaa ku jeeda haya'adda qaabilsan qasab ku urruurinta deymaha ee Kronofogden si ay lacag uga helaan shirkadda Northvolt oo ay dhibaatadu saameysey. Guryaha dhalinyarada lagu hayo ee HVB ayaa loo baahan yahay in si wanaagsan loo baaro.
Kulan looga hadlayay sida dadka looga rarayo guryaha dhaadheer ee North Melbourne ayaa lagu qabtay xaafadaas.
Walaac ayaa kasoo kordhay kirada guryaha wadanka Australia.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Guryaha lagu xannaaneeyo dhallinyarada oo magacooda loo soo gaabsho HVB ayaa noqday meelo ay carruuurtaasi ka bilaabaan isticmaalka maandooriyaha iyo dembiyadaba.Magaca gabdhaha ee Alice oo muddo lix sannadood ahaa magaca ugu badan ee hablaha dhasha loo bixiyo ayaa sannadkii tagay waxaa booxka ka xayuubiyay, magaca Astrid.Degmadda Timrå ee gobolka Västerbotten ee waqooyiga Sweden, nin dambiile ayaa deyrtii hore isku dayay in uu soo jiito caruur da'doodu tahay 11 jiro.
Lacagaha daymaha ah ee loo qaato guryaha ayaa leh labo nooc oo kala ah mid dulsaarku is badali karo (variable) iyo mid dulsaarku cayiman yahay intii aad bangiga ku heshiisaan. Labada nooc ee dulsaarka midba wax buu ku fiican yahay waxna waa ku xun yahay.
Waa warbixin ka warramaysa deymaha guryaha, dulsaarka deymaha, hababka loo bixiyo iyo macluumaadkooda guud
Guryaha dawlada ee Flemington iyo North Melbourne ayay dawlada Victoria doonaysa inay dadka deggan qaarkood u kirayso guryo kale. Haddaba ma yeelayaan dadkaasi? waraysi ayaan la yeelanay qaar ka mid ah dadka deggan.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Waa gabadh Somaliyeed oo halkan ku dhalatay oo kamdi ah shaqaalaha dowlada Victoria
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah