ALBAAQIYAT

ALBAAQIYAT

Follow ALBAAQIYAT
Share on
Copy link to clipboard

Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).

albaaqiyat


    • Oct 26, 2024 LATEST EPISODE
    • every other week NEW EPISODES
    • 30m AVG DURATION
    • 79 EPISODES


    Search for episodes from ALBAAQIYAT with a specific topic:

    Latest episodes from ALBAAQIYAT

    Session8:~ EP4:~ Cibro iyo Aayad ( Xikmada Samirka )

    Play Episode Listen Later Oct 26, 2024 27:28


    Dhagaysi wanaagsan

    Session8:~ EP3:~ Cibro iyo Aayad ( Xuska Rabbi )

    Play Episode Listen Later Oct 14, 2024 24:21


    DHAGAYSI WANAAGSAN 

    Session8:~ EP2:~ Cibro iyo Aayad ( Naxariista Rabbi )

    Play Episode Listen Later Oct 7, 2024 29:01


    DHAGAYSI WANAAGSAN .

    Session8:~ EP1:~ Qiso iyo Cibro ( filashada wanaagsan )

    Play Episode Listen Later Oct 5, 2024 13:33


    wanaagsan
    Season 7 ~EP3: Magaca Alle (Al-mucdi Wal-maanic اسم الله المعطي والمانع )

    Play Episode Listen Later Aug 25, 2024 25:03


    Dhagaysi wanaaagsan

    T:~ 1 (Sideen uyeesha caadada wax joogtaynta . )

    Play Episode Listen Later Aug 19, 2024 3:53


    Season 7 ~EP2 : Magaca Alle ( AN-nuur اسم الله النَّور )

    Play Episode Listen Later Aug 18, 2024 19:04


    Maga Alle we Al-Nuur ayan manta qaadan doona hadii Alle idhaa dhagaysi wanaagsan .

    Season 7 ~EP1 : Magaca Alle ( Al ARhiim اسم الله الرَّحيم  )

    Play Episode Listen Later Aug 11, 2024 17:34


    Manata waxaan ka hadlaynaya magaca Alle ee {ARhiim } , waxaynu soo qadan doona sida uu nolosheena xidhiidh toos ah ula leyahay iyo sidaan ilaahay ugu baryi lahayn .Dhagysi wanagsaan . Amal abdillahi badde

    T:~ 4(Ku kalsoonaanta midabka iyo muuqaga guud ee Alle kuu baray )

    Play Episode Listen Later Aug 4, 2024 36:56


    Xalqada cawa waxay jawaab utahay oo ay caawinaysa inan kasta oo midabkeeda , muuqeeda , shaki kasoo galay , ama raacday oo unuglaatay waxaybaha ay social media ka arkayso ee duraya quruxda dabiiciga ah . Dhagaysi wanaagsan . 

    T:~ 1 (Sideen uyeesha caadada wax joogtaynta . )

    Play Episode Listen Later Jul 15, 2024 0:03


    Taxanaha ii jawaab Waa taxane cusub oo aan jawaabo koban kaga bixin doono waydiimo ay ila soo wadageen walalaha igaga xidhan dhanka facbook iyo instagram waan rajayanayaa inaad ka faa'idaysan doontaaan Taxanuhu wuxuu noqon doona mid jawaabihisu aad ukooban yihiin oo toos u abaarayaan mushkilada xalkeeda ee dhagaysi wanaagsan Amal abdilaaahi badde .

    SUGAHAA QALBIGA EP10:~ The power of Dua | Awooda Ducada |

    Play Episode Listen Later Jun 10, 2024 23:10


    رب تقبل توبتي واغسل حوبتي وأجب دعوتي

    SUGAHAA QALBIGA EP09:~ The power of forgiveness| Awooda samaaxada|

    Play Episode Listen Later Jun 2, 2024 20:49


    اللهم انك عفو تحب العفو فاعفوا عنا 

    SUGAHAA QALBIGA EP08:~ Mental preparation | Aqbalaada Caqabadaha |

    Play Episode Listen Later May 25, 2024 26:22


    اللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا ولا مبلغ علمنا واجعل الجنة هي دارنا .

    SUGAHAA QALBIGA EP07:~ Strengthen your support network |Dooro cida ku quwaynysa|

    Play Episode Listen Later May 20, 2024 24:48


    اللهم إنا  نسالك التوفيق والهداية والرشد والإعانة  والرضى والصيانة والحب والإنابة والدعاء والإجابة

    SUGAHAA QALBIGA EP06:~ Qura'an in the time of crises|Quraanka Iyo Wakhtiyada dhibaatada |

    Play Episode Listen Later May 13, 2024 16:04


    اللهم إني عبدك، ابن عبدك، ابن أمتك، ناصيتي بيدك، ماضٍ فيَّ حكمك، عدلٌ فيَّ قضاؤك، أسألك بكل اسمٍ هو لك، سميتَ به نفسَك، أو علَّمتَه أحدًا من خلقك، أو أنزلتَه في كتابك، أو استأثرتَ به في علم الغيب عندك؛ أن تجعل القرآنَ ربيع قلبي، ونور صدري، وجلاء حزني، وذهاب همِّي؛

    crises qura
    SUGAHAA QALBIGA EP05:~Reliance On Allah |Ku tiirsananta Ilaahay|

    Play Episode Listen Later May 6, 2024 13:12


    «اللهم بك استعين وعليك اتوكل، اللهم ذلل لي صعوبة أمري وسهل لي مشقته وأرزقني من الخير كله أكثر مما أطلب وأصرف عني كل شر . >>

    SUGAHAA QALBIGA EP04:~Know Your Enemy | Garo Cadawgaaga |

    Play Episode Listen Later May 3, 2024 21:12


    اللهم اجعل لساني عامر بذكرك وقلبي بخشيتك وسرّي بطاعتك،انك على كل شيء قدير.

    SUGAHAA QALBIGA EP03:~Self Responsibility|Mas'uuliyada Nafta |

    Play Episode Listen Later Apr 28, 2024 15:40


    اللهم إني أتبرأ من حولى وقوتي إلى حولك وقوتك.

    SUGAHAA QALBIGA EP02 :~Straightness | Toosnaasho|

    Play Episode Listen Later Apr 26, 2024 15:59


    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك ويا مصرف القلوب صرف قلوبنا على طاعتك.

    SUGAHAA QALBIGA :~ EP01 | Self worth - Qiimaha Nafta |

    Play Episode Listen Later Apr 21, 2024 23:19


    Haddi aad taqaano qiimaha  naftaada , waxa lagaa sheegaa waxba kaa  yeeli maayaan . Amal abdillahi bade . 

    Season 6~EP12 : magaca Alle( Al-HAKIIM ) ‎اسم الله الحكيم

    Play Episode Listen Later Apr 14, 2024 23:38


    FIIDNIMO WANAAGSAN Xalqada manta waxaan kaga hadalayna magaca Alle ( Al - HAKIIM    ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur'aanka kaga jiro IWM Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . Amal abdillahi badde 

    Season 6~EP11 : magaca Alle( Al-wahhab ) ‎اسم الله الوهاب

    Play Episode Listen Later Apr 4, 2024 27:51


    Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( Al wahhab   ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur'aanka kaga jiro IWM Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . Amal abdillahi badde 

    Season 6~EP10: magaca Alle ( Ar- rassaq) اسم الله الرَّزاق

    Play Episode Listen Later Mar 26, 2024 38:39


    Maalin wanaagsan .  Ramdaan mubarak

    Season 6~EP09: magaca Alle ( AL xaliim )اسم الله الحليم

    Play Episode Listen Later Mar 19, 2024 26:57


    Duhur wanaagsan Ramdaan mubarak

    Season 6~EP08: magaca Alle ( AL BASSIR )اسم الله البصير

    Play Episode Listen Later Mar 3, 2024 24:11


    Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( al bassir ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur'aanka kaga jiro IWM Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajaynayaa . Amal abdillahi badde 

    Season 6~EP07: magaca Alle ( AL FATTAX ) اسم الله الفتَّاح

    Play Episode Listen Later Feb 25, 2024 27:25


    Manta waxaynu soo qaadanayna magac Alle( alfataax ) Albabada khayrka oo uu Allah inoo fura waxay ina dhaxal siinaynsaa inaynu aduunka wanaag fara badan ku helno aakhirna janno ku kasbano . Ilasoo dhagaysta casharka  si aan magaca qiimaha leh iskula soo barano Amal abdillahi badde . 

    Season 6~EP06 : magaca Alle ( AL GHAFAAR ) اسم الله الغَفَّار

    Play Episode Listen Later Feb 13, 2024 29:19


    Fiidnimo wanaagsan Magaca aan qaadanayno casharkani waa magaca Alghafaar oo micnihiisu yahay dambi dhaaf badane . Inta aad casharkan ku kudo jirto waxaad baranaysaa casharo badan oo noloshada maalinla ah wax ka tara kuna caawiya waxaanad sii fahamaysaa xadiga ay leedahay naxariista ilaahay iyo dambi dhaafkiisu .Ila soo dhagayso wixii aad ka baratana comment iigu reeb . Amal abdilaahi badde . 

    Season 6~EP05 : magaca Alle ( ARR-FIIQ ) اسم الله الرفيق

    Play Episode Listen Later Feb 6, 2024 41:59


    Halqada cawa waxaan kaga hadli doonaa magaca Alle ee ( AR-FIIQ ) oo micnihiisu yahay ( dabacsanan) Waxaan ka hadli doona sida uu nolosheena usoo galayo uguna dabaqi karayno Dhagaysi wanaagsan . Amal abdilaahi bade 

    Season 6~EP04 : magaca Alle ( AL MALIK ) اسم الله الملك

    Play Episode Listen Later Jan 28, 2024 24:05


    Magaca aynu maanta qadanynaa waa magaca Alle ee ( AL MALIK ) ( المَلِكْ) Waxaynu falan qayndoona sida uu nolosheena usoo galin karno waxanu sidoo kale fasiraynaa micnaha magaca iyo waxa looga jeedo sida aynu ugu ducaysan karno .Dhagaysi wanaagsanban idiin rajyanaya . Amal abdillaahi bade . 

    Season 6~EP03 : magaca Alle ( ARRAB) اسم الله الرَّبْ

    Play Episode Listen Later Jan 21, 2024 25:18


    Magaca Alle een manta isla baranayno waa(ARRAB) ( الرَّبْ )  Waxaynu isla baraynaa micnaha looga jeedo magaca iyo sida aynu ilaahay ugu baryi karno . Inaad ka bogataan baan rajaynayaa . Amal abdilaahi bade . 

    Season 6~EP02: Fadliga iyo dheeradka ay leedahay in magacyada ilahaay labarto / فضل معرفة أسماء الله الحسنى

    Play Episode Listen Later Jan 14, 2024 28:04


    Hordhacii 2aad ayaynu manatana isla dhagaysan doona Waxaynu sharaxaynaa fariqiga udhaxeeya إحصاء

    Season 6~EP01: Ahmiyada ay leedaahay in magacyada Alle labarto / مكانة أسماء الله الحسنى في الدعوة

    Play Episode Listen Later Jan 7, 2024 35:44


    Barashada magacyada ilaahay waa asalka cilmi kasta oo aduunkan yaal , waana asaaska ay noloshu ka saxanto , manta xalqadan waxa aynu kaga hadlaynaa ahmiyada iyo booska qiimaha leh ee magacyda ilaahay ku leeyihiin  diinteena suuban . Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajaynayaa . 

    Season 5~EP16: Dhalinyarta iyo cibaadada / Gunanadkii session 5

    Play Episode Listen Later Dec 24, 2023 51:34


             MARTI : huda abdilaahi badeXalqada manta waxa iigu marti iigu ah walaashay huda oo aanu kawada hadalnay marxaladahaa kala duwan ee qofka dhalinyarta ah maro marka uu kujiro da'da (15-21) . Ka faaidaysi wanaagsanbaan idiin rajaynaya.   

    Season 5~EP15: Talo iyo dardaaran dhanka barbaarinta ah / نصائح عامة ومهمة عن التربية

    Play Episode Listen Later Dec 17, 2023 36:01


                                   GABAGABO   Cawa waxaan soo gabagabeyaay kalkii 5 oo ka hadalyaay barbaarinta carururta kasoo inoo soo socday mudo 3 bilood alhamdulillah .Xalqada cawa aad ayay muhiim ugu tahay hooyo , inaan aan xaas ahayn , wiilasha aan guursan , aabo kasta oo caruur dhalay sifiican aynu iskula dhagaysano inshaAllah JasakumuAllahu khayraa 

    Season 5~EP14 : mushkiladaha ka imaada saaxibtinimada hablaha iyo inamada wakhtiga qaangaadhka / المشاكل التي تأتي من صداقة بين الجنسين

    Play Episode Listen Later Dec 10, 2023 43:13


    Xalqada caawa waxaan kaga hadlaynaa xidhiidhada imaada walhtiga lagu gudo jiro qaangaadhinimada iyo saamynta ay kuyeelayo nolosha ilamaha ee danbe Sido kale waxaan ka hadlyanaa sidee aynu ugu caawin lahayn caruurta inay dhistaan xidhiidh saxiibtinimo oo wanaagsan .Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajaynayaa 

    Season 5~EP13 : xidhiidhka ka dhaxeeya dhiirigalinta iyo qaan-gaadhnimada /العلاقة بين المراهقة والتشجيع

    Play Episode Listen Later Dec 3, 2023 43:50


    Xalqada caawa waxaan kusii dhamaystiraynaa da'da ( 13-15) Waxaynu sii dhamaystraynaa uun labada qaybood ee ka hadhay ee kala ah 1: waxa ugu muhiimsan ee ay tahay in lagu beero da'da .2: waxa ugu khatarsan ee ay tahay in laga feejignaado marka ay caruurtu da'da .Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajayanayaa

    Season 5~EP12: da'ada qaangaadhnimada iyo barbaarinta /التربية والمراهقة

    Play Episode Listen Later Nov 25, 2023 45:37


    Qaanfaadhnimo waa da'a ay waalidku kudhacan khaladad waa wayn ay keensatay fikirka khaldan ee aynu ka aaminay da'dan.xalqada cawa waxa kaga hadalayaa ,1; hordhaca oo ah sharaxaad guud oo marxaldan khuseeya ( مرحلة المراهقة والفرق بين البلوغ والمراهقة )2;  maxay tahay inaan sameeyo markuu ilmahaygu da'an soo galo 3; afkaarta khaldan ee aynu aaminsanahay markuu ilmihu da'an kujiro4; maxaa layga bahan yahay kawaalid ahaan inaan sameeyo .Dhagaysi wanaagsan . 

    Season 5~EP11: Waydiimo khuseeya barbaarinta / فقرة أسئلة عن التربية

    Play Episode Listen Later Nov 12, 2023 32:27


    Xalqada manta kaga waxa aynu kusoo qaadnaynaa dhawr su'aalod oo igaga soo noqotay waalalaha barbaariyaasha ah ee ku xidhan taxanahan barbaarinta ka hadalayaa . Su'aalaha oo badan awadeed si aynu uga wada faaidaysano halkan ayaan manta qayb kamida kaga soo jawabay ee nala dhagayso.Wixii su'aal ee aad qabatana waxaad igula soo wadaagi kartaan barta aan kuleyahay social media si aan ukala faidaysano . Dhagaysi wanaagsan

    Season 5~EP10: Qaadida masuuliyadaha / handling responsibility/ تحمل المسؤولية

    Play Episode Listen Later Nov 6, 2023 41:47


    Masuuliyada oo ilmahaa la bara waa qodobada ugu muhiimsan barbaarinta uguna mudan in wakhti, samir ,iyo kalsooni daryeel ku dheehan yahay lagu bixiyo Waxaad xalqadan  ka heli doontaa su'aalo kugu caawinayaa inaad ogaato in ilmahagu yahay mid udiyaarsan in uu qaado masuuliyadaha nolosha kusoo fooda leh .Ila dhagayso oo aragtidada ilasoo wadaag hadii aad wuxun kaga baxaan .Aad baan idinku mahad celinayaa .Amal cabdilaahi bade 

    Season 5~EP9 barbaarinta iyo kala duwanashaha ( wiilasha - hablaha ) / تعلم الإختلاف

    Play Episode Listen Later Oct 29, 2023 32:24


    Manta waxa aynu uguda galayna marlxalad cusub oo aynu kaga hadalyno da'da (9-12) marka uu ilmuhu uu jiro iyo waxa uu ugu baahida badan yahay waxay tahay in lagu beero , iyo filashooyinka uu qabo markuu da'dan kujiro . Dhagaysi wanagsan ayaan idiin rajayanay 

    Season 5~EP8 cabirida dareemaha ilmaha / التعبير عن المشاعر

    Play Episode Listen Later Oct 22, 2023 30:43


    Dareemuhu waa luuqad kamida luuqada ay bini adamku ku hadlaan ayna tahay in ilmaha lagu ababiyo wakhtiga uu yaryarahay .:- waxa jira dhibaatooyin fara badan oo ka dhasha cabir la'anta dareemada oo qofka kusoo baxa marka uu waynaado si aynu taas ugu hortagno ayaynu xalqadan ku lafaguraynaa dareemaha iyo ahamiyada ay leeyihin . Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajayanaya Amal abdilaahi bade 

    Season 5~EP7: kalsoonida iyo barbaarinta caruurta / كيف نحافظ على ثقة الطفل

    Play Episode Listen Later Oct 15, 2023 48:56


    Kalsoonidu waa tirarka ugu muhiimsan barbaarinta caruurta marka aynu ku gudo jirno Si aynu usoo saarno caruur dhan walba kadhisan oo nafsiyan badqaba waa inaan kobcinaa uun waxa uu Allah caruurta ku abuuray oo ah inay laso dhashaan kalsooni . Dhagaysi  wanagsan iyo ka faaidaysi fiicanbaan idiin rajyanayaa . 

    Season 5~EP:6; barbaarinta iyo salaada التربية والصلاة

    Play Episode Listen Later Oct 1, 2023 37:52


    Salaadu waa tirka labaad ee  diinteena  macaan wanaa qodobada ugu muhiimsan  barbaarinta caruurta .Xalqadan waxaan si faahfahsan uga hadlaynaa baahida ruuxiga ee ku abuuranta ilamaha marka la eegayo dhanka diinta iyo calamadaha kasoo if baxa ilmahaa marka uu soo galo da'an (7-9) Dhagaysi wanaagsan 

    xalqadan
    Season 5~EP:5 ; barbaarinta iyo qur'anka ; التربية والقرآن

    Play Episode Listen Later Sep 24, 2023 48:24


    Marxalda aynu hada kujirno oo ah  (4-6 ) waxyabhaa ugu muhiimsan  ee caruurta lagu beerinkaro quranka ayaa kaw ka ah Waxaynu kusoo qaadan doona xalqada manta 16 qodob oo inaga caawinayaa inaynu caruurta Qur'aanka ku xifdi siino . Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajayanaya 

    Season 5~EP:4 ; Badqab dareen / النمو العاطفي السليم لدى الطفل

    Play Episode Listen Later Sep 17, 2023 46:18


    Luuqadu waa waxyabaha ugu mudan ee ay tahay in waalidku ay wakhti badan galiyaan ilmihu inta uu yaryahay waxaad xalqada mnata ka baran karaysa 1; sidaad ku ogaan lahyd in ilamahagu dareen ahaan badqabo2: sideed ilamahaga luuqadiisa hooyo ukobcin lahyd una sixi lahayd 3; (4-6) baahiya ilmuhu uu qabo oo iyadna aan laba qodob kaga hadli doono .Dhagaysi wanaagsan Amal abdilaahi bade 

    Season 5~EP:3 ; baahiya caruurta ; احتياجات الطفل

    Play Episode Listen Later Sep 11, 2023 44:21


    Xalqada manta waxa aynu kaga hadli doona dhawr qodob oo muhiim ah :. Baahiyaha ilamaha marka uu aadka uyaryahay sida jacaylka / naxariista / usamrida . :. Waxyabaha ah diintu jidasay ee ay mudan tahay in waalidku ilmaaha usameeyan marka uu dasho .:.  Maashakilka ay leedahay mar xaladan (0-3) Iyo qababka loola tacaalo .          Dhagaysi wanaagsan Amal abdilaahi bade 

    Season 5~EP:2 ; مفهوم التربية /fahanka guud ee barbaarinta

    Play Episode Listen Later Sep 3, 2023 33:51


    Xalqada cawa waxaynu kaga hadlaynaa dhawr qodob oo muhiim ah 1: fahanka guud ee barbaarinta .2: marxalada ka horaysa waalidnimda3: su'aalaha lamanaha aad rabto inaad nolol wadaag la noqotid aad waydiin kartid .4: (0-3 ) baahiya ilmuhu uu leyahay badh kamida .Intaaso qodob ayay koobsnaysa xalqada manta dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . 

    Season 5~EP:1 ; بر الوالدين / Waxaad beerataad guran

    Play Episode Listen Later Aug 26, 2023 45:30


    BISMILLAH ,Xalqada uhoraysa ee kalkani waxaan kaga hadlaynaa baarinimada iyo xidhiidhka kala dhaxeeya toosida nolosha caruurta aynu korinayno , iyo sida ay samaayn baaladhn ugu yeelan karto mustaqbalkeena . Dhagaysi wanagsan .Amal abdilaahi bade 

    Season 4~EP:10 ; Empathy/ Danqasho/ التعاطف والايثار

    Play Episode Listen Later Jul 6, 2023 26:44


    Dhamqasho waa ciwaanka xalqada manta ee ugu dambaysa kalkan ka bogo oo fahan muhiimada ay inoo leedahay sifadani 

    Season 4~EP:09 ;Omission/ التغافل والتجاهل / Isdhaafin

    Play Episode Listen Later Jul 2, 2023 20:39


    Waxa jira khaladaad badan oo si malinle ah aynu kala kulano bulshada inagu xeeran oo kalifta in aad kafalceliso taasina anay ufiicnayn caafimaadkeena maskaxeed iyo mid jidheedba sifadan manata aynu ka hadlayna waxay kugu caawinaysaa in aad mashaakil hor leh oo kugu dhici laaha dad badana aad isku waayi lahaydeen aad kagaa hortagto oo aad noqoto qof ilduufleh waxna diidaa oon dulmiga qaadan waxna dhaafi kaara Kagaa bogo xaqladan sifadan oo faahfasan Amal abdilaahi 

    Season 4~EP:08 ; Samafal iyo awood isugu gaynta khayrka/ الإحسان والإتقان

    Play Episode Listen Later Jun 18, 2023 28:21


    Samafalku waa xirfadahaa ugu qiimaha badan ee kasbashadooda nolosha qofka wax wayn kusoo kordhiso aduunyo , aakhriba Xalqadan waxaan ku eegayna sida loo kasabdo xirfada , faaidooyinka ay nolosheena uleedahay iyo samaynta ay kaga tagto qofka noloshiisa. Amal Abdilaahi 

    xalqadan

    Claim ALBAAQIYAT

    In order to claim this podcast we'll send an email to with a verification link. Simply click the link and you will be able to edit tags, request a refresh, and other features to take control of your podcast page!

    Claim Cancel