Xidhiidhada Nolosha Podcast

Follow Xidhiidhada Nolosha Podcast
Share on
Copy link to clipboard

Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. Dhagaysi wacan. 

Amaal Haybe


    • Apr 8, 2025 LATEST EPISODE
    • monthly NEW EPISODES
    • 18m AVG DURATION
    • 68 EPISODES


    Search for episodes from Xidhiidhada Nolosha Podcast with a specific topic:

    Latest episodes from Xidhiidhada Nolosha Podcast

    Cafimadka Maskaxda & Ramadanta

    Play Episode Listen Later Apr 8, 2025 15:47


    Fariin ii reeb :)Cafimaadka maskaxdu waa mid ay tahay qofku inuu ka war hayo markaste waayo waa waxa ugu muhiimsan ee laga saadaalin karo nololshaadu waa mid sidee u eeg iyo sidoo  kale isbadalka wanaagsan ee aad doonaysid inaad noloshaada kusoo kordhisid ama aad ku aragtid. Daryeel cafimaadkaaga maskaxeed malin kaste adoo samaynaya caadooyin fudud oo qaar qaadanayaan 1 -4 daqiiqo malinkii. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan

    Play Episode Listen Later Mar 1, 2025 27:53


    Fariin ii reeb :)Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxay saamayn wayn kuyeelan doontaa qaabka aad ahdaaftaada ramadan aad u samaysatid iyo sidoo kale uga dhigtid mid kusalaysan cidaad tahay, halkaad nolosha maraysid, awoodahaaga iyo xirfadahaagaba. Dhagaysi wacan :) https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Barnaamijka Su'aalo & Jawaabo| Episode 1

    Play Episode Listen Later Oct 8, 2024 24:01


    Fariin ii reeb :)Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. Dhagaysi wacan :)https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad

    Play Episode Listen Later Jul 30, 2024 18:26


    Fariin ii reeb :)Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan.Dhagaysi Wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad

    Play Episode Listen Later Jul 23, 2024 25:46


    Fariin ii reeb :)Calaamado noocma ah ayaad ku garan kaartaa tacadiga loo yaqaano Narcissistic abuse? Muxuu kaga duwan yahay xidhiidhada kale ee aan fayoobayn ee loo yaqaano 'toxic relationships'. Xalqadan waxan kaga hadlay astaamaha iyo saamaynta tacadiga noocan ah.Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad

    Play Episode Listen Later Jul 16, 2024 21:09


    Fariin ii reeb :)In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta dabeecadani kuleedahay xidhiidhada iyo qofka noloshiisaba. Sido kale talo siin quseysa cid kaste si ay u arkaan haday dabeecadani tahay mid ka dhex muuqata xidhiidhada ay dadka la leeyihiin. Dhagaysi Wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad

    Play Episode Listen Later Jul 11, 2024 18:21


    Fariin ii reeb :)Q-2aad|| Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecadan xalqada isbuucan oo la wadaag asxaabtaada. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-1aad

    Play Episode Listen Later Jul 10, 2024 16:21


    Fariin ii reeb :)In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta dabeecadani kuleedahay xidhiidhada iyo qofka noloshiisaba. Sido kale talo siin quseysa cid kaste si ay u arkaan haday dabeecadani tahay mid ka dhex muuqata xidhiidhada ay dadka la leeyihiin. Dhagaysi Wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad

    Play Episode Play 48 sec Highlight Listen Later Jun 25, 2024 23:02


    Fariin ii reeb :)Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecadan xalqada isbuucan oo la wadaag asxaabtaada. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Cabsida Go'aan Qaadashada

    Play Episode Listen Later Jun 4, 2024 18:11


    Dabeecadaha xidhiidhada aan fayoobayn| Unhealthy traits in relationships

    Play Episode Listen Later May 28, 2024 19:46


    Fariin ii reeb :)Add a descriptionhttps://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Naf u been sheegid| Self-Deception Q-2aad

    Play Episode Listen Later May 21, 2024 17:38


    Fariin ii reeb :) Ma ogtahay in marar badan  aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin?  Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn aan fiicnayna noloshooda ay ku keento. Dhagayso xalqadan isbuucan si aad wax uga ogaatid dabeecadan naf u been sheegista iyo qaabka ay u soo if baxdo nolosha dhexdeeda.Halkan kala soco qoraalo iyo videos aan kusoo gudbiyo instagram page kaygan kuwaasoo ku baxaya af soomali - https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Naf u been sheegid| Self-Deception Q-1aad

    Play Episode Listen Later May 14, 2024 23:46


    Fariin ii reeb :)Ma ogtahay in marar badan  aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin?  Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn aan fiicnayna noloshooda ay ku keento. Dhagayso xalqadan isbuucan si aad wax uga ogaatid dabeecadan naf u been sheegista iyo qaabka ay u soo if baxdo nolosha dhexdeeda. Halkan kala soco qoraalo iyo videos aan kusoo gudbiyo instagram page kaygan kuwaasoo ku baxaya af soomali - https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-2aad

    Play Episode Listen Later May 7, 2024 29:31


    Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda.Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad

    Play Episode Listen Later Apr 30, 2024 16:53


    Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda.Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Ixtiraamka Dadka Q-2aad

    Play Episode Listen Later Apr 23, 2024 15:59


    Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraamtid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakhsiyadiisa si uu u noqdo mid dadka iyo mujtamaca dhexdiisa uu u noqdo qof la ixtiraamo oo la qadariyo dhib badanna loola iman. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    dadka maxaa
    Ixtiraamka Dadka Q-1aad

    Play Episode Listen Later Apr 16, 2024 17:23


    Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka

    Play Episode Listen Later Apr 9, 2024 17:33


    Xalqada isbuucan waxay tahay mid aan kaga hadlayo dhowr cashar oo la xidhiidha habfikirkeena dhinaca ducada iyo waxyabaha aynu bishii Ramadan ka baranay sidaynu nolosheena ugu dabiqi lahayn. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage

    Play Episode Listen Later Mar 26, 2024 23:17


    Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay? Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaado noloshiisa u fiican ama aqbalo waxyabaha fiican ee noloshiisa kusoo biira. Jawaabta su'aashan iyo faahfaahin dheeraada waxaad ka helaysaa xalqada isbuucan. Dhagaysi wacan.  Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Naf la hadhid| Self Sabotage

    Play Episode Listen Later Mar 19, 2024 21:14


    Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaado noloshiisa u fiican ama aqbalo waxyabaha fiican ee noloshiisa kusoo biira. Jawaabta su'aashan iyo faahfaahin dheeraada waxaad ka helaysaa xalqada isbuucan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Qorshaha Bisha Ramadan

    Play Episode Listen Later Mar 12, 2024 25:07


    Samayso qorshe ramadan adoo raacayaa talooyinkan aan kusoo gudbiyay xalqada isbuucan. Sidoo kale wax ka badal hab-fikirkaaga la xidhiidha ramadanta iyo hadaf dajinta taasoo mararka qaar ku keenta qofka culays iyo niyad jab marka uu ka midho dhalin waayo ama joogtayn waayo acmaasha iyo cibaadooyinka qaar uu qorshaystay.Dhagaysi wacan. Hel 50% discount tababar wadreed bilaabmaya bisha April 15 keeda oo socon doonaa afar isbuuc

    Culayska Wacyiga Kobca

    Play Episode Listen Later Mar 5, 2024 16:45


    Maxaa ku keena qofka in uu la kulmo dareemo culus marka uu kobcinayo wacyigiisa sidee buuna uga gudbi karaa dareemadda culus una joogtayn karaa is badalkaas uu ku samaynayo xidhiidhka uu qofku la leeyahay naftiisa iyo dadka kale. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    maxaa
    Dhaqamada Xidhiidhada fayow Q-2aad

    Play Episode Play 56 sec Highlight Listen Later Feb 27, 2024 22:18


    Xalqadan waxaan kusoo gudbinayaa qaab ka ay tahay qofku inoo uga war hayo naftiisa iyo dhaqamadiisa xidhiidhada dhexdooda iyo sidoo kale su'aasha ay tahay in uu qofku  naftiisa waydiiyo marka ay noqoto xidhiidhadii hore uu ugu jiri jiray ee uu ku tilmaamo xidhaadho aan fayoobayn. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    xalqadan
    Dhaqamada xidhiidhada aan fayoobayn Q-2aad

    Play Episode Listen Later Feb 20, 2024 20:54


    Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo saamaynta aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka la leedahay. Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex calaamadood oo kale oo ka dhiga xidhiidhada qaar aan fayoobayn.Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Dhaqamada Xidhiidhada Fayow

    Play Episode Listen Later Feb 13, 2024 22:35


    Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow.  Waxa muhiima in qof kaste garan karo dhaqamada qaar samaynta fiican ee ay ku leeyihiin xidhiidhada kuna dadaalo in uu barto.  Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex dhaqamood oo lagu tilmaamo dhaqamada fayow kuna ah lid dhaqamadii aan fayoobayn ee xalqadii hore kagasoo hadlay.Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Dhaqamada Xidhiidhada aan fayoobayn Q-1aad

    Play Episode Listen Later Feb 7, 2024 17:40


    Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo sidee aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka l aleedahay. Ka dhagayso xalqada isbuucan afarta calaamadood ee cilmi baadhis  lagu sameeyay kana dhiga xidhiidhada qaar aan fayoobayn.Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Qaab Xidhiidheed Q - 2aad| Attachment styles

    Play Episode Listen Later Jan 30, 2024 21:05


    Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Qaab - Xidhiidheed| Attachment Style

    Play Episode Listen Later Jan 23, 2024 41:31


    In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantid qaab-dhaqameedkaaga xidhiidhada dhexdooda se ma rabtaa ama diyaar ma u tahay in aad si daacada naftaada wax uga ogaatid si aad u garan kartid daldaloolada aad leedahay shakhsi ahaan ee mararka qaar saameeyaa xidhiidhada aad dadka la leedahay?Xalqadan 1aad ee Season 2 dhagayso si aad u qaadid talaabada u horeysa ee kaa caawinaysaa kuuguna riixi doonta in aad isbadal la timaadid dhinaca xidhiidhada aad dadka kale la leedaahay.  Dhagaysi wacan. Sidoo kale ka faaidayso tababar (group coaching program) aan bilaabayo bisha February 3rd oo aad kuheli kartid qiimo dhimis 50% ah -  Halkan iska diiwangali  https://forms.gle/DaUFAFshGHov6ewz7Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Dib u eegid| Gunaanadka season 1

    Play Episode Listen Later Jan 9, 2024 17:54


    Xalqadan waxay tahay  qaab aad dib ugu eegi doontid isbadalka aad dareentay intii aan ku xidhnayd podcast kan waliba xidhiidh ka naftaada aad la leedahay iyo siduu isku badalay. Waxaad ka jawaabi doontaa 10 su'aalood oo taban doonaa qaybaha kala duwan ee noloshaada adoo wakhti naftaada siinaya wakhtina la qaadanaya. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    xalqadan
    Qorshaha sanadka cusub

    Play Episode Listen Later Jan 2, 2024 17:58


    Riix linkigan si aad ugu biirtid group ka Telegram ee tababarka Qorshaha Sanadka Cusub

    Kalsooni Dhisid Q-2aad

    Play Episode Listen Later Dec 12, 2023 22:01


    Waa maxay talaabooyinka (hab-dhaqano) ay tahay qofku inuu sameeyo si uu kalsoonida uu naftiisa kuqabo ay kor u kacdo? Xalqadan waxaad ku baran doontaa dhowr qodob oo kala duwan oo la xidhiidha qaybaha kala duwan ee nolosha iyo sidaad u noqon lahayd qof ku kalsoon awoodihiisa wakhtiyada adag iyo wakhtiyada fududba. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    waa xalqadan
    Kalsooni Dhisid

    Play Episode Listen Later Dec 5, 2023 15:51


    Kalsoonidu ma wax lagusoo dhashaa mise waa wax la baran karo? Qof ka kalsoonida lihi astaamo noocma ah ayuu leeyahay. Waa maxay qeexida saxda ah ee ay leedahay kalmada 'Kalsooni' khubarada cilmi nafsiga bartayna sidee ayay u qeexaan kalmadan.  Jawaabaha su'aalahan waxaad ka helaysaa xalqadan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Naf-ka War Hayn

    Play Episode Listen Later Nov 29, 2023 20:04


    Ma tahay qof ka war haya naftiisa si joogta ah? Ma garan kartaa isbadalada noloshaada kusoo biiraa siday u saamayn karaan qaybaha kala duwan ee noosheeda sida go'aan qaadashada, waxqabadkaaga malin laha ah iyo cafimaadkaaga maskaxeed. Hadaba xalqadan waxaad ku baran doontaa sida naftaada ay tahay in aad uga war haysid iyo su'aalaha ay tahay in aad naftaada waydiisid isbuuc kaste iyo bil kasteba si xidhiidh fayow oo cafimad qaba ula yeelatid naftaada iyo dadka kaleba.Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    hayn
    Filasho Q-3aad| Expectations

    Play Episode Play 60 sec Highlight Listen Later Nov 21, 2023 36:39


    Waa maxay filashada fayow iyo filashada aan fayoobayn? Saamayn noocma ah ayay filashadu ku leedahay xidhiidhka ad dadka kale la leedahay?Waa maxay se talaabooyinka aad qaadi kartid si aad filashooyinka aan fayoobayn ee aad leedahay aad wax uga badali kartid.  Jawaabaha su'aalahan waxad ka helaysaa xalqadan. Dhagaysi wacan.Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Filasho Q-2aad| Expectations

    Play Episode Listen Later Nov 14, 2023 11:55


    Intee in leeg bay filashadu saamayn kuleedahay xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Ma jiraan filashooyinka qaar soo noqnoqda oo aad ka leedahay dadka kale ee aad xidhiidhada la leedahay kugu keenana niyad jab iyo dareemmo culus oo taban?Hadaba xalqadan kaga bogo waa maxay filasho (expectations) iyo saamaynta ay kuleedaahay xidhiidhada, Insha'Allah Q-2aad ee mawduucana waxad la socon doontaa wiiga soo socda.Dhagaysi Wacan.Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Filasho Q-1aad| Expectations

    Play Episode Listen Later Nov 7, 2023 10:59


    Intee in leeg bay filashadu saamayn kuleedahay xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Ma jiraan filashooyinka qaar soo noqnoqda oo aad ka leedahay dadka kale ee aad xidhiidhada la leedahay kugu keenana niyad jab iyo dareemmo culus oo taban?Hadaba xalqadan kaga bogo waa maxay filasho (expectations) iyo saamaynta ay kuleedaahay xidhiidhada, Insha'Allah Q-2aad ee mawduucana waxad la socon doontaa wiiga soo socda.Dhagaysi Wacan.Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Kala mudnaysiin Q-2aad| Prioritisation

    Play Episode Play 31 sec Highlight Listen Later Oct 31, 2023 10:45


    Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo  waxqabadkiisa malin laha ah? Ma la odhan karaa waxay taasi hoos u dhigtaa kalsoonida uu qofku ku kalsoonyahay awoodihiisa wax qabad? Kaga bogo jawaabaha su'aalahan xalqadan iyo xalqadii hore Q-1aad.Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Kala mudnaysiin| Prioritisation

    Play Episode Listen Later Oct 24, 2023 9:32


    Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo  waxqabadkiisa malin laha ah? Ma la odhan karaa waxay taasi hoos u dhigtaa kalsoonida uu qofku ku kalsoonyahay awoodihiisa wax qabad? Kaga bogo jawaabaha su'aalahan xalqadan iyo ta xigtaba Insha'Allah. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Raaligalinta xad-dhaafka ah Q-3aad

    Play Episode Listen Later Oct 10, 2023 12:39


    Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale.Xalqadan waxan kaga hadlay qaababka kala duwan ee uu qofku wax uga badali karo dabeecadan isagoo isku dayaya in uu noqdo qof ka war qaba dareemadiisa maarayn karaana markay soo if-baxa an. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    xalqadan
    Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing Q-2aad

    Play Episode Play 57 sec Highlight Listen Later Oct 3, 2023 11:40


    Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaatid dabeecadan iyo waxa ku kalifa qofku inuu yeesho dhagayso  xalqadan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing

    Play Episode Listen Later Sep 26, 2023 19:22


    Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaatid dabeecadan iyo waxa ku kalifa qofku inuu yeesho dhagayso  xalqadan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Maaraynta warwarka| Relieve your anxiety

    Play Episode Play 35 sec Highlight Listen Later Sep 19, 2023 22:47


    Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daro jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay. Xalqadan manta waxaad ku baran doontaa qaababka kale duwan ee loo maareeyo warwarka?Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Warwarka - Anxiety

    Play Episode Listen Later Sep 12, 2023 11:39


    Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daroo jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay. Xalqadan iyo ta ku xigtaba waxan kaga hadlayaa 'waa maxay warwar' maxaa se lagu kartaa marka warwarku nolol maalmeedkaaga saamayn taban uu kuyeesho. Sidoo kale, talaabooyinka kula gydboon si aad u maaraysid warwarka ama goorta ay tahay in aad raadsato  caawimo cafimaad. Dhagaysi wacan.Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    anxiety sidoo
    Naf-saamixid

    Play Episode Play 32 sec Highlight Listen Later Sep 5, 2023 19:45


    Goormay ahayd markii ugu danbeysay ee aad qalad naftaada ama qof kale aad ka  gashid, se naftaada si buuxda maw saamaxday? Maxay ku kala duwan yihiin in aad naftaada saamaxdid iyo in aaad naftaada si buuxda u xisaabisid marka qalad kaa dhaco? Baro taloobooyinka ay tahay in uu qofku qaado si uu si cafimad qabta uga gudbi karo qalad ka uu sameeyay iyo culayska weheliya. Dhagaysi wacan.Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Daryeelka cafimadka maskaxda

    Play Episode Listen Later Aug 29, 2023 14:41


    Qaab - keed u daryeeli kartaa cafimadkaaga maskaxeed xiliyada xaalado adagi ay jiraan sida xaaladan hada tagaan ee khilaafaadka ka iyo dagaalada ah. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Dabeecadaha wanaajiya xiidhiidhada

    Play Episode Play 49 sec Highlight Listen Later Aug 22, 2023 20:32


    Waa maxay sifooyinka ay leeyihiin dadka si buuxda naftooda masuul uga ahi?  Dabeecadaha iyo dhaqamada aad muujisaa intee in leeg ayay saamayn ku leeyihiin Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Dhagayso xalqadan si aad u heshid jawaabaha su'aalahan kor ku xusan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Aaminaadaha aan fayoobayn Q-5aad

    Play Episode Listen Later Aug 16, 2023 12:55


    Waa maxay talaabooyinka aad qaadi kartid si aad u maaraysid aaminadaha aan fayoobayn ee soo if-baxa wakhtiyada qaar?  ama ba aad u dhistid aaminado fayow oo kuu horseeda korniin iyo in aad gaadho ahdaafta aad nolosha ka leedahay.  Halkan ka dhagayso xalqada cusub. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Aaminadaha aan fayoobayn Q-4aad

    Play Episode Play 15 sec Highlight Listen Later Aug 8, 2023 21:27


    Waa maxay talaabooyinka aad qaadi kartid si aad u maaraysid aaminadaha aan fayoobayn ee soo if-baxa wakhtiyada qaar?  ama ba aad u dhistid aaminado fayow oo kuu horseeda korniin iyo in aad gaadho ahdaafta aad nolosha ka leedahay.  Halkan ka dhagayso xalqada cusub. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Aaminadaha aan fayoobayn Q-3aad

    Play Episode Play 35 sec Highlight Listen Later Aug 1, 2023 18:19


    Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Aaminadaha aan fayoobayn Q-2aad

    Play Episode Listen Later Jul 25, 2023 9:30


    Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Aaminadaha aan fayoobayn

    Play Episode Listen Later Jul 18, 2023 12:32


    Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coachingInstagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    Claim Xidhiidhada Nolosha Podcast

    In order to claim this podcast we'll send an email to with a verification link. Simply click the link and you will be able to edit tags, request a refresh, and other features to take control of your podcast page!

    Claim Cancel