Kabasho

Follow Kabasho
Share on
Copy link to clipboard

Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨

Hamda Hussein


    • Jun 27, 2025 LATEST EPISODE
    • infrequent NEW EPISODES
    • 31m AVG DURATION
    • 57 EPISODES


    Search for episodes from Kabasho with a specific topic:

    Latest episodes from Kabasho

    Ep:5; Hypochondria| Ka Cabsashada Cudurrada

    Play Episode Listen Later Jun 27, 2025 40:48


    Ep:4; Paranoia| Buufis

    Play Episode Listen Later Feb 23, 2025 40:04


    Waligaa ma iswaydiisay 'Buufiska' ama 'Bacdu' wax ay tahay? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa. Dhagaysi wanaagsan.

    Ep:3; Neutralising Anxious Thoughts| Badhxidda Afkaaraha Cabsida

    Play Episode Listen Later Feb 3, 2025 28:24


    'Sidee ayaan u badhxi karaa dareemmadayda cabsida ku qotoma?' ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.

    Ep:2; The Power of Positive Affirmations| Awoodda Erayada Togan

    Play Episode Listen Later Jan 22, 2025 29:35


    Erayadu aynu adeegsannaa saamayn maku leeyihiin caafimaadka-dhimirkeenna ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. 

    Ep:1; Self-Stigma |Summad-Ceebeed

    Play Episode Listen Later Sep 7, 2024 26:39


    Weli ma Iswaydiisay su'aasha ah 'maxay ayay dadku caawimo u dalban waayaan marka ay maskaxdoodu u baahato'? xilqaddan ayaynu kaga jawaabi doonnaa wax ka mid ah waxyaabaha dadka ka hor istaaga inay maskaxdooda u hiiliyaan.

    HORDHAC:Season 2

    Play Episode Listen Later Aug 22, 2024 2:18


    Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back

    Play Episode Listen Later Aug 15, 2023 35:43


    Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid.Dhagaysi wacan.

    Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma Bonding

    Play Episode Listen Later Jul 8, 2023 47:53


    Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi. Dhagaysi wanaagsan.

    Ep:48; Darreemmo- Ku Hafasho |Sensory Overload

    Play Episode Listen Later Jun 26, 2023 33:43


    Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada? Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan

    Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation| Kabasho|

    Play Episode Listen Later Jun 6, 2023 45:20


    Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada. Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan.

    Episode 46: Cuqdadda Hoosaynta Q:2aad;Inferiority Complex| Kabasho|

    Play Episode Listen Later May 25, 2023 37:49


    Waa Qaybtii 2aad ee Cuqdadda Hoosaynta. Dhagaysi wanaagsan . --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ep:45; Cuqdadda Hoosaynta |Inferior Complex

    Play Episode Listen Later May 4, 2023 37:01


    Cuqadadda Hoosayntu 'Inferiority Complex' waa maxay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa . Dhagaysi wanaagsan --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ep:44; Darroor Dareemeed |Emotional Leakage

    Play Episode Listen Later Mar 1, 2023 30:50


    Bani'aadamku ma darroori karaa dareen ahaan? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashan. Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:43; Naf Ka Shakiyid |Self-Doubt

    Play Episode Listen Later Feb 20, 2023 38:21


    Weli awoodahaaga qofeed , wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:42; Qunyar Noolaanshiyo |Slow Living

    Play Episode Listen Later Feb 15, 2023 28:44


    Weli ma maqashay mabda'a 'Qunyar Noolaanshiyaha' , ma noolaan kartaa qunyar iyada oo aanay jirin wax ku dedejinayaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa waxa uu yahay Qunyar-Noolaanshiyuhu. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:41; Dad-Raalli Gelin |People Pleasing

    Play Episode Listen Later Jan 23, 2023 43:42


    Weli ma Is waydiisay dhaqanka dad iska gadista/dhaadhicintu meesha uu kasoo raaco dadka, sifaha ay yeeshaan dadka lihi iyo sida loge gudbi karo? Xilqaddan ayaad ku baranaysaa bi'dniLaah. Dhagaysi Iyo Dhaqan Gelin Wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:40; Naf-Saamixid |Self-forgiveness

    Play Episode Listen Later Jan 7, 2023 33:18


    Weligaa ma doontay inaad naftaada saamaxdid? ma iswaydiisay halkee ayaan ka bilaabaa? xilqaddani waxay kaaga jawaabaysaa su'aalo laga yaabo inaad jawaab u la'ayd. Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:39; Dhiig-bax Dareen |Emotional Bleeding

    Play Episode Listen Later Dec 27, 2022 32:44


    Weligaa ma maqashay qofbaa dareen ahaan u dhiig-baxay? xilqaddan ayaynu isku waydiinayaa waxa uu yahay dhiig-baxa dareen. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:38; Cabsida Geerida |Thanatophobia

    Play Episode Listen Later Dec 22, 2022 40:49


    Sidee ayaan uga bixi karaa cabsida daran ee geerida ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:37; La dhaqmidda hubanti la'aanta |Dealing With Uncertainty

    Play Episode Listen Later Dec 9, 2022 31:24


    Tabo iyo xeelado kaa caawin kara la dhaqanka hubanti la'aanta ayaad xilqaddan ka faa'iidaysaa bi'dniLaah. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:36; Fikradaha Taban |Intrusive Thoughts

    Play Episode Listen Later Nov 12, 2022 35:45


    Fikradaha maanka kusoo dhaca kuwooda khalalka qofka geliya ayaynu kaga hadlaynaa xilqaddan. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:35; Ka kabashada Dhibta Waalidka Is-xambaarsanaha Ah | Healing from Parental Narcissistic Abuse

    Play Episode Listen Later Nov 4, 2022 40:19


    Waalidkaygu haddii uu Is-xambaarsane yahay maxaan ka yeelaa? Su'aashan ayaynu xilqaddan kaga jawaabaynaa. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:34; Ka kabashada Dhibta Is-xambaarsanaha | Healing from Narcissistic Abuse

    Play Episode Listen Later Oct 29, 2022 43:04


    Tallaabooyinka ka kabashada dhibta Is-xambaarsanaha ayaynu xilqaddan ku qaadaa-dhigaynaa. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:33; Is-xambaarsanaanta Iyo Waalidnimada | ;Parental Narcissism

    Play Episode Listen Later Oct 22, 2022 28:48


    Waalidku Isxambaarsane ma noqon karaa ayaynu kaga jawaabaynaa Xilqaddan. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:32; Xeeladaha Is-xambaarsanaha |Narcissistic Tactics

    Play Episode Listen Later Oct 14, 2022 37:18


    Wax ka baro xeeladaha dadka Is-xambaarsanaayaasha ah. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:31; Narcissism In relationships |Is-xambaarsanaanta Iyo Xidhiidhada |

    Play Episode Listen Later Oct 14, 2022 16:34


    Sidee ayay u dhaqmaan is-xambaarsanayaashu xilliyada ay xidhiidhada ku jiraan? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi Wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:30; Is-xambaarsanaan |Narcissism

    Play Episode Listen Later Sep 24, 2022 31:59


    Weli ma iswaydiisay Is-xambaarsanaanta |Narcissism-ku waxa uu yahay? xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashaas misana ku baranaynaa shakhsiyidda noocaas ah calaamadaheeda iyo waxa sameeya dhaqankeeda. Dhagaysi wanaagsan --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:29; Dareen-Habaabin |Emotional Manipulation

    Play Episode Listen Later Aug 27, 2022 37:03


    Weli dareenkaaga mala habaabiyay? Maxay ayaad dareentay? maxaa lagu gartaa qofka dareenka habaabinaya? xilqaddan waxaynu kaga jawaabaynaa su'aalahan iyo kuwo kale. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:28; Xuduudaha Goobta Shaqada |Setting Boundaries At Work

    Play Episode Listen Later Aug 19, 2022 34:04


    Sideen u samaystaa Xuduudo -Shaqeed ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:27; Xuduudo Dareemeed |Emotional Boundaries

    Play Episode Listen Later Aug 7, 2022 29:03


    Weli ma is waydiisay waxaad mar walba u niyad jabsantahay, uga daallantahay gudaha,u dareensantahay in aan lagu qiimaynayn? malaga yaabaa inaanad xuduudo dareemeed lahayn? Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan

    Ep:26; Xuduudo Samaysi |Setting Boundaries

    Play Episode Listen Later Jul 29, 2022 34:24


    Waa maxay samaysiga xuduudaha-qofeed? maxaynu se ugu baahannahay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa. Dhagaysi wanaagsan

    Ep:25; Dhalanteedka Dhamaystiranka (Q:2aad)|Perfectionism

    Play Episode Listen Later Jul 22, 2022 21:42


    Xilqaddan waxaynu kaga hadlaynaa siyayaabaha loo yarayn karo ama looga guulaysan karo Dhalanteedka-Dhammasytiranka. Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan

    Ep:24; Dhalanteedka Dhamaystiranka|Perfectionism

    Play Episode Listen Later Jul 15, 2022 37:30


    'Waa maxay Dhalanteedka Dhammaystiranku'? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan

    Ep:23; Bahdilaad|Bullying

    Play Episode Listen Later Jul 1, 2022 38:30


    Xilqaddan waxaynu isla qaadaa-dhigaynaa 'bahdilaadda' , noocyadeeda iyo wajiyada kala duwan ee ay u dhacdo. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:22; Dareemada Ceebta |Feelings of Shame

    Play Episode Listen Later Jun 24, 2022 32:52


    Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa sida loola dhaqmo dareemada ceebta iyo dhaqamada ka dhasha labadaba. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.

    Ep:21; Baqdinta dad dhexgalka |Social Anxiety

    Play Episode Listen Later Jun 17, 2022 36:31


    Weligaa ma dareentay in baqdincabsi ba'ani ku hadhayso marka aad is tiraahdo dadka dhexgal, madal tag ama meel lagaaga yeedho ay dadku ku badanyihiin? xilqaddan waxaad ku fahmaysaa meesha cabsidaasi kasoo unkamayso iyo qaababka aad u dumin karto ee uga xoroobi karto. Dhagsi iyo dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:20; Urugada Geerida Dabadeed |Grief after Death

    Play Episode Listen Later Jun 12, 2022 45:13


    Sidee ayaan u urugoodaa kadib marka qof aan jeclahay i cidleeyo, sideense u kala gartaa dareemada caafimaadka qaba iyo kuwa aan caafimaadka qabin ee ila hadhaya? Su'aalahan ayaan kaga jawaabayaa xilqaddan. dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:19; Urugo|Grief

    Play Episode Listen Later Jun 3, 2022 35:25


    Xilqaddan waxaynu isla qaadaa-dhigaynayaa dareenka 'urugada' saamayntiisa iyo sida loola dhaqmo. Dhagaysi wanaagsan ✨ --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:18; Ogaal-Neefsasho|Mindful Breathing

    Play Episode Listen Later May 21, 2022 36:03


    Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa waxa loo yaqaanno 'Ogaal-Neefsashada' faa'iidooyinkeeda iyo sida loo sameeyo. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan

    Ep:17; Tabnaanshiyaha Jidheed|Body Dysmorphic Disorder (BDD)

    Play Episode Listen Later May 13, 2022 33:37


    Xilqaddan waxaynu ku lafa guraynaa waxaynu u bixinay 'tabnaanshiyaha jidheed' waxa uu yahay,sida uu u abuurmo iyo sida looga bixi karo. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:16; Depressionka Dhalmada Dabadeed|Postpartum Depression

    Play Episode Listen Later Apr 16, 2022 37:46


    Xilqaddan waxaynu isku waydiinaynaa urugada hooyada soo foodsaarta kadib markay ilmaha dhasho, waa maxay calaamadaha lagu gartaa? sideese loola dhaqmaa? --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:15; Kalsoonida Nafta|Self-Confidence

    Play Episode Listen Later Apr 8, 2022 32:14


    xilqaddan kalsoonida waxaynu ku qeexnay sidan; waa karti iyo dareen gudeed oo ruuxu kashiisa ku beero taasi oo ku hagta in uu aamino ama ku tiirsado awoodihiisa qofeed. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:14; Awoodda Siidaynta|The Power of Letting Go.

    Play Episode Listen Later Apr 1, 2022 38:34


    Xilqaddan waxaynu kaga jawaabaynaa su'aasha ah 'Awood intee le'eg ayaynu u leenahay inaynu siidayno dareemada aynaan jeclayn si aynu qayb uga noqonno kabashadeenna'?. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:13; Dhaawac-Waalid|Parental Wound

    Play Episode Listen Later Mar 25, 2022 22:43


    Haddii waalidkaygu yaraantii isoo dhaawaceen sidee ayaan uga kaban karaa dareemada dhaawacaa ka dhasha, isla markaana sidee ayaan tabashadayda ugala hadli karaa hadda? --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:12; Naf-la Hadal |Self-Talk

    Play Episode Listen Later Mar 21, 2022 32:53


    Naf-lahadalka aynu ka dhaxalnay xilqaddii 11aad waa sidee inuu noqdo, ayaynu is-waydiinaynaa xilqaddan 12aad. Dhagaysi wacan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:11; Sidkanaanta |Attachment

    Play Episode Listen Later Mar 11, 2022 33:00


    Psychologist kii waynaa ee reer Ingiriis John Bowlby wuxuu Sidkanaanta ku qeexay; isku xidhnaanshiyaha laxaweed ee raaga isla markaan ka dhaxeeya bani'aadamka. Xilqaddan waxaynu ku lafo guraynaa sida noocyadii kala duwanaa ee la inoo soo koriyay waynaanteenna inoo saamayn karaan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:10; Tiirsanaanta-Taban |Codependency

    Play Episode Listen Later Mar 4, 2022 24:45


    Tiirsanaanta-Taban(Co-dependency) waxay dhacdaa marka qofku dulin-laxaweed (Emotional-Parasite) ku yahay dadyowga xidhiidhku kala dhaxeeyo. Xilqaddan waxaynu iswaydiinaynaa meesha ay kasoo unkanto tiirsanaanta-tabani, calaamadaha lagu garto iyo sida looga bixi karo. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:9; Fillaanshiyo-la'aan |Not feeling Enough

    Play Episode Listen Later Feb 25, 2022 29:49


    Fillaanshiyo- la'aantu waa dareen taban oo kasoo unkamay yaraantii marar kalena waxaa la kasbadaa waynaanta oo waxaa kugu abuura deegaanka iyo dadka kugu xeeran ee xayndaabkaaga kujira. Sidee looga tallaabaa dareemada fillaanshiyo la'aanta ayaynu ka sheekaysanaynaa. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:8; Hungow|Disappointment

    Play Episode Listen Later Feb 18, 2022 21:05


    Hungowgu waa dareen xeeldheer oo qofka hadheeya hammina ku beera kadib markii sawir ama filasho uu si dhow qalbigiisa ugu hayey ay beenowdo ama midho dhali wayday, xilqaddan waxaynu iswaydiinaynaa sidii aynu ula dhaqmi karno dareenkaas. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:7; Maanka-Dhibanaha|Victim Mentality

    Play Episode Listen Later Feb 11, 2022 17:03


    Lahaanshiyaha Maan-Dhibane waa dabeecad la kasbado/barto oo uu ruuxu u arko in uu dhibane u yahay waxkasta , in qawaaniinta dunidu liddi ku tahay, in uu mudanyahay in laga naxo oo marwalba loo nuglaado. Waxaynu xilqaddan isku waydiinaynaa calaamadaha lagu garto lahaanshiyaha maanka-dhibane iyo sida looga bixi karo. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Ep:6; Naf-hagrasho |Self-sabotage

    Play Episode Listen Later Feb 10, 2022 20:03


    Naf-hagrashadu waa haysashada caqiidooyin ama aaminaado taban(negative) ah oo qofku ka haysto naftiisa , sida inuu aaminsanyahay in aanuu wanaag badan, lacag badan, degenaanshiyo badan qurux badan guulo adduun iyo kuwo aakhiro oo badan midna u qalmin. Waa laga yaabaa inaad iswaydiiso side ayay suurtagal u tahay? Ma qof wanaag neceb ayaa jira ? side qofku isula hadhi karaa? --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message

    Claim Kabasho

    In order to claim this podcast we'll send an email to with a verification link. Simply click the link and you will be able to edit tags, request a refresh, and other features to take control of your podcast page!

    Claim Cancel