Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….
Send us a textSupport the show
Send us a textSupport the show
Send us a textSupport the Show.
Send us a textSupport the Show.
Send us a textSupport the show
Send us a Text Message.REYSUL WASAAREMudane Xamsa Cabdi bare wallakey dalmar waa uuimanakra halkan wax ka hortaagan majirandowlad dadk naafada wax badan ayay ka qabnadoonta waxaan sameyn sharciga caruruta iyo sharciga naafada oo hada balamanak horyaalowad ogatahin dhaqal inu ku adagay in dad badan la shaqaleyo waqitan inskast 6000 macalin la shaqlaeysi hadan waxaa balanaqada naafada iney qeeyb ka nqodaan waxaan idiin rajeyn inaad ka fadieysn doonta dowlad hada waxaan kujirna dagaalo ka dhan qawaarij dhalinyrada ayaa ka codsanyaa in ay dagaalkaas gacan igusiyaan aniga waxaan balqanada inaan shaqo badan abuuro oo ay dhalinta ka faaidestan qeeradka d alkooda dhexyaalaSupport the Show.
SAFIRKA ETOBIYO OO DALKA LAGA ERAYAY MAGACAABIADA TALIYAHA CUSUB EE NISA, Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Maxdaxweyne Xashan Sh oo Shir Gudoomiye Shirka Amaanka Madaxweyne Dani oo soo dhisay xukumad Salbalaaran oo ay ka muuqdaan mucaaradkisaCiidanka Atmis oo ka Baxay Gobolka GedoShirkada Qatar Airway oo ak Hadashay Xaalada Dulmiyada SomaliaySupport the show
rayi aruurin kooban oo ku sabsant Sidee Ayeey u Arkaan Dadweynaha Dhameestirka Dastuurka oo ay sameyse voa ayaa lagu waresty dhoor qofood kuwaa oo mijye aragtiyo kakladuwan oo ah tageer iyo diidmo dhamestirka dastuurkakadib dhoowr maalmood doodo baaralmanka 11aad kalfadhiga 4aad lagu soo hordhigay cutubka 1aad ilaa 9qodobSupport the show
Cabdirisaaq Cabdullaahi Aadan (Jiir) wuxuu noloshiisa ku soo qaatay intii uu yaraa Kismaayo, balse Barbaarkiisu waxaa ku noolaa Muqdisho xiligii Dowladii Kacaanka. Wuxuu ahaa mid ka mid ahaa dhalinyaradii caanka ka ahaa goobaha lagu caweeyo ee Muusigga iyo qoob ka ciyaarka lagu qabto, gaaar ahaan Hoteladii caanka ahaa ee Jubba iyo Curubo ee Muqdisho, Jiir ayaa qiray inuu ku faani jiray inuu ahaa qofka koowaad ee xaadira inta aan la bilaabin miyuusiga cawaysyada ee hotelada. Noloshii Suuq-galka Sheekha iyo Silsiladdi dahabka ahayd ee uu xiran jiray ayuu sheegay inuu raacay dhalinyaro xiligaas loo yaqaanay ciyaal biib oo ku caan ahaa dhaqamada dhallinyaranimada, nolashiisana uu gaaray halka ugu hooseysay. Cabdirisaaq Cabdullaahi Aadan (Jiir) ayaa yirir Waxaan xiran jiray Silsilad dahab ah, gabdhaha aan dariska nahay ayaa toobal caaro iiga qaadan jiray, dharkayga iyo silisyada aan lahaa, waxaan ku faani jiray in aan ahaado qofka kowaad ee taga hoteelada Curubo iyo Jubba saqda dhaxe ee habeenka inta an la daarin heesaha caweyska halkaas oo aan caan ka noqday”. Isagoo si kaftan ah ula hadlayey boqolaal qof oo ku sugnaa kulan-weyne diini ah oo si sannadle ah u qabato Ansaaru-suna ayuu xusay in habeenkaas loo yaqaanay “habeenka Nataalaha” balse waa ka gaabsadan inuu sharraxo wuxuu ahaa. "Gabar aan aroosyada iskala niikin jirnay ayaa iga soo hor baxday, gacanta ayey ii soo taagtay, waxaana ku iri weeso ayaa ii dhowran waxay ahayd nolol suuq gal ah, oo aad u xumayd " Diee ayuu isku bedelay Muddo dheer oo uu ka mid ahaa dhalinyaradii cawayska heesaha iyo qoob ka ciyaarka caan ku ahayd ka dib wuxuu xusay in isbadalka nololeed ay ku dhiiri galiyeen dhalinyaro ay saaxiib ahaayeen oo ku dhiri galiyey inuu u raaco masaajidka Shiikh Cali Suufi ee Muqdisho xili lagu jiray bishii Ramadaan taasna ay sahashay inuu si fudud uga baxo noloshiisii hore ciyaal biibka. wuxuu tilmaamay in yar ka dib uu ku xirmay masaajidka oo uu jaray ama gooyey dhalinyaradii hore ee ay iskala ciyaari jireen hotelada iyo aroosyada. Doorkii uu ku lahaa Aasaaska Iskuullada Islaamiga ah ee KenyaSheekhu wuxuu bilowgii sagaashameeyadii bilaabay inuu furo Madarasada Khadiija ee Quraanka lagu barto oo caan ka ah Kenya, laguna tilmaamo inay hormuud u ahayd kuwa kale oo laga furay xaafadda Islii oo ah degeenka Somaalidu ugu badan tahay Magaalada Nairobi. Wuxuu kale oo lahaa asaaskooda Iskuulada Islaamiga ah ee Ansaaru-Suna Trust oo hadda ka mida kuwa ugu balaaran ee ka jira Kenya. Ninkii yaraantiisa ahaa ciyaal biibka hadda waa caalim diinta islaamka oo caan ka ah dhulka soomaalida, isagoo ka qayb gala kulamada waaweyn ee diiniga ee ka dhaca Soomaaliya iyo qurbaha. Dhanka kale, wuxuu hadda sheegay inuu dhalinyarada ku sugan xaaladihii uu ku sugnaa afartan sano ka hor uga digo khataraha ku gadaaman noloshooda dhalinyarnimada, suurgalnimada is dabaqabashadana ay tahay mid u furan xili kasta oo ay ka bixi karaan. Sheekh Jiir waa nin ku dhex jira dhallinyarada oo aan ku ekayn inuu la hadlo oo kaliya, balse duruuftooda hoose la socda, kubbaddana la cayaara. "Waxaan bilaabay inaan xifdiyo quraanka waxayna igu qaadatay Sodon sano inaan dusha ka qaybo Quraanka" ayuu intaas raaciyey sheekh Jiir. Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Support the show
Support the show