POPULARITY
Qiimaha cunnada ayaa ah mid si aad ah u kor ugu kacayo. Hanjabaadaha iyo tacaddiyada ka dhanka ah shaqaalaha asluubta iyo maxaabiista kale ayaa ku kordhay xaruunta daryeelka ama dhaqanceelinta dembiilayaasha ee Hall. Cilmi-baaraha Swedish-Iraniga ah, Ahmadreza Djalali ayaa maanta oo Arbaca ah ka bilaabaya mudaaharaad cuna-joojin ah gudaha xabsiga ku yaalla dalka Iran oo uu kaga soo horjeedo xukluumadda Sweden
Ubaxa lagu magacaabo majblommor ayaa sannadka rikoor cusub jebiyey oo la iibiyey 90 malyan oo karoon. Cilmi-baaris cusub oo lagu sameeyey Sweden ayaa lagu ogaadey inaanu qofku ka caafimaad badneyn haddii uu ku guuleeysto bakhtiyaanasiib ama uu lacag badan ku helo degdeg. Markii ugu horreeysay sannad iyo bar ayuu hoos u dhacay, hoos u dhicii iibsiga cunnada Sweden lagu samcadeeyo. Heyadda saadaalinta hawada - SMHI ayaa ka digtay halista dab ka kaca duurka goobo badan oo dalka ka mid ah.
SIDEE CAQLI, CILMI IYO CAQIIDABA KU KOBCIKARTAA?Casharkaan waxaan kugula wadaagi doonaa labo caado mid ubaad leedahay- 1. Maskax kobcaysa oo koraysa 2. Maskax daalan oo dhimanaysa
Sheekadi Jaceylka Cilmi iyo Hodan, waxa qoray Willkeda nogana shekenaya. waa shekadi oo saxa ayuu hooyadiis kaso wariyay nala dhageesta asxabta. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/malistar/message Support this podcast: https://podcasters.spotify.com/pod/show/malistar/support
Gorfeyn Podcast - Shimbiraha Soomaaliya - Dr. Cusmaan Geedow Caamir - Agaasimaha Matxafka Qaranka – Khabiir iyo Cilmi baare Shimbiraha Soomaaliya.See omnystudio.com/listener for privacy information.
Gorfeyn Podcast - Todobaadkan waxaan kaga hadleynaa Cilmi-nafsiga iyo bedqabka Dhimirka.Waxaa marti ku ah Rowdo Colaad – oo baratay, in ka badan 10 sanana ku shaqeyneysay Psychology-ga.See omnystudio.com/listener for privacy information.
Ballamin | Gorfeyn Podcast | Todobaadkan Waxaan uga hadleyna Cilmi Baarista Taariikhda | Prof.Khalid MacowWaxaa marti ku ah Prof. Khalid Macow oo ah cilmi baare wax ka qora taariikhda iyo aasaarta Soomaaliya.See omnystudio.com/listener for privacy information.
WAXBARASHADA WAA CILMI AAD EE SKOOL AAD MA AHAN. 5 QODOB OO MUHIIM U AH NOLOSHAADA AYAAN KULA WADAAGI DOONAA
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xukuumadda oo baaris u saartay sidii loo adkeeyn lahaa ammaanka haweenka lagu tacadiyo.Cilmi-baare ka howlgeli jirey jaamicadda Istockholm oo la ogaaday inuu aaminsanaa fikradda naaziga, islamarkaana chatt-ka kula xiriiri jirey eedeeysanihii Visby ku dilay kuleeylihii haweeney,, midkaasina oo lagu soo eedeeyey dil iyo fal argagixisnimo.Waalidiin dalka kala carara ilmahooda sidii ey uga badbaadin lahaayeen toogashooyinka dalka ka dhaca.
Sverigedemokraterna ka hadlay warbixinta laga qoray buugga loogu magac daray "Buugga cad" ee ka hadlaya sooyaalka buddhistayaasha xisbigga. Cilmi baarayaal helay cilada keenta in raggu wadno xanuun u dhintaan. Nin Malmö degan oo la xukumay, kadib markii galmo dhanka internetka ugu geeystay caruur ka soo kala jeedda dalal kala duwan.
Cilmi Nuur Faarax Webi ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay go'aankii maxakamadda International Court of Justice (ICJ) ka soo saartay dacwadda xuduudeynta badda ee Soomaaliya iyo Kenya
Madaxda ku shirsanayd xerada Afisyooni ayaa ku heshiiyay hanaanka doorashada dalka laakiin ma fulidoonaan dhamaan qodobada lagu heshiiyay?
Cilmi Nur farah Webi " xiligan waxay ahayd in dalka emergency law lagu soo rogo si dadka loo badbaadiyo, doorashadana 6 bilood ama 4 bilood dib loo dhigo"
Suffolk County Majority Legislature Tom Cilmi Live on LI in the AM with Jay Oliver! 11-16-2020 by JVC Broadcasting
Salvatore Cilmi, MD, is an Associate Professor of Medicine, an Infectious Diseases Specialist, and the Director of the Internal Medicine Residency Program at Icahn School of Medicine at Mount Sinai. Dr Cilmi completed his Medical school from Harvard University Medical School and Residency in Internal Medicine from Massachusetts General Hospital where he stayed on to pursue a Fellowship in Infectious Diseases. Dr. Cilmi has published extensively and has developed curricula for residency programs. He is a recipient of numerous teaching awards including the Hospital Medicine Attending of the Year, the James Smith Memorial Award and the Richard A. Herrmann Teaching Award at Weill Cornell Medical Center and the Excellence in Teaching Award from the Institute for Medical Education at the Icahn School of Medicine at Mount Sinai. As physicians, we're all climbing a wall of knowledge. And in the beginning of our careers, we may feel the pressure to leap over it as fast as we can. Dr. Salvatore Cilmi recalls that feeling when he was first given the title ‘doctor', but not feeling equipped to be someone's doctor just yet. And even today as a PGY-23, with massive amounts of training and experience under his belt, he continues to learn and practice. And so he reassures us: No one is expecting you to leap over the wall at once. You're not even expected to get halfway up in your first few years. But what you do need to do is find those points during this climb where you feel safe and secure - the mentors and colleagues in whom you feel comfortable revealing what you know and don't know. And through them, you will obtain the skillset and mindset to continue the climb. Pearls of Wisdom: 1. We're all climbing a wall of knowledge. Although no one expects you to leap over the whole thing, it's important to find—and hold onto—the areas of that wall you feel steady and confident. 2. As Winston Churchill said, no success is final, and no failure is fatal. It's the courage to continue. In moments of weakness or vulnerability, that is where we'll find our greatest opportunities. 3. Mentorship is learning from the whole experience. Learn from the good things and the things we don't like. This combination will help us identify what we really want. 4. Be a good listener, have an open mind, have respect, and an enthusiasm for the quest for knowledge.
Welcome to the Jez & friends podcast episode #3. Today's episode is Anthony Cilmi. We discuss everything from winning a premiership together, footy, soccer, North Melbourne, junior footy, and funny stories. If you liked the ep maybe share it with a mate, follow on Spotify or Subscribe on iTunes! --- Anthony Cilmi Instagram - https://www.instagram.com/anthony_.c Contact Email - jezzaa004@gmail.com Instagram - https://www.instagram.com/jezzandfriends
Kiribto Somali tv waa Goob Aad Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain crypto
Kiribto Somali tv waa Goob Aad ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain cryptocurrency AfSomali ah
Cabdirashiid Jeeni waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda, Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daawo
A very fashionable episode in which Vicki charts the rise and fall of hats, Ben gets caked by Steve Aoki and we dole out some relationship advice. - This year’s summer fashion has Ben worried that he’s living in a world of clones. - Vicki charts the rise and fall of hats. - Ben’s junk confuses Festival X security and Adrian Grenier hurls a few cakes. - Ben reminisces about Gabriella Cilmi’s memorable ARIA wins. - We provide some relationship advice for a crazy cat lady. - Vicki establishes the Christmas presents hierarchy and overwhelms her boyfriend with videogame homework. - We dole out some relationship advice for Game of Thrones fans and raft aficionados.
A very fashionable episode in which Vicki charts the rise and fall of hats, Ben gets caked by Steve Aoki and we dole out some relationship advice. - This year’s summer fashion has Ben worried that he’s living in a world of clones. - Vicki charts the rise and fall of hats. - Ben’s junk confuses Festival X security and Adrian Grenier hurls a few cakes. - Ben reminisces about Gabriella Cilmi’s memorable ARIA wins. - We provide some relationship advice for a crazy cat lady. - Vicki establishes the Christmas presents hierarchy and overwhelms her boyfriend with videogame homework. - We dole out some relationship advice for Game of Thrones fans and raft aficionados.
Kiribto Somali tv waa Goob Aad Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain crypto
Kiribto Somali tv waa Goob Aad ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
This week's poem is by the Somali poet Jaamac Kadiye Cilmi. The poem is read first in English translation by Sarah Maguire and then in Somali by Jaamac himself. If you enjoy this recording and would like to find out more about Jaamac Kadiye Cilmi and all the other poets we’ve translated, please visit our website www.poetrytranslation.org. This month we are celebrating the launch of the anthology, 'So At One With You', an anthology of modern poetry in Somali produced in collaboration with Kayd Somali Arts & Culture and Poetry Translation Centre.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
The health benefits of Vitamin will be put to the test. This will be one of the largest studies ever on Vitamin D. The Australian study of 25,000 people aged between 60 to 79. - Faaiidada caafimaad ee Vitamin D ayaa la baarayaa. Tan ayaa noqondoonta cilmi baaristii ugu waynayd ee Vitamin D lagu sameeyo. Cilmibaaristan Australia ayaa waxaa ka qayb qaadanaya 25 kun oo qof oo dadoodu u dhaxayso 60 iyo 79.
Kylie Norman caught up with Gabriella Cilmi in Cardiff at her Live at the Local gig with Fiesta. Ford, feel the difference.