===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya====(Somali, Carabi Standard, Carabi, Ta'Izzi Yemeni, Yemeni Carabi, Carabi Ta'izzi-Adeni, Carabi Taa'izzi-Adeni Taa'izzi, Carabi Ta'izz
(Arabic Version)- "Тhere is a Longing in Our Hearts for You, Oh Lord".3gp
“There is a Longing in Our Hearts for You, O! Lord” / هناك شوق داخل قلوبنا لك يا! الرب // 1 KORINTOS : CUTUB 131 Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale. 2 Oo haddaan leeyahay hadiyadda wax sii sheegidda, oo aan garanayo waxyaalaha qarsoon oo dhan iyo aqoonta oo dhan, iyo haddaan leeyahay rumaysadka oo dhan oo aan buuraha ku dhaqaajiyo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ma ihi. 3 Oo wax kastaan leeyahay haddaan bixiyo oo masaakiinta ku quudiyo, iyo haddaan jidhkayga bixiyo in la gubo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ii tari maayo. 4 Jacaylku waa samir badan yahay, waana raxiim, jacaylku ninna ma xasdo, jacaylku ma faano, mana kibro, 5 wax aan u ekayn ma falo, nafsaddiisana wax uma doondoono, mana xanaaqo, sharna kuma fikiro, 6 xaqdarrada kuma farxo, laakiin wuxuu ku farxaa runta. 7 Wax walba wuu u dulqaataa, wax walba wuu rumaystaa, wax walba wuu rajeeyaa, wax walba wuu u adkaystaa. 8 Jacaylku weligii ma idlaado. Hadday wax sii sheegiddii jirto, way baabbi'i doontaa, hadday afaf jiraan way dhammaan doonaan, hadday aqooni jirto way baabbi'i doontaa. 9 Waayo, waxaynu naqaan waa qabyo, oo si qabyo ahaan ah ayaynu wax u sii sheegnaa. 10 Laakiin markii waxa dhammi ay yimaadaan, waxa qabyada ahi way idlaan doonaan. 11 Markaan ilmo yar ahaan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u hadli jiray, sidii ilmo oo kale ayaan wax u garan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u fikiri jiray, laakiinse haatan waxaan noqday nin weyn, oo waxyaalihii carruurnimada waan iska fogeeyey. 12 Haatan si aan caddaan ahayn ayaynu muraayad wax ugu aragnaa, laakiin markaas ka fool ka fool ayaynu wax u arki doonnaa. Hadda si qabyo ahaan ah ayaan wax u garanayaa, laakiin markaas waxaan u garan doonaa sidii la ii gartay. 13 Haddabase waxa waaraa waa saddexdan, rumaysad iyo rajo iyo jacayl; laakiin kuwan waxaa ugu wada weyn jacayl.
"صومالي- "دعوة للتعرف على يسوع شخصياً / "Invitation to Know Jesus Personally" - Somali (Soomaaliga, af Soomaali).3gp
Somali - "Prophets' Story" - "Blood Sacrifice" // "الصومالية - "قصة الأنبياء" - "ذبيحة دموية // 1 KORINTOS -- CUTUB 15 1. Walaalayaalow, waxaan idin ogeysiinayaa injiilka aan idinku wacdiyey, oo aad idinkuna aqbasheen, oo aad ku taagan tihiin, 2 .oo aadna ku badbaaddeen, haddaad xajisaan hadalkii aan idinku wacdiyey, haddaydnan micnela'aan u rumaysan. 3. Waayo, markii ugu horraysay waxaan idiin dhiibay waxaan aniguba helay, oo waxa weeye, Masiixu wuxuu u dhintay dembiyadeenna sida Qorniinku leeyahay, 4. waa la aasay isaga, oo maalintii saddexaad ayaa la sara kiciyey, sida Qorniinku leeyahay. 5. Markaasuu Keeyfas u muuqday, markii dambena laba iyo tobankii. 6. Markaasuu wuxuu mar keliya u muuqday kuwo ka badan shan boqol oo walaalo ah, kuwo weli intoodii badnayd ay hadda joogto, laakiin qaar baa dhintay. 7. Gortaasuu Yacquub u muuqday, markaas rasuullada oo dhan. 8. Markii ugu dambaysayna aniga oo dhicis oo kale ah, ayuu ii muuqday. 9. Waayo, anigu waxaan ahay kan rasuullada u liita oo aan istaahilin in loogu yeedho rasuul, waayo, kiniisadda Ilaah baan silcin jiray. 10. Laakiin Ilaah nimcadiisa ayaan ku ahay waxaan ahayba, oo nimcadiisii lay siiyeyna wax aan waxtar lahayn ma ay noqon, laakiin anigu waxaan u hawshooday si ka badan dhammaantood, anigase ma aha laakiin waa nimcada Ilaah ee ila jirtay. 11. Haddaba ha ahaato aniga ama iyaga, sidaasaannu u wacdinnaa oo idinna u rumaysateen.
===== "أخبار سارة" ، "ترانيم الإنجيل" ، "كلمات الحياة" - اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومال =====
[1]. “CIISE WAA BOQOR” -Waa qasiido Masiixi ah oo cusub oo ay qaadday Fannaanadda codka macaan ee Sucaada Siyaad. This is a new Gospel song by the Somali Gospel singer and evangelist sister Su'ada Siad..3gp
Somali Gospel Song.3gp // أغنية الإنجيل الصومالية // YOOXANAA-- CUTUB 1 1.Bilowgii waxaa jiray Ereyga, Ereyguna wuxuu la jiray Ilaah, Ereyguna wuxuu ahaa Ilaah. 2. Isagu Ilaah buu la jiray bilowgii. 3. Wax walba waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo wixii la sameeyey lama samayn isaga la'aantiis. 4. Isaga waxaa ku jirtay nolol, noloshuna waxay ahayd nuurka dadka. 5. Nuurkuna wuxuu ka ifayaa gudcurka, gudcurkuna kama badin. 6. Waxaa jiray nin xagga Ilaah laga soo diray, magiciisuna wuxuu ahaa Yooxanaa. 7. Isagu wuxuu u yimid markhaati furid, inuu u marag furo nuurka, inay dhammaan xaggiisa ka wada rumaystaan. 8. Isagu nuurka ma uu ahayn, laakiin wuxuu u yimid inuu nuurka u marag furo. 9. Kaasu wuxuu ahaa nuurka runta ah oo iftiimiya nin walba oo dunida yimaada. 10. Wuxuu ku jiray dunida, dunidana waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo duniduna ma ay garanayn isaga. 11. Wuxuu u yimid kuwiisii, kuwiisiina ma ay aqbalin isaga. 12. Laakiin in alla intii aqbashay, wuxuu siiyey amar ay carruurtii Ilaah ku noqdaan, kuwaasu waa kuwii magiciisa rumaystay, 13. oo aan ka dhalan dhiigga, ama doonistii jidhka, ama dad doonistiis, laakiin waxay ka dhasheen Ilaah. 14. Ereyguna jidh buu noqday, oo waa ina dhex joogay, oo waxaannu aragnay ammaantiisii, taas oo ahayd ammaantii u ekayd tan Wiilka keliya ee Aabbaha, ee nimco iyo run ka buuxa.
Jesus is God and Muslim Muhammad By David WOOD.3gp // يسوع هو الله ومحمد مسلم
Somalis who testify that Jesus Christ is Lord.3gp // يشهد الصوماليون أن يسوع المسيح هو الرب
Somali Hymn - U riyaaqa runtii baa timide (Qasiido Masiixi ah).mp4
"الإنجيل الصومالي الإثيوبي أغنية - "انت نور الدنيا / Ethiopan Somali Gospel Song - የአለም ብርሃን ነህ.mp4
Somali - "Jesus Died for Us" / الصومالية - "يسوع مات من أجلنا".mp3
Soomaaliga - "Words of Life" / "الصومال اللغة - "كلمات الحياة
Soomaaliga - "Jesus: Lord and Saviour" / "سوماليجا - "يسوع: رب ومخلص
Soomaaliga Language - "Jesus: Teacher and Healer" / "سوماليجا - "يسوع: المعلم والمعالج
Ack Emmanuel Somali Church Choir / Ack ايمانويل كنيسة الكورال.mp4
Somali Worship - "Spead out our hands" From South Africa.mp4 // العبادة الصومالية - "بسطوا أيدينا" - من جنوب إفريقيا
[2]. "Via Dolorosa" - English and Arabic.3gp // "الإنجليزية والعربية "طريق الآلام //. كورنثوس 15 :: وَأُعَرِّفُكُمْ أَيُّهَا الإِخْوَةُ بِالإِنْجِيلِ الَّذِي بَشَّرْتُكُمْ بِهِ وَقَبِلْتُمُوهُ وَتَقُومُونَ فِيهِ وَبِهِ أَيْضاً تَخْلُصُونَ إِنْ كُنْتُمْ تَذْكُرُونَ أَيُّ كَلاَمٍ بَشَّرْتُكُمْ بِهِ. إِلاَّ إِذَا كُنْتُمْ قَدْ آمَنْتُمْ عَبَثاً! فَإِنَّنِي سَلَّمْتُ إِلَيْكُمْ فِي الأَوَّلِ مَا قَبِلْتُهُ أَنَا أَيْضاً: أَنَّ الْمَسِيحَ مَاتَ مِنْ أَجْلِ خَطَايَانَا حَسَبَ الْكُتُبِ وَأَنَّهُ دُفِنَ وَأَنَّهُ قَامَ فِي الْيَوْمِ الثَّالِثِ حَسَبَ الْكُتُبِ وَأَنَّهُ ظَهَرَ لِصَفَا ثُمَّ لِلِاثْنَيْ عَشَرَ. وَبَعْدَ ذَلِكَ ظَهَرَ دَفْعَةً وَاحِدَةً لأَكْثَرَ مِنْ خَمْسِمِئَةِ أَخٍ أَكْثَرُهُمْ بَاقٍ إِلَى الآنَ. وَلَكِنَّ بَعْضَهُمْ قَدْ رَقَدُوا. وَبَعْدَ ذَلِكَ ظَهَرَ لِيَعْقُوبَ ثُمَّ لِلرُّسُلِ أَجْمَعِينَ. وَآخِرَ الْكُلِّ كَأَنَّهُ لِلسِّقْطِ ظَهَرَ لِي أَنَا. لأَنِّي أَصْغَرُ الرُّسُلِ أَنَا الَّذِي لَسْتُ أَهْلاً لأَنْ أُدْعَى رَسُولاً لأَنِّي اضْطَهَدْتُ كَنِيسَةَ اللهِ. وَلَكِنْ بِنِعْمَةِ اللهِ أَنَا مَا أَنَا وَنِعْمَتُهُ الْمُعْطَاةُ لِي لَمْ تَكُنْ بَاطِلَةً بَلْ أَنَا تَعِبْتُ أَكْثَرَ مِنْهُمْ جَمِيعِهِمْ. وَلَكِنْ لاَ أَنَا بَلْ نِعْمَةُ اللهِ الَّتِي مَعِي. فَسَوَاءٌ أَنَا أَمْ أُولَئِكَ هَكَذَا نَكْرِزُ وَهَكَذَا آمَنْتُمْ. وَلَكِنْ إِنْ كَانَ الْمَسِيحُ يُكْرَزُ بِهِ أَنَّهُ قَامَ مِنَ الأَمْوَاتِ فَكَيْفَ يَقُولُ قَوْمٌ بَيْنَكُمْ إِنْ لَيْسَ قِيَامَةُ أَمْوَاتٍ؟ فَإِنْ لَمْ تَكُنْ قِيَامَةُ أَمْوَاتٍ فَلاَ يَكُونُ الْمَسِيحُ قَدْ قَامَ! وَإِنْ لَمْ يَكُنِ الْمَسِيحُ قَدْ قَامَ فَبَاطِلَةٌ كِرَازَتُنَا وَبَاطِلٌ أَيْضاً إِيمَانُكُمْ وَنُوجَدُ نَحْنُ أَيْضاً شُهُودَ زُورٍ لِلَّهِ لأَنَّنَا شَهِدْنَا مِنْ جِهَةِ اللهِ أَنَّهُ أَقَامَ الْمَسِيحَ وَهُوَ لَمْ يُقِمْهُ - إِنْ كَانَ الْمَوْتَى لاَ يَقُومُونَ. لأَنَّهُ إِنْ كَانَ الْمَوْتَى لاَ يَقُومُونَ فَلاَ يَكُونُ الْمَسِيحُ قَدْ قَامَ. وَإِنْ لَمْ يَكُنِ الْمَسِيحُ قَدْ قَامَ فَبَاطِلٌ إِيمَانُكُمْ. أَنْتُمْ بَعْدُ فِي خَطَايَاكُمْ! إِذاً الَّذِينَ رَقَدُوا فِي الْمَسِيحِ أَيْضاً هَلَكُوا!
Beautiful Christian Arabic Song.3gp // أغنية عربية مسيحية جميلة. //.
Standard Arbic Gospel Song - "Show Me You Glory" - "ترنيمة يسوع المسيح أبن الله الوحيد - شريط اريني مجدك"
Arabic Easter Hymn.3gp // العربية الفصح ترنيمة. // كورنثوس 15 : وَأُعَرِّفُكُمْ أَيُّهَا الإِخْوَةُ بِالإِنْجِيلِ الَّذِي بَشَّرْتُكُمْ بِهِ وَقَبِلْتُمُوهُ وَتَقُومُونَ فِيهِ وَبِهِ أَيْضاً تَخْلُصُونَ إِنْ كُنْتُمْ تَذْكُرُونَ أَيُّ كَلاَمٍ بَشَّرْتُكُمْ بِهِ. إِلاَّ إِذَا كُنْتُمْ قَدْ آمَنْتُمْ عَبَثاً! فَإِنَّنِي سَلَّمْتُ إِلَيْكُمْ فِي الأَوَّلِ مَا قَبِلْتُهُ أَنَا أَيْضاً: أَنَّ الْمَسِيحَ مَاتَ مِنْ أَجْلِ خَطَايَانَا حَسَبَ الْكُتُبِ وَأَنَّهُ دُفِنَ وَأَنَّهُ قَامَ فِي الْيَوْمِ الثَّالِثِ حَسَبَ الْكُتُبِ وَأَنَّهُ ظَهَرَ لِصَفَا ثُمَّ لِلِاثْنَيْ عَشَرَ. وَبَعْدَ ذَلِكَ ظَهَرَ دَفْعَةً وَاحِدَةً لأَكْثَرَ مِنْ خَمْسِمِئَةِ أَخٍ أَكْثَرُهُمْ بَاقٍ إِلَى الآنَ. وَلَكِنَّ بَعْضَهُمْ قَدْ رَقَدُوا. وَبَعْدَ ذَلِكَ ظَهَرَ لِيَعْقُوبَ ثُمَّ لِلرُّسُلِ أَجْمَعِينَ. وَآخِرَ الْكُلِّ كَأَنَّهُ لِلسِّقْطِ ظَهَرَ لِي أَنَا. لأَنِّي أَصْغَرُ الرُّسُلِ أَنَا الَّذِي لَسْتُ أَهْلاً لأَنْ أُدْعَى رَسُولاً لأَنِّي اضْطَهَدْتُ كَنِيسَةَ اللهِ. وَلَكِنْ بِنِعْمَةِ اللهِ أَنَا مَا أَنَا وَنِعْمَتُهُ الْمُعْطَاةُ لِي لَمْ تَكُنْ بَاطِلَةً بَلْ أَنَا تَعِبْتُ أَكْثَرَ مِنْهُمْ جَمِيعِهِمْ. وَلَكِنْ لاَ أَنَا بَلْ نِعْمَةُ اللهِ الَّتِي مَعِي. فَسَوَاءٌ أَنَا أَمْ أُولَئِكَ هَكَذَا نَكْرِزُ وَهَكَذَا آمَنْتُمْ. وَلَكِنْ إِنْ كَانَ الْمَسِيحُ يُكْرَزُ بِهِ أَنَّهُ قَامَ مِنَ الأَمْوَاتِ فَكَيْفَ يَقُولُ قَوْمٌ بَيْنَكُمْ إِنْ لَيْسَ قِيَامَةُ أَمْوَاتٍ؟ فَإِنْ لَمْ تَكُنْ قِيَامَةُ أَمْوَاتٍ فَلاَ يَكُونُ الْمَسِيحُ قَدْ قَامَ! وَإِنْ لَمْ يَكُنِ الْمَسِيحُ قَدْ قَامَ فَبَاطِلَةٌ كِرَازَتُنَا وَبَاطِلٌ أَيْضاً إِيمَانُكُمْ وَنُوجَدُ نَحْنُ أَيْضاً شُهُودَ زُورٍ لِلَّهِ لأَنَّنَا شَهِدْنَا مِنْ جِهَةِ اللهِ أَنَّهُ أَقَامَ الْمَسِيحَ وَهُوَ لَمْ يُقِمْهُ - إِنْ كَانَ الْمَوْتَى لاَ يَقُومُونَ. لأَنَّهُ إِنْ كَانَ الْمَوْتَى لاَ يَقُومُونَ فَلاَ يَكُونُ الْمَسِيحُ قَدْ قَامَ. وَإِنْ لَمْ يَكُنِ الْمَسِيحُ قَدْ قَامَ فَبَاطِلٌ إِيمَانُكُمْ. أَنْتُمْ بَعْدُ فِي خَطَايَاكُمْ! إِذاً الَّذِينَ رَقَدُوا فِي الْمَسِيحِ أَيْضاً هَلَكُوا
Arabic Standard - "Invitation to Know Jesus Personally" // "المواصفة القياسية العربية - "دعوة للتعرف على يسوع شخصيًا
Standard Arabic - "Questions Arabs Have About the Christians".3gp / "العربية اساسي - "العرب لديهم أسئلة حول المسيحيين
Arabic Standard - "The Lost Son" / اللغة العربية الفصحى - الابن الضال.mp3 // الفصل: 1 1 في البدء كان الكلمة والكلمة كان عند الله وكان الكلمة الله. 2 هذا كان في البدء عند الله. 3 كل شيء به كان وبغيره لم يكن شيء مما كان. 4 فيه كانت الحياة والحياة كانت نور الناس. 5 والنور يضيء في الظلمة والظلمة لم تدركه 6 كان انسان مرسل من الله اسمه يوحنا. 7 هذا جاء للشهادة ليشهد للنور لكي يؤمن الكل بواسطته. 8 لم يكن هو النور بل ليشهد للنور. 9 كان النور الحقيقي الذي ينير كل انسان آتيا الى العالم. 10 كان في العالم وكوّن العالم به ولم يعرفه العالم. 11 الى خاصته جاء وخاصته لم تقبله. 12 واما كل الذين قبلوه فاعطاهم سلطانا ان يصيروا اولاد الله اي المؤمنون باسمه. 13 الذين ولدوا ليس من دم ولا من مشيئة جسد ولا من مشيئة رجل بل من الله 14 والكلمة صار جسدا وحلّ بيننا ورأينا مجده مجدا كما لوحيد من الآب مملوءا نعمة وحقا. 15 يوحنا شهد له ونادى قائلا هذا هو الذي قلت عنه ان الذي يأتي بعدي صار قدامي لانه كان قبلي. 16 ومن ملئه نحن جميعا اخذنا. ونعمة فوق نعمة. 17 لان الناموس بموسى اعطي. اما النعمة والحق فبيسوع المسيح صارا. 18 الله لم يره احد قط. الابن الوحيد الذي هو في حضن الآب هو خبّر
Standard Arabic - "Prophets' Story" - "Blood Sacrifice".3gp // اللغة العربية الفصحى - قصص الأنبياء "-" التضحية بالدماء " // The Holy Books and Scriptures tell us many stories, but one story weaves them together. The Prophets' Story takes us on a journey through the lives of several of these prophets and highlights their common message.
Standard Arabic - "Good News" / " اساسي العربية - "الأخبار السارة" - "الأخبار السارة
Standard Arabic - “Jesus:Lord and Saviour” / "اللغة العربية اساسي - "يسوع: الرب والمخلص. // ١ كورنثوس 131 ان كنت اتكلم بألسنة الناس والملائكة ولكن ليس لي محبة فقد صرت نحاسا يطن او صنجا يرن. 2 وان كانت لي نبوة واعلم جميع الاسرار وكل علم وان كان لي كل الايمان حتى انقل الجبال ولكن ليس لي محبة فلست شيئا. 3 وان اطعمت كل اموالي وان سلمت جسدي حتى احترق ولكن ليس لي محبة فلا انتفع شيئا. 4 المحبة تتأنى وترفق. المحبة لا تحسد. المحبة لا تتفاخر ولا تنتفخ 5 ولا تقبح ولا تطلب ما لنفسها ولا تحتد ولا تظن السوء 6 ولا تفرح بالاثم بل تفرح بالحق 7 وتحتمل كل شيء وتصدق كل شيء وترجو كل شيء وتصبر على كل شيء. 8 المحبة لا تسقط ابدا. واما النبوات فستبطل والألسنة فستنتهي والعلم فسيبطل. 9 لاننا نعلم بعض العلم ونتنبأ بعض التنبوء. 10 ولكن متى جاء الكامل فحينئذ يبطل ما هو بعض. 11 لما كنت طفلا كطفل كنت اتكلم وكطفل كنت افطن وكطفل كنت افتكر. ولكن لما صرت رجلا ابطلت ما للطفل. 12 فاننا ننظر الآن في مرآة في لغز لكن حينئذ وجها لوجه. الآن اعرف بعض المعرفة لكن حينئذ ساعرف كما عرفت. 13 اما الآن فيثبت الايمان والرجاء والمحبة هذه الثلاثة ولكن اعظمهن المحبة
Standard Arabic - ”Jesus: Teacher and Healer“ / "العربية اساسي - "يسوع: المعلم والمعالج
[3]. Arabic, Ta'Izzi Yemeni - Invitation to Know Jesus Personally" // "عربي - "دعوة للتعرف على المسيح شخصياً ،Ta'Izzi يمني
Yemeni Arabic Gospel Song- "You Came for Me".3gp // "أغنية الإنجيل العربية اليمنية - "جئت لي
Arabic Yemeni Worship - "Listern, My Family and my People".3gp - إسمعوا يا أهلي وناسي.
Yemeni Arabic Christian Song - "Take me with You" .3gp / "اغنية يمنية عربية مسيحية - "خذيني معك
Arabic Ta'izzi-Adeni - "The Two Roads" / "الطريقان" - Ta'izzi-Adeni عربي
"البيت على الصخرة" - Ta'izzi-Adeni Ta'izzi عربي / "The House on the Rock ".mp3
Arabic Ta'izzi-Adeni Adeni - "Words of Life".3gp / "كلمات من الحياة" - Ta'izzi-Adeni Adeni العربية
Arabic Ta'izzi-Adeni - "Good News" / "الأخبار السارة" - Ta'izzi-Adeni العربية
Arabic Ta'izzi-Adeni Ta'izzi - "Words of Life 2" / "كلمات الحياة 2" - Ta'izzi (Adeni Ta'izzi) العربية
[4]. "Via Dolorosa" - "Painful Path" - Jesus' Passion.3gp / مؤلم طريق " - يسوع' شغف "
English - "Invitation to Know Jesus Personally" / "اللغة الإنجليزية - "دعوة للتعرف على يسوع شخصياً
English Gospel Song - “As the Deer Pants for the Water” / "نشيد الإنجيل الإنجليزي - "مثل الغزلان سروال الماء".mp4
English Hymn - "Table of Plenty" // "ترنيمة إنجليزية - "جدول الوفرة.mp4
"Jesus, Keep Me Near the Cross" - English Hymn // يسوع, احفظني بالقرب من الصليب (Hymn Charts with Lyrics, Contemporary)
English(British) - "Can God Forgive Me?" / "الإنجليزية (بريطاني) - "هل يغفر الله لي؟ .3gp
English(East Africa) - "Beginning with GOD" / "الإنجليزية (شرق أفريقيا) - "بداية بالله
English(East Africa) - "Jesus: Lord and Saviour" / "الإنجليزية (شرق إفريقيا) - "يسوع: الرب والمخلص // 1 Corinthians:Chapter 131 Corinthians:Chapter 13 | 1. If I speak with the tongues of men, and of angels, and have not charity, I am become as sounding brass, or a tinkling cymbal. 2. And if I should have prophecy and should know all mysteries, and all knowledge, and if I should have all faith, so that I could remove mountains, and have not charity, I am nothing. 3. And if I should distribute all my goods to feed the poor, and if I should deliver my body to be burned, and have not charity, it profiteth me nothing. 4. Charity is patient, is kind: charity envieth not, dealeth not perversely; is not puffed up; 5. Is not ambitious, seeketh not her own, is not provoked to anger, thinketh no evil; 6..Rejoiceth not in iniquity, but rejoiceth with the truth; 7. Beareth all things, believeth all things, hopeth all things, endureth all things. 8. Charity never falleth away: whether prophecies shall be made void, or tongues shall cease, or knowledge shall be destroyed. 9. For we know in part, and we prophesy in part. 10. But when that which is perfect is come, that which is in part shall be done away. 11. When I was a child, I spoke as a child, I understood as a child, I thought as a child. But, when I became a man, I put away the things of a child. 12. We see now through a glass in a dark manner; but then face to face. Now I know in part; but then I shall know even as I am known. 13. And now there remain faith, hope, and charity, these three: but the greatest of these is charity.
English(East Africa) - "Jesus: Teacher and Healer" / "الإنجليزية (شرق أفريقيا) - "يسوع: المعلم والشافي
[5]. "invitation to Know Jesus Personally" (For Rahanweyn and Bantu in Somalia) / "دعوة للتعرف يسوع شخصيا" - Maay لغة .
Maay(Rahanweyn) - "The Two Roads" / "الطريقان" - Maay لغة
"Good News" - Maay(Rahanween) / "أخبار جيدة" - Maay لغة
"Beginning with God" - Maay(Rahanwen) / "بداية مع الله" - Maay لغة
"Jesus: Lord and Saviour" - Maay(Rahanwen) / "يسوع: الرب والمخلص" - Maay لغة