POPULARITY
In ka badan 50 qof ayaa lagu qabtay hawlgal ballaaran oo ka dhacay aagga Östersjö. Halista dabka cawska iyo kaymaha. Wasiirka arrimaha dibadda iyo weerarrada ka socda carriga Gaza: Xaaladdii ugu darneyd illaa iyo hadda.
Nin 40 jir ah ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray toogasho ka dhacday Huskvarna xalay. Wasiirka maaliyadda Elisabeth Svantesson (M) ayaa marka laga soo tago shaqadeeda wasiirnimo, sidoo kale noqon doonta guddoomiyaha guddiga horumarinta Bankiga Adduunka iyo IMF. Nin ku nool magaalada Malmö ayaa ku noolaa cayr, balse baraha bulshada waxa uu soo galiyay sawiro uu ka soo qaaday xaflado iyo safarro uu dibadda ugu baxay. Hadda waa inuu dib u bixiyaa 124.000 karoon.
Wasiirka sinnaanta Paulina Brandberg (L) waxay doonaysaa in shaqaalaha dugsiyada barbaarinta ay u soo gudbiyaan warbixin marka carruurta yaryari ay xiran yihiin xijaabka. Qiimaha Batroolka, Naaftada iyo Naaftada biodieslka ayaa hoos loo sii dhigay Isniintii. Hogaamiye kooxeed si caalami ah loo baadi goobayay muddo saddex sano ah, ayaa Jimcihii lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Arlanda.
Wasiirka Arimaha dibada ee Mareykanka oo safaro ku maraya qaar ka mid ah wadamada Afrika. Wasiirku wuxuu xoojinayaa xidhiidhka duwalka Afrikaanka iyo Mareykanka, taas oo keeneysa iney yareyso saameynta siyaasadeed ee Jayniiska. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Buundo laga dhisay maagalada muqdishu Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaaale ayaa xarriga ka jaray buundo loogu tala galay fududeynta isu socodka bulshada guud ahaan iyo gaarhaan ardayda iskoolada degmada waaberi. Buundadan wax dhisay Shirakada a Alburuuj waxaana dhaqalaha badan ku bixiye shirkada hormuud oo codsigeeyna aqbashay Iskaashiga Ururada Bulshada Rayidka iyo Hay'adaha Dowladda.Shirakan oo labomaalin ka so day hotel jasiro ayaa looga Hadley doorka wadashqeyn hayadaha dowlada iyo hayadaha bulshada oo kala ah ganacsiyada iyo NGO ya da ka holgalo dalka waxan kasoo baxay baaq in lafuro wadiiqo ay ku wada xaririan bulshada rayidkai yo dowlada Haweeynka ku baaqay xabadjoojin deg deg ah gagalka ka socod degmad cadale Haweyn kulan ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa baaq nabadeed u direy beelaha ku dagaalamaya gobolka Shabeellaha Dhexe. Waxaan leenahay halajoojiyo colaada cadale. Waxaan idiinwadan fataxo gabdhaha abgaal. Waxaan maqalnay wax xun oo aan loo dulqadankarin. Guryaheyn kuma noqoneynmeyno ilaa aad nabad ka dhalisan. Dayactir iyo Dhimaha garoonka Diyaarada ee Xudur Maamulka dowlad gobeldka kofur galbeed oo bilabay dhismah iyo daycatirka garonkadiyaaradaha ee degmada xudur caasiamda gobolka bakool Wasiirka wasaarada duulista hwada iyo gadiidka dhulka dowlad goboledka koofur galbeed Xasan Mudane cabdi nuur Xasan ( Xasan aalbaro) iyo Wsiirka wasaarada hoowlaha guud iyo guryeenta cabdi cabdulahi ( diktoor goo ) ayaa ka warbxiye dhismah garonka xudur Dad tahriibayaal maxbiis ku ah dalka liibyo oo dalka dib loogu sooceliye Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta Dalka Ku soo celisay 100 muwaadiniin oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya. Arintaan ayaa waxaa ka shqeey ergyaga arimah muhajiritna iyo caruruta iyo safirka Somalia u fadhiya dalka libaya. Qarkamid dadk dib loo soocleiye ayaa mujiye dareen wadniyed oo qiiro geliye dadka eraborka jogay. 52 xamar aya lakney 48 kalen Somali land iyo deganokale loo qaday.Support the show
Support the show
Wasiirka arimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya Ahmed Macali Fiqi, ayaa si adag u beeniyey sheegashooyinka Alshabaab ee ahaa in ay deegaanka Cawsweyne ee gobalka Galguduud weerar ay ka geysteen in ay jab gaadhsiiyeen Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed.
Meydka will la weysanaa tan iyo bishii Luulyo oo jimcihii laga helay Upplands bro waqooyiga Stockholm. Wasiirka arrimaha dibedda Sweden oo ka hadlay wararka dhimashada hoggaamiyaha kooxda Ruushka ee Wagner. Mid ka mid ah shilalka ka dhaca wadada ay ku dhinteen 5 qof ee u dhaxeysa Skara iyo Falköping oo la sheegay in gawaarida xamuulka ku lug leeyihiin.
Wasiirka arrimaha SwedenTobias Billström ayaa la hadlay inta badan wasiiradda arrimaha dibedda ee dalalka ururka iskaashiga Islaamka ka hor kullan wasiiradaasi maanta isugu imaanaya ee ka hadlida gubida Quraanka. Degmooyinka oo imminka la saaray dadaaladda ka hortaga dambiyadda. Cimilada roobka iyo dabeysha oo hoos u dhigay sicirka korontada
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan kaga hadlaynaa u diyaargarowga masiibooyinka iyo la qabsiga cimilada ee Soomaaliya, ka hor xuska Maalinta Caalamiga ee Deegaanka. Waraysiga ugu horeeya, Nasra Maxamuud, oo ah sarkaal la-qabsiga cimilada oo ka tirsan Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP), ayaa nooga warrantay masiibooyinka dabiiciga ah, xiriirka ay la leeyihiin isbeddelka cimilada iyo sida ay QM ula shaqaynayso Dawladda Federaalka ee Soomaliya iyo dawlad-goboleedyada xubnaha ka ah, si kor loogu qaado u diyaar-garowga masiibooyinka. Marwo Nasra Maxamuud, waxa kale oo ay ka hadlaysaa saamaynta ay masiibooyinka dabiiciga ahi ku leeyihiin noolasha iyo hab-nololeedkii soo jireenka ahaa ee Soomaaliya. Qeybta labaad ee barnaamijka, Wasiirka arrimaha Bini'aadantinimada iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdinaasir Caruush, ayaa warbixin guud ka bixinaya sida ay xaaladu tahay iyo tallaabooyinka ay qaadeen ee looga hortagayo masiibooyinka ee deegaannada Koonfur Galbeed. Barnaamijka oo ku baxaya afka Soomaaliga waxaa soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed, waxaana rajaynaynaa in aad nala wadaagto fikradahaaga ku saabsan saamaynta ay masiibooyinka dabiiciga ahi ku leeyihiin noolasha iyo hab-nololeedkii soo jireenka ahaa ee Soomaaliya. Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ------------------ Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ------------------- ------------------- This week on Tubta Nabadda, we discuss disaster preparedness and climate adaptation in Somalia, ahead of World Environment Day. In our first interview, Nasta Mohamud, a climate adaptation officer with the UN Development Programme, tell us about natural disasters, their links to climate change and how the UN is working with Somali federal and state authorities to enhance disaster preparedness. Ms. Mohamud also talks about the impact of natural disasters on livelihoods and traditional ways of life in Somalia. In the second part of the programme, South West State's Minister of Humanitarian Affairs and Disaster Management, Abdinasir Arush, gives an overview of the situation and steps taken in response to climate shocks in South West State. The programme is presented in the Somali language by Ali Gutale and Fathi Mohamed. And we hope you can share your thoughts on the impact of natural disasters on livelihoods and traditional ways of life in Somalia.
Madaxa kooxda kubadda cagta AIK oo is casilay. Wasiirka arrimaha dibedda Turkiga oo ka bbaqday kullanka Nato ee Oslo oo la filayay in ay isku arkaan dhigiisa Sweden Tobias Billström. Bandhiga buugagta Rinkeby oo la qabtay markii ugu horreeysay wixii ka dambeeyay sannadkii 2007.
Wasiirka arrimmaha dibadda Sweden Tobias Billström oo ka faallooday tallaabadii dalka Ruushku ku kacay. Ku hadalka mobaaylka bulshada Sweden oo markii ugu horreeysay sannadka tagay hoos u dhacay 6 boqolkiiba. Cabsi dhanka ammaanka ah oo soo wajahday kaniisadda Pingst-iga kadib markii laba nin oo walaalo ah oo qorsheeynayay weerar lagu qaado kaniisad iswiidhish ah lagu qabtay dalka Jarmalka.
Wasiirka arrimmaha dibadda Iswiidhen Tobias Billström ayaa doonaya inuu ururka Midowga Yurub u aqoonsado argagixiso ciidanka Ruushka ee lagu magacaabo Wegner. Oorso iyo yees nabad ku kulmay oo weliba hab isa siiyey intii aaney kala tegin. Ilmo 14 jirro ah oo loo isticmaaley rabshadihii toogashooyinka ee gilgiley Stockholm qaboobihii.
Wasiirka arrimmaha dibadda Iswiidhen oo xoogaa ka rajo dhigay ka mid noqoshada gaashaanbuurta Nato bilahan soo socda, islamarkaana wax ka bedelay ereyadiisii. Waxaa sannadkii tagay kor u kacday tirada rabshadaha toogashooyinka ee dhimashada sababa, marka loo barbardhigo sannadkii ka sii horreeyey, sida ay sheegtay hayadda ka hortagidda dembiyada ee Brå. Xiise ballaaran iyo sugitaan loo qabay daawashada filinka "Baarihii Beledweyne.
Wasiirka arrimaha dibedda Sweden oo soo dhoweeyay hadal ka soo yeeray dhigiisa Turkiga. Dowladda oo xil dheeri ah iska saari doonta daryeeka dhallaanka iyo dhalinta ee BUP iyo Misaajid ku yaalla Uppsala oociyaaro u qabta dhallinta sabti walba
Wasiirka caddaaladda Iswiidhen oo ku baaqay in midowga Yurub iska kaashado kooxaha abaabulan ee dambiyadda. Koox arbushaad ama jabsi ka fulisa internetka oo turki ah oo u goodisay Iswiiden iyo Ciyaar semifinal oo caawa wada ey wada ciyaari doonaan Fransiiska iyo Iswiidhen sagaalka fiidnimo.
warasiir ka cadaalada soomaaliya mudane Xasan macalin ayaa waraysi dheer siiyay Wariye Mohamed Haraare.Support the show
Hayadda kormeerka dhaqaalaha ayaa sahlaysa xeerarka si qaxootiga loogu sahlo inay yeeshaan akawn ama koonto bangi. Faafidda covid-19 ayaa kor u kacaya dalka dhammaantii, sida laga soo xigtay jaamicadda beeraha oo saamaysay tijaabo ku samaysay bullaacadaha. Wasiirka arrimaha dibadda Sweden Tobias Billström ayaa maanta booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga, si ay dhiggiisa Turkiga Mevlüt Çavuolu, uga wada hadlaan geeddi socodka ku biiridda Sweden ee Nato.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maxkamadda degmada Lund ee nawaaxiga Skåne ayaa xukun sannad ah ku riday aabbe lagu soo eedeeyey inuu gabar uu dhalay u geeystay jirdil. Ninkan la xukumay ayaa ka mid ah iimaammada ugu cadcad Iswiidhen ee aaminsan madhabta salafiyada, hase yeeshee iska dheereeyey dembiyada lagu soo oogey.Wasiirka arrimmaha dibadda dalka Turkiga Mevlut Cavusoglu oo ka falceliyay go'aankii maxkamadda sare Iswiidhen ay ku joojisay in suxufi turki ah loo gacangeliyo dalkaasi.Xilliyada fasaxa Kirismaska iyo kalaguurka sannadka iyo dhallaanka oysaska danyarta.
Wasiirka arrimmaha dibadda Iswiidhen Tobias Billström (M) oo ey weheliyaan wasiirrada dhiggiisa ee waddammada noordiska iyo baltig-ga ayaa booqasho ku tagay Kiev. Xukuumadda dalka Hungeriya ayaa ictiraaftay ka mid noqoshada waddammada Iswiidhen iyo Finland gaashaanbuurta Nato, Johan Pehrson oo hore u ahaa Sii hayihii hoggaanka xisbiga Liberalerna, islamarkaana ah wasiirka isdhexgalka iyo suuqa shaqada ee xukuumadda Sweden, ayaa sabtidii si rasmi ah loogu doortay xilka hoggaanka xisbiga.
Wasiirka arrimaha dibadda Sweden Tobias Billström ayaa sheegay in Sweden ay garab taagan tahay waddanka Turkiga, ka dib qaraxii argagaxisada ahaa ee lala beegsaday waddankaas axaddii shalay. Maanta waa maalintii ugu dembaysay oo ay tahay in la bixiyo canshuurta baaqiga ah qofkii lagu leeyahay. Ciddi aan bixin canshuurta haraaga ah ee ku waajibtay. Heerkulka oo gaaray heerkii u sarreeyay.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hoggaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson ayaan sannadkan sidoo kale lagu casumin xafladda bixinta billadaha nobeelka oo 10-ka bisha diseembar ka dhici doonta magaalada Istockholm. Wasiirka difaaca cusub ee Iswiidhen Pål Jonson ayaa aaminsan in dowlada cusub ay heysato fursad wanaagsan oo ay ku hirgelin karto codsiga Iswiidhen ee ku biiritaanka gaashaanbuurta NATO marka loo eego fursaddii dowladdii hore iyo gawaari labaatameeyo gaareeysa dab lagu abadsiiyey magaalada Malmö.
Wasiirka warfaafinta Galmudug oo ka war bixiyay arimaha abaaraha iyo dagaalka Al-Shabaab.
Cabbir lagu sameeyey biyaha bulaacadaha ee magaalada Göteborg oo muujiyay heer sarreeya oo caabuqa Corona ah. Wasiirka difaaca Iswiidhen oo sheegay inaanu waxba ka qabin in la soo rogo canshuur lagu maalgeliyo adkeeynta dhismaha difaaca. Guul darraddii xalay qabsatay gabdhaha kubbaada cagta Iswiidhan oo fal celin abuurtay.
Wasiiradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland, Marwo Aamina Osman, ayaa xulka kubadda cagta ee Mudug, casho-sharaf u samaysay, ka dib markii ay kooxda gobolka Karkaar 3-0 kaga badiyeen. Cayaartaa ayaa ka mid ahayd tartanka cayaaraha kubbadda cagta ee gobollada Puntland.
Madaxa xabsiga Hällby oo sheegay in afduubkii shalay uusan aheyn mid qorsheysan. Wasiirka caddaalada oo u mahadnaqay booliska iyo ciidanka Asluubta. Maalmihii tagay oo aaney jirin dad u geeriyooday xanuunka covid 19.
Wasiirka cusub ee socdaalka Australia ayaa hadda ku talo jira in Australia dib loo bilaabo viisayaasha ardayda iyo shaqaale xilliyeedka caalamka ka yimaadda dib loo bilaabo, ka dib markii hore loo joojiyey bilowga COVID-19ka
Wasiirka ganacsiga oo taageero u ballan qaaday ganacstada yar yar, Zlatan oo sii joogaya Milan iyo arday u hanjabtay macalimiinta si ay u helaan shahaado fiican
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Wasiirka iska casilay dawlada Victoria. Dawlada federalka oo ka hadashay nin Australian ah oo dil lagu xukumay dalka China.
Wasiirka ayaa sheegay in haddii ay dadka guryihiina jooga dhahaan ay dad badani macaluul u dhimanayaan.
Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya oo sheegay in ciidanka xoogu tayo leeyihiin
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Wasiirka awqaafta iyo arimaha diinta oo sheegay in markii u horeeyay ay xujaydu fiisooyinka ka qaateen dalka gudihiisa.
Wasiirka socdaalka federalka oo sheegay in isbadalka lagu samaynayo imtixaanka dhalashada sidiisii u taagan tahay - Wasiirka socdaalka federalka oo sheegay in isbadalka lagu samaynayo imtixaanka dhalashada sidiisii u taagan tahay
Wasiirka gaashaandhiga Soomaliya oo la kulmay dhigiisa Talyaaniga - Wasiirka gaashaandhiga Soomaliya oo la kulmay dhigiisa Talyaaniga
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Salaad Omaar oo dafiray inuu qandaraas siiyay qof qaraabo la ah. - Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Salaad Omaar oo dafiray inuu qandaraas siiyay qof qaraabo la ah.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Barnaamijka #TubtaNabadda, waxaan kaga hadleynaa dhismaha golayaasha degmooyinka ee Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Wasiirka arrimaha gudaha KG Max'edNuur Madoobe Nuunow, ayaa nooga waramay ujeedooyinka laga leeyahay golayaashaan iyo haddii ay jiraan kuraas loo qoondeeyey haweenka iyo beelaha laga tirada badan yahay. Waxaan sidoo kale barnaamijka ku wareysan doonaa Guddoomiyaha Dalladda ururada bulshada Rayidka ee Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Baraka, oo ka hadlaya kaalintooda iyo muhiimadda golayaashaan u leeyihiin Soomaaliya. Cali Max'ed Guutale iyo Faado Sheekh Cabdullahi ayaa barnamaijka noo daadihin doona iyadoo dhinaca madadaaladana noogu marti yahay Fannaanka Muxudiin Lamadaarashow. Ka dhageyso Barnaamijka Radio Mogadishu, Radio Kulmiye, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Risala, Radio Adado, Radio GoobJoog or Radio HiranWeyn Beletweyne maanta oo qayb ka noqo barnaamijka. Xasuusnow waad ka qayb gali kartaa adigoo wacaya idaacadaha nala wadaagayo aragtidaada. Haddii uu ku dhaafay barnaamijka halkaan ka dhageyso goor kasta!