Somali Motivation podcast

Follow Somali Motivation podcast
Share on
Copy link to clipboard

Somali Motivational podcast

Istahil Aideed


    • Jul 29, 2022 LATEST EPISODE
    • infrequent NEW EPISODES
    • 24m AVG DURATION
    • 37 EPISODES


    Search for episodes from Somali Motivation podcast with a specific topic:

    Latest episodes from Somali Motivation podcast

    Fathia Absie

    Play Episode Listen Later Jul 29, 2022 32:21


    Fathia Absiye ayaa ka hadlaysa waxa dhiirigaliya, xasuusteedii ugu farxada badnayd ee caruurnimo, talo ay jeclaan lahayd in ay qaadan lahayd waahore iyo su'alo kale oo badhan.    Mahadsanid dhagaysi wacan. Istahil

    Saxiibka Xaasidka Calamadihiisa - Toxic friends

    Play Episode Listen Later Apr 11, 2022 11:06


    Saaxiibka xun iyo qaar kooban oo ka mid ah calaamadihiisa si maalinle ah ama joogta ah u saameeya hab nololeedkeena iyo dhamaanba degananshaha iyo farxadeena. 

    Isku-Buuqa iyo Calamadaha qofku isku arko

    Play Episode Listen Later Mar 16, 2022 7:23


    Iskubuuqa iyo calaamadaha qofku isku arko qaar kamid ah iyo sida ay nolol maalmeedkiisa u saameeyan isla markaana ay u eegyihiin. 

    Calamaddaha Bahdilka ruuxiga ah Emotional abuse

    Play Episode Listen Later Sep 26, 2021 4:15


    Kaltum Rivers without the Music background

    Play Episode Listen Later Sep 26, 2021 53:41


    Kaltun Rivers: Gabdhii ugu horeysay ee Soomaaliyad ah ee....

    Play Episode Listen Later Sep 18, 2021 55:37


    Martida maanta waa  : Councillor Kaltum Rivers:  waa gabadhii ugu horeysay ee African, Somali, muslim, xijaaban ee ku soo baxaday doorashada degmadeeda iyo magaalada Sheffield kana soo baxaday xisbiga cagaaran.  ____________ Locally elected member, Sheffield City Council-Green Party Also a student at The University of Sheffield, PhD Candidate: Researching Serious Youth Violence. Previous Masters in Education Policy and practice Gender and Education Global Education policy . Girls access to free Education Special Educational needs and culture consultant Working with Schools, Local education authorities and Communities.

    5 Nooc ee waalidnimada & Saameyntooda

    Play Episode Listen Later Sep 11, 2021 25:36


    Maanta waxaan ka hadlaynaa 5 nooc ee ay waalinimadu uqaybsanto iyo saameynta ay ku yeeshaan caruurta, sida nolooshada ayaaheeda danbe tusaale ahaan kalsoonidooda, go'aan qaadashadooda, guurkooda iyo dhamaanba qofnimadooda. sidoo kale ma saadaalin kartaa qofka uu ilmahaagu noqonayo hadii aad sugto nooca waalidnimada ee aad isticmaasho hada. '' Ilaahay ayaa og cida uu noqon doona ilmahaagu qadarka eebena waan aamin sanahay'' Se aqoon iyo falaqayn uun bay inga tahay. 

    3 dan nooc ka fagow: Negative people

    Play Episode Listen Later Jul 18, 2021 33:43


    Faahfaahsan+Jaawaabo Narcssist

    Play Episode Listen Later Jul 11, 2021 47:33


    Eposide kan waxaan aad u sharaxayaa barnaamijkmii hore sidoo kale qayb cusubna aan ku daray aniga oo ka duulaya su'aalihii aad iga soo waydiiseen mawduuca oo bartayda tiktok iyo comments ka youtube kaba. 

    #Narcissist Labadiisa nooc iyo sideed ka yeeli lahayd.

    Play Episode Listen Later Jul 4, 2021 21:12


    waxa barnaamijkani si faahfaahsan uga hadlayaa Narcsissist ka iyo labadiisa nooc ee ugu weyn iyo calaamadaha lagu garto, habdhaqankooda iyo sidii aad ula noolaan lahayd.

    Procrastination: Wahsiga: Iska jar oo qorshahaaga raac

    Play Episode Listen Later Apr 26, 2021 8:07


    All social media: @Somalimotivationpodcast                            @Esthahil Contact:Somalimotivationpodcast@gmail.com 

    SAAQIDNIMAD: Muxuu ilmuhu u nacaa Iskuulka.

    Play Episode Listen Later Mar 2, 2021 21:49


    Sababaha keena in uu ilmuhu iskuulka naco ama ka nijad jabo. ayaan maanta u qaybninaynaa laba sababood iyo sidoo loo xalin lahaa iyo waxyaabaha keenaba.  Social media: @Esthahil                        @Somalimotivationpodcast

    Gaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado. #Bahdilka

    Play Episode Listen Later Feb 18, 2021 13:10


    #Dhiirigalin #Domesticabuse #somalipodcast #somalimotivationpodcast Kalmadan aan maanta ka hadlayno ayaa ah mid khatar ah, aad u culus islam arkaan macanaha ay u taagan tahay uu yahay mid cabsi leh marka la eego sida ay u samayn karto qofka ku jirta xaalada ama xidhiidhka abuse ka noocan ahi ka dhaco. Waa mid qofka maskaxdiisa iyo awooda ka qaadi karta isla markaana uunoqonayo mid runta iyo dhalanteedka kala saari karin. Facebook: @Esthahil Aideed Facebook: @Somali motivaton podcast Instagram: @Somali motivaton podcast Instagram: @Esthahil

    Kadaa dhaawaca Maskaxda Ilmahaaga.

    Play Episode Listen Later Feb 7, 2021 7:16


    Casharkii aan Nolosha ka bartay - Qoraaga Doolaal

    Play Episode Listen Later Jan 31, 2021 36:50


    Maxamed Badda waa qoraaga buuga Doolaal oo uu kaga sheekaynaayo noloshiihsa ilaa caruurnimo ilaa hada, casharada uu nolosha ka bartay iyo fariinta uu usoo gudbinaayo dhalinyarada.  waraysiga kaga boggo intaas iyo warbixino kale oo dheeraad ahba. 

    Bahdilka iyo Gumeysiga Maskaxada iyo waxyeelada Jidhka.

    Play Episode Listen Later Jan 7, 2021 23:28


    Maxaad ka taqanaa noocyada gumeysiga iyo bahdlika maskaxada ama waxyeelada jidhkaba ee qoyska ka dhex dhaca.  5 wado ee dhabanaha loo dhibo iyo labada nooc ee guud ahaan abuseka barnamika maanta ee #Dhiirigalin ka dhagayso  #Domesticabuse.

    5 qodob oo sameeya Caruurta Kalsoonidooda iyo waxabarashadooda

    Play Episode Listen Later Dec 2, 2020 6:13


    Dhalinyarada , Maandooriyaha iyo cunsuriyada

    Play Episode Listen Later Nov 13, 2020 49:41


    Maxaad ka taqaanaa ’’Rarashada’’ caruurta, waa sida loo isticmaalo ee loogu iib geeyo caruurta maandooriyayaasha wiilal iyo gabdhaba. Hadaba sidee ayay maandooriyayaasha sida khamriga, xashiishada iyo kuwo kale sida badeecada/shiishada iyo dhaqaalaha xumadada iyo deegaanka sida xaafadaha soomalidu degto qurbaha iyo cunsuriyaduba ay u sameeyaan dhalinta iyo waxbarashadoda iyo mustaqbalkooda guud ahaanba. Waraysi aad  uxiiso badan @Abdi Omer Mahamed   

    30.000 Bukaan ah ayay dhiig ushubeen - Badbaadi-Naf ll Asaasaha barnaamijka Mohamed-Amiin

    Play Episode Listen Later Jun 22, 2020 30:52


    #Dhiirigalin #Badbaadinaf Badbaadi naf: xigasho barta badbaadinaf.com *Ciidii hal naf badbaadisa waxay ka dhigantahay in ay dadkoo dhan badbaadisay ama noolaysay oo u gargaartay.* https://badbaadinaf.com, waa website loogu talo galay in uu noqdo website qofkasta oo jecel in uu dhiig ku deeqo uu soo booqdo isna diiwaan geliyo. ka dib waxa lasoo xidhiidhi doonna cisbitaaladda u baahan dhiigga.

    Isku-Buuqa, walwalka, walbahaarka & Ayan Muse Ahmed - Covid19

    Play Episode Listen Later Jun 8, 2020 40:45


    Waa Maxay Autism iyo Xaaladaha La Xidhiidha? By: Siciid M. Xuseen

    Play Episode Listen Later May 18, 2020 37:39


    Buuggani waxa uu ku saabsan yahay Autistic Specrtrum Disorder (ASD), oo ah Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman, ama uu la nool yahay. Autism waa cudur maskaxda ku dhaca oo uu Ilmuhu isaga uun isku mashaquulayo oo aanu ogeyn dadka la jooga ama waxyaabaha hareeraha kaga wareegsan. Autistic Spectrum Disorder (ASD), waa Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman ama uu la nool yahay.

    COVID-19 Dr. Zeinab Muse

    Play Episode Listen Later Apr 13, 2020 28:45


    #Covid19 #waadkartaa #Dhiirigalin - Calaamahada xanuunnka , maxaa keena , side la iskaga ilaalin karaa, goorma ayuu qofku khatar ku sugan yahay iyo dumaka uurka leh oo u bahan in ay si gaar ah u taxadiraan. Si faahfaahsan ayay Dr. Zeinab uga waramaysaa xanuunkan iyo xaalada ay ku sugan yihiin dadka dalkii hooyo dagan oo ay ugu daran tahay hadii uu naqasku qabto in aan loo heli doonin mashiinada bukaanka ka caawiya neefsashada iyo oxygen labadaba.

    Dr Ahmed Hassan Psycologist - PTSD-Xanuunka Maskaxda iyo sida u qofku isagu isku dawayn karo-

    Play Episode Listen Later Mar 10, 2020 42:53


    Dr. Soheir Hassan - PHD- ku diyaarisay Fayodhowrka guud iyo ka hortaga xanuunda aan la isqaadsiin- University of Oslo

    Play Episode Listen Later Feb 4, 2020 32:32


    Dr. Soheir Hassan waxay ka qalin jabisay qaybta cafimaadka ee jaamacada hargeisa sannadkii 2009 kii mudo waxay ka shaqaysay cisbitaalka guud ee Hargeisa iyo hay’adaha caalamiga ah oo ay la shaqaynaysay, kadibna waxay fursado waxbarasho ka heshay wadanka dibadiisa gaar ahaan jaaamada Oslo ee wadanka Norway halkaas oo ay dhawaan ku soo dhamaystirtay shahaadada PHD oo ay ku diyaarisay Fayadhowrka bulshada wacyigalinta iyo ka hortaga cudurada aan la is qaadsiin.

    Waa maxay Guushe? Sidee se loo gaadhi kartaa?

    Play Episode Listen Later Jan 11, 2020 18:55


    Waa maxay guushu sideedaba? sidee ayaa se loo gaadhi karaa? labadan su'aalood ayaan barnaamijka maanta ee dhiirigalin kaga jawaabaynaa sidoo kale waxan ku soo qaadanaynaa 9 qodob oo kaa caawin kara meesha aad rabo in aad gaadho?

    Sannadka-cusub ku guuleyso

    Play Episode Listen Later Dec 22, 2019 16:46


    Waa maxay sababta ay qorshayaasha sannadka cusub u guuldaraystaan? Ma rabtaa in sannadkan aad ku guulaysto yoolkaaga iyo qorshaha aad dhigatay. Ka dhagayso halkan 7 qodob oo arintan kaa caawin doona. #podcastsomali #waadkartaa ka dhagayso barnaamijkan meel kasta oo aad ka hesho podcast yada ama google garee. #MAHADSANID

    Mustafe Baruud: Gushaadu Gacantaada ayay ku jirtaa

    Play Episode Listen Later Oct 28, 2019 33:11


    Mustafe Baruud, waxa uu waraysiga kaga hadlayaa guusha, sida loo gaadho iyo waa maxay sababta dhalinyarada wadanka joogta ay waxbarashadii wadankooda ku barateen isla wadanka gudihiisi ay suuqa shaqada shaqo uga jari ladahay. Mustafe sidookale waxa uu ka hadlayaa macadka uu asaasay ee cilmi baadhista iyo kordhinta awoodaha maskaxda aadamaha.  Dhagaysi wacan. 

    STRESS: Stress ka sidee loo yareeyaa.

    Play Episode Listen Later Oct 13, 2019 8:13


    sidee baad stresska noloshaada uga saari kartaa adiga oo yaraynaya oo isbadal aad u fudud ku samaynaya noloshaada. 

    Mubaarik Abdirahman - Talada Wadada Guusha

    Play Episode Listen Later Sep 16, 2019 43:40


    Mubaarik Mohamed Abdirahman, waa xildhibaan ka tirsan golaha hoose iyo gudiga waxbarashada magaalda Mälmö ee wadankan Sweden. waa wiil dhalinyaro ah oo ka shaqeeya arimaha dhalinyarada hormarkooda, wargalintooda , dhiirigalintooda iyo wacayigalinta dhan walba ah. halkan ka dhagayso warsigii aniga iyo isaga na dhex maray oo ku saabsan sida guusha loo gaadho, talooyinka uu u soo jeediyay dhalinta iyo 3 su'aalood oo uu i wayiidayay aniga.

    8 sababood oo keena Guuldarada.

    Play Episode Listen Later Sep 1, 2019 13:08


    MA OGTAHAY IN AY GUULDARADU TIMAADO KALIYA MARKA AAD JOOJISO ISKU DA'AYGA.halkan maanta waxaan si kooban ugaga hadalaynaa sababaha keena in aan guul daraysano guud ahaan oo aan ku soo koobay 8 qodob. ku soo dhawaada barnaamijkeena dhiirigalin iyo somali motivation podcast, waxaana idinla socodsiiya usbuuckasta aniga oo Istahil Aideed.

    Waa Hooyo iyo Hogaamiye la Hiigsado

    Play Episode Listen Later Aug 2, 2019 46:08


    Kaltun Osman Rivers Waa Hooyo iyo Hogaamiye la Hiigsado Cllr Kaltum Banday. Halkan ka dhagayso waraysigii na dhex maray oo xiiso badan. #sidoo kale eeg #su'aasha ay kaltuun aniga laftigayga i waydiisay. ka dhagayso #Itunes #applepodcast #spotify #youtube waraysigu waa arimaha bulshada, guusha, dhiirigalinta iyo sida shaqada qaarkeed aan uga kirbirno. Somali Motivation Podcast

    TAHRIIB - waa 14 sanno jir sidee buu ku soo gaadhay Yurub?

    Play Episode Listen Later Jul 19, 2019 14:47


    Waa 14 sanno jir ka soo tahriibay tuulo kutaala koonfurta Soomaliya. waxa uu soo arkay dumar & la Kufsaday, jidhdiley iyo qaar macaluul u dhintay. Ilmo yar ama qof dhalinyaro ah sidee ayay maskaxdiisu u qaadi kartaa isla markaana uga sheekayn kartaa dhibaatadaas soo martay oo samaysay fayoobantiisa iyo guud ahaanba noloshisa, dhagayso waraysigan.

    Sideed kalsoonidada u kordhin kartaa!

    Play Episode Listen Later Jul 9, 2019 5:22


    Sidee ayaad kalsoonidaada kor ugu qaadi kartaa…………..Ma waxaad tahay qof isku kalsoon mise mid isla wayn oo awoodiisa maskax ahaaneed iyo qofnimaba buunbuuniya. Kalsoonidu waxay kordhisaa jaaniska guusha nololeed halka ay isla waynaantu tahay mid horseeda burburka iyo guuldarada.

    Hiigsasho - Warysigii Khalid J.Qodax

    Play Episode Listen Later Jun 30, 2019 24:39


    Waraysigan ayaa ku qotoma hiigsashada iyo doorka uu rolemodelka ama qofka aad hiigsato ee aad jeceshay in aad ku dayato si aad u gaadho hadafkaaga nololeed iyo qorasha kuu degsanba.

    Adigu Dhabarka ha iska Toogan!!!! self-sabotage!

    Play Episode Listen Later Jun 15, 2019 11:13


    Kalamada maanata saldhiga u ah mawduuceena waa Self-Sabotage, ama in aad adigu dhabarka iska toogato, guushaasda iyo fikirkaagaba aad lugta qabato. iyo saddex ka mid ah sababaha keena in uu qofku sidaas sameeyo. 

    Si-xun ufikirka iyo dhibka caafimaad uu leeyahay - epo 2

    Play Episode Listen Later Jun 10, 2019 6:58


    Si xun u fekerku waxa uu dhibaateeyaa noloshaada guud ahaan gaar ahaan cafimaadkaaga maskaxeed iyo jidheedba. wuxuu saameeyaa oo kale goaan qaadashadaada nolololeed iyo habdhaqankaagaba. sideed u badali kartaa si aad wax walba dhanka wanaagsan uga eegto. Dhageysi wacan, mahadsanid. 

    Dhiirigalinta Ma ubaahan tahay? Epo 1

    Play Episode Listen Later Jun 10, 2019 4:07


    Dhiirgalinta goorma ayay timadaa, goorma ayuu qofku dhiiranaan dareemaa, mase tahay runtii muhiin. marka ay dhiranaantii iyo xiisihii ka ba'aan sideed yeelaysaa ama aad hawlahagii ku sii wadan kartaa. maqalka u horeeya ee podcast keena waxaan idinku sheegi doonaa in aad u baahan tahay dhisibiliin kaas oo ka awood badan dhirigalinta. Mahadsanid dhagaysi wacan. 

    Claim Somali Motivation podcast

    In order to claim this podcast we'll send an email to with a verification link. Simply click the link and you will be able to edit tags, request a refresh, and other features to take control of your podcast page!

    Claim Cancel